ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Bk fannaan soomaaliyeed oo ka cod macaan xilligan ma jiro haddii aan lays xaqirayn.
Soomali maba aha wuu ka baxay somalinimada xabashida iyo kenyati iyo meelaha ka dhex raadi😂
@@yasminali7041 Somali weliba soomalilander bk noolow
@@raxmaali3516 anigu dhimo kuman odhan nolow wadiga laso bode khalad fahanka iska badan cafwan sis😙
@@yasminali7041 goormuu ka baxay huno mase laga bixi karaa soomaalinimada?!
Sax lkn marku fanan qabil noqto wa naca hada nhay reer xamar somalilino jeclhynhy 🇸🇴🇸🇴
Wow wan ku haystaa heestan yaa ila mid ah qaran sahankii waa fanaan la hubo ala qaalisanidaa bk
Wa kuwataa wll Qli
Moi
Legend of songs 💪 Mahamed siciid Apdi BK 🙏Fanaanka uGu Heesa ha badan Fanka somalida Heesihisuna mid la Tuur0 maleh 🌹🙏 Legend bK 🌼
Heestan waxaad moodaa in Qi sadayda laga Qoray❤️😓 yaa Allah riyadayda ii Rumee🙏😌 Iyo Qof kastoo Rajo lehba Amen🙏🙏🙏😢
Wwwww
Yaa Rabbi aamiin aamiin aamiin🤲🏽🤲🏽🤲🏽 Inoo rumeeyo rajooyinka Insha-Allah bidmillah♥️❣️♥️😭😥
Aaaaaamíiiin ilaahoow inoo wada rumeee
Inuu alle riyadii kuu rumeeyan rajynayaa insha alalha 3yrs kadib
Mash alh maxamed bk wankutagera deqsan wa hees iyo bdh Kenya katageraaa
Woooow jacaylku ha waaro..heestani waa xusuus igu dheer.. ah yaa ayaamo samaan.. rabbow cimriga iyo cafimaad ka noo siyaadii amiiiiiiiiiiiiiin
21:50 17/03/21. Chimoio Mozambique 🇲🇿 big fan for bk 🙏 Allah ku hanuuniyey Mahad iska leh
😍😍
Maxamed Bk waa fanan qali igu ah Allah Ku xafido
Jcylkeygi ba maanta safar iga aaday maxamed qalbi alle ha isku keen daro daqiiqadi timaadaba qalbigan ka daawada samo iguso noqo hubby ♥️♥️♥️🤲
Amiin
abayo hada makuso labtay
@@qaliaxmed3805hadal malle hadi ay heshey😂😂
Mashallah moxamed BK.Faananka somaliyeed
Woooooow my best friend maxamed saciid cabdi b k allah bless you always… 😍👍. 🎧🥇🏆🎖
Thanks abwaan amiir khaalid
Bk fananka aan ugu jeclahay waxa heesa hore u soco macal xamartaada hhhhh
😀😀😀 maxamed iyo qamarka laba fanaan weeye ugu codka macaan
Runti xanuun waaye marka qofka noolosha wadaagteen meel kala fog joogtan daqiiqad kasto xisaaba maalmaha an dib isuga so laaban dhoono😪
Haa Wlhi ❤hadan rajaynaya inan kulane iso duce
Nio bk ani iska taagera wllahi no 1 ii yahay from jigjiga
Nice song wlhi waa hees qalbiga tabaneysah runtii mnsha Allah
Haadan Goggor🦅 Duula iyo Ann diyarad✈️ noqon laha Hoyooy Hawadiyo daruurahan☁️🌫️ Soo dawafi lahaa Halkad dunida jogto Deg Deg kugu Imaan laha❤️🔥🌹
Mahadsanid
Hoyoo MCN ♥️🌹💋💓💯
Hadan u tagaya Hoyo insha allah 😊
Somali weyn horaa loo soconaayaa masha Allah
Alla wllo inankyagi nalaga duleeyeyhhhhhhhh 🔥❤️❤️100% taagero 2da fananba ❤️👊💚🔳❤️
Yaa duleeyay mrkaa 🤔🤔
waaw hees kineey aan maqlo tii ugu macaaneed waaw
Bk my dhiiga my dhuux nolaw intay nolal jirto ixtarm buxan ku hayaa libax 😘😎
heeztan xazuuz gaaray iileday aniga io zhpkay cali maxamed🖐️🥰
Waw ish calaaa hees fanan cod mcn bk horey usoco iyo deeqsan
Deeqsan cabdinasir Macalin Caydiid boqorada codka, ciyaarta io hanti qaran Maxamed Siciid Cabdi BK
Ala lyska hadlaa noo😁😁
Hhhh dameer qaran
I love mahmed bkI'm from puntland my favorite ♥️🤞
Maxamed bk bro hore u soco ❤👑👍
my kind
Woooow waxbaa ka dhacay 🎤🙏👑🎤
Heestani.way dhamastiran.tahy iyado.gaaban.ayayno.argnay bk bk deeqsan waaaaaaaaw
Gabadhaan wexee u egtahay 💯 💯 Qaali Ladan waxaa u maleeynayey qaali Ladan sidaa ba halkaa ku imaaday
Hhhh u qali ladan ayad gaadmo ugu jirta😂
@@ikrannur8086 Maya Maya qaali Ladan & Rage abdi ha isku waran
Fanaanka qarniga 21 century mbk
Wlh hestan nolsheyda ayeyka qeb gashay sawbto ah aniga iyo xajigeyga waxan is jecelen mudo 10sano ah wana kala fogen Kadib wan isku imanay hadna dano jiro awgod wanso kala foganay wlh wan iska hoya haben iyo malin iso duceya walalheyga somaliyed 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ma is heshen hno 2024 lagu jiraye?😢
Tani waa qisadeyda saxda ah😥.. insha allah waqtigena wu iman dona😷
Armaan hajji waan kaala simanahay oo wlhiya😭😭 ALLOW WAQTIGOO NOO SAMAADA KUWAYDIISANAY🤲
Idinla mid ban ahay
War hadda riydadi maku rumowday 2022 lamara
@@farhaantahlil19332024 lamaraya😂😂medee
Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold
heesta marka hore wxa loogu tala galay kiin jaamac iyo maxamed bk u mleena wayo kiin leeyhy safar dheerna wy sheegayaan😅😘😘😅
Hanti qaran❤Madaxaad noo sarantahay SHUB❤🗨💚
Bk Alfanaan Qaali ah iyo Deeqsan Macalin Caydiid Top song 2020
Waa
Waa run taa saaxa
Maxamed bk Hanti somaliyeed from Muqdisho banadir Somalia
Fartuun balbalarka iyo mursal faladagan waxay rabaan ha ku hadleene ilaa heestan 3M gaarayso like isaara nacalaa shaydan ku yaale👈👈👈
Waaaw
shucayb mohamed sas u libaaxeey libaax
Ka xishoow fanininda sanka duliyo
Hhhhhhhhhhhhhh wlh wad iga qoslisay
Huda xamse
Suldanka hadi lagareebo bk ugu sareyo kuwi hore iyo kuwa danbo
My Magacayga kiintahliil 🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏 intii igumagac ah Like dhac kusii
Wow walahi Fanka asagaa kuubahan ⭐️deqsan☄️☀️☀️☀️☀️💥
Woooow hestu waan cadi mahaaaa keep going
hestaaan aad ula dhacay keep going pro bk
Ereyo music logic,beat &sweet voice bk deeqsan only my fans❤❤❤
Bk legend waaa ku AAMINsanHy
Bk Iyo deeqsan noolada fanantaa qatnigaa weyee
Dacadi deeqsan fanaanada ugu codka macaan xiligan la taagan codkeeda marka maqlo jaceel saaid dareema
Bk fanan somaliyed ooka codmacaan in uu jiro ilama ahn lkn nasiib wng quf laab xaaran ma ahan xamar naceyb darteed ayuu hormar lagari layahay
*BK MuCjiZaDa FanKa 🔥*
Mu ku tolma wllo❤
Lapa fanan oo an kla dhiciin nolada💖❤💋bk💋💋💋
Daryeelkii nafdadiyo dabiibkaygii noqtee rabi haysku keendaro Aamiin Aamiin
Deeeqsan in ay biro afka ku sidado wa laga daremi codkeda😍😂
heestii sanadka dhan lasugayay war waad nagu raajiseen ka xiiso dhacnayba
Bk nin jir nolasho kuma cidlayso
Raabi ishaa qaddaweynta haaka duwo hanti qaran
Bahlkan musiCa ah ee Laba Dhacaya AYaaN la Yabanay Anigu heewa😮😮
Bk inaad cod macaanthy kuu qiray lkn mar baad xaar noqoty lkn hada dheeman baad noo tahy
Bk tageero 2 ahay
Woow way kalakacde heestaan 1m views aaaa
Fanka markii uu ka baxay yaa daawanaya like dhac so sii
Hees qofka Edit kusameyay aya qaribay majecli codka ooh yeeh kuhaya
Mnzha Allah zxp nolow Horaa
Bk legend “Amazing”
Jecliyaa hesaha bk
Asxaabey heestaan inaa ani qisadeyda thy umlysa asxaabey like i siiya wiligey 1like hataa maliisinin raga kaan ka doortay damiirkeygu raacoo daryeelkii nafteydiiyoo dabiibkeygi noqotayee ilaah ha neysku key daro m.a
Mnsha allah ugu Ducayna fanka alle kazoo madopeYo🤲
1 year 1M wow😂♥
Gggt
4 year 1.4M 😂😂
M.a halakala kaciyo heesta 😘😘😘😘😍😍😍😍
Axya hees hadan gorgoor dulayiyo diyaarad noqon laha 👍💜❤️💗
Waaaaaaaw caaaadi maaaaaah 💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤
Bk hees mahan
Heestan ani imatale wlhi daraen igu ledahay igaar Ah😭😭😭😭😭😭😭
Ppppppppppp masha allh
Hes la suga YaY Thnks pro👊✌
Boy sistar kalajai
bk fanaan cod macaaan
Caadi Maaha Heestan Bk Cidna Ma Hor istaagi karto Waxan MEEL kalaa laga Wataa
Fananka qarniga bk iinolow zhp
Jacelka qaladmahihi❤😂🎉🎉🎉
Bk geesi tolwayay noloow 2🌺🌺👍🌺👍🌺👍🌺👍🌺👍🌺🤑🌺🤑
Wlhy deeqsan ayaan udhageestay heestan walashay deeqsan bk dadku waxe kudheeheen uf bk
Indrky allow kudaa ❤❤❤❤
I will like very nice
deeqsan iyo fartuun balbalaarka wlhi fartuun ba qurux badan
Ceeb -ceeb waryaa kugu dhacdaye
Qurux iyo fool xumo alle ahaay abuura maxay samaysaa hadii uu alle abuuray ma dhiibaatay idinku haysaa
Waaq maxan sugayey inbadan hestan
Heesta waxaa IGA day ikraan ozil my naxaristeyda
Bk my legend ❤👑
Cool baxan ruun
Malaha kiin jamac ayaa la qaadi rabtay
Hanaga horumar
Bk and deeqsan hees shidan walee
Heesta heesaha boqorka iyo boqorada codka deeqsan iyo hanti qaran
Bk ✌💓
Abowe illahay cod wu ku siiyey koleyba hal hees on necbahay oo bk qadey ma jirto tanse iskaba daa magaceygey ba wadata
From burco to hargaysa > burcoFrom Boorama to hargeysa > burco
hore u soco
Maxamed❤️💋🌎
Eeesh calaaaa
first views
Bk waa fanaan cod macan
Heestii qarniga iga dheh
moha bk mambo yte
Eshcalaa hees weyaan wad kaga soo guurten
Bk fannaan soomaaliyeed oo ka cod macaan xilligan ma jiro haddii aan lays xaqirayn.
Soomali maba aha wuu ka baxay somalinimada xabashida iyo kenyati iyo meelaha ka dhex raadi😂
@@yasminali7041 Somali weliba soomalilander bk noolow
@@raxmaali3516 anigu dhimo kuman odhan nolow wadiga laso bode khalad fahanka iska badan cafwan sis😙
@@yasminali7041 goormuu ka baxay huno mase laga bixi karaa soomaalinimada?!
Sax lkn marku fanan qabil noqto wa naca hada nhay reer xamar somalilino jeclhynhy 🇸🇴🇸🇴
Wow wan ku haystaa heestan yaa ila mid ah qaran sahankii waa fanaan la hubo ala qaalisanidaa bk
Wa kuwataa wll Qli
Moi
Legend of songs 💪 Mahamed siciid Apdi BK 🙏
Fanaanka uGu Heesa ha badan Fanka somalida
Heesihisuna mid la Tuur0 maleh 🌹🙏 Legend bK 🌼
Heestan waxaad moodaa in Qi sadayda laga Qoray❤️😓 yaa Allah riyadayda ii Rumee🙏😌 Iyo Qof kastoo Rajo lehba Amen🙏🙏🙏😢
Wwwww
Yaa Rabbi aamiin aamiin aamiin
🤲🏽🤲🏽🤲🏽 Inoo rumeeyo rajooyinka Insha-Allah bidmillah♥️❣️♥️😭😥
Aaaaaamíiiin ilaahoow inoo wada rumeee
Inuu alle riyadii kuu rumeeyan rajynayaa insha alalha 3yrs kadib
Mash alh maxamed bk wankutagera deqsan wa hees iyo bdh Kenya katageraaa
Woooow jacaylku ha waaro..heestani waa xusuus igu dheer.. ah yaa ayaamo samaan.. rabbow cimriga iyo cafimaad ka noo siyaadii amiiiiiiiiiiiiiin
21:50 17/03/21. Chimoio Mozambique 🇲🇿 big fan for bk 🙏 Allah ku hanuuniyey Mahad iska leh
😍😍
Maxamed Bk waa fanan qali igu ah Allah Ku xafido
Jcylkeygi ba maanta safar iga aaday maxamed qalbi alle ha isku keen daro daqiiqadi timaadaba qalbigan ka daawada samo iguso noqo hubby ♥️♥️♥️🤲
Amiin
abayo hada makuso labtay
@@qaliaxmed3805hadal malle hadi ay heshey😂😂
Mashallah moxamed BK.
Faananka somaliyeed
Woooooow my best friend maxamed saciid cabdi b k allah bless you always… 😍👍. 🎧🥇🏆🎖
Thanks abwaan amiir khaalid
Bk fananka aan ugu jeclahay waxa heesa hore u soco macal xamartaada hhhhh
😀😀😀 maxamed iyo qamarka laba fanaan weeye ugu codka macaan
Runti xanuun waaye marka qofka noolosha wadaagteen meel kala fog joogtan daqiiqad kasto xisaaba maalmaha an dib isuga so laaban dhoono😪
Haa Wlhi ❤hadan rajaynaya inan kulane iso duce
Nio bk ani iska taagera wllahi no 1 ii yahay from jigjiga
Nice song wlhi waa hees qalbiga tabaneysah runtii mnsha Allah
Haadan Goggor🦅 Duula iyo Ann diyarad✈️ noqon laha Hoyooy Hawadiyo daruurahan☁️🌫️ Soo dawafi lahaa Halkad dunida jogto Deg Deg kugu Imaan laha❤️🔥🌹
Mahadsanid
Hoyoo MCN ♥️🌹💋💓💯
Hadan u tagaya Hoyo insha allah 😊
Somali weyn horaa loo soconaayaa masha Allah
Alla wllo inankyagi nalaga duleeyeyhhhhhhhh 🔥❤️❤️100% taagero 2da fananba ❤️👊💚🔳❤️
Yaa duleeyay mrkaa 🤔🤔
waaw hees kineey aan maqlo tii ugu macaaneed waaw
Bk my dhiiga my dhuux nolaw intay nolal jirto ixtarm buxan ku hayaa libax 😘😎
heeztan xazuuz gaaray iileday aniga io zhpkay cali maxamed🖐️🥰
Waw ish calaaa hees fanan cod mcn bk horey usoco iyo deeqsan
Deeqsan cabdinasir Macalin Caydiid boqorada codka, ciyaarta io hanti qaran Maxamed Siciid Cabdi BK
Ala lyska hadlaa noo😁😁
Hhhh dameer qaran
I love mahmed bk
I'm from puntland my favorite ♥️🤞
Maxamed bk bro hore u soco ❤👑👍
my kind
Woooow waxbaa ka dhacay 🎤🙏👑🎤
Heestani.way dhamastiran.tahy iyado.gaaban.ayayno.argnay bk bk deeqsan waaaaaaaaw
Gabadhaan wexee u egtahay 💯 💯 Qaali Ladan waxaa u maleeynayey qaali Ladan sidaa ba halkaa ku imaaday
Hhhh u qali ladan ayad gaadmo ugu jirta😂
@@ikrannur8086 Maya Maya qaali Ladan & Rage abdi ha isku waran
Fanaanka qarniga 21 century mbk
Wlh hestan nolsheyda ayeyka qeb gashay sawbto ah aniga iyo xajigeyga waxan is jecelen mudo 10sano ah wana kala fogen Kadib wan isku imanay hadna dano jiro awgod wanso kala foganay wlh wan iska hoya haben iyo malin iso duceya walalheyga somaliyed 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ma is heshen hno 2024 lagu jiraye?😢
Tani waa qisadeyda saxda ah😥.. insha allah waqtigena wu iman dona😷
Armaan hajji waan kaala simanahay oo wlhiya😭😭 ALLOW WAQTIGOO NOO SAMAADA KUWAYDIISANAY🤲
Idinla mid ban ahay
War hadda riydadi maku rumowday 2022 lamara
@@farhaantahlil19332024 lamaraya😂😂medee
Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold
heesta marka hore wxa loogu tala galay kiin jaamac iyo maxamed bk u mleena wayo kiin leeyhy safar dheerna wy sheegayaan😅😘😘😅
Hanti qaran❤
Madaxaad noo sarantahay
SHUB❤🗨💚
Bk Alfanaan Qaali ah iyo Deeqsan Macalin Caydiid Top song 2020
Waa
Waa run taa saaxa
Maxamed bk Hanti somaliyeed from Muqdisho banadir Somalia
Fartuun balbalarka iyo mursal faladagan waxay rabaan ha ku hadleene ilaa heestan 3M gaarayso like isaara nacalaa shaydan ku yaale👈👈👈
Waaaw
shucayb mohamed sas u libaaxeey libaax
Ka xishoow fanininda sanka duliyo
Hhhhhhhhhhhhhh wlh wad iga qoslisay
Huda xamse
Suldanka hadi lagareebo bk ugu sareyo kuwi hore iyo kuwa danbo
My Magacayga kiintahliil 🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏 intii igumagac ah
Like dhac kusii
Wow walahi Fanka asagaa kuubahan ⭐️deqsan☄️☀️☀️☀️☀️💥
Woooow hestu waan cadi mahaaaa keep going
hestaaan aad ula dhacay keep going pro bk
Ereyo music logic,beat &sweet voice bk deeqsan only my fans❤❤❤
Bk legend waaa ku AAMINsanHy
Bk Iyo deeqsan noolada fanantaa qatnigaa weyee
Dacadi deeqsan fanaanada ugu codka macaan xiligan la taagan codkeeda marka maqlo jaceel saaid dareema
Bk fanan somaliyed ooka codmacaan in uu jiro ilama ahn lkn nasiib wng quf laab xaaran ma ahan xamar naceyb darteed ayuu hormar lagari layahay
*BK MuCjiZaDa FanKa 🔥*
Mu ku tolma wllo❤
Lapa fanan oo an kla dhiciin nolada💖❤💋bk💋💋💋
Daryeelkii nafdadiyo dabiibkaygii noqtee rabi haysku keendaro Aamiin Aamiin
Deeeqsan in ay biro afka ku sidado wa laga daremi codkeda😍😂
heestii sanadka dhan lasugayay war waad nagu raajiseen ka xiiso dhacnayba
Bk nin jir nolasho kuma cidlayso
Raabi ishaa qaddaweynta haaka duwo hanti qaran
Bahlkan musiCa ah ee Laba Dhacaya
AYaaN la Yabanay Anigu heewa😮😮
Bk inaad cod macaanthy kuu qiray lkn mar baad xaar noqoty lkn hada dheeman baad noo tahy
Bk tageero 2 ahay
Woow way kalakacde heestaan 1m views aaaa
Fanka markii uu ka baxay yaa daawanaya like dhac so sii
Hees qofka Edit kusameyay aya qaribay majecli codka ooh yeeh kuhaya
Mnzha Allah zxp nolow Horaa
Bk legend “Amazing”
Jecliyaa hesaha bk
Asxaabey heestaan inaa ani qisadeyda thy umlysa asxaabey like i siiya wiligey 1like hataa maliisinin raga kaan ka doortay damiirkeygu raacoo daryeelkii nafteydiiyoo dabiibkeygi noqotayee ilaah ha neysku key daro m.a
Mnsha allah ugu Ducayna fanka alle kazoo madopeYo🤲
1 year 1M wow😂♥
Gggt
4 year 1.4M 😂😂
M.a halakala kaciyo heesta 😘😘😘😘
😍😍😍😍
Axya hees hadan gorgoor dulayiyo diyaarad noqon laha 👍💜❤️💗
Waaaw
Waaaaaaaw caaaadi maaaaaah 💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤
Bk hees mahan
Heestan ani
imatale wlhi daraen igu ledahay igaar
Ah😭😭😭😭😭😭😭
Ppppppppppp masha allh
Hes la suga YaY Thnks pro👊✌
Boy sistar kalajai
bk fanaan cod macaaan
Caadi Maaha Heestan Bk Cidna Ma Hor istaagi karto Waxan MEEL kalaa laga Wataa
Fananka qarniga bk iinolow zhp
Jacelka qaladmahihi❤😂🎉🎉🎉
Bk geesi tolwayay noloow 2🌺🌺👍🌺👍🌺👍🌺👍🌺👍🌺🤑🌺🤑
Wlhy deeqsan ayaan udhageestay heestan walashay deeqsan bk dadku waxe kudheeheen uf bk
Indrky allow kudaa ❤❤❤❤
I will like very nice
deeqsan iyo fartuun balbalaarka wlhi fartuun ba qurux badan
Ceeb -ceeb waryaa kugu dhacdaye
Qurux iyo fool xumo alle ahaay abuura maxay samaysaa hadii uu alle abuuray ma dhiibaatay idinku haysaa
Waaq maxan sugayey inbadan hestan
Heesta waxaa IGA day ikraan ozil my naxaristeyda
Bk my legend ❤👑
Cool baxan ruun
Malaha kiin jamac ayaa la qaadi rabtay
Hanaga horumar
Bk and deeqsan hees shidan walee
Heesta heesaha boqorka iyo boqorada codka deeqsan iyo hanti qaran
Bk ✌💓
Abowe illahay cod wu ku siiyey koleyba hal hees on necbahay oo bk qadey ma jirto tanse iskaba daa magaceygey ba wadata
From burco to hargaysa > burco
From Boorama to hargeysa > burco