Foosiya x aadan iyo insntii hore. Jagooyin muhiima. Inuu xasan. Sheekh ka door biday. Inuu laba kursi. Uu ku bedesho. Shilimo. Iyo dhul. Shaqsiyan. U dana. ... Damiir laawe. Shisheeye kalkaala. Dhaqale urursi. ..sn dan ka lahayn. Dawlad nimo somaliyed. Oo hana qaada. Subxaan ❤❤❤❤❤
@@AbddiUhuwaryaa been baad isku sheegsaa ee maxaa ku heley miyaadan ogeyn inuu Hassan uu San jaahil ahayn oo waligiisba ahaa macalin Jaamacadeed ,hadana uu Dr Hassan yahay oo aan daartiisaba laga Helen Jaahil. Xaasidnimada aad u qabto kala yareeyso Somaalina adi kaligaa maahid ee ogow ,ciil ku noolow.Hassan waxa aad ka tari kartid ma jiro.
Dal ba,oow yaa Ku leh alle dalkan Iyo dadkaba ha noo bad badiyo xasan Iyo xertiisu waa dad loo adeegsanayo bur burka Iyo bahdilka umada soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waxaa u arka in hankii somalinimo dad gara hose u dhigaya on la rabin in aanu Horey u socono oon la tartano aduunka waan ka xumahay ku dhacay fosiya waa gabadh soo maliyeed oo han weyn wadankeda iyo dadka somaliyeedba waad mahadsantahay walaashay somaliyeed iyo weriyahayga sulayman xaashi
Waa la rabaa sidaas kuwad xasanoow so somali lama kari waayin.... In xeerada salkeeda la taabtaa fiican si mar dambe waxaanoo kale loogu qaldamin yaa ila qaba
Odaygan xasan gur guurte ee mooryanta ah. Dalka halaga qabto. Danayste. Hanti urursi ayuu ku jira. Shisheeye kalkaal. . Qabyaladayste. Subxaan ❤❤❤
Xassan gurgurte tuuga Bahan ceeb iyo fadeexad qaburaha ninka maydka cadhuraya war waxan Nacalad Alle haku dhacdo😮
ILLAAHOOW RAXMAANOOW XASSAN SHEEKH IYO KOOXDIISAN QAWLAYSATADA EE SHARAFTII UMADA SOOMAALIYEED IIBSANAYA NAGA QABO, ILAAHOOW KUWAASI MEESHA LAGU XISAABINAYO QIYAAMAHA HA NA JOOJININ AAMIIN
.
Asc.ilaahow rabiyow raxmaanow jabaarow raxiimow wuduudow qahaarow qadiirow caziizow si deg deg ah nooga qabo hassan sheikh iyo qowliisatada la shaqaysata naga si deg deg ah allahumma aamiin aamiin aamiin
@@yusufabdille3448ISKA cabaad ileen Hassan shiiq waxba waad ka qadiwaysaye
Caaaaaaaaac reer CBB ISKA ooya ileen xasan habar ma ahee wax Kale kama qadaysane
InSha'Allaah FowziyaYusufXaji wey guuleysan dontaaa la'aanta Dowladda KheyrLaawe XasanShiikh.
Really my brother Hashi iam so highly appreciated the way your bringing information keep up and keep going forward thanks
Foosiya x aadan iyo insntii hore. Jagooyin muhiima. Inuu xasan. Sheekh ka door biday. Inuu laba kursi. Uu ku bedesho. Shilimo. Iyo dhul. Shaqsiyan. U dana. ...
Damiir laawe. Shisheeye kalkaala. Dhaqale urursi. ..sn dan ka lahayn. Dawlad nimo somaliyed. Oo hana qaada. Subxaan ❤❤❤❤❤
Xasan shikh nacalad hakudhacdo iimankana alla hakaqaado cadab aduunyo iyo mid aakhiro allahaku fogeeyo
SOMALI Amini Gudah Ancafa Taasa Halaga shaqeeyo inshallah midnimo Donald Waxa Taraha inshallah ALLAHa Dalkeen Anim Noosii
Xasan sheekh waa qaa'inul wadan. Wax kaloon sheegno malahee. Alle haynaga qabto. Haddii layaabo yaasiinka
Acuudu bilaah xasan sheekh asagaa naftiisa u shaqo tegey iyo reer kiisa acuudu billaah rabow xasan sheekh iyo wixi la mid ah
Miss Foosiya in magac ahaan looga hor istaagay way cadahay.
Allaahu akbar la hel la hel la waa baa ku xigtee sidaan wax halaga bedelo calaf aan cunaha dhaafin baa jiree
Waa shaqsi xanuunsanaya xasan sheekh wuxuuna go'aansaday inuu dego sadex dal markuu baabi'iyo dawladnimada xamar ka jirta.
Xasan waxuu ku olaleen jiray qabyo ninkeda dhames tiro Somalia intay so celiso oo uu dhamestiro wuu ku sugay ha iibsado kuli meedkodana ha canshuuro😢
Kan uma naqaano mxweyne ee waxaan u naqaan masiibo ku habsatay somaliya laakiin iyagaa keensaday kaxaa xaabiya🎉🎉🎉🎉
Garguurte wa Khaaaaain allh nadhafsiyo
Xassan xoolo ceebta amaan ayuu u yaqaanaa. Soomaaliya in ay mooryaan qabsato Waa laga soo shaqeeyey laakiin iyaga ayey dhibeysaa
Illahay kan somaliya haka hor dhaqaajo . Subxanallah
Kan allah nagaqabto Waa khaainul wadan
55 countries thank you Mr hashi
Xasan sheikh dalka iyo dadka alle ha dhafiyo
Tani waa masiibo qaran laakiin aniga lama yaabani meesha wax loo wado waa ii muuqatay.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waalahi waa madaxwayne la dagalamaya dowladii iyo wadankii uu madaxda ka ahaa! Waa min subhalallah!
Waa kufashilanyahey foorsdhada xasan iyo baarlamaanka
Waa wax cajiiba soomaaliya oo dhabaan dibusoo noqonhyin
Aniga wax weeyn ilama ahan ee xassan iyo teamkiisa dalka in ay gataan ayaaba ka suurowdo marka dalkaan dad iska leh ma jirto
Somalia hanolato inta Somalia dhibayso Allaha ka qabto
Somalia 🇸🇴 masiibaa ku habsatay
Waa #fuley waana qof aan #qiyam lahayn
Ilahaw naga qabo xasan aamin
Habar Khaa,imad ah oo kursi u waalatay anga nama wareerin karto.
xasan shiek wa duli lacag aya u daran
Somali waxay aragtay waxkalaa u laaban qabuurihii la faagay lafahoodi la iibiyey taas io tu ka xanuun badan way arki doonaan 😢😭😭
Wall waa ayaan darada dalka iyo dalka heysata
Waa khaa'inu wadannimo
Xasan sheikh ceeb kama siraagto uu
Ascwrwb tillaabo walba oo xasan iyo kooxdiisu qaadaan waa mid meelkadhac ku ah sharafta soomaaliya
Waxaad moodaa xasan sheikh inuu yahay ruux isaga midi isgaliyay iskuna gilgilaya maalinba maalinta kadanbeysa fadeexad , subxaanalaah
Mahad Sanid Mudane Haashi
Angu wxn odhankraa waa qiso rabbi lkn waa aqoon daradda xsnshiikh lkn alle wxnkabaryayaa in alle ha inoogu bedelo khayr
Aqoonyahanoow xaal qaada Hassan sh waa phd holder Hassan ma soomaaliya ayuu matalaayaa seey wax ujiraan war dalka haa labadbaadiya billahi caleeykum
Waan kaxumahay siyaasada xasan sheekh arinta foowsiya
Hassan sheekh waa madaxweynaha Ugu liitay ee soomaaliya soo maray
xasan shiek wa reer baadiyo diyaarad bartey lacagta jeebkiisa ma aha wa lacag qaran wallahi jeebkiisa kuma dhoofi laheen
Hassan culusow gaas iyo nafto uu gadi jiray magac iyo calan umad ay leedahay ayuu bililiqaystay .. Hassan culusow waa jaahilka aduunka ugu nasiibka badan ..
Marku musharaxu ahaa wlhi mausan dhofi jirin waa qof lacagtu aad ujecel 😅
@@AbddiUhuwaryaa been baad isku sheegsaa ee maxaa ku heley miyaadan ogeyn inuu Hassan uu San jaahil ahayn oo waligiisba ahaa macalin Jaamacadeed ,hadana uu Dr Hassan yahay oo aan daartiisaba laga Helen Jaahil.
Xaasidnimada aad u qabto kala yareeyso Somaalina adi kaligaa maahid ee ogow ,ciil ku noolow.Hassan waxa aad ka tari kartid ma jiro.
Xasan shiikh alle dalka somaliyed haka qabto
Yusuf waa hoig Iyo halgaag ka weyn weyn foosiya. Xabaal looqodey qrannimada Iyo joritaanka waranka soomaaliya
Waa U taaganahey taageerad Foosiya Iyo tan aad ubtaagan tahey habeen Iyo maalinba
Allow Hassan noo daa'a oo Farmaajo ha noo soo celin .
Guuri Baa ow Yakuleh kaan Illahey umaadda Ha Dhafiyo
Dal ba,oow yaa Ku leh alle dalkan Iyo dadkaba ha noo bad badiyo xasan Iyo xertiisu waa dad loo adeegsanayo bur burka Iyo bahdilka umada soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ascyuuludilin nagtaada lacar gabarey shabaa. Baadilay baaladhihi ee iskacarar
xasan waa mooryaan gaajo ah qof bahani goob maahan dalka iyo dadka ba ale haa dafiyo musii badan
Doorashadiisii sida eey dadku uga nexeen ayaan xasuustaa walhi wan filaaye waxan io wax kadaran in uu soowado
Waxaa u arka in hankii somalinimo dad gara hose u dhigaya on la rabin in aanu Horey u socono oon la tartano aduunka waan ka xumahay ku dhacay fosiya waa gabadh soo maliyeed oo han weyn wadankeda iyo dadka somaliyeedba waad mahadsantahay walaashay somaliyeed iyo weriyahayga sulayman xaashi
Jawaabta waxaa kajawaabay barlamaanka somali
Dalka alle ha Inoo bad baadiyo
Jiilka dhexe hada jira wey fashilmeeen insha alh way noo hir gali doontaa abaabulka dhalin yaro aad wadno
Ninkaa waa la iibsaday mar hore
Asc mudane ❤❤❤
Dowlad somali maba jirtee maxay ulugoynayaan oo waqtiga ugu luminayaan mar walbo dowlad Hebel haloo tanaazulaa ladhahay
War doqonkan xamse ma xaaska buu uyahay xasan xayawaan
Xasan sheikh iyo kuwa maamuladaba cid soomaali danteeda kashaqeynayaa majiraan kuligooda waa shisheeye kalkaalo wadaniyad majirto wadaniyadi dhimatay
Waa nasiib xumo ceeb baa ku dhacday xasan shiiq gabadhaan waxey u baahan tahay taalo loo dhiso
ALLA ciil waynaa yaa iga maydha somalinimada 😭😭😭😭😭😭😭😭
Waa la rabaa sidaas kuwad xasanoow so somali lama kari waayin.... In xeerada salkeeda la taabtaa fiican si mar dambe waxaanoo kale loogu qaldamin yaa ila qaba
Wa waxkagaxumaado runtii dalkan alle hasamatabixiyo
Waa waxa layaabo arintani
Xasan sheik danaha shisheeye yuu kashaqeeyaa soomaaliyeey waa inaan iska vayrinaa dabadhilifkan
Walashen fowzay way cabtay
Yase u garabay
Sorry my sister 😂
Gabadha an uduceyno inuu alle gusha xagena ka dhigaa lagayabaa ❤somaliweyn
Igadaa kuwaan ilaahay sidag dag ah Haa inoo dhaafiyo
Ilaahow naga qabo odaygaan sharaftaydii iib gaynaya ala odaygu cadawsanaa
Xassan waa itobiyan isqarinaya oo nasheegte lama weeynayo rag dhiigleh oo laxisaabtama kuwa ilaalinaayanba ha ahaadene amw miitary inqilaaba
Allow uma dada ka qaabo
Yaa waaduud yaa khabiir yaa casiis
Qorshaheeyga kamid maaha inaan dan soomaaliyeed qabto waayoo asaxaab teeyda ayaan utanaasulayaa
xasan shiek dan kama laha qaranka Somaliyeed waxa u daran dantiisa bas
Kan niyd jab buu nagu ridaY wlh ilaaheeYoow nadhaafi
Hoog sheeg media dowlada ayada taqano siyasada udan ah
Kani dalka allah ka qabto dalka
Waan okaa in aan sotaabanayno sagxagta hose miidaana layaab maleh war aad sii ogayda hadiilu guusheeko waxmac naleh masogordhii naayo . niikan hassan ururka siyunismiiga ayuu u sheqeeya miidaalabaad o kaada
Waayoo waxba yaan leeygu mashquulin anigu is bedeli maayee
Majiro qofsomaliya madax ka ah oo Dan somali ka shaqeeya foosiya taas way ogtahay wax wayn waxaa u arkaya qofka aan waxbadan oo kale ogayn
Xasan wa qamir caab damiraka ay ka dhitaye
Xashi sxb salan sare fowsiya iyo marwo iyaga ayaa dortey ninkan dhaqanka xun weyna ku macantahay
Xashiyow , kheer Allah ku siiyee , meesha lacag baa soo dhex geshay !! ; XSHM. dhegihiisi waxaan lacag iyo dhaqaale aheen iney maqlaan ma rabo , waayo 4ta sano oo kursiga Villada uu ku fadhiyo wuxuu rabaa inuu noqdo qofka Afrika ugu Taajirsan .
Dalkaan Allaah ayaa ka badbaadinayaa XSHM. ,qoyskiisa , kooxdiisa .
Asc xaanshi
NAARTII EEBE HAKU FOGEEYO XASAN SHEKH WA QOF DUGAAG AH WUXUU QAATAY LAALUUSH OO UU GABADHI HOR ISTAAGAY
Hada ninkan kumagacaban MW soomaaliya masoomaaliyu ushaqeya mise
Dalalkale 😢.
Kursigas waxa logaharay o shilimo lagasistay Kenya 😢😢
Fosiya Yusuf xaji adan 😢😢
Sorry 😢 sorry murugada wankulaqabnaye sorry sorry 😢😢
Waa doqonimo
Walalo gabadhu waa gabadh isaaqa oo waxyaabo waawayn ayay soowadaa inay dalaka kalagoyso
Asc
Xasansheekh.waadilaal..inale.xilbaanidiinhayaa.wax xilinoomahyee.waaganacsade.eemaiskaqabnaa dilaalkan dadnimadii soomaaliyeed..iibsanaya.hadaynaaniskaqaninin. daliyo.dadbawuuina iibiniye
Habeenkii doorasha labaad
Ee xasan sheekh ayn ka
Quustay inan wadanka ku sii
Nollaado ????
Wali soomaliya madhawa
Jaab iyo hoog ay ku dhacaday somaliya
Wax laga xumado weeye Fowsiya xaji adan sharafti somalia ayuu ku tuntay sharafna uma hayo ummadda somaliayed
Jabuuti miyaa Somalia qabta😅
Xasan dhiiqo 😂😂😂
Idayagaan dhutinay sid dhurwag allaha naga qabto waa wadn burburise
Walal wadani soomaali wariyaasha soomaali war wax matarikartaan macawin kart aan adin kookashanayaa qasab shacab kab itaaga dalkeena difaca diisaa madax majitooo idhiciya tuugo usoo shaqa tagey gedaal baa lajoogaa farhaamaa uhiili umada soomaaliweeyn uhiili dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn iska jira cadaw soomaali istaaga dhalinta soomaaliweeyn difaca dalkeena dadkeena uhiili haqa shacab ka soomaali uhiili dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn hadhaco adowga soomaali hadhaco qabiil hadhaco adowga soomaali
Waynaanbuu duqu ku baranayaa wadamada aduunka iyo dhoofkaba
ad iyo aad markaan inbadan meelkasto ka eegy waxan ogaady inuu kashaqeynyo hoos udhiga soomaaliyeed inu ku talogaly xasan maxamuud
#adoonkan ha la iska qabto hadii kale wadankan waa la #waayi_doonaa