Jawiga uu ku biloowday Mooshinka Mucaaradka iyo Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo ku Qeylinaya...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • MUUQAAL:-Jawiga uu ku biloowday Mooshinka Mucaaradka iyo Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo ku Qeylinaya..."

ความคิดเห็น • 14

  • @CubeedCali
    @CubeedCali หลายเดือนก่อน +1

    اللهم أهلك الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m หลายเดือนก่อน +2

    Hadii hadii hadii war ma aho ee af somaliga soobaro axmaryow

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe หลายเดือนก่อน

      Hasan munaafaq ayaa keenay kuwaan xabad in looga saaro waaye dhalinyaradii waxaa laga dhaadhiciyey hiraab guryihiina wuu ka saaray hasan dhiiqo 😂😂😂

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc หลายเดือนก่อน

    Waraabayaal bilaadamiir ah,subxaanallaah

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 หลายเดือนก่อน

    Kheyr Allah qaad😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 หลายเดือนก่อน

    Ma xero ciyaalbaa wuxu

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 หลายเดือนก่อน

    Dowlada fedaraalka waxaan ka cod sanaayaa ineey ka sifeeyso xidhibaanada kooxda maafiyada ugus ee qawaarijta ku matalo golaha shacabka soomaaliyeed ee caqabada ku ah soomaaliya ineey horey usocoto😂😂

  • @yareyare6316
    @yareyare6316 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaana kaaba galaskinA ka amar qaata

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 หลายเดือนก่อน

    Aadan madoobe waa xoolo musuqmaasuq dilooday .waxaas baa 2024 somali gudoomiye sharci dajin u ah waa nin jeeb ku jira

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 หลายเดือนก่อน

    Waxaaan mexey ahayeen

  • @Muniid99
    @Muniid99 หลายเดือนก่อน

    Aaden Madoobe waa nin Oromo ah asalkiisa. Wuxuu u heystaa inuu joogo Maqaayad uu isaga leeyahay, oo lagu dhex sheekeysanayo.

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน

    Waxan farista lagu hayo miyaa xilibana waa dad qabyalad ku imaday ixtiram laheen ilahey ha dhafiyo dalkena dadkan aqoonta diinta iyo madiga lagu soo xuleen ee qabyalad lagu kenay

  • @maryamamaarey8040
    @maryamamaarey8040 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan waxa eey kunaaxeen canshuurta baada ah eee laga qaado shacabka soomaaleyed misana aan waxba loogu qaban laami loogu dhisin nadaafad aan lagu qaban spital loogu dhisin schol aan loogu dhisin ee ayaga jeebka loogu shubo kuwan umada alaha kaqabto waa dad juhalo ah qofka haduusan ixtiraam leheen bulsho dhan mamatali karo ixtiraamna malahan war wadanka sidaan haloo dhaamo waa waxa eey dowladaha jaarka nala ahi kusoo hunguriyeynayaan hantida maguurtada ah ee aan leenahay mar kenya ey bad maxkamad nagula korto iyo mar ey itobia ugu soo qarowdo badeheena war dunidu wey ina fiirsaneysaa ee xishooda waxaa tihiin kuwo ilaahey xishoodka kaqaadaye waa dad ayaga dhan uu kaga qaalisan yahay wadankeena kis eey jeebka kuqaataan lkn maalin aan maanta eheen ayaa la is xisaabi doonaa oo ale hortiis lataagan yahay maanta hooyo somaliyed inta eey dhaxan iyo qoran qaxooti ugu tahay wadankeeda adinkana aad kafakareysan si aad jeebkiina uxalisan leheeden hurumar gaari meyno ee ilaahow kuwaan umadada kahor wareeji

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf หลายเดือนก่อน

    Gudoomiye jaahil ah codku waa in uu qarsoodi noqdaa