WAA SIDEE NOLOSHA INDUNISIA IYO WIXI AN KALA KULMY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • #america #canada #hargaysa #hargeysa #muqdisho #nairobi #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland

ความคิดเห็น • 203

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 3 หลายเดือนก่อน +58

    Gurigaga abaayo, adresskaga iyo meesha ad ka degaantahay indononesia ha soo dhigin. Tan labaad sawirada ilmahaga lacala hadey school adan ha soo dhigin. Gabadhey xooga privacy yeelo Allaha ku xafido quranka iyo istiqfarta badii

  • @ifrahmohamedadde
    @ifrahmohamedadde 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dulqaado o naag adag iska dhig adaa la qabsan doono mesha samirka badi baryada allana bari malin aa hodmi doonta insha.allah

  • @RaqiyaAhmed-l1z
    @RaqiyaAhmed-l1z 3 หลายเดือนก่อน +7

    Anaa masar ka imaday Hada America joogaa dadka indonasia udhashtay schoolka ila dhigan jiraan waxbarasho masar bay usoon doontaan

    • @KaltunMoalim
      @KaltunMoalim 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkk ma Indonesia AA masar aqoon u doonee,walaal qalad baa fahamtay carabiga iyo diinta ayeey Ka bartaan wadama asianka ah ee aqoon kale Uma doontaan

    • @hilalladan5740
      @hilalladan5740 หลายเดือนก่อน +1

      @@KaltunMoalim wad saxan thy Islamic ayey ka bartaan

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haku xafido wll waxad tahay qof igu qaaliya...

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kaxumahay maxaad kenya ku nacday ma wax barashaad u doonatay allha kuu kaalmeeyo samir

  • @feis9082
    @feis9082 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhe se ihyin shame ila hadale ❤

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sas adaa laqabsan donee usabur meshad ku cusubtahy ilaa lixbil wad warersantahy kadib ayaa waxkalfahmeysa

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 3 หลายเดือนก่อน

    ado africa kas ada ayaa dhantay waad iska shaqaysan lahed alle hakugu nabad yeelo abayo istiqfarta iyo saliga nabiga badso abayo waad gulaysanaysaa inshaallah khayr

  • @nimanuur939
    @nimanuur939 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waan runta gabar aan aqaano 10sano joogtay hada la qaday meeshu meel mahaa illahay haku gargaro macanto❤

  • @zahraaxlaam3101
    @zahraaxlaam3101 3 หลายเดือนก่อน

    Burkano iyo dufan balayo dhan a kadhcdo dadki kula taliye xasidin waye walhi somaliyey gabdhan cawiye

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maskiin waxaasoo dhibah ninbaa kumarsiinaya😭nimanka yaan ugfacwoonaa hadaan dumarnahay😂

  • @RUNKALKAALMEDIA
    @RUNKALKAALMEDIA 3 หลายเดือนก่อน

    Us us asalada aabahaa... xejiso lambarkaaga

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo hore usoco ilaa dibada gaal

  • @biinsports
    @biinsports 3 หลายเดือนก่อน

    Dabcan noloshu waa qaali

  • @dhudidhuubo2223
    @dhudidhuubo2223 3 หลายเดือนก่อน

    Mxaaa qaldan fadhigan aad ku fadhiso kii neyrobi Sowmaha 😂

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 3 หลายเดือนก่อน

    Iska Samir wll

  • @Miski-kw9gq
    @Miski-kw9gq 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo masar maxa uadi weysay

  • @ZumiPedri
    @ZumiPedri 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo ma runba hayad qaxontiga ku qabto noloshada waxbarashada isoo jawab

  • @QUREESHOAADAN-nr1kj
    @QUREESHOAADAN-nr1kj 3 หลายเดือนก่อน

    Abyo wa fududatey wlh Alle waxan kaga rajenayaa in u faraj kheyr qabo ku furo

  • @Marian-p9n
    @Marian-p9n 3 หลายเดือนก่อน

    😡😡😡😡

  • @Messifans01
    @Messifans01 3 หลายเดือนก่อน +1

    view ga miyad ku kala kacsanaysaa.... Wadankan anaga ku nool ee xafada aad ka dagtay haday isku raran tahay. Wadankan umada aduunka ayaa usoo dalxiis tagta..eee meel shidan miyaa u wareegtid.sida Bogor, jakarta, Serpong,also Bali,

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 3 หลายเดือนก่อน +25

    U samir wall waxa laga yaaba in maraykan australia newzeland canada lagu geeyo mar aan fogeyn

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 3 หลายเดือนก่อน +10

    Wlhy wlly waa iga fududahay ani anoo 2ilmood jiidayo indunusia ma aaden bisinkee awowgayba ma yaqaan 😂 tan kale umada qaar baa dadka waala bal kwran qofka kuugula taliyey inaad xagaas aadid ma qof caadiya acudubiilah wllhy ilmaha salka udhig wax barasho iyo deegaan fiican udoor fudaydkii dhalin yaranimada yuusan ku qaadin hada 3naf baad masuul ka tahay

  • @MarwoAbdi-f3v
    @MarwoAbdi-f3v 3 หลายเดือนก่อน +5

    Indonesia anaga ku nool 10 sano wayna qurux badan tahay kulel badan o lashegana malahan dabaqyo dhaadheer way ledahay iyo guryo qurux badan

    • @Sheekoquute
      @Sheekoquute 2 หลายเดือนก่อน

      She is content creator 😅hala yabin anba maalinkii aan imid sasy ilakululayd lkin biyaha iyo guryaha benbay ka sheegta

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 3 หลายเดือนก่อน +7

    Marka gurayso qorsha lagu gura Kenya 10 sano ayan Ku nola año ilama yar hesto schools dawlada ayey idhigin jiran noloshana waa dad uqurux sato hadii lagu hanjabo inad dowlada la hadasho ayey aheed school ka badasho ayey aheed mel kale gesato ama qurnka Marka hore gesto adunisia mel aad. Ku dag dagto ma ahen markasta san qad kaga waa la sahamiya markale ha fududane wax darase

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 3 หลายเดือนก่อน +11

    Horta waan ku salaamaya noloshuna .eel kasta wey adag tahay aduunkuna waa Saturday book boodka jooga hadaadba kaarkaaga hesho waana laga dhoofaa ma kiifasan Jaro ma samayn karo maxaa wax soconeysa qof yar baa the dantaada u feker waa laga soo dhoofaa meelna lama colaysta meel walba safar baa lagu yahay jilayca iska ilaali iyo muskiinimada keep going

  • @nasiinaxmed9723
    @nasiinaxmed9723 3 หลายเดือนก่อน +3

    Fadhigii Nairobi maa raratay soo adigaan isla meshii vedio ku soo dubaa lehne Indonesia 🇮🇩 jogaa

  • @Abdirahamn-c2j
    @Abdirahamn-c2j 3 หลายเดือนก่อน +3

    Somali dhoof jecelaa gavadhaasi iyadoo joogto dhul ay wax walba ka helaso dadkeedi joogaan ku fataxsan tahay bay wadan wuxu yahay an la aqoon u aaday qaxoonti ku noqo wll Allah wax khayr qaba ha kugu siiyo meeshii ad joogto

  • @DeeqojimcaleJimcale
    @DeeqojimcaleJimcale 3 หลายเดือนก่อน +9

    Indinonisa ayan kula jogna ee business xafada furo cream iyo dharka curcadka timaha Indonesia lagama Helo noofur ganacsi
    Abayo thanks

    • @Kiki-r3j
      @Kiki-r3j 3 หลายเดือนก่อน

      Abayo nolosheda kwrn

    • @Kiki-r3j
      @Kiki-r3j 3 หลายเดือนก่อน

      Hal qof meqa ku filan bishi

    • @DeeqojimcaleJimcale
      @DeeqojimcaleJimcale 3 หลายเดือนก่อน

      @@Kiki-r3j ma fiicno waa wadan ilbax nimo badan laheyn

    • @aminomuuse322
      @aminomuuse322 3 หลายเดือนก่อน

      Paayo qaaliyey waanku rabaa Xgee kaa heli karaa please 🙏

    • @SagalMohamedOmar-t6z
      @SagalMohamedOmar-t6z 3 หลายเดือนก่อน

      Abayo qofkii kaarka rabo kawaran markii kaarka qaato Isla markaas process Maloo bilaabi karaa

  • @NuraQurux
    @NuraQurux 3 หลายเดือนก่อน +8

    Hore usoco walaashy hooyo karti bdn ayaa thy wllo waan kuu ducynynaa anaguna meel walba dadkeeda ilhy ha kaaga dhigo hooyo iyo aabo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdisamadmizan6107
    @cabdisamadmizan6107 3 หลายเดือนก่อน

    Been baad ka sheegtay anaa Ciputat Ku nolaa 4 Sano maantaan daafaha ka jooga Indonesia Abaal Wayn ayay Nagu Leedahay Waanan Ku soo Noqon donaaa Jakarta Dalxiis inshallah .....malaha Patanburan ayaad dagtay Allaha Sahlo ...kkkkkk

  • @NuuraCabd-d2d
    @NuuraCabd-d2d 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdha deg deg ayaa kujira inaad wadan aanad aqoon u guurto maha walshey meshay hooyada jogto inaad u guurto ayay ahyd ani walhi meelna matagi karo waxan joga Ethiopia mid kenay joga ayaan shukaan sadaa waxaan kafikiraa hadaad is guursataan sed oga iman ama aad ilmo kudhasho see oga iman kenay 😂😂😂😂

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu 2 หลายเดือนก่อน

    Kenya inaa kaguurto waa kufudaatey ee meshaada waa laqabsan doontaaye iskaaga sabar guurguurka badan kuuma fiicnee

  • @drs.zainabhassanarte6452
    @drs.zainabhassanarte6452 3 หลายเดือนก่อน +2

    Booraman kuhaystaaa meelna uma socdo intaan warwari lahaa halkanan laandheere ka ahay hhhh quruxeey usamir nolosha

  • @Hornscope
    @Hornscope 3 หลายเดือนก่อน

    Dee iminka waad la qabsatay sow maaha? Waxaan yara eegay your other video markaa waxay u eegtahay inaad okay tahay iminka

  • @biinsports
    @biinsports 3 หลายเดือนก่อน +1

    Horseexo UNHCR horteeda
    Lacag iyo guri wey ku siinayaan

  • @AmalMohamed-rs9jc
    @AmalMohamed-rs9jc 2 หลายเดือนก่อน

    Baris basbaasle ayaa laga cunaa
    Naasi naasi baa ladhahaa
    Salaanta Abakabaar

  • @MarwoAbdi-f3v
    @MarwoAbdi-f3v 3 หลายเดือนก่อน

    Card dhowrsana lagu qataa kan hada lagu siyay card ku sugaysa ma ahan kii saxda ahaa

  • @MarwoAbdi-f3v
    @MarwoAbdi-f3v 3 หลายเดือนก่อน

    Card dhowrsana lagu qataa kan hada lagu siyay card ku sugaysa ma ahan kii saxda ahaa

  • @MarwoAbdi-f3v
    @MarwoAbdi-f3v 3 หลายเดือนก่อน

    Card dhowrsana lagu qataa kan hada lagu siyay card ku sugaysa ma ahan kii saxda ahaa

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 3 หลายเดือนก่อน +3

    Abyo samir waa aduun uun Abyo horay usoco ilove hani

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaas dhib ah kuwii ilmahaga kugu hanjabay baa ku mariyey ilaahow umadooda sharkooda baan kaa magan galney

  • @AyanleAyanle-hd1lg
    @AyanleAyanle-hd1lg 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahay ha ku xifdiyo hooyo kart iyo dadaal badan baad tahay fadlan jooji sawirida guriga aad daganahay

  • @ahmedalisaalim
    @ahmedalisaalim 3 หลายเดือนก่อน

    Iskaga samir waa la qabsan doontaa walalo

  • @idilAbdullaahi-yo6hi
    @idilAbdullaahi-yo6hi 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo india ayaa aad u fiican. Loo kaa lay

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sawirada hore yaan kaaga duget hadana comments akhri jooji sawirada iyo badownimada aduunku amaan maaha be careful

  • @anababdi7563
    @anababdi7563 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo anaa Indonesia sadex sano iyo bar joogay waad ku cusubtahy wad la qabsan doontaa waa dad fiican iyo dad fiican lkn dadku waa badanyihiin waana danyar dhulkuna wuu kuyaryahy sas baa keenaysa inaad layaabto aniga waagii hore naqaskaaba igudhagi jiray lkn markii danbe waa la qabsaday waanba jeclhy allaha gugu nabad yeelo shaqo maleh lkn somalidu way isku dhexnooshahy

  • @muxiyadinnimcan8285
    @muxiyadinnimcan8285 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wllshy qali allhiay talo saaro allah ku asturo caruurta

  • @mrshaji8858
    @mrshaji8858 2 หลายเดือนก่อน

    Masar Ina aado bay ahayd sis

  • @BurhaanoMohamedAli
    @BurhaanoMohamedAli 3 หลายเดือนก่อน +3

    waan kula taline gabarey nolashaada khaaska ah hasoo galin meshan sawirka gurigaana hasoo gali 😅

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haniyey hadii aad heshey kaar waa alxmlh ugana shekee qisadii dhibatada bad need aad soo martey horaa laga qadahe masar haisku adin waa lugudaha maleysia kuron

  • @FadumoYusuf-h7m
    @FadumoYusuf-h7m 3 หลายเดือนก่อน +3

    Gurigaga io agagaarkisa midna hasoo sawirin byo❤😊

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 3 หลายเดือนก่อน +2

    In aad istikhaara sameysa fiicnaaa lahayd kahor Safarkaaga kenya

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo caasimada baan jooga ee meel aan kalaxiriiro isheeg

  • @janno4217
    @janno4217 3 หลายเดือนก่อน +7

    Masar meel ku dhantay malahan iyo malaysia hadi youtube ad active ka tahay ka noqoto mar walbe si ad lacag uhesho

  • @qadanali599
    @qadanali599 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah sifiican ayaad noogu warantay alle haku sakhiro adigana wll dadkaagana ha ku sakhiro

  • @YasinmahamoudAbdi
    @YasinmahamoudAbdi 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc marka Hore wan kusalay waxan joga masar Qaxoti waxrabasho lomadhaf wayo wakhti naguqadi ma garanaysid markaa ciyaalka waxbarasho laradi mar Hore wan kulataliyay Qoraan Deer ayan kusoworay markaad Wadan ka sidaa aad utagtay imika tala marbay ku segtay ee marla bad inay kucegin sidaa sheegray wadan ku waxbasho wali wadan waxbarashale Radso sida maleziya masar Hadad Abodid imika Hadad Abodi waydidna markale Danbi isku day in aan Badalatid Dandan Allaha ku xafido wallo

    • @NawlJamac
      @NawlJamac 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo waxan raba inan masar wax kaa waydiiyo Famail kayga raba inan keeno hada

  • @kinsicabdiraxman2598
    @kinsicabdiraxman2598 3 หลายเดือนก่อน +4

    ❤samir waa helaysaye

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sidad shegeyso adoo maleysiya imada ku roned alxmlh usabur

  • @SahraAli-b1c
    @SahraAli-b1c 3 หลายเดือนก่อน +2

    walaahi,waala,xumahay,dadka,warkooda,lama,yellow,soomaalida,dadka,kawaalan

  • @kulmiyebare8
    @kulmiyebare8 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry sister,
    Welcome back to Kenya
    Small london in Africa.

  • @adanbulle897
    @adanbulle897 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wll sawir kan halkaa ku dhigay iska jogi pelis

  • @sainapducaysan340
    @sainapducaysan340 3 หลายเดือนก่อน +1

    Indonesia haday ku maqlaan way ku xidhayaane ha caayin waxna ha ka sheegin sistereey

  • @goledirie4702
    @goledirie4702 3 หลายเดือนก่อน +9

    Fadlan Gurigaaga ha soo sawir wax kasta kugu dhici kara jooji sawiradda guryahaaga

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah hani qalbi safi hor u soco abyo mcn

  • @fatxijama4702
    @fatxijama4702 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahy amuraha hakuu sakhiro abayo noloshoo dhanbaba samir ubahan horay usoco qali

  • @manazilali1751
    @manazilali1751 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xabbti meel markaad u guureysid marka hore tag o so indho indhee so fiir yacni kadib go’aan qaado. Haddana ilahay nolasha ha ku fududeeyo caruurtana hagula koriyo

  • @jasminsweetlove5898
    @jasminsweetlove5898 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah Hani abaayo aad iyo aad baa uga xumaahay dhibka aad la kulanteen Adiga iyo caruurtada waligaa qof aadan aqoonin ama dad aadan aqoonin ha dhageysan somalida lugoyada ku badatay sanadahan dambe qofka daacada ah beyna lugoyaan runtii ilaahay swt ha idin Kasaaro dhibka adunyadan waa imtixan ilaahay dadkuu jecel yahay buu imtixama marka abaayo waxa kugula talinaya inaadan qof walba iska aaminin ducada ilaahay swt hakuu aqbalo bi idmillahi kariim

  • @YACQUUB_OSMAN6536
    @YACQUUB_OSMAN6536 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo ticktok gaaga soo share garey

  • @FartuunCabdi-eb2bv
    @FartuunCabdi-eb2bv 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo Allaha ku fududeeyo nolosha Waad kabexeysa insha allaah ❤

  • @marwomarwo4403
    @marwomarwo4403 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guulayso huuno

  • @biinsports
    @biinsports 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masar iyo Indonesia
    Indonesia ka fiican

  • @hibosaakin5835
    @hibosaakin5835 3 หลายเดือนก่อน +10

    Mnshallah Abayo qalpiyey saan uga helo shekadada xataa waan kuso searching gareyaa waanku taba horumar wacan hpti guulayso if iyo aakhiroba alle ubudkana ha kaga dhigo qaar ku anfaca 🤲♥️👸🏼🫂

    • @HanniHannan
      @HanniHannan  3 หลายเดือนก่อน +1

      Thnkz wlshy ilhy hakujeclado

    • @Mariamnka
      @Mariamnka 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@HanniHannanabaayo adoo raali ah in an imaado ayan rabaa e telka kaaga isheeg in an kawarareso ayan rabaa

  • @biinsports
    @biinsports 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ama Bali aad

  • @AbdikariimHassan-h1k
    @AbdikariimHassan-h1k 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anaa jooga wll masar way jabantahay qli maaha ilmaha yuu enta waxbarashada kaaga bixinaysa😢

    • @SabirinSaciid-kf5sz
      @SabirinSaciid-kf5sz 3 หลายเดือนก่อน

      Abayo masar ma adag thy sida lagu imado

    • @SaaraAhmadHussein
      @SaaraAhmadHussein 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@SabirinSaciid-kf5sz maya abayo

    • @UmuMarwan-c4f
      @UmuMarwan-c4f หลายเดือนก่อน

      Abyo ana masar dagan lkn un ilmaha schoolka kamabixiso lkn azhar bay dhigtaan ilmaha oo lacagla ana dugsi hoose ilaa jamacad

  • @NasraAbdulahi-wt6ff
    @NasraAbdulahi-wt6ff 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaaan indunisian iyagaaa masar hoganyaaa

  • @saadosuleiman3887
    @saadosuleiman3887 3 หลายเดือนก่อน +1

    Digriga badi huuno

  • @Za__channel499
    @Za__channel499 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo maleysia ku fiican ayadana ku dhow kana amaan fiican masar iyo indanusia waana ku nolani karta hadii aad meel ubadalaneyso maleysia ubadalo ❤

    • @Fatimachannel752
      @Fatimachannel752 3 หลายเดือนก่อน

      Baye malaysia qaali wye ilaa axad ayada uma fiicana😮

  • @ainanshehassan170
    @ainanshehassan170 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhan aad ayay u fududahay

  • @sadiahassanhussein8683
    @sadiahassanhussein8683 3 หลายเดือนก่อน

    walaaley comment yaasha hadaad aqriso, please tafaasiisha badan iska dhowr inta hadleyso
    mida kale, xigta mesha dagantahay iyo ilmaha iyo waxyaabaha khaaska ah ha baahinin abaayo

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 3 หลายเดือนก่อน +1

    Indonesia maaha meel kulul waa dal markasta uu roob ka da'o waxay leeyihiin jasiirado badan runtii

    • @AbdikariimHassan-h1k
      @AbdikariimHassan-h1k 3 หลายเดือนก่อน

      Wll kulayle lagu jiraa lasoco aniga ka imi qahira hada jogaa

  • @AmalMohamed-rs9jc
    @AmalMohamed-rs9jc 2 หลายเดือนก่อน

    Anaa 5 sano daganaa wllo
    Xagaad ka dagantahy Indonesia
    Way badan tahay walhi wn u xiisay
    Malaha waxad joogtaa Jakarta
    Xaafada ha soo maalida jubitat

  • @Fowz-i9jp
    @Fowz-i9jp 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sory abayo

  • @MarwoAbdi-f3v
    @MarwoAbdi-f3v 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa lagu siyay card saxda aha mahan wad ku sugaysay card qoxotiga marka walalay dadka haso walin card dhaqso lagumo helo

  • @NasraAbdulahi-wt6ff
    @NasraAbdulahi-wt6ff 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo masar imooow

  • @biinsports
    @biinsports 3 หลายเดือนก่อน

    Card kii hadaad haysatid
    Gobol aad hani yeey
    Makasar aad
    Ilmaad wadataa wey ku caawinayaan

  • @munibaabdi1201
    @munibaabdi1201 3 หลายเดือนก่อน

    Indonosia wn joognaa iyadu mesha ay ka dagtay wa halkee weyan😅

  • @IqraAbdi-jj9jn
    @IqraAbdi-jj9jn 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo masar kuficned guryo fiican ledahay sida laishegay bilka raqiswaye sidan maqlay lkin calafkuu galay sorry

  • @hafsakhalif5629
    @hafsakhalif5629 3 หลายเดือนก่อน +3

    Naa maxaa kuwaalay kenya kaawdy!! Ma qofbaa ihanjaby baad Nairobi o dhaan ogacararty😮😮

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 3 หลายเดือนก่อน

    haniyeey fudeyd baa ku dhaafinaya nolosha stress wx aad ku qaadid ma jiraanee dagdaga jooji

  • @SahraAli-b1c
    @SahraAli-b1c 3 หลายเดือนก่อน

    Nayrobi,waa,laga,shaqeestaa,maxaad,uga,tagtay,waa,meel,fiicanoo,soomaalida,nayrobi,joogtaa,waa,dad,shaqeeso,amaankoodana,waa,fiicanthay

  • @MarwoAbdi-f3v
    @MarwoAbdi-f3v 3 หลายเดือนก่อน

    Card dhowrsana lagu qataa kan hada lagu siyay card ku sugaysa ma ahan kii saxda ahaa

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 3 หลายเดือนก่อน

    Wan kaxumahay abayo ilaahey irid kheyr qabta hakaka furo muhimada waa inee ilmaha wax kubartaan diini iyo maadibo 100/100 masaraa kifiicneed 10 years ya qaxooti sugi karo meel ka qeer badan Allah kuu sahlo

  • @NastehoNalka-dt7hh
    @NastehoNalka-dt7hh 3 หลายเดือนก่อน

    Sorry abayo yaa kugula taliyey inaad halkaas aadid😢, ilaahey si kheyr ah ha kaaga saaro oo meel kaaga kheyr badan ilaahey ha kuugu badelo aamiin.

  • @ruunmoh
    @ruunmoh 3 หลายเดือนก่อน

    Masar kuleelka yaalo waligy ma ark wlhi aduunki waa isbadaly

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabar walshey ba Canada looqatay qaxoootiga Indonesia qaxoootiga iskaqor

    • @indhodeeq5800
      @indhodeeq5800 3 หลายเดือนก่อน

      Meeqa sanee ku qaadatey abaayo

    • @Aminasacdia
      @Aminasacdia 3 หลายเดือนก่อน

      @@indhodeeq5800 sedex sano

  • @janno4217
    @janno4217 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guryaha gagaban waxa kenaysa dhulgarir aya ka dhaco

  • @biinsports
    @biinsports 3 หลายเดือนก่อน

    Meeshan hadii iom ku aqbasho waad ku noolaan kartaa

  • @HodanadanHodanadan
    @HodanadanHodanadan 3 หลายเดือนก่อน

    Kenaya ina ka tagto mahayn abayo Lakin Alle ha kugu xiftiyo mel walba

  • @omararale7962
    @omararale7962 3 หลายเดือนก่อน

    Gabada halacawiyo. Diib hasoo labato Kenya. Kadibna basboor Somali haloo sameyo sii masaar ciyaalka wax barasho ogu hesho