Ciidanka Puntland oo goordhowayd weeraray xerada PSF ta.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 119

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 2 ปีที่แล้ว +9

    Deni waa masiibo loo soo diray PL. Ilaahay dadka iyo dalka haka qabto, ameen

  • @kingmohamo1631
    @kingmohamo1631 2 ปีที่แล้ว +7

    Wlhy waa dhibaato waxa caawa bosaso kadhacay weligay bosaso ayaa kaqaxaysa isma odhan lkn caawa waa qaxay

  • @libaah2002
    @libaah2002 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha badbaadiyo dhoobe dareed waa loo darsaday barlamaan majiro caaqa Allah ha ka qabto

  • @munaabdi855
    @munaabdi855 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhamaadkii Deni Qurux I booy

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 ปีที่แล้ว +13

    Madaxwaynaha Dani waa shaydaan shido badan waa laga baaqsankarayay waxaanu ogayn weerarkii dhoobe daareed uu Ku qaaday gudoomiye baarlamaanka
    Oo aanay waxba Ku gaadhin
    Waa khiyaamoole butlaan doonaya inuu Kala diro waa calooshiisa la ciyaar dadku Ku hoos bakhtiyay
    Sixirbarar

    • @blueicemax2268
      @blueicemax2268 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhoobadaareed waa laangaab, cidna isma waydiin

    • @nasriinacadey8920
      @nasriinacadey8920 2 ปีที่แล้ว +3

      @@blueicemax2268 laangab gun iyo sanzibar waa idinka doqmo cuqdad qaba bido bidood leys ku keenay

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa nasiib daro weyn ooku habsatay reer bosaso magaladii nabada anigu reer awdal ayaan ahay 1995 ayaan ka bilamay bosao ganacsiga magalo aad u kobcaysa ayey ahayd waxanay noqotay casimad nabadeed lkn macal asaf wakaa dani ku ciyaaray mee baaqii odayashu shalay ka sheganayey wasiirka amniga ee afka qalqaloocinayey wey ii muqatay inaan ninkaa kheyr kasoo muuqan waxan u shegayaa odayasha ilaa taariikhda aan sheegay idinkaa nabada waday waxan idinkula talinayaa shaydankaa deni talaabo halaga qaado waa raga mashruuca kusoo qaatay inay wadankan burburiyaan waxa kula arinkaa oo aan been ahayn axmed madoobe iyo qaarka mid ah kuwa sheegta midowga musharixiinta waxa dabada ka wada oo qarsoodi lahayn imaaraatka somali badana wey ogtahay arinkaa

  • @orobleh77
    @orobleh77 2 ปีที่แล้ว +9

    In kasto daggaal ay ka fiicantahay in lagga waantoob., Reer Maxamuud Saleeban haddii ay dulmigga iyo xaqdaradda joojin, daggaalka wuu soconaayaa.

    • @abdulahmad2368
      @abdulahmad2368 2 ปีที่แล้ว

      Maxamuud saleebaan ma dabada ee ka wasaan qaniisyahow

    • @abdulahmad2368
      @abdulahmad2368 2 ปีที่แล้ว

      Waxa labada dhinac ka dagaalamayo waa maxamuud saleebaan

  • @adannade6034
    @adannade6034 2 ปีที่แล้ว +5

    Inta kudhimati alaha u naxariista inta dhaawaca ah na alaha caafiyo

  • @cabdiraxmaan8217
    @cabdiraxmaan8217 2 ปีที่แล้ว +1

    الحرب خدعه
    Ayuu dhahay nabiga scw
    Ku salliya nabiga صلي الله عليه وسلم

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 2 ปีที่แล้ว +9

    Deni waa masiibo pudlan loo soo diray insha allh waxan rajeynayaa in ay nabad ku dhamaato waa kugu dhimey oo kaadhimy wax lasheego wey naga dhamaaty

  • @abdimaalin4317
    @abdimaalin4317 2 ปีที่แล้ว +3

    Qalbiga ayay jabiyeen waxan yeelo magaranayo
    Somali ilahaybaa u maqan.

  • @SadiaM1960
    @SadiaM1960 2 ปีที่แล้ว +2

    Dani waa masibo shaythan ah Ilahey umadda ha ka qabto

  • @bestlfcfun
    @bestlfcfun 2 ปีที่แล้ว

    Hadba musiibadu meel bay joogtaa maantana musiibadu waxay ka dhacaysa bosaaso beri na meel kale 👉🇸🇴 allow somalia hagaaji

  • @abdikaarshe8150
    @abdikaarshe8150 2 ปีที่แล้ว +9

    Walahi waa wax laga naxo xiligaas dagaaal jòoga hadaan reer somaliland ahay waan ka xumahay dagaalkaas

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 2 ปีที่แล้ว +5

    War Deni ha leyska eryo inta usan dadka halaagin.

  • @abyanabyan1
    @abyanabyan1 2 ปีที่แล้ว +2

    Dad Badan Ayaa Sii Sheegay In Ay khiyaamo Wadeen Sadeda Tuug Ee Ku Shiray KiiniyaWaa S Dani +faroole Iyo Gaas.

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    INNAA LILAAH

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahow Deni iyo qoxdisa umada kaqabo

  • @rahmamohamed4356
    @rahmamohamed4356 2 ปีที่แล้ว +2

    Nm1👏👏👏

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 2 ปีที่แล้ว +2

    PSf Suwayta maxa geeyay Wa Aaga Ridwaan Xeebata Haamaha keeda shidaalka bay Dalcalka ku haysa Madaxtooyada Bosssasona ugu badnaa 400M bay isku jiran

  • @ahmedgaaz8248
    @ahmedgaaz8248 2 ปีที่แล้ว

    Warsangeli tashada

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    CALI XAARE

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 ปีที่แล้ว +4

    Dani maskixiyan ma hagaagsana

    • @koorahd3384
      @koorahd3384 2 ปีที่แล้ว

      ilaahow kala qabooji waa garabkayaga hodon sanaag inaalilaah war wiilasha halaynina

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha sahlo amuuraha 🤲

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    SICK

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 2 ปีที่แล้ว +1

    Dani waa kuceeboobay dagaalka wuxuu dhuuso moodayaa xaarkuqoday isimadiina wuu ku gacan seyray markii labaad dadkii inkaar ayuu kagalabsaday cuqubadaan uugeystayna isaga iyo wixii latalo ahba guntahoodeyka helayaan ilmo maxmuud diyaano waxay xanaaneyn jireen dadka uu dhibaateysan barakaca yaasha dad uumadaxweynaha uyahay warba kamahey isagu wax gaajo dishay iyo shacabka uusicirbararka kuriday

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 2 ปีที่แล้ว +1

    👉 Wallahi Dani waa Duli Dagaal ooge isku badalay 😢 Bal eeg Wasiirkiisii Amniga ayaa dagaal hurinayo oo leh ciidamada PSF ta waa Cabtooy falaaago ah 😡

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 2 ปีที่แล้ว +1

    INTAN WA AMISOM BAXA HADIBA AD HISHIN BAXA NA DHAHA WAXA ISKU DIRAYA SOMALIDA RAJO LA ANTANA DHIGAYA WA AMISOM KENYA UGANDHA BURUNDI IYO DAWLADO KALO AOMALIA NABADEDA AY DANI UGU JIEIN

  • @mohamedkhaliifhassan5732
    @mohamedkhaliifhassan5732 2 ปีที่แล้ว

    Nabad allaha keeno

  • @sayidfarah3009
    @sayidfarah3009 2 ปีที่แล้ว

    cisman dina hais dhiibo ama haka baxao islaamaha iyo caruurta

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv 2 ปีที่แล้ว

    DHAAF HA DHAMAADAANEE.PUNTLAND. FARMAAJO INUU QABSADOÞA WEFĎ

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 2 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa iyo isorkaga hadhamadan laangaabyahw farmajha adshegeyso iska daa buntland kismayo usamqabdan Kari if ilkyar

  • @ibnusiciid7686
    @ibnusiciid7686 2 ปีที่แล้ว

    Cali xaraare laascaanod ban kasoo salamay

  • @mrbulshawibutaale6066
    @mrbulshawibutaale6066 2 ปีที่แล้ว

    Majidho kkkkkkkkk

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 ปีที่แล้ว +3

    ".. Nabadda iyaa Naas la"nuugo leh. Colaad Sookeeye, Siyaasiinta Somali Dano kursi doon xil masab hanti boob kama tanasuulan. Dhallinyaro iyo Haweenka markasta dhiibtu gaadha bila rajo mustaqbal xumo loo horseeda..Kaga darran oo Geeska Africa hoollaac dagaallo horleh ka shidan..

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhalinta iyo dumar ku ha ogaadaan siyaasi hanti boob ah inay hal meel uga soo wada jeestaan xataa haduu aabahood yahay

    • @karti-soor
      @karti-soor 2 ปีที่แล้ว

      @@fardosa1236 aad iyo aad siyaasi dagaal kuma dhinto, hoosta heshiis ku wada yihiin dhaqaallee ururis ganacsi dhiigga shacabka meel kastoo Somalia kala joogaan. Diblomaasi passport haystan..
      Shacabka waxay u tumaan durban Qabyaalad Caadifaadooda kiciyaan ku Dan gaadhan.. Adhi quluqulax Waa (Dasaad Ringing Bel) Adhiga tumaa kama ilbaaxo.. Siyaasiinti Somali Nairobi Dubia Qatar Turkey degan Hantidii Ummadda baahan ka dhaceen ku cun.. Caruurti dalka ma degana.. Muuse Bixi Baloodho agoomo cunee Mooyee..

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 ปีที่แล้ว

    Aaey farmaajo iyo fahad yaasiin oo eed ay ku socota

  • @legacyofafricakooshinducaa146
    @legacyofafricakooshinducaa146 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahlow kaa joojii shiicibka dhibaatada dagalka

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin Aamiin

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว +1

    CALI XAARE, CALI DAACUUN DUUFLE DAD MAJEERTEEN NECEB

    • @aminafarah1457
      @aminafarah1457 2 ปีที่แล้ว +2

      Adiga warsangeli la dirirteen, dhulbahante mohamud saleebaanka kale, dashiishle, derbi daarood maanta idinkeey idinka dhex taagan tahay, warsengelina Boosaaso iyagaa dega.

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo ma isimadii iyo dadka waxgaradka ahaa baaqoodii ayaa ladaba marey? Taasi waa waliyey

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 ปีที่แล้ว

    Aawey kufsiga magalada muqdisho

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    DACAAYAD

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 ปีที่แล้ว +2

    Bosaaso wAa loomo ooyaan

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 ปีที่แล้ว

    Iyo midowga musharaxiinta

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    KADAAB

  • @abdihakiin6702
    @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว

    Dani dameer wuxuu rabo dadka kuma qasbi karo mooryaanta moqdisho siday dadka ugu kufsadaan ugu layaan ayuu isna puntland ka dhigtay kawaan uu dadka ku laayo wuxuukalo tabaray hogaamiyaha qaxootiga kenya iyo somaliya Ahmed qaxooti.

  • @nasriinacadey8920
    @nasriinacadey8920 2 ปีที่แล้ว

    Deni waa sheydan jaajuus dabadhilif

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว

    So sad shacabka bosaso kudhacay alaha haka so garo 🥲🥲🥲🥲

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว

    DANNI ILAAHAY UMMADDA HA KA QABTO, DIIN IYO BALLAN MIDNA MA LEH.

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    BEENLOOW

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 ปีที่แล้ว

    Aawey inran tahliil

    • @fabu2526
      @fabu2526 2 ปีที่แล้ว

      Yaad weydiineysaa

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    CALI XAARE NIN UU WAXAY YAA AAMINAYA

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    KOLAY MID NOOCAAGA AYAAD WACEYSAA

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    MA XISHOODE

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 ปีที่แล้ว

    Every week hal mar ayan ku arkaa

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 ปีที่แล้ว

    Waa fahilan tahay

  • @runmoha2738
    @runmoha2738 2 ปีที่แล้ว

    Ilaah hakala qabojiyo bosaso deqa uma qalanto inlagu dagalamo shacabka allow badbaadi

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    MAQLA

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 ปีที่แล้ว

    Yaa gar daran farmaajo iyo rooble

    • @nasriinacadey8920
      @nasriinacadey8920 2 ปีที่แล้ว +2

      farmaajo iyo rooble waa labo masuul maxaa ka galey hadey is qabtaan khilaaf waa Iman karaa waana heshiin karaan mise waxaa rabtaa qabyaalad in lagu dhaho hebel ayaa gar daran shaqo yeelo waa labo masuul qabyaalad ha ka dhax raadin No mashquul

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 ปีที่แล้ว

    Mise ayaga ayad daacad u tahay

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 ปีที่แล้ว

    Putland way burburtay loomana baahna.

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 2 ปีที่แล้ว

    Thy are crazy both of them 👎👎👎👎👎💔💔💔🤠😡😡

  • @halimoelmi5196
    @halimoelmi5196 2 ปีที่แล้ว

    Illaahay dagaalka haka joojiyo walaala deen qax faa iido maleh

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    Wadnaka nin baa ka taliyaa La yidhaa Deni Ilam Deyaano iney amarka dalwda qaataan waaye

    • @blueicemax2268
      @blueicemax2268 2 ปีที่แล้ว

      Deni waa Zamzibaar Asalkiisa, reerkiisa waa laqarameeye, saciid Barqash ayaa keenay. Bah-direed waa saldanadii

  • @fazakamahamed9052
    @fazakamahamed9052 2 ปีที่แล้ว

    Waa fulayo ee banaanka iskula baxa dheh sida ethiopia ayaa banaanka lagu dagaalamaa

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 ปีที่แล้ว +1

      Bannaanka waa sahanka geerida, dadkan dagaalamaya waa ciirdabool miidhan oo gabbood ka dhiganaya magaalada dhexdeeda. Cidiba isma disheen haddii dibadda laysla tegeyo oo dhayda laysku liso waxbaba ma xumaadeen!

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว +2

    WAXAA KA MAASUUL AH ILMO DIYANA IYO FARMAAJO

    • @aminafarah1457
      @aminafarah1457 2 ปีที่แล้ว +3

      alaah gacmahaada iyo afkaada ilaahey ooga cabso, reeraha C/mohamud ka soo jeeda oo isku kibray war u sheeg ummada ha idinka nabad gasho.

    • @nasriinacadey8920
      @nasriinacadey8920 2 ปีที่แล้ว +2

      Farmaajo ha kuwalan orod adeerkaa deni ceebtisa ayaa bananka timid waxa kale ood ku qarisaan ma heysaan

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว +3

      Farmaajo xaguu usoo maray dagaalka Boosaaso? Afkaa qoyan looma hadlo.

    • @MohamedSalah-tq9fy
      @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

      @@Tasniim1 SIS ask asad diyana
      Asagaa lacag soo qaatay si uu ula dagaalamo Saciid deni.
      farmaajo iyo fahad yasin waa cadoowga koowaad ee puntland.

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedSalah-tq9fy pad maraykan ayaa samaystaye inkabadan 10 sanana way jireen maraykan ayey shaqaale u ahaayeene maxaa keenay farmajo iyo howlo kale walee intii aadan arkay halaka dhibtu kajirto xal majiro soomaali iyo nin jeclaysi

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 2 ปีที่แล้ว

    SAREEYNTA SHARCIGA AYAA KA SHAQEEYN DOONTO BUNTILAND. ILMO DIYAANO. WAA IN LA SOO AFJARAA

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 2 ปีที่แล้ว

    reer dayaano waa shibil xero ayey ku jiraan wax saraakiil ah Lama socdaan miyaa waa sidii ahlusunno iyo bakhaarkki Inji .

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk.jiif puntland wa dawlaad fuul a not like Mogadishu with 10 government.we have only one goverment

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 2 ปีที่แล้ว

      We have peace in putland

  • @hiboxuseen7852
    @hiboxuseen7852 2 ปีที่แล้ว

    War ninkani manafar
    Wan weye hadhaysana

  • @abshiromohamed4456
    @abshiromohamed4456 2 ปีที่แล้ว

    Cali xaraare maqal ma jiro sxb

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    AFKA U GALI KKKKKKKK

  • @MrGwax
    @MrGwax 2 ปีที่แล้ว +1

    Deni qaskuu wado Allaha umada kaqabto

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

    Cali xaraare wiilkii kuyiri waan kabaxaynaa magaalada oo baabuur baanu saaran nahay xataa ma uusan odhan ilaahay ha idin sahlo arimaha.

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว

      Intaasi ma aha wax laysku eedeeyo, qofku waana illaawi karaa, duco ahaan haddaa ula jeedid ducada inta aan dadka la maqashiin baaba kasii badan

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdallahcabdallah4717 aniga eedayn igama ahayn laakiin aniga ayaa iskaqalbi jilicsan oo ay iila muuqatay sidaas.

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    QOF AAD WACDAY WAA ZERP

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    Dagaaalka waxaa ka masuul ah Farmajo oo ilama Diyaano maalgaliyey
    Farmajao agobalda somai oo dhan waxu u ku samstey cidaamo taageersan walee Farmaajo xumaanta aad wado waay kula gu adaa xabaad kugu soo leeexan

    • @nasriinacadey8920
      @nasriinacadey8920 2 ปีที่แล้ว +3

      😅😅😅😅😅 waa markii aad ku waalan jirteen farmaajo mida kale gadaal isgu noqada oo iswediiya meesha uu dhibka idin ka heysato

    • @hassanhorris5547
      @hassanhorris5547 2 ปีที่แล้ว +2

      Abdullah omar
      Wlo miyaad illahay la baqeen marka dulmi ugu hilinayso dani dadkii uu masuulka u ahaa qaxinayo xataa miyuu garan waayey xaalad kale inuu ku xaliyo war allha halaysaga baqo shacabka sida haloo dhaamo iyo bosaaso deeqa nasiib daranaa

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    HATER

  • @ahmedomar3213
    @ahmedomar3213 2 ปีที่แล้ว

    Hadiii dawlad midaysan Oo somali wayna lawayay
    Mamuladu xag bay uleyahiin inay xaqaan waxii ka horyimada
    Puntland vs asad
    Somalind vs care
    Galmudug vs sheikh skaakir
    Mamuladay guushu racaysaa
    Hala xaaqo wixii mamulada ka horyimada

    • @ahmedfahar5065
      @ahmedfahar5065 2 ปีที่แล้ว +1

      Madax ma aha kuwaan waa calooshood u shaqaystayaal dad iyo dalba aan u aaba yeelayn marka anigu waxaan ku talin lahaa in dadwaynuhu kacaan., oo ay is dhaafiyaan

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    DACAAYAD

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    BEENLOOW

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    HATER

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    BEENLOOW

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    BEENLOOW

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 ปีที่แล้ว

    BEENLOOW