ABDIRISAAQ ANSHAX QIIMAHA SOOMAALINIMO XAFLADII 26JUNE NAIROBI KENYA 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 182

  • @KahoAfrah
    @KahoAfrah 3 หลายเดือนก่อน +35

    iyadoo Cadaw uusan naga faa’iidaysan kuwo is fahmo naga dhig yaa Rabbi

    • @faizam523
      @faizam523 3 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin❤

    • @Fathayusuf-u4v
      @Fathayusuf-u4v 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 3 หลายเดือนก่อน +17

    Ilaheyow soomaaliya kuwii is fahmo allaha ka dhigo amiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

    • @AhgacaanAwad
      @AhgacaanAwad 3 หลายเดือนก่อน

      SOMALIA THE FAILED STATE

  • @suheilaabdulahi1604
    @suheilaabdulahi1604 3 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah wll abdirisak thnxs jun jeer Somalia 🇸🇴 Somalia baa leh❤❤❤❤ SOMALIA HANOOLAATO 5ta Somali oo midaa inshallah Allah naga wada dhigo guul ❤❤❤❤❤❤❤happy Somalia 🇸🇴 independence one love ❤❤❤❤🩸❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 3 หลายเดือนก่อน +15

    Maasha Alla❤
    Saas waaye well done 👍
    From
    Garxajis Woman🎉👏👏👏❤️

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wayna kaas inader❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      Faqash baad tahay sheegato qadhmuun

    • @Xamsekayse1122
      @Xamsekayse1122 3 หลายเดือนก่อน

      Faqasheyyyyy😂😂😂😂

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b 3 หลายเดือนก่อน +4

      @@Xamsekayse1122 dumaashi naga xishood faqash iyo fuqush midna ma nihin lakiin oromo afqadhmuun ma rabno cidii rabta haw guurto

    • @Xamsekayse1122
      @Xamsekayse1122 3 หลายเดือนก่อน

      @@UbaxMaxamed-h9b lama rabo dumaashi lkn bal tiktok yara tag dadkiipa inay cadaw inagu yihiin aynu is raacno inagu inta indhaha dadku inaga jeesanayaan ileen somalidii kalaa isu keen soo Raacdee

  • @XasanaadamnuurXasanaadamnuur
    @XasanaadamnuurXasanaadamnuur 3 หลายเดือนก่อน +11

    Alloow adaa wino waaxid ah soomaali israaci isna fahnssii

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      Nin kani waa ninkii SNM amaanayay heestan reer somaliland baa sameeyay waa hees hore luqaduun baa laga hadlaayay ee Itobiya ayaan Soomali ka jeclahay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      Aloow hayskaaya raacin cadawg xiqdiga Alle nacayb kan ka daran hayna dhex dhigo Itobiya ayaan kaa jeclahay

    • @Kaafi1mk
      @Kaafi1mk 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@TogdheerBurco-x3pwar ninyhw kaalaya na badala ala.maxaad nimanka jeceshihiin jufma idam ale
      Waligay baan naagahoodaa axmaarada jecel adisababa na waan ku arkY walahay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      @@Kaafi1mk Meelxun joog maxaa ku tusay adna ka dareed fur iyo xanjo Alle ku geli xaniisoow Adis adaaba ka wara maaya idinkaa Adis ka buuxa oo kiiniya qaxoonti ku ah burundi uganda turki ilaa yama ragiina iyo naaga hiina cidwalba ujabeen oo jidhkooda kelyahooda dabadooda siilkooda ibiyeen gaajo awgeed maydinkaa meelba degan Anaga Somaliland baanu ku koobanahay oo ku asturanee

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Aamiin Aamiin

  • @NawaalSheekh
    @NawaalSheekh 3 หลายเดือนก่อน +6

    Afkaygow dunida Kuma tihid qoxoti jah alla dhiga

  • @AbdiazizmohamudGafow
    @AbdiazizmohamudGafow 3 หลายเดือนก่อน +16

    Ddku wey is wada raaci donaan insha Allah somalinimo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      Anagu waanu idinka hadhnay itobiyaan idinka Jecelahay

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 3 หลายเดือนก่อน +2

    AF SOMALI SINJIGU WAA SOMALI DHIIGEYGA IYO DHUUXEYGU WAA ASALKEYGU WAA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤MIDNIMO

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 3 หลายเดือนก่อน +3

    Somalinimo ha waarto anigoo ah shaqsi somaliland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ashamohamed6613
    @ashamohamed6613 3 หลายเดือนก่อน +12

    Qiimaha soomaalinimo ilaahay ha soo caliyow

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      alle nooma soo celiyo Anaguun baa ka maqane dee isku filaada

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 26 วันที่ผ่านมา +1

    Abdirisaq anshax noolow inta nolol jirto Our beloved singer 🙏🙏🙏🙏🙏🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc. Abdirisaķ guul guul Allah haa ku hafido aduun iyo akiro
    Ameen ameen Allah.

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 3 หลายเดือนก่อน +12

    Maasha Allah somaali ha noolaato 5ta soomalinimo

  • @QadraJama-qs8kj
    @QadraJama-qs8kj 3 หลายเดือนก่อน +5

    Maansha afkaaga caano lagu qabay

  • @shukriabdulahi8360
    @shukriabdulahi8360 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waaw mansha allaah❤❤❤❤

  • @aminaosman1520
    @aminaosman1520 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedEprahem-g4i
    @AhmedEprahem-g4i 3 หลายเดือนก่อน +1

    sida culimada loosoo labistay deedna waa laheesay kkkk

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waw afkaygow ❤❤🎉 iloveyou somali wayn❤😢

  • @asiyoAbdulahi-w9s
    @asiyoAbdulahi-w9s 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allow midee 5ta soomaaliyeed 😢🇸🇴💔

  • @batranadan2162
    @batranadan2162 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah walaalkey anshax noolow waligaa cadogaagu hadhinto ❤

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 3 หลายเดือนก่อน +3

    Runta runtA usheeg❤

  • @NafizaAliNafizaAli
    @NafizaAliNafizaAli 3 หลายเดือนก่อน

    Qimaha somalinino
    ayaad quwadiisa tahy afkeygow🇸🇴🦁🩸💝 1luulyo2024

  • @XasanAbdi-rr4is
    @XasanAbdi-rr4is 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mashalh ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hiboqaasim4972
    @hiboqaasim4972 3 หลายเดือนก่อน +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FilsanMacaaneey
    @FilsanMacaaneey 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaalinimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah💙💙💙💙❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙❤💙💙❤❤❤❤❤🖤🖤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙💙💙❤❤❤🖤 cabdirasaq anshax ❤

  • @falisa576
    @falisa576 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliya wa dalka kaliya e aduunka
    Hal luuqad dadkiisu leeyahay.
    Baryahan social media ha waxad
    Ku arksysaa dad views raad sanaya
    O leh reer hebal ba nala yirahda
    Luuqad gooniya baan lee nahay
    Isma fahmayno ben weye somali
    Ila raascasayr ila raas kabooni
    Wallhi inan loo kala turjumayn waa
    Kuwii is fahma somaliduna hal
    Luuqad ba Alle siiyey Alxamdullah

  • @mohamedallaleh-v9h
    @mohamedallaleh-v9h 3 หลายเดือนก่อน +4

    Somalinimoo ❤❤❤❤❤❤

  • @Mumino-s9l
    @Mumino-s9l 2 หลายเดือนก่อน

    Somali ismanecba ee politicians u adeegayaan wadamade shisheeye ayaa iskneceb 😢😢😢 ilaahayow siyaasiyiinta nosohanuni

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalinimo ha waarto from somaliland❤qof aan dhul marin dhaayo ma arag illahayow soomaali meelkasta joogan kuwii qiimaha dalkooda iyo dadkooda fahma ka dhig

    • @sacdiyo2571
      @sacdiyo2571 3 หลายเดือนก่อน

      Amin amin allow midee somali wxa imuqata dalkyga mida noqanaya🇸🇴

  • @Cbdifataaxkulul
    @Cbdifataaxkulul 3 หลายเดือนก่อน +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️

  • @urmumshushi
    @urmumshushi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliwaxay kusoo aruurty ogaden iyo abgaalcar yaa keena reerkale oo uheesa calankaa dhiigaya cabkaa

  • @khaledomer468
    @khaledomer468 3 หลายเดือนก่อน

    Somalinimo maxay ahayd niicda joojiya 1960 ayaa somalinimo raadinayey ka maanta 2024 kasheekaynayw somaliland waa qaran tashanaya dantiisa ayaa somalinimo kawayn

  • @KAŊTƏ
    @KAŊTƏ 3 หลายเดือนก่อน +1

    Afkaygow qolo matihid 🟩🟩⬜️⬜️🟥🟥
    🟩🟩⬜️⬜️🟥🟥
    AFKA LAMA KALA LAHA LAKIN DHULKA LAKALA LEYAYA AM FROM SOMALILAND 🎉
    FEW WEEK AFTER AQOONSI 👌🫡

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 3 หลายเดือนก่อน

      Alle maxay doqonimo kuhaysaa ma Ethiopia 🇪🇹 maxay aqoonsan kartaa 😅😅😅

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 3 หลายเดือนก่อน

      Teeda kale 33 sano beentii dhalinyarada loo sheegayay way cadahay scc ayaa idin fashilisay😊

    • @KAŊTƏ
      @KAŊTƏ 3 หลายเดือนก่อน

      @@MukhtarIsmacil-b1y waad arki dee marka maxa ku xala isduug adoo nool
      Ileen xalkale majiree

    • @KAŊTƏ
      @KAŊTƏ 3 หลายเดือนก่อน

      @@MukhtarIsmacil-b1y ssc cayntan aad nala hoos cararaso iskadayYo tada kahadal
      Adiga mxaa ku xala dad cuqdad iyo xaasidnimo lafaha gaartay ba tihiin umada somaliyed lama kala jarayo War somalinimada aad shegasa wate jabuuti manay somali ahayn ma turkiba mxa somaliland uun idinka laadlaadiyay

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qabiil iyo ooday af qadhmuun waa in la asaaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      qabyaladu waa qaranimadeenee kor uqaaday waa taan wax ku qayb sanee waataan waxku noqonee hajirto qabyaaladu Itobiyaan kaa jeclahay

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 3 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p 🇪🇹🇪🇹🇪🇹💩💩💩 inem badhmi aweralow amaranya! Sidaaad afsomaliga u baratay ayan u bartay xabashiga!
      QABIL WAA QUDHUN ! HADAD WIL DHALINYARO AH TAHAY KA FIKIR UBADKA AAD DHALI DONTO

  • @IfraaxAhmed-ok6sf
    @IfraaxAhmed-ok6sf 3 หลายเดือนก่อน +3

    Www🎉

  • @kafiyamohamod6831
    @kafiyamohamod6831 3 หลายเดือนก่อน +3

    🇸🇴 ❤

  • @AdanAli-ju1fz
    @AdanAli-ju1fz 3 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAAAHU AKBAR SOOMAAALI WEY ISRAAACDAY. GUUUUUUUUUL IYO GOOOBINIMO WALAALAYAAAL❤❤❤❤❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 3 หลายเดือนก่อน +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓

  • @KowsarJama-r3b
    @KowsarJama-r3b 3 หลายเดือนก่อน +1

    illhyow dadka qabyalada qulubtoda ka saar yarabiii soomali mida isha allh ❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤illahow❤❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 dad isjecel oo wllo ah oo diin kumideysan❤❤❤inagayel❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guleesta❤❤❤wllo❤❤

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 3 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @XamdaAhmed-n2k
    @XamdaAhmed-n2k 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤

  • @HusseinAli1020Ab
    @HusseinAli1020Ab 3 หลายเดือนก่อน +3

    First comment ❤

  • @Cbdifataaxkulul
    @Cbdifataaxkulul 3 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 3 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @Zaki12Manexe12
    @Zaki12Manexe12 3 หลายเดือนก่อน +4

    Soomaalia nimo 🇸🇴🩸🇸🇴🩸🇸🇴🩸🇸🇴🩸 Alla dhiiga cadaw kuma hamiyo inta ay naftu nagu wada jirto insha allaah ❤❤❤

  • @asmaxaliye5702
    @asmaxaliye5702 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah hawarto 5 somliyeed

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 3 หลายเดือนก่อน

    Walee waa isqarjoofi 😂😂🌺🌸💙💙🌺🌸🥰👋👋🌼🎊🎊🫶✌️

  • @IfraaxAhmed-ok6sf
    @IfraaxAhmed-ok6sf 3 หลายเดือนก่อน +2

    Www🎉

  • @faaizaQureysh
    @faaizaQureysh 3 หลายเดือนก่อน

    asago wadnaha nik nik leh uu calanka haaya😂😂😂

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi 3 หลายเดือนก่อน

    aar kan liinta ayaa loo si qoshaya baxar ayau galiyeen

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 3 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇴🫶🇸🇴🖐🇸🇴🇸🇴😢😢😢

  • @UgasMuhumed
    @UgasMuhumed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah hanbalyo 26jun cawale🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 หลายเดือนก่อน

    Congratulations ❤❤hope

  • @SaharoSaleebaan
    @SaharoSaleebaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaliy noolow

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah Anshax walaal u right ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FadumoMahamed-b5o
    @FadumoMahamed-b5o 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waaw

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴⚘⚘

  • @Sogarmecaniques
    @Sogarmecaniques 2 หลายเดือนก่อน

    Mch alh somalie

  • @xawaachiino954
    @xawaachiino954 3 หลายเดือนก่อน

    Anshax ibnu xalaal ayad tahay

  • @NadiifoMaxamuud-v8r
    @NadiifoMaxamuud-v8r 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @halimajama7814
    @halimajama7814 3 หลายเดือนก่อน

    Afkaaygow caano lagu qabay

  • @Aminadeeqa
    @Aminadeeqa 3 หลายเดือนก่อน

    1 July meeday ma la inkiray

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01 3 หลายเดือนก่อน

    SIYAASIINTA MAXAA QULUUBTA KA XIDH-XIDHAY ?

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 หลายเดือนก่อน +1

    QOTIGAASI LIINTA HA SOO DHAMMO

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤❤🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳😭😭😭

  • @muneiraguzel7212
    @muneiraguzel7212 3 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah 💙🇸🇴

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Anashax waa Wiil
    Seedigayo Gabadh Isaaq habar jecelo
    Ah qaba lafta geela badha
    Bada buurta banaan iyo hawodka
    Dega Masha Allah

  • @mr-kw6ry
    @mr-kw6ry 3 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚘⚘⚘💙💙🇸🇴⚘✅✅✅✅

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 หลายเดือนก่อน

    XAFLADA NOOGA CALANKA SHEYDAANKU CAABUDO . CALANKA MAANTA SOMALIA DHIMATEY WIIQEY . ALLAHU AKBER LAGU EEDAMAYO IYO CALANKA SHEYDAANKU CAABUDA ISMA GALAYAAN REER KHAYALI KU NOOL

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 3 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴

  • @asmaxaliye5702
    @asmaxaliye5702 3 หลายเดือนก่อน

    Heesta ma faysal cali warabasameyay tan way heesdhaaftee❤❤❤❤❤

  • @AfnaanAbdullahi-f4f
    @AfnaanAbdullahi-f4f 3 หลายเดือนก่อน

    Ala dhuuxa ala diigah ❤🇸🇴❣️❣️🇸🇴❣️🇸🇴❣️🇸🇴❣️🇸🇴❣️🇸🇴❣️❣️🇸🇴❣️🇸🇴🇸🇴❣️🇸🇴❣️❣️

  • @faafintakhayrka5457
    @faafintakhayrka5457 2 หลายเดือนก่อน

    Somalinimo❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 หลายเดือนก่อน

    Salaangobeed Anashax Fanaan Sare

  • @abassabdi390
    @abassabdi390 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatmarashid3231
    @fatmarashid3231 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ 🇸🇴

  • @abdisaeed-dv6ju
    @abdisaeed-dv6ju 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RaxmaHassan-tk7pf
    @RaxmaHassan-tk7pf 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallaha walala qaaali habalayo soomaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qiiro jabaanta somalida waxa ad u maleysaa dad fiican

  • @xawaachiino954
    @xawaachiino954 3 หลายเดือนก่อน

    Illaaho ada weynummada somali mide amiin

  • @MAQSUUDMaxamad
    @MAQSUUDMaxamad 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 3 หลายเดือนก่อน

    Beautiful, Masha,Allah
    Soomaalia ha noolaato

  • @Hodankayse-i4h
    @Hodankayse-i4h 3 หลายเดือนก่อน +1

    🎉

  • @CaydurusMumin
    @CaydurusMumin 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤praying 🙏 🤲 praying 🙏 🤲 praying 🙏 🤲

  • @MohamedaminAmin-e8h
    @MohamedaminAmin-e8h 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sm.5191
    @sm.5191 3 หลายเดือนก่อน

    ❤🇸🇴♥️💯🩸💪🏿

  • @SalmaHaybe-p5r
    @SalmaHaybe-p5r 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤
    😮😅😊

  • @Nimcuushaxmed49
    @Nimcuushaxmed49 3 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴💙🫶🏼

  • @khadiijoqaali4857
    @khadiijoqaali4857 3 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 หลายเดือนก่อน

    Hargaysa dhib badanaa hada ragaas liin dhanaan ayay u sii qasayaaan heeey

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 3 หลายเดือนก่อน

    ❤️🇸🇴

  • @isdaji
    @isdaji 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcalijaamac9871
    @maxamedcalijaamac9871 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @FartuunMaxamedmuudecismaan
    @FartuunMaxamedmuudecismaan 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @cawilosman-me9rz
    @cawilosman-me9rz 3 หลายเดือนก่อน

    Somalidu ha kalla godo diinta iyo luuqadun ha dhaxaaayso carabtuba dowlado badan luqada iyo diintuba ka dhaxeysa somaliland guul hore uu soco❤❤❤

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 หลายเดือนก่อน

      1 qabiil qaran ma noqdo ee qiyaaliga ka kacaa isaaqoow

  • @AmiiraMohamud-ok3ox
    @AmiiraMohamud-ok3ox 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa sameeyey Heestan