Waayojoog:"Naftaa igu tidhi meeshii Cabdale Sacadku degenaa tag, cid uun baad ka heliye" Halgamaa ..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 3 หลายเดือนก่อน

    Amiin shabeel buu ahaa kayare warqada loo dhiibay

  • @abdirahmanahmed7627
    @abdirahmanahmed7627 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sidee tarikyhan-nasir barnamijka waad gabisay

  • @xaruntaxornimada8463
    @xaruntaxornimada8463 3 หลายเดือนก่อน

    Barnaamij yada caadi u soo wada daaya plz oo hakala jarinna Habeen kasta waan la soconaa oo waanu daawanaaye plz waanad ku mahadsantihiin barnaamiskan oo aad taariikho badani ku duugan yihiin mid idhaafay wlhi baanu jirin intaas oo barnaamuj ee aad soo wadeen dhawkaa sano 2yrs

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 3 หลายเดือนก่อน

    Laxay ilaabay meeye, hadduu Garxajis u tegi lahaa lama dhiibeen ee sidii Cabdillaahi Askar baa la badbaadin lahaa oo Xarshin la geyn lahaa. Tolkii baa shilimaad siistay.

    • @abdirahmanceerigabo
      @abdirahmanceerigabo 2 หลายเดือนก่อน +1

      haa wlhi inader in uu daantaa G 36 garxajisa tagay ahayd 😂😂😂

  • @MohamedCawil-zk2bz
    @MohamedCawil-zk2bz 3 หลายเดือนก่อน

    Tv waa langab waraysigaa snm ta uun ban ka daawanayoo kiina waaynagu can siiriyeen tag

  • @kaydcarab3335
    @kaydcarab3335 3 หลายเดือนก่อน

    Caawa barnaamijkii maxaa helay

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 2 หลายเดือนก่อน

    halgankii xalaasha ahaa SNM waa dhalinyaradii ka gadooday dumigii faqash

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 3 หลายเดือนก่อน

    Mujaahid Kani 200 oo dagaal ayuu galay waa halyey halgamaa ah dawlada somaliland xaqiisa ha siiso.