DHAANTO CUSUB ABWAAN TABIYE ( HIIL SHACAB ) NEW VEDIO 2024.....
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025
- KUSOODHAWOOW ABWAAN TABIYE OO KAMID NOQO DAAWADA YAASHA QIIMAHA BADADAN EE KUXIDHAN BARTEENA TH-cam MAHADSANID 🙏🙏
DHAANTADA WAXAA LOOGU TALAGALAY
DEEGAANKA JUBADA DHEXE EE LA DAYRIYAY,
ERAYADA ABWAAN TABIYE
LAXANKA ABWAAN BISHAAR WADANI
MUSIC GA ABDI YARE ABIIB
COD QABASHADA FARXAAN STUDIO
CAMERA & EDIT AGA STUDIO
JAANTA IYO JIBINTA KOOXDA HOWRAAR
MAHAD CELIN GAAR AH
__CAYDURUUS SHEIKH
#AGASTUDIO
#HOWRAAR ACADEMY
#BIDHAANMEDIA
#ABDULAAHI NOGOB
#HAYEMEDIA
#MIDNIMOTV
Dhantada 1milyan inay garto wayo dadka Degaanada iska leh share gareeya plz ❤
0000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000
Walaahi abwaan tabiye wuu dhaanteeyay erayo, laxan, iyo cod dahabiya ayay dhantadani kulansatay walaal carabka iyo caafimaadkaba rabi hakuu daayo aamiin
Abwaankeygii sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato, dadka aan wax ku ahay ayaad kow katahay🙏🙏
balse meesha codi mayaalee muhiimadu waa message ka kkkkkkkkkkk
@@abwaantabiye hhhhh oo cadaa taliye
Runtii wan laqirodaye dhantedan sakaa ....waxan baa modaye dhulkii barwaqada ee bu,aale inan jogooo .....halkan rabaye ayad dhigtey abwan tabiye alllaha kusharfo
Abwaan tabiye muwadhin reer jubalend ah mardhow bu.aale ayaan kudhanteynaynaa insha allaah guuleyso abwaane
ASc Abwaan waan ku salaamay. Aniga ayaa ku dhashay meesha aad sheegtay ee Jabi, nusduniyo, Hargaanti, waraabogube iyo Salagle. Thank u
Abwaana lambarka ii so qor wax badan kuu sheegi rabwaaa
Wow wllky abwan tebiye guuleeyso
Mashaalah cud macaayaledahay mashaalh hurusoco saxib wakutagyaraa
Abwaan cod xalasiyaleh m.a abwan Nairobi sifiican ukalaxiro abwan an adi aheen Nairobi majogo noqo cabdi fitax jarmal 2 Big legend horay usoco abwanee
Abwaan tebiye guuleeyso wllsare hidahanaga beeylax maad dhigin
abwaanow tabiyow kasoohada dhaantdii yuusuf birjeex waanawaashee 2025 sida udhaqsiyahaban
Manshaaallaah huuuno
Gulayso abawaan Tabiye sharaf iyo karamo ❤❤❤❤
Serar o hemar qatay haybtu ka baxay kuwa daba socdow maad ka joogtaan godkas
@abwaan tabiye guuleyso!!
Eshcala dhanto abwankena👍 rejubaland wainan hor usoconaa kor uqada bahashu awowgin lagubye😊
Dhaantaddan waa in ay hasuus ahaan loo hormariyaa abwaan tabiye thanks
erayada iyo laxanka iyo waliba codka inaba caadi maahan keep going sxb sare
wooow m.a abwaan tabiye guleyso
ABWAN Go ahead brother Halka fanankaa An hysano m.a
From star fodey
Abwaan keep it up
Wllkey abwan tabiye legend ❤
Horeyusoco abwaan
Waw abwaan ka ❤❤❤🎉. Wan. Kaahayaa you
❤❤❤ Ishcala Dhanto
Abwan allha ku hafido balantena waa salage iyo nusdiniyo
Mashalah ♥️ Dhaanto mcn o qiira leh weye
Mudane axmed islaam iyo ciidanka adag e jubaland
Iyo Guutada bir jeex waxaan idin leeyahay Guuleysta aabayaal 🙏
bwaan tabiye waan ku salaamay Waa halkii aan ku dhashay rabiyow nabad kadhig
Woww axsan dhanto axsan cod axsan eryayo axasan laxan axsan video axsan koxda axsan camera man Inshallah 1m views
Thank you garaad❤❤❤
inader alladaayow keep going
Abwaan tabaye afkaaga caano laguqabay ❤❤❤❤❤❤
Woow tabiye yaa dhaanto
Manshalaaah gulayso abwaan tabiye horay. Usoco. Wlll
Msh allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ abwaan tabiye
waxan danta lama dihi karo magac kale halo bixiyo malinki 5 jer wan dagesta m.a erayo mug iyo misan leh❤
Dhantada way fadhisaa abŵaan tabiye hormar wcn
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuul
Abwaan tabiye balanteena wa bu,ale i,a guuuuuuul
Abwaan Tabiye gulayso sxb sare
Best dhaanto ❤❤❤❤
dhaanto ❤ iga dhe🎉😊
Abwaan guuuuuul insha Allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Hafadkiyo ujedada ada garan abwan
Aad iyo aad abwaan❤
abwan tabiyow dhantadadu waymacatahay ee siiwad sxb wakutageraa
Abwaan wayahaan kuma heyno ee halkee aadi falaaqeyn taada waan u xiisni ee halagu arko abwaan
Mxuu wax falaqeyaa asagaa in la falaqeeyo u baahan oo sarbeebtisa in la faago qof so bandhiga hala raadiyo😂😂
Abwaan guuleyso
Keep going abwaan 💐🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
M,A abwaanka salan sharaf my brother
😢😢😢😢 ❤❤❤❤ Tariq ba qormesa inshllh
Abwan Tabiye keep it up brother
Thank you, I will
Abwaan tabiye balantenu waa bu.aale insha allaah guul
Keep going broo
Guuleyso wllkey qali ❤❤❤
M.a xiligeedii ayaad ku aadisay abwan
Abwan tabby Mashala alaha
Walal dhobley halbil kahor diyaro maka soracday muqdisho maimaday
Waa sidee tahy avwaan❤
M.a abwen
Abwaan tabiye❤❤❤
Hir magoolay iyo hilaac hasha u ka hor muuqade hadana howd abaara iyo humri lagu dabray hodaadu xuma 😢
Waa jubaland ta kismaayo dhaafi laa.aa
Abwaan hor usoco
😢😢😢asc saxb cid to you too 😢😢😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abwan tabaye waxbadhan as dhad jafe waxalaraba qof yafa
Mdeep❤❤❤❤🎉
Dhantada ninka laxameyey waa ragii ceelka ku dhashay saan filahayo
Abwaan tabiye balantenu waa bu.aale insha allaah guul 6:08 6:09
AWAANKU WACYI BUU WADAA
DADKUNA WEEY DHAGA LLA,YIIN
ABWAAN WAXAA TAHAY HADOOR
WANAAGA DADKIISA JECEL
WAAN UHABAA QAARBAA IS ORAN
NINKANI WUU WAALANYAHAY
WAXEEY KAA AAMINEEN
ADIGU UGU CELI WAX SAXAN
Walaahi waa runtaa walaal qaali!
Hayeeshee marbaa dib loo noqoni oo lagu damaashaadi jubada dhexe!
M.a my brother ❤
Laxanka waxaa horay igu qaaday abwaaan Bishaar wadani
Waaaw War abwaan Waxan kugu Ogayn Falaqaynta dhantoyinkee Manta ma adigiiba kutuurtay Walee Codbaa Kugu Qarsonaa
Falaqenta dantadhe away
Haybtuu Ka baxay. Wacadala kolkan wajiyadoda arko yaan cadho meel ay katimi garanayn isaaqda
Dhaantadaan waa inaa falanqayn kasoo sameynaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Gulayso
❤❤🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤ABWAAN ❤❤❤❤❤
Salama halgamaa
Eeshcalaa dhaanto
Abwan dhobley diyarad maka soracday halbilkahor jwb inan kugu arka Monday
😊😊
🎉🎉🎉🎉🎉
Perfect lkn yara gaabantahay
Sxbkey guleyso
My brother tabiye mxa barayahaan falaqeen ma arkee 😂😂😂😂
💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Kah
Abwaa tabiye
Yaanoo tabaa hade dhaantada hadaad qaa day sxb
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hawlgal waaynba jiro halgan moye majiro hadalkalo namari horgalow hoy istag
War mala waayey shakhsi falan qeyo
War ninyahoow dhantadada yaa noso sifiri
Garcia Timothy Clark Donna Wilson Christopher
War kani maanu ahayn ka dhaantooyinka falanqeeya ma dhaantooyinka ayuu sameeyaa oo waa abwaan iyo fanaan bal iga daba geeya culimo 😂
Ma sheegee marka kkkkkkk
A/c cod machan ayaad leedahay laxankana waa OK laakiin kooxda bedel waxba ma yaqaaniine muusikadana dib u fiiri codkaaga kuwa reer ogaadeeniya xataa waad ka fiican tahay
Abwaan tabiye balantenu waa bu aale guul iyo gobonimo insha allaah
Abti keep going
M..a guleeso wll mcn ❤️
M..a guleyso wllkey mcn 💟
Guuleyso Walalkey ❤
❤❤❤❤❤