8sano Rajo beena Riyo beena Jacayl beena Hadal aan urka ka jirin Naxariis beena Geeri moye cid na kala fogan majirto 27/10/2024 ayuu guursadey Ana iga tagay 😭😭😭wlhi kama anan filaynin 8sano ayn xirir lahayn wlhi isaga kaligiisa ayn ku koobnaa oo aan daacad u ahaa jacayl xad dhaafneh u qabay lkn abalkeyga wuxu noqtay in cidlo la igaga tago gabdho waligina dacaad ha u noqonin ragg💔😭😫
Waxa an la socday mudo labo saano ah hadana wxn ogaaday in uu xaas iyo waliba 4 caruura leeyahay oo uu iga qariyay mana aqaan hada sii an wax ugu sheego waayo siidhab ah ban uu iecladay mana ahaan karo la aanti taalo isiiya axxby😢please
Heestan wxy ka hadlaysa xalada an ku jiiro hada lkn iguzo duceya in ilaahay malin maalmaha ka miid ah qof ii jecel oo farxad isiiya ikeen😢😊
Axx zry qlbi I.a qof ku jcl oo ku daryela mln un wad heli adna is adkeeey mrkstna frxd muuji 😊
Qof qiimahaaga garto maalin UN alle wuu kuusoodiri niyada ka diyaar garow wllo
Rabi ki si qof fican abayoy😿
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
Xidhiidhka bilawgisa waqti badan ku bixinaysay haduu bur buray 💔maanta beer nugaylku waa ceebe xidho beelka samirkisa 🌟🖤
Daradiii qofkii ka baydhey haw burburin noloshaada 🎉best song 🎵 bada raaci magaciisa xasuustana ha baadh baadhin😢😢
Bal ka wrn hadaa jeclaato qof xiisooleh ah 😢❤ 28/10/24 habeen murug iyo feker leh😢❤
Sorry abaayo
maka bogsatay walal mcn😊
Heesta aniga iga hadlaysa mooda xasuusta ha baadh baadhi bada raaci magaciisa si kaston ku aaminay wali wad i dhaawacaysa wad i khiyaantay 😢💘💔
Buuq iyo ciil kabi wax ka birin mayane halka kugu banantay qofka buxin kari wayay ku bedelo qof boskisa 1/10/2024💔😭
Xiisaha beenta ah qofbu noloshisa burburiya si walba isku dayey inan uilawo mankeyga buu kuso labta xilliwalba si walba kaga marmey balse welih si dhaba u❤😭22/9/2023💔❤️🩹
Anigoo dunida ujecel ayuu bilaa sabab iga tegay hadana bada Ma raacin karo 😭😭
Qalbi u can do wlhy qofka ku jecala ma tago kii tag owalab kuma jecalan heesta eryada wax ku qado please
Sideed u raacin karin madaa dhalay
@@kawtharanuurosmaan6196🙏👸🏽
@@Nasiib724✅👸🏽
Waa racinkarta raci abayo qofka katago adna walaga tgaa noloshada loma silciyo😢
Faananada sanadka haboon bey wax dheertey heesta waqtina waan kaasu gayaa❤❤❤❤
Beer nugaylku waa ceebe xidho beerka samirsiinta
YaanaY lumin burhaantadu 🫡
Hestan wexey kaa xadleysa xalada an kuu suganhy go'an wan qadan laahay wana kuu qasabsanahy inan go'an qato😢 isoduceya wllyal😭💔
kalay ana best frnd kuu naqanayo inta ka ilaabayso waqti kusiinayo kaga mashquusho
Maalin isniina
3:50 pm
28 /10 /2024
Waanka daalaYy
Jacaylkan xiisaha
💔😢😢
Naa wll adi & inanta commentigaga kasaraysa halmar maxa idin wada jidhay ma 1 qofba iniwada dhawacay bisinke😢
Dadna barasho weeyaane
8 December 2024
Xasuus❤
Tan Hees Way Dhaafte Amran Dagan FanaanadaYda ❤🎉
Xiro Belka samir sinta dadna barasho weyene😢😢😢 28/ 10/ 2024 malin isnina😢
Anu uur leh iga tagay wan dhalay sas ey tahay ila hada 😢😢xiro belka samar siiinta😢dadna barasho weyan 😢
😢😢
😢😢😢
Sorry baayo wa marka kaliya o lesbarto
😢😢
Wali fanaanad amran la dhaho ma arag heesti amiin yare ayay sawaabisa
Ax heestan xanuun weyi wllhi😢
Naa bada raaci kuligood nacalaa sheydaan kuyaalee
From tiktok
Haboon u cod ekaa😳
team calaacal, marka hore qof idinku haboon doorta ama waxaba kamaarma saxibayaal
Qof walba hdu ogyhy qofka ku habon qofna ma murugoden mana dhibtoden
Waan kaa hayaa heestaas❤❤❤❤❤❤❤
Bada raaci magiciisa😢
Bada raaci magaciisa🥺
bada ma raacin karo xasusna ma deyn karo oo inan waligay la Nolan dono. ban aamin sanahay ben ma shegi kare wayo ayada wax loo dhiga ma jiran🥺😅🥺😭
Marka marka qaar waxaad kabaqaysaa guuxa gudahaaga kabaxaya haduu debeda kaaga soo baxo inaad kuwaydo sharavtaada😒
Xidhiidhka bilawgisa waqti badan ku bixinaysay haduu bur buray 😢maanta beer nugaylku waa ceebe xidho beelka samirkisa
Runtii hestan waxay si dhaba uga hadlaysa qisada qof aanan rapin magicisa inan xuso😓wxn rajenya hestan inay wax badan ka dhayi doonto❤️🩹
Maxa ku dhacay abayoy😿
Sorry abayo 😊
Anigoo jecel ayuu iga tagaa bilaa sbb lkn ugu danbayn go.aan baan ka gaadhay alle waxan ka baeyayaa inuu qalbiga iga reebo 😢
Haboon nuura u ekaa gabadhani
Wa walaasheed
Gabadhan iyo Haboon waa uskucod wlhi 😢
😢 badan waya danabayasa
Baada raci magacisa😢
ay hes iyi bar
Haboon nuura promaxa
8sano
Rajo beena
Riyo beena
Jacayl beena
Hadal aan urka ka jirin
Naxariis beena
Geeri moye cid na kala fogan majirto
27/10/2024 ayuu guursadey
Ana iga tagay 😭😭😭wlhi kama anan filaynin 8sano ayn xirir lahayn wlhi isaga kaligiisa ayn ku koobnaa oo aan daacad u ahaa jacayl xad dhaafneh u qabay lkn abalkeyga wuxu noqtay in cidlo la igaga tago gabdho waligina dacaad ha u noqonin ragg💔😭😫
8 sano inad xidhidh la yelato ma aheyn
So sorry dheymaney😢😢
Saas hadhihin wl kaas mid nasiible muu ahyne mid wngsn waa helysa insha allh boqrd bthy boqoradu mrksta iyada qiimo leh❤🎉
Saas hadhihin wl boqorad bthy mrksta adiga mudnanta leh kaasi mid nasiibleh muu Ahyne❤🎉
Hestan waxay jawaan utahay heesti amiin yare ee ifur buuga naxariista🤔🤔
Xasostana habar barin 💔🥺
Waaa hees iyo badh
Dna haylayqàado xabashiygan
Bada ma raacin karo 😭
Axa qalbigay itabtay marwlba waan iscilkan biiya balee isguu wu idhayalsad 😅😢
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
TOP
😢❤
0:42
Heestan waa midho dhiirin gelin ah
Waxa an la socday mudo labo saano ah hadana wxn ogaaday in uu xaas iyo waliba 4 caruura leeyahay oo uu iga qariyay mana aqaan hada sii an wax ugu sheego waayo siidhab ah ban uu iecladay mana ahaan karo la aanti taalo isiiya axxby😢please
Macanto wax walba qornayen balse adiga hada kuqadan kartid xaladas waa okay balse hadey kugu adagtahey halka wado ku furan ah inaa ka tagto wayo wax manta kudhibayo marka gasho beri kashalayi karta balse iska fadhista horta Yahweh inad ogtahey wax walba ficilkisa markası ku goaan gaar
@@AsmaAbdi-y1e xalal waye alle u baneye abayo hada ku qanacdo ku aqbal wayo inu qalad ku shegay ba qaldaneyd bes
Bada raaci magceeda😢
😢😢
😢😢😢😢
Xiligi laa igu talagaley so baxd
Qofka baydh kutri wayay 🙂bada raci magcisa 😉xasustana habdh badhin😐🖤 woof wy hees dhfaty tani🫶
Ceeb igu dhacday
Bada raaci magaceede😢
Sorry 😢
1😂
Ax🥹🥹
Bada raci magiciisa 😢