Sidee wax loo baadhaa ? || Tijaabadaydaa kugu Filan👌

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Qof Kasta oo xog iyo Macluumo kusoo gudbiya Baraha bulshada,
    Laazim waa qof soo Maray baadhis ku aadan Mawduucaas isaga ah ee uu qofkaasi soo gudbiyay .
    Waan hubaa Inbadan ayaad aragtay qof soo gudbiyay Macluuma ama book ama Xog aad u bogtay .
    Kadibna aad jeclaysatay in aad hesho buugaas ama Macluumadaas iyo xogahaas.
    kadibna aad wax baadh baadhay aadna wayday Xogtii ama buugi aad ku Taamaysay in aad hesho .
    Wax baadhistu iyo Xograadintu waxay Noqotay Maanta Shayga Kaliya Ee dad badan Kala sarraysiiyay .
    Maanta wax baadhistu waxaa Kaa Xigta uun Date ama WiFi iyo mobilkaaga kaliya .
    Waxaa xusid mudan .
    Inta badan Si Hagarbax ah dadku uma soo gudbiyaan Qaabka iyo sida wax loo baadho loona Raadiyo xogo buuxa oo Leh Masdar iyo Refrence Sax ah ,
    Isla markaana Hadii uu Qof kaa Codsado aad siin Karto .
    Intii aan Mawduucan Raadintiisa iyo baadhistiisa ku guda jiray Ma arkin ila waxku ool ah oo Lagu soo gudbiyay baraha bulshada islamarkaana uu Sharraxayo qof soomaali ah Qaabka iyo sida sahalka ah ee wax loo baadho .
    Waan hubaa Soomaali badan ayaa isku dayay oo kasoo hadlay Xograadinta inkasta oo aanan u bogin Ka Shaqsi ahaan soo gudbinta noocaas ah .
    Sidaa darteed Muuqaalkan ayaan ku sharrixi doonnaa Qodobo muhiim ah oo ku saabsan Xograadinta iyo wax baadhista .
    Muuqaalka waan qodobaynaynaa Si Fahanku usoo dhawaado .
    SUBSCRIBE FOR MY CHANNEL : youtube.com/@m...
    FOLLOW ME FOR MY Instagram : www.instagram....
    Fadlan Hadaad Nagu cusubtahay Nagu soo biir , Linkiga Kanaalka waa youtube.com/@m...
    "Mahadsanid"

ความคิดเห็น • 167

  • @marwanmedia
    @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน +196

    Luuqada Malabka waa Luuqada Carabiga ❤❤❤

    • @Cabdiqanisaalax1
      @Cabdiqanisaalax1 8 หลายเดือนก่อน +3

      شكرا، يا استاذ

    • @ismailibrahim2376
      @ismailibrahim2376 8 หลายเดือนก่อน +3

      Haa waayo isma badasho 👍

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน +2

      @@ismailibrahim2376
      Waxgarad💯🫡

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน +4

      @@Cabdiqanisaalax1
      عفوا💯❤️

    • @Nuuxnaasiri
      @Nuuxnaasiri 8 หลายเดือนก่อน +1

      M.a

  • @QORAALSHOW
    @QORAALSHOW 7 หลายเดือนก่อน +5

    Wr ninkan xaguu iga jirey intaan meelaha wareegayy❤m.sh alle haku barakeeyo sxp qali😊

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  7 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak soo dhawoow imika 🫴❤️❤️

    • @QORAALSHOW
      @QORAALSHOW 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wan dhawahy szp gacaliye hormar wacn

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 8 หลายเดือนก่อน +4

    Aadu mahadsanty Wll alle haku barakeeyoWll big respect my brother allayacisak

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน +1

      انت على الرأس 💯

  • @user-zf4yh6sp9m
    @user-zf4yh6sp9m 7 หลายเดือนก่อน +7

    Wllhiya channelkan waaba tayo dhaafay channelada kle keep goin wlll qlh❤👍👍

  • @abdinasiryare9103
    @abdinasiryare9103 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal aad iyo naad ayaad ugu mahad santahay💔❣❣❣❣💯

  • @user-vr8hh2ur9f
    @user-vr8hh2ur9f 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ma sha Allah, sxb. Hambalyo!

    • @MaxaadYare
      @MaxaadYare 7 หลายเดือนก่อน

      Niow meel kastaigaa horysa forx iyo meelo kaloobadan kumaathay

  • @lakiish
    @lakiish 2 หลายเดือนก่อน +2

    waa m.a wlll😊

  • @user-yc1no4ur5s
    @user-yc1no4ur5s 8 หลายเดือนก่อน

    Caawin buuxda oo bilaa hagara ayaad ina siisay runtii aad ayaad umahadsantahy Si kala bax baxsan baad inoogu sharaxaday thanks ❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll .
      Faalladaada quruxda badan .

  • @MowliidMouse-zh7un
    @MowliidMouse-zh7un 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jah Allaaha ku barakeeyo sxb
    Xageed iga jirtay intaan TH-cam ka ku daalay

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  7 หลายเดือนก่อน

      Wan Joogee imika Rukumo channelka

  • @hipoabdiqadir8624
    @hipoabdiqadir8624 8 หลายเดือนก่อน +1

    Farid baa tahay hore u soco dadalkaga ka helay masha allh ❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak wll .
      Mahadsanid ❤️

  • @kanshocilmi.99
    @kanshocilmi.99 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ugas qodobo muhimadoda wata ayad no fahfahisay

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน +1

      Allah Yacizak

  • @user-mv4wm9pw5x
    @user-mv4wm9pw5x 7 หลายเดือนก่อน +1

    Marwaan media keep going wllky 😘

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  7 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak ❤️

  • @Suleimanshuuriye
    @Suleimanshuuriye 8 หลายเดือนก่อน

    Aad baad ugu mahadsan tahay macluumaadka aad nala wadaagtay masuul, aad bay ii anfaceen.

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak .
      Channelka Hormarkiisa Ka qayb qaado intaad awoodo 🫡💯❤️

  • @patoFaarax
    @patoFaarax 8 หลายเดือนก่อน +1

    //Ustadi allaha kuzharfo.

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak💯

  • @RahmaAhmed-us2jk
    @RahmaAhmed-us2jk 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah mahadsanid wll aad baan uga faa'iiday ilahay cilmiga hakuu barakeeyo hana kaa abaalmariyo

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 หลายเดือนก่อน

      Aamin wll
      Allah Yacizak ❤️

  • @muniiroh7443
    @muniiroh7443 8 หลายเดือนก่อน +1

    Yahoo xagee ka heli karaa WllKEi ❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      GoogleKa ku qor Yaahoo.com

    • @muniiroh7443
      @muniiroh7443 8 หลายเดือนก่อน

      @@marwanmedia mahadsanid WllKEi qlli

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 8 หลายเดือนก่อน +2

    M.a #Ustaadii waxbadan ayaad Noofaa ideysay iyo Oraah xigmadeysan Luuqada malabka 😁 Guul ayan kuurajey.nayaa sxp ❤👏👏👍👍

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak ❤️💯
      Weedhaas aan Hindisay ee ah Luuqada Malabka sii share garee waa dhaxal gal'E😄❤️🫡💯

  • @user-ic9sy2hj7w
    @user-ic9sy2hj7w 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bro masha allah walaal waanidhiriga life hor usesoco

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak

  • @SalmaAhmed-jc2ze
    @SalmaAhmed-jc2ze 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      💯🫶

  • @hassanabdiwaliisse5439
    @hassanabdiwaliisse5439 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  หลายเดือนก่อน

      🙏❤️

  • @Nor123maxamed
    @Nor123maxamed 8 หลายเดือนก่อน +1

    Never give up diiri geliyaheyga❤❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ❤️💯

  • @user-mx2nc8ep4f
    @user-mx2nc8ep4f 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad

  • @NajahAhmed-y9m
    @NajahAhmed-y9m หลายเดือนก่อน

    Waaw

  • @user-cd8px4tc7c
    @user-cd8px4tc7c 7 หลายเดือนก่อน

    Masha alah alah danbigaga iyo kawaa lidada dhafo saxiip aniiga oo mudo badan an gugu xidhayn ayaan dagdag ufa iiday zxp dar alah ayaan ku jaclahay

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  7 หลายเดือนก่อน

      Sidad iijeclatay Allaha kuu Jeclado❤️🤲

  • @GANEEYOFFICIAL1
    @GANEEYOFFICIAL1 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @user-zb1wy1iw5u
    @user-zb1wy1iw5u 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @ClaahiMaxamad-q7d
    @ClaahiMaxamad-q7d หลายเดือนก่อน

    Halkee kahelayaa wabseeyada

  • @AbdifatahOmar.
    @AbdifatahOmar. 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid zxp mcn wax muhiim ah ayaan maanta kaa faa iday ugaas❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak wll 🤲

  • @LovelyCamperVan-ou1so
    @LovelyCamperVan-ou1so 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thank wllky

  • @abdallaupdalla1
    @abdallaupdalla1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going pro ❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      💯❤️

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac 8 หลายเดือนก่อน

    Wllow ulshada kaalin baad ugu jirtaaye keep going

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak❤️

  • @MohamedAhmed-rd1ox
    @MohamedAhmed-rd1ox 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Ustaad.

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ❤️❤️

  • @xasankaarta9895
    @xasankaarta9895 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going maclin
    4kun coming inaha allah

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid bro.

  • @ClaahiMaxamad-q7d
    @ClaahiMaxamad-q7d หลายเดือนก่อน

    Wabsooyada intee kahelaaa

  • @user-cc6qc1od4f
    @user-cc6qc1od4f 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks brother marwan ninwaxbarty

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤❤❤❤❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ❤️❤️

  • @ClaahiMaxamad-q7d
    @ClaahiMaxamad-q7d หลายเดือนก่อน

  • @salmam_mohamed827
    @salmam_mohamed827 8 หลายเดือนก่อน

    Shukran ustaad

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ❤️💯

  • @cabdikariimxaashicabdikari5525
    @cabdikariimxaashicabdikari5525 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks sxb wax badan isheegtay

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Allaha Ku Sharfo wll ❤️

  • @zaabirdooxajoog2558
    @zaabirdooxajoog2558 7 หลายเดือนก่อน +3

    Sxp ad bad u mhdsntahy wxban ka faidey

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  7 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak

  • @user-sj9re7xi7d
    @user-sj9re7xi7d 8 หลายเดือนก่อน

    thanks

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      👍💯

  • @muniiroh7443
    @muniiroh7443 8 หลายเดือนก่อน

    WllKEi appka halkee ka helikaraa adoo raliya

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน +1

      Google iyo playstore Ka raadi

  • @user-wm6lc1wg7t
    @user-wm6lc1wg7t 8 หลายเดือนก่อน

    Bro Mahadsanid❤❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      🫶❤️

  • @Somalicd
    @Somalicd 6 หลายเดือนก่อน

    Waa ku mahadsantahay wll

  • @user-jv7qv1js9p
    @user-jv7qv1js9p 5 หลายเดือนก่อน

    Xageen kahelayaa ciwanka yahoo

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  5 หลายเดือนก่อน

      GoogleKa kuqor

  • @owfarahmedia6091
    @owfarahmedia6091 8 หลายเดือนก่อน

    Shukrn ustaad

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      💯🫡

  • @Amiiiin8
    @Amiiiin8 8 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid ❤

  • @90films69
    @90films69 8 หลายเดือนก่อน

    M.a wll sidee luuqad loo barto ama aad ku baratay nooso geli wax walba inaad luuqad taqaano ayaa kaa hor istaagayse marka nala wadaag ❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Waan Kasoo Hadlay .
      Waxaan kaso Hadlay sida Carabiga loo Barto Englishkana wa Lamid muuqaaladi u danbeeyay Ka baadh

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 8 หลายเดือนก่อน

    Mxaan baadha
    Sidee wax u badnaa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ✨️👌

  • @queennasra3630
    @queennasra3630 8 หลายเดือนก่อน

    Wiil aqoon iyo diin leh m a shukraan ustadi

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak ❤️

  • @CabdiladhiifAxmed-uh8fy
    @CabdiladhiifAxmed-uh8fy 8 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh

  • @m.rmohamedhassan8237
    @m.rmohamedhassan8237 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp sidee chat gbt sideen usameysan karaa anigoo somali jooga

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  5 หลายเดือนก่อน

      Applicationka poe kaLasoo Dag play storeka Kadibna isagas ayad Kadhex istacmali Kartaa toosna wad ugala soo dagi Karta CoromeKa

  • @mariam11r
    @mariam11r 8 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid wll 😊

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ❤️❤️

  • @AbdifatahAbdiwahab
    @AbdifatahAbdiwahab 8 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid dhirigaliye❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ❤️🫡

  • @muuzaad
    @muuzaad 8 หลายเดือนก่อน

    Chatgpt ani afsomali wax uga raadiyaa beeh wuuna ifahmaa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Waa update iga danbeeyay in uu soomali fahmaayo waana Khayr arinkaas 👌🇸🇴💯

  • @Axmed-vo2gc
    @Axmed-vo2gc 8 หลายเดือนก่อน

    Horey usoco sxb

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      🫡💯❤️

  • @user-rc1mt6ei5z
    @user-rc1mt6ei5z 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsnid wll

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ❤️💯

  • @MashuushAbdi-jc7yj
    @MashuushAbdi-jc7yj 7 หลายเดือนก่อน

    Instigarmaka maxaa kugu qoran

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  7 หลายเดือนก่อน

      Abdi Aziz writer

  • @user-ub4lo4kz4w
    @user-ub4lo4kz4w 8 หลายเดือนก่อน

    Ma. Zxp.

  • @WllkaYar732
    @WllkaYar732 8 หลายเดือนก่อน

    video noocan waxabadan raadi naaye

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Waan soo badin doona Ka warhay insha Allah

  • @user-cd8px4tc7c
    @user-cd8px4tc7c 7 หลายเดือนก่อน

    Waxa iga balan ah aniigana inan tilifankasta oo kacantayda soo gala inan sabiscerbta gaga saro

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  7 หลายเดือนก่อน

      Thanks alot ❤️

  • @faaisaapshir8595
    @faaisaapshir8595 8 หลายเดือนก่อน

    Mhadsnid wll😊

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      💯❤️

  • @CaliFaaiidochannel
    @CaliFaaiidochannel 8 หลายเดือนก่อน

    Bulshada ayaa kuu baahan zhb anigana iso booqda zaxibayal

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak ❤️

  • @user-zl7og2tb7d
    @user-zl7og2tb7d 2 หลายเดือนก่อน

    Hacker kasoo hadal zxp

  • @user-mr9qp7hy4l
    @user-mr9qp7hy4l 6 หลายเดือนก่อน

    M.a

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 หลายเดือนก่อน

      ❤️❤️

  • @Lgg37
    @Lgg37 8 หลายเดือนก่อน

    Wllo halkeen kaala soo xidhiidhaa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Instagramka

    • @Lgg37
      @Lgg37 8 หลายเดือนก่อน

      Maxa kuugu qoran wll

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      @@Lgg37 instagram.com/p/CxqCLdqsDtc/?igshid=ZWI2YzEzYmMxYg==
      Ku dhufo halkaas

  • @XuseendaauudaadanXuseend-ph3mw
    @XuseendaauudaadanXuseend-ph3mw 8 หลายเดือนก่อน

    Saaxiibow luuqada carabiga meeqo bil ayaad baraneysi

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      Sanadki Afaraad ayaan ku jiraa oo aan wali barashadeeda wado / Hadad Rabto in aad heer ka gaadho uma baahnid bil iyo sanad in aan wadid waligaa waa wadi uun

    • @XuseendaauudaadanXuseend-ph3mw
      @XuseendaauudaadanXuseend-ph3mw 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@marwanmediaشكرا جزيلا

  • @user-zf4yh6sp9m
    @user-zf4yh6sp9m 7 หลายเดือนก่อน

    Wllhiya channelkan waaba tayo dhaafay channelada kle keep goin wlll qlh❤👍👍

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid

    • @user-zf4yh6sp9m
      @user-zf4yh6sp9m 7 หลายเดือนก่อน

      @@marwanmedia wlll inisti garaamka ma kaala soo hadlikaraah ii sheeeg wlll

  • @FIKRADAHADUNIDA11
    @FIKRADAHADUNIDA11 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ❤️💯

  • @AdnanAbdullahimohamed
    @AdnanAbdullahimohamed หลายเดือนก่อน

    Thanks wll

  • @Caalim267
    @Caalim267 8 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ولك بالمثل

  • @ClaahiMaxamad-q7d
    @ClaahiMaxamad-q7d หลายเดือนก่อน

    Halkee kahelayaa wabseeyada

  • @iidmaxamed2191
    @iidmaxamed2191 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @ASMAAAR-qu9
    @ASMAAAR-qu9 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ❤️💯

  • @barkhadaxmed40
    @barkhadaxmed40 6 หลายเดือนก่อน

  • @LAAMPODCAST
    @LAAMPODCAST 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  8 หลายเดือนก่อน

      ❤️💯

  • @LovelyCamperVan-ou1so
    @LovelyCamperVan-ou1so 5 หลายเดือนก่อน

    Thank wllky

  • @hareed114
    @hareed114 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤