Just found you today and this is the first video of yours I listen to and subscribed right away. Masha Allah we need this kind of topics in our community. Jazakallahu khair 😘 sister.
Macha Allah Waxaan Saaka Subaxdaydii Hore Dhamaystay Episodes 38 Mudo Badan Oo Aan Ka Qatanaa. Subax Kasta waxaan Shaqadayda Ku Biliwdaa Podcast kan. Alle Haku Barako Wll
Wlla xamda wan ku salaamay allah haku xafido. Wlla waa gabadh aad nolosha wax badan ka barty wlla waxn jeclaan lahaa inaan kula kulmo hadiyadna wan kuu hayaa aniga oo aan ogayn aduunka meeshed kaga nooshahy waxn ku noolahay dalka jarmalka meel aan kaalasoo xidhiidho iisoo sheeg please 🙏 ❤
Just found you today and this is the first video of yours I listen to and subscribed right away. Masha Allah we need this kind of topics in our community. Jazakallahu khair 😘 sister.
Blabla English xun. Eray bixin baa xataa meesha maraysa. U hiili Afkaaga hooyo.
Masha allah inantani waxay uqalanta 1000000000 million subscribers
Dadka waxa xun kahadla wala tagera lakin gabadha. Oo kale aya u qalanta wlhi
Jasakalah khayr mawduucba mawduucu ka wangsanyhy ayad noo soo gudbisaa alle hakaa abaal mariyo🙏
Mncha Allah huno jazzakumallah khayran huno Hamda Hussein qof ku dayasho mudan
Maashaallah, ur really brilliant wlo. May Allah protect u❤️🙏
Ameen
Msha allah ilahay hagu xifdiyo ustaad xamda runtii casharo badan baan kaa faaiday
Mahadsanid walaashay sharaf badan . Allah ya baik fik ya hamda qurux 🥰😍❤❤
love you so much wllo quruxeyy , xalqadan way i anfacday
7 dislike aan arkaa koleey waa emotional bleeding 😢 😅😅.
Ilaah ha usahlo
Mahadsanid wll inbadan wax badan kaa faaiidnay jasakallahu khayr
Masha allah wll manta wad nola so dhakhsatay 🎉❤
Wlshyey in badan baan kula soo xiriiray halkee baan kaala soo hdlaa
First gabadhaan tagero Inan markula kulmaan rajaynayaa wllo gulayso ilahy ha ku xifdiyo booska ilahy ka sakoow adigaa udadaalay walidiintii ku dhalay kuguma qasarin suaal takhasuskaagu waa maxy jamacada mxd ka dhigatay wllo❤️💯❤️💯❤️✨️
Masha'Allah! Wasax
Rajdii aan u qabay dadkii bilaa xushmada ahaa aan ka dhashay inta la iga rarayba raadkiba iga lumay wanngii naftyda dhibka kunoqday😓🥲🥲😭😭
Masha allaah abaayo maanta baan wiil walalkay ah storygiisa Facebook kasoo arkay ilaahy caqliga iyo cilmiga hakuu siyaadsho ❤️
Masha Allah wll jasakallah kheyr mahdsanid
Macha Allah
Waxaan Saaka Subaxdaydii Hore Dhamaystay Episodes 38 Mudo Badan Oo Aan Ka Qatanaa.
Subax Kasta waxaan Shaqadayda Ku Biliwdaa Podcast kan. Alle Haku Barako Wll
Course-sooyin aad bixisaa ma jiraa walal. Waxaan rabaa inaa cilmi-nafsiga barto? Dalkeenana waad ogtahoo lagama helo. Cidna ma taqaano
Buugaag ta maad akhrisid cilmi nafsiga ah
Haa way bixisaa facebookgeeda gal
You are great caregiver💫
Waan kaaga mahad celinayaa in aan baraarujin nafsadeed oo balaadhan ka faaiiday casharadaada.
M.a wll hamda allaha ku dhowro inbdn ayan kaa faaidestay
Shukran walal
Wlla xamda wan ku salaamay allah haku xafido. Wlla waa gabadh aad nolosha wax badan ka barty wlla waxn jeclaan lahaa inaan kula kulmo hadiyadna wan kuu hayaa aniga oo aan ogayn aduunka meeshed kaga nooshahy waxn ku noolahay dalka jarmalka meel aan kaalasoo xidhiidho iisoo sheeg please 🙏 ❤
Waad mahadsan tahay walaashay xamda xuseen
Mahadsanid Shoodhe🙏
Waankusaygayey qaali
Barnamijkan malamaha u mqnyhy malinteyda dhan wxa isleyhy mnta maxadan qabanin oo ka maqan wnla qBsaday abaayo qeer hel
Thanks 💯🙏
War shaw dadkoo dhan way xanuusanyaan 😮
Masha allah
Wllo ma Heli Kara course ah in Aan Barto cilmi Nafsiga ah
Mahadsanid sister 😊
Maasha allh
Thanks hamda
Thanks
Bah=naf/kasha
Kasmo-qudheed
" -hedeed
" -baheed.
Mahadsanid.
Waad ku mahadsanty wanaaga aad noosamayso wllo lkn kasoo hadal ( female narcissist sex
❤️❤️❤️❤️
!!!
Waxaad tahay ruux si wayn
Nolosha u yaqaan walaal.
00