ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Waa salaamantiin saaxiibayaal 🤍✌️hadii muuqaalkani kusoo gaadho fadlan subscribe-dheh kanaalka mahadsanid 😊
Maasha Allah ustaad Abdalla masour.
Alle ustad haka abaal mariyo
Aamiin wll, mahadsanid
Alle haku barakeeyo ustaad.
Ustad wad mhdsanthy fadlan daqiqadaha so gaabi
Hyeh wll se mawduucan waa ka duwanaa oo mawduuc furan buu aha.
Ustaad.
Afarta Jaanib oo la isku dheeli tiraayo waxaan ka fahmay1-Aqrinta kala duwan2-Cibaadaada 3-Maalkatan afaraad wey iga hoos baxde yaa hayo idinkoo mahadsan thanks guys.
Mahadsanidiin Ustaad.
Masha allah mahadsanid ustaad
M.a ustad no so badi
Mahasanid wll❤
جزاك الله خير اخي
Mnsha allah wll mahadsanid ❤
Wana mahadsanthy wll
M.a subscribeta waan kuu tabtee hory u soco
Culamaa, halkan waa dadka ilaahay aqoonta u leh lkn marna aqoontaasi inay shariicada tahay shaki kuma jiro
Sayid qudbi, ibnu kathiir, qurdubi intuba waxay qabaan aqoon guud in ay tahay iyo in aqoontaas uu qofku Alle kaga baqanayo se maaha kaliya aqoonta shareecada. Aqoonta maadiga ahiba waa mid uu Alle kawna keenay si loogu cibro qaato oo loogaga baqo Alle.
Sidoo kle wxa kasoo hadashaa sidee aqriska loo bilaaba iyo sidee cilmi qofku ukordhisankraa halkee laga bilaaaba kororsiga cilmiga
Idam Alle walaal
Waa salaamantiin saaxiibayaal 🤍✌️
hadii muuqaalkani kusoo gaadho fadlan subscribe-dheh kanaalka mahadsanid 😊
Maasha Allah ustaad Abdalla masour.
Alle ustad haka abaal mariyo
Aamiin wll, mahadsanid
Alle haku barakeeyo ustaad.
Ustad wad mhdsanthy fadlan daqiqadaha so gaabi
Hyeh wll se mawduucan waa ka duwanaa oo mawduuc furan buu aha.
Ustaad.
Afarta Jaanib oo la isku dheeli tiraayo waxaan ka fahmay
1-Aqrinta kala duwan
2-Cibaadaada
3-Maalka
tan afaraad wey iga hoos baxde yaa hayo idinkoo mahadsan thanks guys.