Halista Somaliland, Dhagaraha Cusub Ee Villa Somalia & Qorshayaasha Qarsoon Ee Laga Digay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Halista Somaliland, Dhagaraha Cusub Ee Villa Somalia & Qorshayaasha Qarsoon Qarsoon Ee Laga Digay
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

ความคิดเห็น • 103

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 18 วันที่ผ่านมา +9

    Reer somaliland indhaha fura Guul somaliland ❤❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 18 วันที่ผ่านมา +6

    Allaahya cizak mdne
    Iyo mdnyalba jsl guul

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 18 วันที่ผ่านมา +12

    ILAAHAY SHAR KOO DA DIB HA U GU CALIYO SUBHAANALLAH SOMALILAND ILAAHAY HA INOO XAFIDO

    • @fathus8469
      @fathus8469 18 วันที่ผ่านมา +1

      ALLAHUMA AAMIN 🤲 🤲 🤲

    • @zainabdirir8818
      @zainabdirir8818 18 วันที่ผ่านมา +1

      Allaahu ma.aammiin☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 18 วันที่ผ่านมา +8

    Intaa aaney wsxaa soo dhaan sameeyn ayeey babayaan insha Allah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 18 วันที่ผ่านมา +7

    preimer Bank waa in la xidha bank Reer Koonfurn wa in aan laga furi karin Somalilamd

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 18 วันที่ผ่านมา

      Muuse u sheeg

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 18 วันที่ผ่านมา +2

    Somaliland ha Nolaato
    Guul iyo Gobonimo Somaliland Republic
    Talooyin Fiican bu so JEEDIYAY ❤❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 18 วันที่ผ่านมา +4

    SHAABA ALLAHA KUU SALIDO INSHA ALLAHU GABLE BASE HAA UU DHACO XAQAYGE BEEYE NAAG BOOBYAN BEELYO VILADA IDINKU SOO GASHYE🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 18 วันที่ผ่านมา

      Diilo oromo ku dasha was adiga keynay shabab balayo nacslad ku dacdo

  • @user-ur1qd6gt3h
    @user-ur1qd6gt3h 17 วันที่ผ่านมา

    Somaliland guull always ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuralanur490
    @nuralanur490 18 วันที่ผ่านมา +5

    We will close our air space!!! No plane we pass our country too !!!! Don’t worry about it somaliland 💚🤍❤️

  • @pubgshawsomali
    @pubgshawsomali 18 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ka abaalmariyo xogtaas uu nala wadaagay❤

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 17 วันที่ผ่านมา

    Somaliland guuuuuuuuuuuul insha allah ❤🇭🇺❤💪💪💪

  • @Foosyusuf-my4pr
    @Foosyusuf-my4pr 18 วันที่ผ่านมา +5

    somaliland guuuul Insha allah 💪🏻💪🏻💪🏻

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 18 วันที่ผ่านมา +2

    Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 18 วันที่ผ่านมา +4

    Mansh Allah insh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan ❤

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 18 วันที่ผ่านมา

    Faagashe iyo qaadaaad weynne way jaabtay 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b 18 วันที่ผ่านมา

    Somaliland. guuul. guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmed-v6g8g
    @Ahmed-v6g8g 18 วันที่ผ่านมา +3

    Somaliland ma waxay sugaysaa uun inta kolba dhagar loosoo maleegayo? Iyadu maanay fajida dhigi aqoon? Mise xukuumadii dhigi lahayd baan joogin?

  • @abdiali319
    @abdiali319 18 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allaah waa fogaal araga. It’s a chess game, therefore Somaliland should play smart.

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 18 วันที่ผ่านมา

    Xaqiiq A/Qani halkedad dhigtey

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa indheergarad FOODCADE

  • @AxmedGaagaale
    @AxmedGaagaale 18 วันที่ผ่านมา +2

    Yaa u sheega in shacabka ay ka ogantahay goodnight istaaga soomaalilaand

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 18 วันที่ผ่านมา

    Arabsiyo' wannu qeyilaynaa'
    War band war miskiinyow'
    Somaliland sidii lo qeyeleyey
    .. qaadka cuna
    Thanks

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 18 วันที่ผ่านมา

    👍👍👍👍❤❤❤❤ guusha waxaaleh SLND insha ALLAAH ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW jebi faqashta aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 18 วันที่ผ่านมา +2

    ILLAHEYE MASIIBO AANYE KAA SOO WAAQSAN OO MADAXA LAA QAADIWAYAN OO DIIGDEGE INSHA ALLAHU WAAGUU HAA UUGU BEERYOW

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 18 วันที่ผ่านมา +3

    Waxba ka faa idimayan taariikhda aya isasoo celisay

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 18 วันที่ผ่านมา

    Waligay isma oran Somaliland ayaa dhageysanaysa dadka ugu caqliga & aqoonta yar.

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 18 วันที่ผ่านมา

    Guuuul somaliland guuuul inshallah amiin amiin amiin ❤️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw
    @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw 18 วันที่ผ่านมา +2

    Cod hagaajidhe❤

  • @user-xw5yt5zs5k
    @user-xw5yt5zs5k 18 วันที่ผ่านมา

    Abdishakuur Haybe waa Hal gamayaa isaga iyo team kiisa arabsiya news…….

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 18 วันที่ผ่านมา

    Mashalah mashalah guuul Somaliland illahow guuuleh 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 18 วันที่ผ่านมา +1

    Villa Somalia weligeed Somaliland uma yaraysan iyagoo Ficilkodu ku salaysanyahay Xin,Xaasidnimo iyo Colaad umadeed Lakin mar walba ILAAHAY SWT wu Fashilayaa iminkana sidii aynu Awooda ILAAHAY uga baranay wuu fahilinayaa oo Villa Wardhiiglay Sharkeedu iyaguu ku qarxi doonaa ..

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waa in aynu digniino siinaa maraakiibta tegaysa Xamar oo la yidhaa waxaad alaabta ku dejisaan dekedaha kale ee aan Xamar ahayn si dhaqaalohoodu u curyaamo liano dagaal ayey inagu soo qaadeen, waa in jabhad arimahaa ka shaqeeya la sameeyaa.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 18 วันที่ผ่านมา +1

    Formalihii chinigu ku sameeyey Taiwan ayey wadaan

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 18 วันที่ผ่านมา +3

    Jabouti, iyo somalia labduba wanaaga somaliland Lama rabaan oo waa cadawga somaliland. Waxaa se ka sii xun Itoobia oo Xoog amba Xeelad rabta inay 20KM oo Badd iyo Barri ah ku qaadato.

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 17 วันที่ผ่านมา

      Itobia Island socod xumo ayaa ina galisay soomali meel uun baynu iskala soo dhici lkn kuwan laynagu soo jeediyay ayaa kadaran

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 18 วันที่ผ่านมา

    Premium banka wixii isticmaaloow iska joojiya pls
    Sheekooyin badan ayaa ku duugan

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 18 วันที่ผ่านมา +1

    Vella somaliya waxba kama qadiyn
    Mar hadaynu si wcn iskaga celinano

  • @sunnibarre33
    @sunnibarre33 18 วันที่ผ่านมา +1

    Premier bank habargidir ayaa leh isaaqow fowdada joojiya

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 17 วันที่ผ่านมา

    Somalia is Public Enemy number ONE . Somaliland should take immediate action against that enemy. Foodcadde has sounded the Danger Somalia is brewing. It is a close call. Somaliland has to neutralize this imminent thrust thunder - bolted by our enemy.

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 18 วันที่ผ่านมา

    Somali weyn

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @user-lr6mr8rb8s
    @user-lr6mr8rb8s 16 วันที่ผ่านมา

    Dadka Somaliland AA kala baxan ZAAD KA bangiga dhexe aa aminan oo aa toosa shicibow❤

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 18 วันที่ผ่านมา

    Caqliga ha shaqeeyo war option 2 la imaada aan ahayn tan aad ku daasheen 30 Sami.

  • @user-np1vd7nm8w
    @user-np1vd7nm8w 17 วันที่ผ่านมา

    Qaangaadh maaha danger ah

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 18 วันที่ผ่านมา

    Dhibaatada ku dhacday Somaliland waa hogaan xumo. Xafiisyada ugu weyn waxaa fadhiya odayaal howlgab ah oo aan la socon waqtiga iyo isbedelka siyaasadeed ee aduunka ka socda.

  • @user-oc1de2di9f
    @user-oc1de2di9f 18 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉

  • @awgeele
    @awgeele 18 วันที่ผ่านมา

    geesi qaran

  • @user-np1vd7nm8w
    @user-np1vd7nm8w 17 วันที่ผ่านมา

    Waxyabo badan ayaa ka daahan hadalkiisa doqoniimo ayaa ku jirta

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 18 วันที่ผ่านมา +6

    Mashruucii Taiwan inagu caawisay ee ahaa in ay maftaaxa inaga caawiso oo siday maftaaxa u samaysatay ay inoo samayso matalan China maftaaxeedu waa 0086, Taiwana waxay samaysatay 00886, markaa inaka sidaas oo kale 2 ama 5 ayaa lagu dari lahaa 00225. ama 0255 ama wax la mid ah, mashruucaas waxa ka horyimid Dahabshiil iyo Telesom oo yidhi hadii maftaax aan ahayn ka Somalia la hirgeliyo waxay nagu kalifaysaa in aanu servaro cusub samaysano oo kharash ku kacaya liano waxay nagu noqonaysaa laba wadan halkaa waxaad arkaysaa in shirkadahan ictiraafka Somaliland ka soo horjeedaan, laakiin nasiib wanaag maanta iyaga ayaa khatar ku jira oo hadii maftaaxa nidaamka Xamar la wareego in uu shaqadooda iyo hantidooda dhibaato u keenaya.

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 18 วันที่ผ่านมา

      Ha u ooyin labaduba iyagaa cadaw utacadi ku ahaa dalka

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 17 วันที่ผ่านมา

      Wll markaa hada may sameeyaan haday awoodaan walaahi dalku khatar ayuu kusugan yahay macluumadka dalka way lawareegayaan waa arin halls badan

  • @MaxamudJamac-u1h
    @MaxamudJamac-u1h 17 วันที่ผ่านมา

    48sac waain laga xidhaa bada aanay waayan markab wax uqaadaba lamabaryo tagbiyahaaga iyagaa xuduudleh iyo hawadaada duñidana ogaysii

  • @KhaliifcumarWarsame
    @KhaliifcumarWarsame 18 วันที่ผ่านมา

    Uu

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 18 วันที่ผ่านมา

    Somaliland si ay isaga Reebto Italia Soomaalia Ha geyso Maxkamadda Aduunka Dacwad rasmi ah Ha u gudbisato Jamhuuriyadda Somaliland Dacwad Rasmi ah Maxkamadda Aduunka ilayn waxaynu Soomalia isku haynaa waa sharciyad iyo Geography E si aynu u kala hadhno
    Inkasta Oo Aan Aamin sanahay In Aanay Madaxda Somaliland ahayn kuwo u Diyaar Ah in ay Dal kooda iyo Dad kooda Gobanimo Gaadhsiiyaan Oo malaha ay wax ka hooseeya raali ku yihiin

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 18 วันที่ผ่านมา

    Somaali weyn

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse 18 วันที่ผ่านมา

    Hogamiye Somaliland mahaystee mayd ayaa madaxtooyada inoo fadhiya aan arin keen iyo arin raactoona ahayne afkun tagaya

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 18 วันที่ผ่านมา

    Bangigaas Primiar Bank hala boycott
    gareeyo reer Somalilandoow.

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 18 วันที่ผ่านมา

    Sir ma qabe allow sahal. Reer somaliland qof walowba shilinkaaga barko

  • @HiboCabdi-p6p
    @HiboCabdi-p6p 18 วันที่ผ่านมา

    Soomaalind waa maamuul goobaled soomaaliya ka tiirsan wan sax arinta ay sameeysay dawuulada soomilya

  • @AxmedGaagaale
    @AxmedGaagaale 18 วันที่ผ่านมา

    Waxan laydoonaa wixii hawiyi ina dhex jooga taasina wa

  • @CasisaahmedAbiib-p2q
    @CasisaahmedAbiib-p2q 17 วันที่ผ่านมา

    Aqoomyahan la wadag dadka warbixinda hayzo

  • @moussadarar-j2o
    @moussadarar-j2o 18 วันที่ผ่านมา

    Waxa yabaa dad iyago so jeeda riyonaya

  • @user-ev8db3xq6r
    @user-ev8db3xq6r 18 วันที่ผ่านมา +1

    Warunti

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 วันที่ผ่านมา

    Is gaadsinta haday jaran aygu adeegsanya numberka 252 ayga u daranthy wexi la wada laha haday hab gale isticmalan hayda is gaadsinta aduunka laga dacwyn faido ku heliba marka number somaliland u gaara lana siin

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 18 วันที่ผ่านมา

    Wax walba waa la socotaan lkn action qaadimaysaan Reer somaliland siyaasada debada ayaa fadhida, meesha ka kaca

  • @noahD1636
    @noahD1636 18 วันที่ผ่านมา

    Ciqaab ha odhan. ILLAHAY baa wax Ciqaaba oo keliya.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 14 วันที่ผ่านมา

    FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA

  • @KhaliifcumarWarsame
    @KhaliifcumarWarsame 18 วันที่ผ่านมา

    Gh

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 18 วันที่ผ่านมา

    ARABSIYO NEWS NINKII CABDI QANI AYUU DAALAC U RAACAYBEE CABDI QANI KALIYA WAXUU INOO SHEEGAYAA WAXA AY LA DAMACSAN YIHIIN KOOXDA WARDHIIGLEY EE MAFIAYDA AH QORSHA AY LA RABAAN SOMALIAND AYUU CADI QANI INOO SHEEGAYAA EE WAXBA WEERAR KUMA AHA EE NIYOW ARABSIYO NEWS ADIGAA SHAKI AYAA NAGAGA KAA JIRA

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 17 วันที่ผ่านมา

    Ninka inaad dadka hor keentaan waa khalad

  • @hhersi1
    @hhersi1 18 วันที่ผ่านมา

    Warya dhaheen nalasoo xidhiidha wadmahad

    • @QISADAMAANTA
      @QISADAMAANTA 17 วันที่ผ่านมา

      Xirsi qoraal isoo qor hadad xog hayso

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 18 วันที่ผ่านมา

    Waxaa wax usababy ha wadani iyo inxashi waxa ujooga shirdoon Somalia iyo jabuuti Somaliland waa in dowaladu kacadow oo qof lasts oo laga shakiyo talaabo laga qaado this is to much

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 17 วันที่ผ่านมา

      Mayd aan mayd kale jirin ba tartar afkuna sheeran ragaasi hday joogi lahaayeen maladaptive soomaliland cidhiidhi lama galiyeen aduunku waji furan iyo daacad nimo ayaa kalawada is eerso adaa fartaadii eedee

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 18 วันที่ผ่านมา +1

    This doesn't solely based on politics of somalis unity. But a deal to squander the entire people of both somalia and somaliland, by some few mafia in villa somalia and other foreign agents. Some somalis think that they are bringing somaliland to it's knees economically. But the truth is, If, and only if, they accept and don't stop it know. Then, and only then, every somali will feel the consequences, with no hand of fate. It time for every somali in the country and abroad to observe and stop this vampires before things fall apart.@ Concerned kenyan born somali. Who has a preconceived knowledge of the plane behind this deal by this few cynical and greedy hypocrates politicians in villa somalia in cooperation with other foreign investors to squander somalis business men and women including those who are financially depending on the remittance money from their families abroad will be affected !!! 😂

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r 18 วันที่ผ่านมา

    Dawlada somaliland waa in talaabo la tashiya la samaymayso aqoonyahanada si ay uga faa,iidaysato khibradahooda

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 18 วันที่ผ่านมา

    Hadii aynu gayno maxkamda heyk somaliya maxaa inoo diiday hadynu somaliland nahy arintaasi Waan ka xumahy waa in aynu ka soo laabano lacg teena shirkada hooda waa in aynu ka saarno hawada somaliland fadhiga ka kacdo hadaan umadu istaagin somaliland way dhacntahy

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 18 วันที่ผ่านมา +1

    Maxay u daminayaan kulahaa miskiin dagaalbaa kugu socda mise ma rumaysn8d

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 วันที่ผ่านมา

    Waar barlamnka iyo dawlada talaboyin la raba inay qaado waxan aygu leeyhin reer konfurku banankan ka shaqeya talaba la qaada dawaldi waxad mooda inay dhankida talabo qaadyn aamustay

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 17 วันที่ผ่านมา

    Habeen kii ay xumaaty saadku waa tii umadii wax kala iibsan waydy

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 18 วันที่ผ่านมา

    Waxasi odhami biyo col dhaanshy ayey noqonayaan maamulka muqdisho Ayey Slnd dagaalka kusoo qaadeen Anuu waxan aaminsnhy in slnd guulaysan doonta slnd waa inay hawada Somaliland kaxidhaa diyaaraha tagya wa inay xidhaan tasi ookliya ayeyba Vila wardhiiglay ayey dhabar kabidonyaayee😂

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse 18 วันที่ผ่านมา

    Horta qoladiinan arabsiyo ma muuse o kala tihiin Somalia werar inagu wada ayuun badledahine aynu talo keeno o ka hortagno maxa idin diiday o canaanataan mamulkan maydka ah

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 18 วันที่ผ่านมา

    Halasameeyo maftaaxyo anu leenahay dawlada somaalilaan

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 18 วันที่ผ่านมา

    Nacasayssnaa wariyahan, laba jeer buu ku leeyahay ma laga yaabaa in adiga aad weerar ku tahay ku lahaa baasta4.

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 18 วันที่ผ่านมา

    Hadaynu reer somaliland nahay waxa inala gudboon inaynu dagaal dhan kasta oo uu yahay ba diyaar u ahaano

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 วันที่ผ่านมา

    Meesha dawladi fadhid ayay noqtay dagalki hal dhinac ka socda daawadi ka noqotay hala xidho gancsiyada ka shaqeya somaliland reer somalia leeyhin

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 18 วันที่ผ่านมา

    Gabadhaan ayaa kamida dadka ugu CAQLIGA iyo FAHAMKA WANAAGSAN Soomaalida QAARKOOD.
    th-cam.com/video/et8OBx7isZs/w-d-xo.htmlsi=FGYqbXatTmV-R58A

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 18 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🦓🦓🦓😩😩😩 faqaasha SSC 🥣😜😜😜 faqaasha 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🏃🏃🏽🏃🏽🏃🏃🏃🏃🏃🏽🏃🏃🏽🏃🏽🏃🏃🏃🏃

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 18 วันที่ผ่านมา

    Somaliland waa in ay u wareegto linka Ethiopia hada oo aany sugin Inta ay arimahaas dhicin.

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 17 วันที่ผ่านมา

      Acudubillh ilahaw hanabadin

  • @hhersi1
    @hhersi1 18 วันที่ผ่านมา

    Waar waxan oodhan iyaa idiinsoo diridoona.

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 18 วันที่ผ่านมา

    Qadaad weyntii ayaad qish siinaysaan ba hada ayey isku deyeyaan ileyn caqli iyo hal abuur iyo siyasad toona garan maayaane,arabsiyo news waan idiinku hanbalyey nayaa difaaca qaranka jsl iyo garab istaageedaba

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 18 วันที่ผ่านมา

    Kuwaan waa doqomo shirkad maa xukunta somalia 🇸🇴 code

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 18 วันที่ผ่านมา +1

    Naas nuujintii way soo dhamatay waayo waxay keentay taasi in awood aanay lahayn la sheegto oo dhul iyo badd soomaliyed la iibsho xiligii muuse juudan lasoo qaban lahaa ayaa lasoo gaadhay