XAFLADII ABWAAN MAKI CANADA TORONTO

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 86

  • @bakri5
    @bakri5  5 หลายเดือนก่อน +1

    th-cam.com/video/Cus_qGV5zcE/w-d-xo.htmlsi=Hlvyh6LumJGXZ3vX sodawo

  • @mos1954
    @mos1954 5 หลายเดือนก่อน +4

    Makis’s flow and Rhythmic is smoothly and without setbacks in addition he is a cosmopolitan guy with a lot of experience, which in turn reflects the good old memories and Muqdishu's cosmopolitan past. What a loss.

  • @osmanhussein8237
    @osmanhussein8237 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaalaah Reer Toronto sida sharafta leh ee aad u soo dhaweyyseen Abwaankeena iyo majaajileestaheena weeyn Maki Haji Banaadir waad naga maseeyrisiiseen hadaan nahay reer London waxaan isku dayi doonaa in aan bareejno waa hadaan awoodno inshaalaah Viva Reer Toronto

  • @mohamedabdikhadir6563
    @mohamedabdikhadir6563 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah masha allah Reer Canada gaar ahaan reer Toronto waad kumahadsantihiin soodhaweeynta❤ Qiirada farxada badan kalgaceylka❤aad u muujiseen dadkiina soomaliyeed Masha allah allaha idin xafido allaha idin barakeeyo

  • @fadumamohamed7042
    @fadumamohamed7042 6 หลายเดือนก่อน +6

    Wow beautiful welcoming party.

  •  5 หลายเดือนก่อน

    Maki welcome to Canada. Hal talo iga qaado. Intaad ka carari karto majeerteen ka carar.
    Ilaahoow maad yahuud amad Gaal cad u carartide.
    Majeerteen waa sun, waa sir, waa cadaw, waa jaajuus, waxuu beeciyaa diinta iyo damiirka shilin yar ayuu dhaafsadaa

  • @aahmeegwlwh8998
    @aahmeegwlwh8998 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan heesaayo shaneema soomaaliya uu tigidhka gooyn jiray

  • @HabibaAdam-z3n
    @HabibaAdam-z3n 5 หลายเดือนก่อน +3

    ماشاء الله Abwan Maki Banadir Somali Hanoolaato

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 5 หลายเดือนก่อน

    Masha.allah waye sidey u dhacdey xaflada ❤❤❤ sodhaweynta
    Abwaan Maki xaji banadir

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 6 หลายเดือนก่อน +6

    Masha alaah xamar baan kaso salaamaya

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f 5 หลายเดือนก่อน

    Abwan maki aduun i0 aaqiro rabi haku xafido

  • @liibaanibrahim246
    @liibaanibrahim246 5 หลายเดือนก่อน

    Wan ka helay sida aad u so dhaweysen maki haji banadir ❤❤❤

  • @Dawaco22
    @Dawaco22 6 หลายเดือนก่อน +2

    Primo oo Jamaican balcony ku qarisay. Back in the early 1990s😂😂 she never retires

  • @dhiirigaliyeofficial1751
    @dhiirigaliyeofficial1751 5 หลายเดือนก่อน +1

    abwan maki haji banadir no solabo xamar weyne wey ku xiiste❤

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f 5 หลายเดือนก่อน

    Ku saliya nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah Waan ku Farxey Maki Imaanshihiisa.👍😃

  • @rumaizaahmed9012
    @rumaizaahmed9012 6 หลายเดือนก่อน +8

    Fanaaniita canada waqtikooda waa ay soo qaateen lakiin soo dhaweyntii lonadon magaaraayaan ee abwaan maki loo sameeyay

    • @mahadhussein4157
      @mahadhussein4157 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sideey tahaye London yaa gaarikaro

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 หลายเดือนก่อน

      Toronto fanaaniintii joogay u shidneyd kuwa ka guuray, kuwa gaboobay iyo kuwa geeriyooday noqdeen. Adkeysi, Nakruuma, Xasan Aaden Samatar, C/qaadir Jubba, Nuur Eebbe, C/llaahi Boqol, Sheegoow Band u shidneyd sagaashameyadii iyo horaantii sanadihii labadii kun.
      Rabi ha u raxmado inta geeriyootay.

  • @abdulkadirsalaad2091
    @abdulkadirsalaad2091 5 หลายเดือนก่อน

    Minaan Ak42 soo qaato Etiopia in la kala rooraayo waa ogaaye

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 5 หลายเดือนก่อน

    Canada Toronto
    Maxaa Laga wadaa

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waa nooc ila meereyso ah ILAAHAY ka baqa LA XAWLA WALA QUWATAN ILA BILAAHI

    • @bashirmohamed383
      @bashirmohamed383 6 หลายเดือนก่อน

      Abt malayaabty abwaan dhan olamaamusa la dahay hadana garabaati iyo baarafuun subxanlh

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aw waraaboow hargeysa aanteee hamar ki dar bal wir hadana ki dar bal carr

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wooow shareero

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 6 หลายเดือนก่อน

    Maki in the building 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedMuktar-y2z
    @AhmedMuktar-y2z 5 หลายเดือนก่อน

    Qoftan Aawi hee qaadeeysa magaceeda noo sheeh caadi maahee na bar

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 6 หลายเดือนก่อน

    Abwaanka ma faraxsana Canada balaayo ku aaday ma nuureyso uk aa kashidan

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah ❣️

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 หลายเดือนก่อน

    Umada somaliyed
    Qabyalad io qabiilka Allah dhaafiyo

  • @CabdiRaxman-p9y
    @CabdiRaxman-p9y 2 หลายเดือนก่อน

    Maki jaa diyes bare ayuu noqday abwaan English ok kabartay😂

  • @leylaali1845
    @leylaali1845 5 หลายเดือนก่อน

    Waaaw

  • @HassanBirmad
    @HassanBirmad 5 หลายเดือนก่อน

    Af soomaali uu kufsaday oo booshaaqan oon nuxur lahayn yuu gabay ku shagayaa waar show afkaa soomaali laga sheegtaa abwaan maahee dhanaaneeye😂 hadal bilaa qaafiyada

  • @ArifAli-gy6pr
    @ArifAli-gy6pr 6 หลายเดือนก่อน

    Maki Xaaji Banaadir (Meykal)

  • @AmalAbdirexmaan
    @AmalAbdirexmaan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jareertii wey mirqaameen

  • @Mariam-v5w1j
    @Mariam-v5w1j 6 หลายเดือนก่อน +2

  • @HabibaAdam-z3n
    @HabibaAdam-z3n 5 หลายเดือนก่อน

    Abwan Maki haji banadir Somaali hanoolaato

  • @bashirmohamed383
    @bashirmohamed383 6 หลายเดือนก่อน

    Heesta ma cusubthy

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 6 หลายเดือนก่อน

    MASHAALH

  • @rocky4066
    @rocky4066 6 หลายเดือนก่อน

    Waa nasiibdaro waa sidaan damiir xumada soomaalida dadbadan oo dalka ku sugan tacsi ayaa utaal. Kuwanina waa damaashaadayaan taariikhda wey qormeeysaa ogaada

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 6 หลายเดือนก่อน

      ALLAAH Yarxamu dhamaantood, intii gacan kaxaqdarro dishey.
      Soomaalida Soomaaliya jooga, waxaa dila waa alsheydaamadi umadda qarxiya, ayagaana ka masuul ah, maalinta qiyaamaha

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 5 หลายเดือนก่อน

    Badaw kani weriiye maha hadal badana

  • @HassanBirmad
    @HassanBirmad 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaanimo dhimatay ma bacdaa dhuuqsaa abwaan lagu noqdaa 😂😂

  • @SSS78781
    @SSS78781 6 หลายเดือนก่อน

    Diiniyadan iyo dhaqan ahaanba wa Qalad...odayasha wa inaad ku bilowdaa hadalka

  • @abdirashidismail1334
    @abdirashidismail1334 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heesuhu sameeyay sheega bal
    😅😅😅😅😅 bacda dhuuqso😂 Ilayn hees maahe

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 6 หลายเดือนก่อน +1

      Bacdaa dhuuqso sarbeeb ayaa ku jirto laba goodle maxaa kasee 😂😂😂

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz 6 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo

  • @barkhado
    @barkhado 6 หลายเดือนก่อน

    ottawa ma imaanaa

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 6 หลายเดือนก่อน

    Saaxib makki xaji markan ha yeelin xamar ha u soo noqonin dhibka iyo caloolxumada wa ogtahay haddii aad so noqoneysana ado shiid ah ha soo noqonin dadkan dhargay niikadooda ka bax haddii kale adoo wata500 000 o kun dollar shiidka xamra no dhib wa ku duqooday xamar

    • @AbukarAbdullahi-o8i
      @AbukarAbdullahi-o8i 6 หลายเดือนก่อน

      Abwaanka. Waa nin weyn sharaftiisana. Ilaashanaayo. Comri. Da'na. Waa jiraa. Muxuu uga. Baahan yahay qaxootinimo. In mas'uulnimo laguu asuumo. Aad. Qaxooti. Codsataa. Intee. Ceeb. Ayaa iyo suncaddaro. Umada soomasli. Kasoo gaareysa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 6 หลายเดือนก่อน

    Amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi

  • @foos81
    @foos81 6 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @YurubAli-nr1dl
    @YurubAli-nr1dl 6 หลายเดือนก่อน +1

    Reer kofureerdku wa dad an aqli badan lahayn iyo dhaqan

    • @SacdiyoMahamed-r6u
      @SacdiyoMahamed-r6u 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂oo wamaxayy Sodhaweynta Mey ku xunyihiiiiin Adigaaaaaa yaaaab ayaaa tahayyy

    • @farhiagedigediadan
      @farhiagedigediadan 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 6 หลายเดือนก่อน

      Iidoor isdeji caadi iska dhig, 😂😂😂

    • @imanhaji7166
      @imanhaji7166 6 หลายเดือนก่อน +1

      Caqligii Amxaarka aad dhaxalkaagii ku siisaay meesha ma yaalo,waa dad walaalo ah oo Soomaaili oo jacaylka dhexdooda ka jira uu xad dhaafay oo xor ah oo waqti qurux badan qaadanaya ee ma Ishaad wax kaga jari aragtaye maxaad oran caaaaac yaa Ibn AbY Ahmed,Shame on you

    • @bashirmohamed383
      @bashirmohamed383 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 ereyga koonfur inu isticmalo walaga viicna lkn wlhy hadaa run doonaysan abwaanku qiimo ayu lahaa kabadan baaragun iyo garabaati miyay idinla saxn thy waxaan hadda

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 6 หลายเดือนก่อน

    Makki dadkan ugooy came to america pls😂😂

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 6 หลายเดือนก่อน

      Maki kan canada jogaa iyo kan america jooga labaduba waa dadkisi.

  • @AhmedMuktar-y2z
    @AhmedMuktar-y2z 5 หลายเดือนก่อน

    Fanan walba magaciisa ku soo qor maxa qaldan

  • @nightboyzent4271
    @nightboyzent4271 6 หลายเดือนก่อน

    What’s the song name at 1:51:14

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 หลายเดือนก่อน

      *Aawey hee* oo Faadumo Qaasin Hilowle qaadi jirtay. Rabi ha u raxmado.

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 6 หลายเดือนก่อน

    Saaxib makki engiriiska tagtay wa soo noqotay saxib markan alshabaab wa ku dhasrsanyihiin ha soo noqonin nin wa maqashay liido waxii ka dhacay 5 daqiiqo ku fakaday makki ugooy markan aad miliwaaki ku dhaw american

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 6 หลายเดือนก่อน

    Waxay hawiyhii copy garaynayaan somali weak london

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 6 หลายเดือนก่อน +2

    A waan muqdisho ha ku Noqon you are stay in Canada muqdisho is not safe

    • @maryamcumar5894
      @maryamcumar5894 6 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂 muqdisho iydoo tan ka xun ayuu joogay mashalah waa dadkii usoo. Sabri xamar 😊

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 5 หลายเดือนก่อน

    Beenloow Aduunka Somaalida Ayuu u neceb yahay
    Difoosaha

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 6 หลายเดือนก่อน

    Calanka kgs

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wayeel aan waynaanayn waxa loogu yimaada Somali konfur

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 6 หลายเดือนก่อน +4

      Reer waqooyi waa naqaanaa waxay yihiin ee hana qodqodin

    • @maryamcumar5894
      @maryamcumar5894 6 หลายเดือนก่อน +3

      Farxada maa ku dhiweysa 😮

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 6 หลายเดือนก่อน

      @@maryamcumar5894 waayeel music loo shiday ayaa I dhibaysa farxada ima dhibayso

    • @imanhaji7166
      @imanhaji7166 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ma amxaarbaa mise waa oromo waxa Soomaali la hadlaya kkkkkkkkkkkkkkkk? Caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac.

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 6 หลายเดือนก่อน

      @@imanhaji7166 dawlada iyo shicibka isku mid ma aha Somalida asalka weeyaan waayeelka ha ka baxaan sida dhalintu isku lulayso hala waynaado ciyaalka hebel halaga koro cay ma aha waawaano

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 6 หลายเดือนก่อน

    Fisqi aabihi!

  • @YurubAli-nr1dl
    @YurubAli-nr1dl 6 หลายเดือนก่อน

    Umada reer xamarka iyo jareerta Ilahay aqli ha siiyo bal waxan ila dawada

    • @maryamcumar5894
      @maryamcumar5894 6 หลายเดือนก่อน +5

      Somalida oo dhan ilahay aqli hasiiyo iyo inta jahilka ah

    • @imanhaji7166
      @imanhaji7166 6 หลายเดือนก่อน

      Eeddo yurub dadka Soomaalida ah ee Gobta ah ee Amxaarada baddooda siin ka daa cayda ee adiga ku ilaaliya u ducee oo ku faan intaadan Oromo isu bedelin Eeddo macaan.Eeddo Shame on you kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    • @YurubAli-nr1dl
      @YurubAli-nr1dl 6 หลายเดือนก่อน

      @@imanhaji7166 Mashalaah waxa tahay Qof wanagsan waranse ku shegaya in ananahayn dadka Aad imalaynaysid hase ahate bada waxa bixinaya wa ninkan Moxoga cuna e Xasan sheekh ee wadanka kharibay e tuuga ag somalina ay u jeedo Ilahay wadanka ha ka badbadiyo hawiye cawaan

    • @AliMursal-tj9gc
      @AliMursal-tj9gc 6 หลายเดือนก่อน

      Adiga 35 sano ilaa hada caqligaada aawi