Dabcasar iyo Shiine Culay oo siyaaro ku tegey qabriga Nabi Muhammad SCW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2022
  • Xaaji Dabcasar iyo Shiine Culay oo magaalada barakaysan ee Madiina ku sugan ayaa siyaaro ku tegey qabriga uu ku duuganyahay Nabi Muhammad SCW.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 212

  • @mukeeyle
    @mukeeyle ปีที่แล้ว +6

    Hadal qaali ah lama baryaayo leyskumana xogaayo qabriga nabiga c.s.w

  • @maguled
    @maguled ปีที่แล้ว +10

    Maasha Allaah, Masjidka Nabiga (CSW) anigoon soo arag Ilaahow ha i dilin, Aamiin yaa Rab.

  • @hafsahassan229
    @hafsahassan229 ปีที่แล้ว +18

    Manshallah tabarakallah taqabalallah

    • @hanialimashaaallah6982
      @hanialimashaaallah6982 ปีที่แล้ว

      Mashaa allah illaahay hadin ka aqbolo aamin yaa allah aniga ha ikaso in aan tago beedka illaahay aamin yaa allah

  • @user-mo7hn6gn9f
    @user-mo7hn6gn9f ปีที่แล้ว +12

    Ilahow maka iyo madina igee 🤲😭🥰

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +14

    Mansha allah two legends always legends keeps goings shine culay dabcasar another's levels 💯💪💪

    • @shcyb1584
      @shcyb1584 ปีที่แล้ว

      Sxb iska sax labada erey ee ah 'goings' iyo 'level's' .
      Keep going dheh oo S ka reeb. Level's s ka reeb oo another level dheh.

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam ปีที่แล้ว +11

    Allow noo kasa enaa tagnoho al-masjid an-nabawi, iyo al-masjid al-haram amiin yaa rabi raxman 🤲🤲

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 ปีที่แล้ว +2

    اللهم أمين أمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲
    Ilaahay ducada haa inoo aqbalo🤲

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allaah. Shiine. Iyo. Dabcasar. Alle haydiin. Aqbalo. Amiiin.

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @bisharayunisyuniskosar7210
    @bisharayunisyuniskosar7210 ปีที่แล้ว +6

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @profalcadaala
    @profalcadaala ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah
    Tabaraka Allah
    Alle ha idin xifdiyo
    Walayaal dadka iyo dalkana u soo duceeya insha Allah

  • @mukeeyle
    @mukeeyle ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allah sheekh Dabcasar waa sheekh ee allaha idinka aqbalo cibaadadiina

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allhhh Masha Allhhh 💖 walalkey shiine iyo walalkey sheekh cabdiraxmn Masha Allhhh ❤️ inasha Allh raabi ha I kaso inan imaday insha allh 👍👍👍💖👍 no so duceya

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine ปีที่แล้ว +2

    Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato nebigeenii muxamed 🥰

  • @fowsiyagarcade8489
    @fowsiyagarcade8489 ปีที่แล้ว

    Xaaraan baa tihiin gaalo ah istus baad utagteen beydka alle nabigeena sallalalhu caleyhi wasalam ❤ baadku caasiseen

  • @ibrahimenjoya
    @ibrahimenjoya ปีที่แล้ว +2

    Shiine culay mashallah ajar allaha kaa siiyo inoo soo duceeya i.a adne gadaasheed allah kuma fidneeyo dambiga iyo siyaasada iyo reactionka foosha xun allaahaa ka madoobeeyo ameeen ameeenameeen kuligenba

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 ปีที่แล้ว +2

    MA SHA ALLAH Haji dabcaser iyo Haji Shiine Culey 🙏❤️

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah cibaadadiina Allaha niga aqbalo aduun iyo aqiraba adigana halkii markii hore uga shaqeyn jirteyn qabyaalada hada kashaqeeya u adeegida diinta iyo dalka

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah masha allah, war meel khayr ayaad ku sugantihiin. Jazakallaah sheekh dabcasar

  • @fatimasheikh7860
    @fatimasheikh7860 ปีที่แล้ว +2

    Walahi its not easy to go there unless Allah calls for u and today they are very lucky . Maa sha Allah ❤❤❤

  • @shukriomar309
    @shukriomar309 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaalaah baraha bulshadana ilaaheey haidinka madoobeeyo kanabaxa inshaalaah adinka iyo inta muslinah cimrada ilaaheey haidiin akhbalo inshaalaah

  • @abwaantalasameabwaantalasa4708
    @abwaantalasameabwaantalasa4708 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw waar igu salaama rasuulkeena nnkh

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sheikh dabcasar Allah xifdiyo

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 ปีที่แล้ว +2

    Jecliyaa Madiina waa meel degan ee khayreysan Masha Allaha

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allah allah ha ino aqbalo ducadas amin yaa allah scw scw scw ❤❤💛💜

  • @f.n6491
    @f.n6491 ปีที่แล้ว

    MashaAllah jazakaAllah

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akber allaahu akber allaahu akber allaah swt ha idiin ka aqballo jkz

  • @saidaabdirizak2862
    @saidaabdirizak2862 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabarakallah🤲🏼❤️

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 ปีที่แล้ว

    C s w c sw cwc Ala yaa mar iigeeya qabriga nabi muxamed c sw ilaahoow intaanan dhiman igee

  • @saynabcabdilahi153
    @saynabcabdilahi153 ปีที่แล้ว +3

    Mash allh
    Scw. scw scw. ❤❤❤❤

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Allaha ku xafido sheikh 🤲☪️🕌

  • @GANEY12
    @GANEY12 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayo xajkaaga igee yaa rabbi🤲🤲🤲❤

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 ปีที่แล้ว +5

    Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Allaahu Akbar Mansha Allah Alle haydinka aqbalo Acmaasha Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️🙏👍👍👏

  • @leylosuldan8545
    @leylosuldan8545 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 💯💋💋🥰🥰

  • @mahadmataan5383
    @mahadmataan5383 ปีที่แล้ว +4

    shiinoow bowe ilahay dartiis igu duce xaaji hadad fariintayda aragtid insha allaah
    thanks

  • @apdirahmanapdirazak
    @apdirahmanapdirazak ปีที่แล้ว +3

    MSH allh ❤️

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allh 👏 ♥

  • @fartunhussein8448
    @fartunhussein8448 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallh wllayal Iso duceya

  • @kingshibiinofficially4893
    @kingshibiinofficially4893 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @cabdiqanikayse224
    @cabdiqanikayse224 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh Maruun waan iman inshallh

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin amiin amiin amiin Yaa raabi Yaa raxmn Yaa raxiim Amin 💖👍

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 ปีที่แล้ว

    Aaaaamin yaa rabi dhamaan teen ba

  • @DeeqaJaamac-ic5cg
    @DeeqaJaamac-ic5cg ปีที่แล้ว

    Mnshalallh tabaraklalh ❤

  • @nimcanbiixi6315
    @nimcanbiixi6315 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم

  • @mohamedabdinoor5979
    @mohamedabdinoor5979 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Tabarak Allaah swt ha idinka Aqbalo, anagana hanoo Qadaro, inaan tagno, Guriga Allah Swt iyo Masajidka Nagigeeni Suubanaa, scw💞😍😊👍

  • @calimaxamud4874
    @calimaxamud4874 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah salalaahu calayhi wasalam

  • @shakirhersi4843
    @shakirhersi4843 ปีที่แล้ว +7

    Scw salalahu wacala alihi wasaxbihi wasalam Aamiin ya Rabi

  • @knaan123
    @knaan123 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw masha allah shiine iyo sheikh dabcasar sharaf allah idin siiyo video qurux badan 🤩🤩💯💯

  • @fbreply
    @fbreply ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @aftagmuse811
    @aftagmuse811 ปีที่แล้ว

    Masha sllah ina sdet wad nimceysatay

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 ปีที่แล้ว

    Iisoo ducee macalimu maansha allaah waad duceeysan tihiin waad duceeysan tahay

  • @Abdifitahcagayare
    @Abdifitahcagayare ปีที่แล้ว +2

    Shiine wll isoduce msajidka rasulka madama jogtid ducadada wamaqbuula marka isoducee adun iyo aqiroba❤❤❤

  • @abwaantalasameabwaantalasa4708
    @abwaantalasameabwaantalasa4708 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah horta ilaahay ha idinka soo siiyo iimaan iyo danbi dhaf ilaahayna idinkuma celiyo wixii qudhunka ahaa eed hore ugu jirteen balse waxaan kabaqayaa hidii sucuudigu arko wixii horeed matali jirteeen

  • @abokorcabdulahi2144
    @abokorcabdulahi2144 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah ❤❤❤

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @quruxdaislamkamedia6419
    @quruxdaislamkamedia6419 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว

    Masha Allaah ❤️ allaahu Akbar ❤️ allow idin xifdhi allaahu ma aamiin 🤲🤲😭 anaga nagu sallaama ❤️💎🕋😍

  • @johburale4991
    @johburale4991 ปีที่แล้ว

    MashaAllah. I will go there inshaAllah very soon

  • @GuledAar
    @GuledAar ปีที่แล้ว +8

    Farxad, caafimaad waara iyo nolol qurux badan Alle ha idin wada siiyee 1K oo subscribe i gaadhsiiya walaalayaal. 🙏🏽

  • @SaidAbass4124
    @SaidAbass4124 ปีที่แล้ว +2

    Alle haidinka aqbalo acmaashaan wanaagsan

  • @ninweyn5375
    @ninweyn5375 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلصلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @easy-dishies-4117
    @easy-dishies-4117 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah tabaarakallaah alla haydinka aqbalo

  • @queendows8882
    @queendows8882 ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم

  • @daahiradul2090
    @daahiradul2090 ปีที่แล้ว +1

    mshaa allaah

  • @hiboabdiyoussouf
    @hiboabdiyoussouf ปีที่แล้ว

    Masha allah Masha allah 🙏 💖 ❤️

  • @jaamacmaxamed1910
    @jaamacmaxamed1910 ปีที่แล้ว

    Amin.amin

  • @muhammedali2578
    @muhammedali2578 ปีที่แล้ว

    Manshallah

  • @abwaantalasameabwaantalasa4708
    @abwaantalasameabwaantalasa4708 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Aamiin Aamiin Allah ha idinka aqbalo,

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 ปีที่แล้ว

    Mansha allh brother

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allah Tabarakalah Aaaaaamin Aaaaaamin 🤲

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL ปีที่แล้ว

    Allahu akpar mashaa allah

  • @mohmedhassan7621
    @mohmedhassan7621 4 หลายเดือนก่อน

    Muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 ปีที่แล้ว

    Waad nasiib badan tihiin maansha allaah caleeyhi salaatu salaan waa la siyaartaa

  • @epicplayz8008
    @epicplayz8008 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @muqtarcabdi7417
    @muqtarcabdi7417 ปีที่แล้ว

    Mashaallh taqabalalah

  • @aminamohamed87
    @aminamohamed87 ปีที่แล้ว

    Allah Akbar

  • @CiiseAbdulahi-sn9uv
    @CiiseAbdulahi-sn9uv ปีที่แล้ว

    Salallaahu calayhi wasalam

  • @ibrahimali1260
    @ibrahimali1260 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin. Aamiin. Aamiin

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 ปีที่แล้ว +1

    msh alh alh akbar alxaamdu lilaahi rabil calamin salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim msh alh alh akbar alxaamdu lilaahi rabil calamin salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim

  • @shiinerozay
    @shiinerozay ปีที่แล้ว +2

    SubxanaAllah
    Ragow maxa dhacey kabaha masjidka kala baxa
    Dadka kale xita mad ku dayatan

  • @xasanmalabow5242
    @xasanmalabow5242 ปีที่แล้ว

    Allahuma aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaarabal caalamiin

  • @mohamedabdirahman5609
    @mohamedabdirahman5609 ปีที่แล้ว

    ALLAHU AKBAR

  • @AQOON-WADAAG.channel
    @AQOON-WADAAG.channel 10 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw

  • @ahmednasir8858
    @ahmednasir8858 ปีที่แล้ว

    Ameen thuma ameen 🤲🤲

  • @calimoha_official
    @calimoha_official ปีที่แล้ว

    Masha Alalah

  • @sharafshaxay8661
    @sharafshaxay8661 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @abwaantalasameabwaantalasa4708
    @abwaantalasameabwaantalasa4708 ปีที่แล้ว

    Alaahu akbar

  • @xiddigbeershiya3065
    @xiddigbeershiya3065 ปีที่แล้ว

    Maansh Aallh

  • @abifutahabdullahi4253
    @abifutahabdullahi4253 ปีที่แล้ว +2

    Ilahaw anigu takin haydiliin rabio Wana kubaryee

  • @abdisalaamabdi7980
    @abdisalaamabdi7980 ปีที่แล้ว +1

    M.a shiineculay iyo Dabacasar

  • @aminamohamed7486
    @aminamohamed7486 ปีที่แล้ว

    اللهم امين اللهم امين اللهم امين

  • @muhanadcade5164
    @muhanadcade5164 ปีที่แล้ว +1

    Aamin yaa rabbi 🤲🤲🤲😓

  • @ubaxsalon2310
    @ubaxsalon2310 ปีที่แล้ว

    Ameen Ameen ya Allah

  • @aminaahmed1646
    @aminaahmed1646 ปีที่แล้ว

    Amiin yaa allah

  • @naimoabdille5827
    @naimoabdille5827 ปีที่แล้ว +1

    Salalaahu calayhi wasalam 🥰

  • @abdullahigaani3544
    @abdullahigaani3544 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah rag culus ducadooda illahow no aqbal

  • @Vinijr4
    @Vinijr4 ปีที่แล้ว +4

    boqol like mahelin waligey🤯😭😭🤣