Sh.Umal :Habbeenkasta Qofkii Aqriya Suuratul Idaawaqaca Faqri Ma Arkaa?.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.พ. 2021
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

ความคิดเห็น • 54

  • @nasracadey7414
    @nasracadey7414 3 ปีที่แล้ว +28

    Falilahi xamdi anigu khyrka iyo cilmiga waxan ka qaata sheikh umal sheikh said rage sheikh mustafe sheikh abdirashid ali suuf sheikh mohmed moalim sheikh xalike dhaman culimada waawayn ban ka qata alhmdulilah waxnse tafsiirka ka marsda welina ka marsda sheikh umal ilahow umal iyo dhamN culimada janada nagu kulmi amen amen ya rabi yaa raxman😪😪😪😪😪

  • @deqoali8160
    @deqoali8160 ปีที่แล้ว +6

    sheq anku kalsonahay manshallah 💕 rabiyow cimriga ku dherey 🤲 cafimadkanah ku siyadi

  • @fadumobilaan6354
    @fadumobilaan6354 ปีที่แล้ว +2

    Ilahy ha xifdiyo sheikh umul

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheekha Allaha xafido

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah sheekh

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 3 ปีที่แล้ว +4

    Nasha Allah jazaka Allah kheyer sheekh maxamed cabdi umal Allah Ku barakeeyo

    • @MmJo-iv5uy
      @MmJo-iv5uy หลายเดือนก่อน

      🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪💖💖💖💖💖💖

  • @ibrahimabdi3480
    @ibrahimabdi3480 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtii shkh m abdi

  • @fatimaquruxa3
    @fatimaquruxa3 2 ปีที่แล้ว +2

    مان شاء الله تبارك الله يا شيخ

  • @abdiqafarvabdi
    @abdiqafarvabdi ปีที่แล้ว +1

    Wiji umal Allah naarto kailalii

  • @salmanmohamed2634
    @salmanmohamed2634 2 ปีที่แล้ว +1

    Very true indeed , thanks sheikh

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh jasaakallh

  • @user-qj6ut5po9s
    @user-qj6ut5po9s 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @FarxiyoIbrahim-tf7mv
    @FarxiyoIbrahim-tf7mv 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigeenah muxamad scw scw

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا محمد وعلي ال محمد

  • @mohamedaliabdi5986
    @mohamedaliabdi5986 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah

  • @GarobWaxeye
    @GarobWaxeye 3 หลายเดือนก่อน

    mashalaha tabarkalaah ❤❤❤

  • @nimcahassan3584
    @nimcahassan3584 2 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah

  • @MmJo-iv5uy
    @MmJo-iv5uy หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 11 หลายเดือนก่อน

    ما شا الله❤❤❤

  • @habtoorconstruction2435
    @habtoorconstruction2435 ปีที่แล้ว

    Manshallah

  • @raaqiyorun4715
    @raaqiyorun4715 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allow qeer ka nawaafaji

  • @subaneysubaney8994
    @subaneysubaney8994 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar

  • @fatumagure6803
    @fatumagure6803 ปีที่แล้ว +1

    🤲🤲🤲🤲👍👍❤

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 8 หลายเดือนก่อน

    Sheydaan umal

  • @Hornscope
    @Hornscope 3 ปีที่แล้ว +1

    Xadiiska sheikhu sheegay ee ah in wakhtiga qiyaamuhu soo dhow yahay ay badnaan doonto in jinnku isku soo shaabahi qof aad taqaanid halkuu ku yaala?

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 ปีที่แล้ว +2

    Ninkeyga ayaa dhintay asaay aan saaranahay madaxeyga saliid mku shubi karaa saliid caadi eh oon caraf leheen

  • @dhobleydhalinteda1233
    @dhobleydhalinteda1233 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 8 หลายเดือนก่อน +1

    axdiith daciifa ama saxiixa hadeynu ka tagno suuradaa ama qur'aan dhami kuma tawasuli karo? irzaaq dhalab ama xaajadeyda oo dhami?

  • @aminajamac4847
    @aminajamac4847 2 ปีที่แล้ว +1

    💋🇸🇴💋

  • @Hornscope
    @Hornscope 3 ปีที่แล้ว +3

    Musigan bilowga ee codka meesha ka baxaya ayaaba camalu shaydaan ah ee joojiya

  • @Nashaad111
    @Nashaad111 3 หลายเดือนก่อน

    Rabiyow culeska iga dul qaaad😢

  • @cabdulwehab5166
    @cabdulwehab5166 2 ปีที่แล้ว +1

    Suratul waaqica

  • @mahahmahamed946
    @mahahmahamed946 2 ปีที่แล้ว

    SHIIQ UMUL HADALKA FARAX SHEDAN ISKA SOO DHIGAYO WAX U EG ARAGNAY QOF DUMAR AH AMA RAG AYAA WAX QALAD INEY SAMAYAN AYEEY MAALMO KADIB AYEY LEYAHIN WAXII WAX XUN SAMAYAY ANIGU MA AHEEN WAA RUUXANTEYDA (RUUXAN) WAAN SHEYDAN AMA JINI BARAHA BULSHADA WAXASAN KU ARAGNAY

  • @cadeyabdirizak4900
    @cadeyabdirizak4900 ปีที่แล้ว +1

    Walaal in sura cabasa 41 jer la aqriyo kadibna suxarada ku labanayo sixirkodi ma jirtaa iga jahil bixiya o shekha ii weydiiya

  • @abdihamidibrahim6542
    @abdihamidibrahim6542 ปีที่แล้ว +1

    M a

  • @barwakoabdikadir2532
    @barwakoabdikadir2532 ปีที่แล้ว

    Idawaqa mxa benkadige wayjirta dadka haduminin dageyso shekh salah maalim Abdullahi

  • @dekomaalin283
    @dekomaalin283 ปีที่แล้ว

    Ya ra ta the colours

  • @munocali9003
    @munocali9003 3 ปีที่แล้ว

    asc☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 8 หลายเดือนก่อน

    Ar kanaaaa hhhhhhhhh

  • @daarulxamdichannel3419
    @daarulxamdichannel3419 3 ปีที่แล้ว +4

    Umal waa diin laawe waxuuna u gafay qur aan ka ,,qur aan ka rizaqa waa laguhelaa ee waxaan leenay odaygaa khawaarijka ah wax magaratada beenta ka daa

    • @abdirahmanyakub4807
      @abdirahmanyakub4807 2 ปีที่แล้ว +2

      Adigan diinta waxaba ka aqoon

    • @dekomaalin283
      @dekomaalin283 ปีที่แล้ว

      ​@@abdirahmanyakub4807 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢❤❤❤❤❤❤❤❤😂😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤leve you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XuseenMaxamed-gw4lb
    @XuseenMaxamed-gw4lb 15 วันที่ผ่านมา

    Quraanka xadiis daciif kuma soo aruuri karo suuradaha allaah ayaa ka ween xadiis daciifinkaro ma jiro waa sheeko wahaabi sheekh umul

  • @Abdikarim3277
    @Abdikarim3277 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka alaalh kheyran sh umal

  • @cabdiraxmanibraahim-ko3it
    @cabdiraxmanibraahim-ko3it 9 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله