Guurtida Absame Nabadaynta Somliland & SSC Kujirow Harti mideya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 วันที่ผ่านมา

    WCS SXB 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 วันที่ผ่านมา

    AMEEN SUXUFI.MR.GALAD 👑

  • @JaamacHaaji-z5z
    @JaamacHaaji-z5z 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HalimoAbdullahi-pp9pe
    @HalimoAbdullahi-pp9pe 3 วันที่ผ่านมา

    Guur Tida Absame Ayagaa u baahan wax naba deeya, Ayaka dhaxdooda

  • @mahamedwali8730
    @mahamedwali8730 2 วันที่ผ่านมา

    Jama
    Runta haka xishoon
    SNM iyo khatumo
    Ayaa meesha isku haya
    Sxb meeshaan wax qarsoon maleh
    Somalia dawlad kama jirto
    Qabiil qabiil ha looheshiiyo

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 วันที่ผ่านมา

    Garaadku jig jiga haku laabto yuuna tagin hargeysa iyo meel kale toona Somalia heshiis marabto ee yuuna isdaalin

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 2 วันที่ผ่านมา

    Garaadada Absame waa la soo gaaday. Warkiii laga filayey meey keenin. Waxaa loo wada hadlayaa SSC Khaatumo iyo iidoorland. Maamul iyo Maamul.

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 2 วันที่ผ่านมา

    Garaadadii Kuumade intii ah ergo iidoor u soo dirsaday ayeey guryahoodii u daba mareen oo dab ku qabteen. iidoor wakaa toloow.

  • @Sharmake-k3f
    @Sharmake-k3f 3 วันที่ผ่านมา

    Jaamacow waxa la isku hayaa waa siyaasadayada khasab ku qaata ee geel iyo xoolo lama kala dhicin. Maakhir iyo SSCKH na dhul iyo wax kale toona iskuma hayaan.

  • @abushaaficiabdiraxman637
    @abushaaficiabdiraxman637 2 วันที่ผ่านมา

    Xarunta gobolka cayn waa tee
    Sheeka daarood weeye

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 3 วันที่ผ่านมา

    Jaamacow ! Reerkani maamul iyo reero waa wada socdaan,
    Maalinba shaadh bay gashadaan,
    Maalina shaadh maamul bay sitaan,
    Maalina shaadh reer,
    Jamacow!
    Dibiga geesaha weyn, waanu is uur ognahay, waxay ku fekerayaan oo dhan waa ognahay.

    • @hassanabadid2477
      @hassanabadid2477 2 วันที่ผ่านมา

      Hadalkii galaa dagaalkaa Miyaa la timid meeshaa
      Jamac galad isagaa kow ka ah dabshidkaa qabyaaladaa
      Isaaq waa fahamay sheekadaa julicsan waana is hubeeyay…… somalinimo ha lagaa wadaa shaqeeyo
      Maalintaa la iskaa kaa cesho uun maahaa in aad somalinimo raadisid

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 วันที่ผ่านมา

    War asc kkkk darood intu nabada kugu yeeloo colada kugu ma yeelo ogadeen wan is xabad naqanaa ee daad kale ban is baraneynaa