Shukri lolz..Walalo, cid baa Tubeec gadhaysa laguma odhan, e waxa la yidhi Ninkii bedeli lahaa ayaa soo baxay....Maxa ka wanagsan in ay inoo soo baxaan, dhalinyaro inoo badasha fanaaniinteenii qaaliga ahayd...Walee Fanka iyo Sugaanta dhan e Somaliyed baa sooo noolaanaysa. ee wiilka u hanbalyee, oo masha allah dheh>.He has the best voice of any Fanan thats out there today...Cid la cod ah ma jirto maanta>..
odayashii hore iyo duqoshinkii hore ha udodaan tubeec balse anaga waxaa u codenenaa mursal muuse waa fanaan an dhiohi karno kuwa hada jira ayuu god ku aruurshay tubeecna wuuba dhafay nolow mursal walallo ilahay cod wuu kusiyee ,,,
Ma la is odhan karaa sahra ilays hestan way yara dhex fadhiisatay? Waxaa ficnan lahay gabdhaha sanadka ee cusub inay mursal iska celiso lakin pagekediiwaa kasoo bixi wayday sahra, waa hees laxan adag oo u baahan dhuun da yar
Somali halkiinii lee rabtaan inada tagnataan mesheey indha haku qadaan ayeey waligood tagnadaan war horay u socda tubeec nin buu ahaa kana waa nin walahai wuuna cod macaanyahay dadka lama hagradee haduu hali lahaa xiliguu tubeec ku soo aday na manta cirkuu mari lahaa
wooow caadi mahaan mar uun soo booqo mursal muse adi iyo bahda kale fananiinta wadanka k.afrika johannesburg hada waxaa noo joogo umar shooli kuwa kale waan sugeyna mahadyuuraa@hotmail.com kala soo xariir
afaar waada siimaan tiimaahu seento la moodo ka waada siimaan samaan iyo waanaag baadaan sugaayaan samaahii nafteeyda rabiigaay ku saahal meeshaad taagto bisiinka laguu qaabay
maasha alaah .codkaan dahabiga eh inakama caadi mursal yare meesheeda kawad bro
waaaaaaaaaaaaaaaw nolow mursal ani tubeecan wax wayn laga dhigayo maba fahmo wuxuu ku heeso lkn mursal he has best voice waaye sanadkan maanshalah
caleeeeeeek mursal muuse waa fanaanka qarniga wali waa dhimanyahay fanaan codkiisa oo kale leh sxb noolow ,,,,,,
he is brilliant star of all somalia stars of the time, undisputable artist with best voice of all time
subhaan war tii sahra maxa ku dhacay heesta miyaa ciyaaysa waban yabe mursal ayaa mesha kaga saraay wonderful voice
eedo waliga ciyaaal ha la heesin waay ka cod macan yahin
😂😂🖐
saasa ha ooraaniin dad kaada waa walaalo wada jiroo la waalaala yaahay jeceylkaa ka beermaay iga beermaay i wadaay jeceylka ka beermaay
mursal maansha alah cod iyo haybad bu illahay siiya sahra sidoo kalle balse waxa kalliya ee ag dhigi karta waa xaaskiisa khada iyo hodan bilan
wow inankan yare cid wacanaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa bal ila dhageysta daddow igu lana raaxaysata
waaw mursal muuse wakaas fanaan wax ka yara one year caan ku noqday la iskama dhigo fanaan ee codkaa haybad ah
Shukri lolz..Walalo, cid baa Tubeec gadhaysa laguma odhan, e waxa la yidhi Ninkii bedeli lahaa ayaa soo baxay....Maxa ka wanagsan in ay inoo soo baxaan, dhalinyaro inoo badasha fanaaniinteenii qaaliga ahayd...Walee Fanka iyo Sugaanta dhan e Somaliyed baa sooo noolaanaysa. ee wiilka u hanbalyee, oo masha allah dheh>.He has the best voice of any Fanan thats out there today...Cid la cod ah ma jirto maanta>..
Who is watching 2019
Mursal> Afkaga Caano lagu qabaay. Amazing voice it's just magical, it's a shame What's her face can't keep up.
masha allaaaaaaaah mursal il nacab ilaah ha ka haayo
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwww hees tani cadi mahan hees iyo badh iga dheh best song every cadi mahan sahra ilays and mursal yare
odayashii hore iyo duqoshinkii hore ha udodaan tubeec balse anaga waxaa u codenenaa mursal muuse waa fanaan an dhiohi karno kuwa hada jira ayuu god ku aruurshay tubeecna wuuba dhafay nolow mursal walallo ilahay cod wuu kusiyee ,,,
Kii Yara Mursal Waa Soo Shaac baxayba kol hadii sahra ilahayna la soo hesay mansha allah Halka ka wad
waw hees aan cadi ahayn heestani walao
wow inaba caadi maha heestan way wada jirka wada qaadayan mursal iyo sahra ilays fannaaninta sanadka..........
Xasuus qaliya 2012 mursal muuse cumar iso sahal Ahmed cabdilahi ilays heesti jacayl yaasini dayn wa
inaba caadi ma ahan heestaan sxb mursal codkaaga aadbaan uxiiseeyaaa sxb illaah haku dhowro
Waa heesahan mursal ku bartay 2023 yaa soo booqday
Golden Voice . viva Mursal
saas aan rabaa sahra isa soo adkeey yaqeeyoo
Who is watching on 05/1712021
I lov u Hodan Abdi hunow lebiskaagu waa jiraa
wwwww cadi mahan mursal
Ma la is odhan karaa sahra ilays hestan way yara dhex fadhiisatay? Waxaa ficnan lahay gabdhaha sanadka ee cusub inay mursal iska celiso lakin pagekediiwaa kasoo bixi wayday sahra, waa hees laxan adag oo u baahan dhuun da yar
nice song mursal and sahra woooooooow
06-2-2021 Chicago ILLINOIS
waaw fannanka cusub
saxb your the best sing good luck
Gold voice bro
i love yu sahra and muursel
mv sahra u also best
I loved nice sing
waaaw caadimaaha
cadybushaaro runa yaad sheegtay sister fanaan la iskama dhigo ee codku waa haybad ilaahay dadka ugu deeqo yarkan mursal innaba caadi maaha aad ayuu codkiisu uu macaan yahay
besty song
mursal aa 1000 jeer ka cod macaan sahra waw wuu tagay yarkii
tuneeeeeeeee nice
Hees iyo badh
habarta inanka yar la heesaysa cod xumaa
this is the real nigga cadi mahan codkisa
Boqarka codka mahamed suleymaan tubeec ninkii badeli lahaa hadeer ayaa la helay wallee Mursal Muuse runtii aad buu u cod macaan yahay fanaaniinta hadeer socda wax gaari kara ma jiraan
well done mursal and sahra ilays
ma tubeec buu gaaraa iska hadal dadkani
Wooooe
heesta cadi ma aha
Bahal ayad moda mursal hhhhhhhh
😂😂
😢😢😢
wooow caadi maha
Zamuu. Sxb inkaan waa cod macaanyahay lkn tubeec ha barbar dhigin

2021
bahal