MashaAllaah habo sidad wax usoo gudbisey waa xafadaheygi aan dagananjirey Raxaab iyo madiinati nasar habo plz muusiga iska day nashiido ku badalo si aan kuu dawano musigada waa danbi
Egypte is really nice I am coming inshallah 2024 because I saw lots of clip the best TH-camr like darqtaar I saw couple of clip during the Ramadan 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🌷🌸💚
Wow maaaasha allah walal Zizou wxad nooso gudbisaaa video aaad u qurux badan Allah haku sharfo wxd thy will aan saaid u tageero big fan from Borama jano coming soon I.a 40K❤❤❤
Meeshaan runtii waa meel la igu soo barbaariyey aan ku soo goray. Waalidkey allah kheyr ha siiyo aad beey ii soo caawiyeen. Meelahaa ciyaalkiina geeya oo ku soo barbaariya
قضيت فى مصر احلى سنين عمرى، أول سنة لى فى القاهرة كنت ساكن بوابات حى العاشر ثم انتقلت لشارع المقياس منيل الروضة فى مصر القديمة لنحظى سكن قريب من الجامعة، فكنا نأخذها مشى على كورنيش النيل أو نركب أتوبيس رقم 96 يودينا جامعة القاهرة كلية الهندسة فى غضون خمس دقائق. مصر جميلة.
New subscriber keep up the good work i was looking for a video about the Somali community in Egypt be aware when filming around women in Arab culture it's unacceptable behavior dear brother be aware 🌹 PS. Please if you could visit Alexandria as well and show us the Somali community there
Sxbow boon maa tahay ninka maxaa wax ugu hor cunee kaalay ila cun maa dhahtid xataa haduu kula cuneynin soo dhawow aala dhahaa next iska ilaali waa leesku ileystaa guuleyso neh 🙏
Haddaa iigu horreesa ninkaan eber waaye wax aan ka faaiiday ma jirto somali aa 80% degan kuma dhahoo beentiis. Wallee mar dambe kuma daawado. Dadaaba keep going usoo qoraayo kk.isaga camal waaye kuwaas.i mood.
Waa khalad ilmo yari in aad vedio ka dubto adinkon wa lidkod amar ka hesan wa na dambi nolosha qatar gelinkarta wan jeclan laha ina dan dib usamen hadi ay macqul tahay vedio ilmaha ka sar tasna adige ku wanagsan tahay
SUBxaanallaah aduunka intaan ku noolaay ma arkin umad ku faaneeyso wadan ama dal ama dhul eeysan laheeyn aan ka eheen soomaali....... war dadoow goormee dhisan doontiin wadankiina sidaan iyo si ka qurux badan oo aduunka idiin soo dalxiis tagi doonaan teeda kale wadamadaan aad ku raaxeeysaneysiin ragii lahaa ayaa dhistay oo kusoo tiir iyo tacab beelay war raga faciina wax ka barta oo soo gaara wixiina tacbada ma ahan inaa ku faano wax aanan laheeyn waxaa horay loo yiri dhar aadan laheey dhaxan kaama celiyo.....war soomaalaay ma ogtihiin in wadamadaas dagaalo ku soo socdaan Waxaan ALLAAH ka baryaa in uusan dagaalka soo gaarin dhulka uusan hada ka dhicin dagaal ALLOOW BADBAADI DHAMAAN MUSLIMIINTA UGU HOREEYN REER FALASTIIN ALLAAHUMA AAMIIN walaalayaal sajuuda aan ugu duceeyno walaalaheena falastiin
اللهم إنا نسألك زيادة في الأيمان وبركة في العمر وصحة في الجسد وسعة في الرزق وتوبة قبل الموت وشهادة عند الموت ومغفرة بعد الموت وعفواً عند الحساب وأماناً من العذاب ونصيباً من الجنة وارزقنا النظر إلى وجهك الكريم، اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين واشفي مرضانا ومرضا المسلمين، اللهم اغفر للمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات.
Somalia is the best very respectable people and good people welcome to Somalia in Egypt 🇪🇬♥️🇸🇴
Thank you
You don't know this people don't judge a book by it co er they are some of the most racist igotistic people you will ever meet
مصر الحبيبه ام الدنيا
عشت في القاهرة في تسعينات قرن الماضي، لن أنسى مصر في حياتي، بلد جميل .
Masar qahira Waa dagnaan jiray Waa meel aad ufiican dhowr jeer Waa ku laabtay umu dunya ❤
🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬I can wait to see Cairo next time because I like travelling different countries for experience 🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯
MashaAllaah habo sidad wax usoo gudbisey waa xafadaheygi aan dagananjirey Raxaab iyo madiinati nasar habo plz muusiga iska day nashiido ku badalo si aan kuu dawano musigada waa danbi
Mashallah Cairo waa degana alxamdulilah waa wadan aad uu wanagsan sadax sano ayaa kuu noola oo caruurteeyda quran iyo Arabic igu so barteen aad ayaa uu jeceelnahay aniga iyo caruurteeyda inshallah waa kuu sonoqon doona great video thanks bro 😎
apayo wax barshada qali miya walashey
Maya wll waa caadi wa jawaban tahay
Wllo ila soo hadal waxan u bahna waxayar oo information ah
Woow Manshaallah keep going my brother 50k loading 👍💪
Thanks bro InshaAllah
mansha allah waan ku salaamay masar waa buetifuu city caira nice loved
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉4🎉🎉🎉
Qofkii Rabo in quraanka online lagu baro iyo lahjada looga hadlo dalka masar
welcome
Waxaan daganahay Egypt 🇪🇬
alloow wadankeena noo daji qurbo waan kudaalnee
Masha allah xafada somalida u badan tahay noo soo duum qiimaha goryaha lagu kireeyo sida madinatu nasr siti aktobar rihaab iwm
Egypte is really nice I am coming inshallah 2024 because I saw lots of clip the best TH-camr like darqtaar I saw couple of clip during the Ramadan 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🌷🌸💚
Keep going out brother's
Wow maaaasha allah walal Zizou wxad nooso gudbisaaa video aaad u qurux badan Allah haku sharfo wxd thy will aan saaid u tageero big fan from Borama jano coming soon I.a 40K❤❤❤
Thanks brother❤
Muqal qurux badan next Somalia 🇸🇴
InshaAllah brother
Rihaab city, adventure park, maansha allah
Masha Allah
Be careful, brother, taking videos or interviewing children without permission from parents can be unlawful!
Usheeg Somalida Mataqano qanuunka addunka
Masha allah
Taasic xafdeyda hore ahaa xsuus
Zizu best somalia youtubers
My brother you forget Ardeliwa neighborhood where there are many Somalis live there 😊
Wa runta. Hadaaban jooga Ardi lawa saan u laha haddo tagaya waabo daaly
Maanta ayan kuso biiray janelkaga walalkay wan ka helay muqaaladada huru u soco ❤🎉🎉
Meeshaan runtii waa meel la igu soo barbaariyey aan ku soo goray. Waalidkey allah kheyr ha siiyo aad beey ii soo caawiyeen. Meelahaa ciyaalkiina geeya oo ku soo barbaariya
Aad iyo aad hada xage joogta
wlalloow mrka hore mahadsanid so gudbintada, blse wlal wdanka nogu qabo camerada an dawanee adi unba isku haya wlal cmerada. mahadsanid.
🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah 🎉🎉🎉🎉ijaar wa meqo meshan somalida boixdo
+20 110 4554249 nambarkas kala xarir
ان شاء الله أتمنى زيارة مصر
قضيت فى مصر احلى سنين عمرى، أول سنة لى فى القاهرة كنت ساكن بوابات حى العاشر ثم انتقلت لشارع المقياس منيل الروضة فى مصر القديمة لنحظى سكن قريب من الجامعة، فكنا نأخذها مشى على كورنيش النيل أو نركب أتوبيس رقم 96 يودينا جامعة القاهرة كلية الهندسة فى غضون خمس دقائق. مصر جميلة.
مرحبا بك في مصر دائما اخي الان تم وصول مترو الانفاق إلى جامعة القاهرة تم افتتاح الخط الثالث للمترو الاسبوع الماضي
طيب كلم صومالي انت بتتكلم مع صوماليين وتعرف اغلبهم ما بيعرف عربي
Mnsha allaah akhii hore usoco you deserve one million followers
❤🎉
Masha allaah waa imaan insha allaah
Muqalku waa fadhiya❤
New subscriber keep up the good work i was looking for a video about the Somali community in Egypt be aware when filming around women in Arab culture it's unacceptable behavior dear brother be aware 🌹
PS. Please if you could visit Alexandria as well and show us the Somali community there
Sharci ahaan waa qalad inaan ilmo iska duubatid ogolaansho la,aanta!
War xaafadaydii baan arkaaa 1 year baan kasoomaqny masha allah
Rixaab city baan tegey 2012 kii madiinati markaasaa la dhammays tiray qurux bay ahayd
Sxb warka iska sax . Qaahira waxaa dagan 22.6 million oo qof. Sidee suurtogal utahay inaad tiraahdo xaafad ay dagan yhiin ugu yaraan nusmalyan qof baa waxaa Soomaali ka 80% ama 70% ama 60%.
Bro Wllhi you deserve more 💪
100% waa lagu enjoy garaynayaa videowgagA 🫡
Thanks bro
Qofki masar jogo ha isoqabo pls
ManshaAallah🎉🎉
🙏
Mashaallah brother zizuu❤.I'm from Garissa 😊
Thanks bro
Sxb waad mahdsanatahay eaxad kaso waranta nolosha cairo sidaay tahay kiirada gurayaha sharciiga lagu joogayo iyo wixi la miida
From Djibouti 🇩🇯. Wan ku salaamey. Zizu. Maqaa yadanii. Maa gaariisa aa😂
Bro noogu ducee wadankeena inuu saan udhismo
Somalida maxaa u diidey xaafado sidaan oo kale in ay somaliya ka dhisaan jidad waa weyn
Yes
what happened to the malaysian resturaunt brothr?!
Waxaa nooso ogaata qaaba lagu tegi karo wall
Viza ayaa laguu xareynaya walaal
Adi ma ii xareyn karta wllo hadey haa tahay number kada iso qor@@ZakGele
Walagu haya hada diyar tahay wll
Visaha masar waa sahlanyhy
M.a horey usoco bro
Where's this restaurant I'm Kenyan in Egypt who loves Somali food and culture direct us please
Keep going brother
Musisigaan waxkale kubadal ama silent kadhig mafiicna
Wadamadiina Aadan soomaaliyeey wadan aadan lahayn waxba yaan lagu faanin
Wan kuso ducdaa qaahiraa dhwan
Sxb muziqa hadaa barnaamijka ilaahna uga baq
vlog qurux badn mhdsanid zxb🙏
Meesha inaan imado ayaan raba waliba dhawan qof iga warin kara ma hasto wllo ma iga wacin kartan carka qoxontiga ayaan ka rabay
Hadii aad ubahanthy anaa ka cawinaayo visah Masar iyo kaarka qaxotig
Kenya iyo masar yaa fiican
Mar dhow imana insha allah kaarka qaxootiga rabay@@amiinaali4920
Nolosha masar baa jaban @@xumeyraqaali
Asc wllo wn ka helay channel runtii
Sxbow boon maa tahay ninka maxaa wax ugu hor cunee kaalay ila cun maa dhahtid xataa haduu kula cuneynin soo dhawow aala dhahaa next iska ilaali waa leesku ileystaa guuleyso neh 🙏
Ninka wiilka la fadhiyo Wa ninka maqayada iska leh muxu ila cun dhaha lacagtisuna wax uga cune
@@qumandarajo9353 lacala haduu leeyahay xataa saas aa fiican soo dhawoow wll aa leeska dhahaaa kaalay suneey muhiim ma ahan inuu cuno lkn qadarin aa jirto meesha neh waa qurbo kirada meesha korontada wuxuu rabo in uu cuni karin ehel iyo asxaab leeyahay ay ku xariiran aa macquul ah oo jebkiza ka baahan yhy waa mahadsan tahay wll iska cun xataa hadu ku dhaho in uu qalbiyad ka farxaa macquul ah garashadada qoralka hada kugu dheereeyey neh cafwan abaayo🙏
Qaahirana waatanaa ku soo dhowow
Nice
sena u imana kara wll
Wiilka maqayada telkisa ii sooqor
Haddaa iigu horreesa ninkaan eber waaye wax aan ka faaiiday ma jirto somali aa 80% degan kuma dhahoo beentiis. Wallee mar dambe kuma daawado. Dadaaba keep going usoo qoraayo kk.isaga camal waaye kuwaas.i mood.
Shukran
Ninkan inaad daawato yaa kugu qasbay hadadan kahelin iska gadub
Ceeb ixtriraam qof hadanu muqaalku ku cajabin kuma khasbinid thnks wll
Nice one ❤
Walalkay malaga helaa guryo waqtiga kooban la daganaado sida dad fasax ku yimi arintaas nogaso hadal haday macquul tahay jazakallaah kheyr
Haye wll, +20 110 4554249 nambarkas whatsapp kala xarir wax walbo wu kufududanaya
Insha allh. Hye wall mahadsanid jazakallaah kheyr
Shaqo fcn ba haysa brother ❤
Thanks bro
Lagend the perfect zizou wanku xiisi doonaa ndugu yangu
sxp xafaday waaye meshaas aad joogto mantay
visihii masar baa ii maqan 😅war iga siiya waa u soo socdaaye🥺
Waa khalad ilmo yari in aad vedio ka dubto adinkon wa lidkod amar ka hesan wa na dambi nolosha qatar gelinkarta wan jeclan laha ina dan dib usamen hadi ay macqul tahay vedio ilmaha ka sar tasna adige ku wanagsan tahay
Maxaa nooga jira masar jaajuusiin 1:10
Kenyan ahay ha dhihin soomali baan ahay dheh
Mashallah ❤️
❤️❤️
Fadlan Next Ciraaq
InshaAllah sxb
WA ZAHAL ABDI BOULALE. OO. HADDAA. JOOGA. CASIIMADA WADANKA DJIBOUTI 🇩🇯. WAN QATEEY. VISA DA. DALKU. GAAL. AH.....EE. MASAR. AMA. EGYPT 🇪🇬
SUBxaanallaah aduunka intaan ku noolaay ma arkin umad ku faaneeyso wadan ama dal ama dhul eeysan laheeyn aan ka eheen soomaali....... war dadoow goormee dhisan doontiin wadankiina sidaan iyo si ka qurux badan oo aduunka idiin soo dalxiis tagi doonaan teeda kale wadamadaan aad ku raaxeeysaneysiin ragii lahaa ayaa dhistay oo kusoo tiir iyo tacab beelay war raga faciina wax ka barta oo soo gaara wixiina tacbada ma ahan inaa ku faano wax aanan laheeyn waxaa horay loo yiri dhar aadan laheey dhaxan kaama celiyo.....war soomaalaay ma ogtihiin in wadamadaas dagaalo ku soo socdaan Waxaan ALLAAH ka baryaa in uusan dagaalka soo gaarin dhulka uusan hada ka dhicin dagaal ALLOOW BADBAADI DHAMAAN MUSLIMIINTA UGU HOREEYN REER FALASTIIN ALLAAHUMA AAMIIN walaalayaal sajuuda aan ugu duceeyno walaalaheena falastiin
Xaafadeydi aan daganaa xusuus Rihaap
Masha Allah my brother lakin gabar dheer igdoratey😂😂❤ horey usoco
Haha Thanks
where is the adress im in cairo now
Muqal qurux badan
🙏
Muus iyo baasto maxay sheegayaan? Baasto waa cunto Talyaani, maaha cunto Somaaliyeed.
I'm from djibouti I Hope To go Egypte and live it who else join me.
Brother I want to go to Egypt. Can you direct me to a Somali person who rents houses?
+20 110 4554249 nambarkas laxarir
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
امه دنيا🥰🥰💎
اللهم إنا نسألك زيادة في الأيمان وبركة في العمر وصحة في الجسد وسعة في الرزق وتوبة قبل الموت وشهادة عند الموت ومغفرة بعد الموت وعفواً عند الحساب وأماناً من العذاب ونصيباً من الجنة وارزقنا النظر إلى وجهك الكريم، اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين واشفي مرضانا ومرضا المسلمين، اللهم اغفر للمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات.
Walal inna usoogyru ayan rabaa dadna kama aqaan
Ani xitaa waxan rabaa inan uguuro lkn marka hore wn soo eeegaya
Ani xitaaa jmcad uimanaaa😊biL kadib
Wll wanila soo dhaweynaa anaga meshan naqaano hada ubahan tihin
@@axmedfoodcadefoodcade7897 hy wll
Thank you plz can you make vlog City October
Hore usoco sxp
❤🙏
Xaafada maqaaxiyada ku yaalin intay u jirtaa Cairo city centre. Mida kale waa maxay Trainka ama bus yimaada xaafada?
20 min cml, haa bus
@@PerfectZizou thank bro
🔥🔥🔥🔥
No weydii kiroyinka xaafadasi
Sxb keep going
Always bro
Soomaalida Meesha degan QAARKOOD taajiriin maahaa ee CAYRTA REER GALBEEDKA laga siiyo ayey ku CUNAAN HALKAAS.
Ok
Maw soon soomali
Hiya ooda wahdah hinaak kaam?. Yabnil eeeh. Danta maskhara
Maqaaxidan inta jeer aan wax ka cuney mala tirin karo
Asalam alikum any one living in rehab city I would like to my family please thanks
ZIZU WAN KU SALAAMEY
Wey Naga so hor jeda makhayadan😂