BIG GAME KOKO AMIIRA SUNDUS CAAGA KEEN LACAGTA QAADO QOSOLKA ADUUNKA😂 PART 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 781

  • @yahyemohamudmohamed7810
    @yahyemohamudmohamed7810 4 หลายเดือนก่อน +282

    Tom and Jerry ay isku yihiin Amiira iyo sundus😂😂😂

  • @hayattahmett
    @hayattahmett 4 หลายเดือนก่อน +115

    hadaa game kaan la dheelayo sundus haka soo reebin saxaf wlh waa funny socota amiira sidoo kle😂😂😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 4 หลายเดือนก่อน +205

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

    • @Umukaafiya
      @Umukaafiya 4 หลายเดือนก่อน +3

      Salaallahu calayhi wasallam

    • @IkraamCqaadir
      @IkraamCqaadir 4 หลายเดือนก่อน +2

      Sal

    • @maryanruun4126
      @maryanruun4126 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@Umukaafiya❤

    • @carafaadjr1456
      @carafaadjr1456 4 หลายเดือนก่อน +3

      Koko buule waan kutaageeraa❤❤

    • @NoorMuxumed
      @NoorMuxumed 4 หลายเดือนก่อน

      A all​@@Umukaafiya

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 4 หลายเดือนก่อน +103

    Manoli sunduuus qosol ihu disheyyy wlhi😂😂😂❤

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 4 หลายเดือนก่อน +126

    Amira haday badiso iyo hadanay badinba wanu wadana guul iyo guul daraba waa Amiradena❤1M is here only 5k and something is left let’s do it guys🎉❤

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 4 หลายเดือนก่อน +62

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NashadHussein
    @NashadHussein 4 หลายเดือนก่อน +54

    Gamekn hde sundus kujirin ya ladhelin she is so funny wlhi😂😂

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 4 หลายเดือนก่อน

      Masha"Allah 🍬🍬🍬🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @saynabkulmiye8031
      @saynabkulmiye8031 หลายเดือนก่อน

      Haaa and the original resolution was passed in the original resolution was 😂😂😂😂passed I HAVE 😊A and the original resolution was passed in the UK 😊

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z 4 หลายเดือนก่อน +106

    Ku sali Nabigena the best best ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤❤❤

    • @najmonashaad5163
      @najmonashaad5163 3 หลายเดือนก่อน

      Q1ryu❤❤❤❤❤❤❤❤juuui

    • @Hoodacqadir
      @Hoodacqadir 2 หลายเดือนก่อน

      Asc❤

  • @MiLgo_m
    @MiLgo_m 4 หลายเดือนก่อน +68

    Amiira hadney dhibteen funny mey ahanleyd sundus 😂😂😂😂❤ amiira dhibka ka batey iyada gemeska shideysa😂

    • @asmaadam8385
      @asmaadam8385 2 หลายเดือนก่อน

      Qosolkeeda keliya funny ah inay qf dhibtana kba dran mrka sundus Mr wlba funny weeye😂

  • @user-xp9hm3wx1s
    @user-xp9hm3wx1s 4 หลายเดือนก่อน +149

    Sundus hppti wnku jeclnahay lkn plz dagaanaan muuji habluhu waa kuwii daganaanta ku meel mara waxan oo qaylo ah iska yaree inan ayaa tahee sharafdada jecelahay sister ❤😅

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 4 หลายเดือนก่อน +5

      Talo fcn ba sisey fuded yar ba ku jira

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 4 หลายเดือนก่อน +3

      Sax waaye ❤

    • @user-me8yo9hl2z
      @user-me8yo9hl2z 4 หลายเดือนก่อน

      Kkzozck igivif9cfo i ofofocfoco ldl3pf0dekdix

    • @user-vp2or2vo1w
      @user-vp2or2vo1w 4 หลายเดือนก่อน +3

      Waa talk ficn dadkan intay ku wad wadnayan wa maalmo yar o ay kuleyhin wa funny wa xaraabo maalmaha danbne wxan ma xishotade eh o calanta ah ba lku dhaha umada ba sidas iska eh marka inti lakaa si waalilhaa dagansho wx dhama ma jirto i.a midii wano qadata Allah haka dhigo

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 4 หลายเดือนก่อน +36

    Wlhi sundus waa fariid yar game kii io dadkiiba wada xaraabay ka dhigtay team kii dhan waa shidmeen 😂😂❤ farxad io qossol waa gabar reer muduga oo beerku madow yhy naa waan kuwadanaa adaa Malaysia nagu matala sundus ayaanle husseney 🫶🏾🤍☺️🙌🏻

    • @Userdima1357
      @Userdima1357 4 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh😂😂😂😂😂 gbr reer mudug beerku madowyahay😂😂😂😂😂 waa fuuray deeqooy😂😂😂😂

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 2 หลายเดือนก่อน

      Wll fikirkada ka hadashey lkn silent moth is golden dadka adunka logu jecel yhy wadadka hadlkoda gabn yhy xta inantan nin ajnabi agtagan qosolkeda wa sida raga dintenu ma ogola lamana dhihi karo wa gbr yar oiska fudud wa hoyo caqli kuma yara aad ban unecbhey dadka nocana aniguna alhm maihi ❤

  • @FatmoKamiin
    @FatmoKamiin 4 หลายเดือนก่อน +62

    Sundus abyo hmplyo wan ku farxay gushada walow aan kala jeclyn hblha aan wada jeclhy lkn gari lbo kma wada qosliso ❤
    Lkn abyo mid ayaan kugula talinya blz marka cayrta cayaryso qaylda faraha badan iska dhaaf degenan ku ciyaar sida hblha kale codkga hoos udhig bod bodkan aad wado yaree blz waa iga codsi abyo waxna rajynayaa inaad argto qorlkyga 🥰🥰🥰🥰

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 2 หลายเดือนก่อน

      Mad ila arktey xta wlh adbuu qosolkeda udheryhy inanta koko ladhoho sasey indhaha ugu gubesa amira wa iskaga qososha eh

    • @asmaadam8385
      @asmaadam8385 2 หลายเดือนก่อน

      Wxaasi wba wxa kliya aan ku jecelaany wllhi😂

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 4 หลายเดือนก่อน +55

    Amiiro iyo sundus fanny waye walhi😂😂😂😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 หลายเดือนก่อน +45

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤

  • @ayaanmuuse91
    @ayaanmuuse91 4 หลายเดือนก่อน +13

    Intaa ila aragtay in Amiiro iyo Sunduus Tom. Jerry iney isku jihiin 😂😂👍

  • @Hdiamond118
    @Hdiamond118 4 หลายเดือนก่อน +24

    😂😂😂sundus iyo amiira inaan habaaro ayan kabaqayaa habeen walpa beerkay i xanuujiyan qosol tarteed😂😂 guushana haday sundus qaado iyo haday amiiri qaadaba same ayey iitahay wlhiy hamplyo xppti❤👸🫶

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 4 หลายเดือนก่อน +21

    Sundus iyo amiira la aantad manuutaayo gameka 😂😂😂😂😂

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 4 หลายเดือนก่อน +40

    Amiiro hadey badiso iyo hadii laga badiyo waan wadanaa guul amiira channalka guul 1m insha allaah

  • @user-ws3ih8mm8e
    @user-ws3ih8mm8e 4 หลายเดือนก่อน +22

    Adna inan kudawano wlhi sundus ayaa iisabbtay shactiro kadhigtay😂😂

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 4 หลายเดือนก่อน +41

    Alla maxa jeclhy Amira io sundus so funny ❤❤😂😂😂

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 4 หลายเดือนก่อน +12

    saxaaf waa nasab wlha hadaa rer puntland naahy waan wadanaa laandherahas😂❤

  • @user-rn7vv7dg9s
    @user-rn7vv7dg9s 4 หลายเดือนก่อน +14

    Zundus ciyaarta shidey caadi maaha war sundus la'aanteed ciyaartu waa marac❤😂😂

  • @fatimahassan972
    @fatimahassan972 4 หลายเดือนก่อน +29

    Sundus qosolkay iga dhamaysaa😂😂😂😂

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 4 หลายเดือนก่อน +24

    Curadkaygii ,wiilkaygii ,asxaabtaydii kulaha ar sundusaa😂

  • @DeeqoAbdullah-ol8zb
    @DeeqoAbdullah-ol8zb 4 หลายเดือนก่อน +54

    Kusali nabigeena muxamed scw scw❤❤❤

    • @sabahahmed2523
      @sabahahmed2523 4 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂 Walahi I Love Sundus❤❤❤ She is so funny 😁

    • @muxibojaamac3574
      @muxibojaamac3574 4 หลายเดือนก่อน

      Alla sundus amiira bararaq😂😂😂😂😂😂😂

  • @naimomohamed7908
    @naimomohamed7908 4 หลายเดือนก่อน +51

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤🎉

  • @abdifatahmuuse3579
    @abdifatahmuuse3579 4 หลายเดือนก่อน +68

    TEAM AMIRA ONE LIKE ❤🖇

    • @calijiir
      @calijiir หลายเดือนก่อน

      Fc😂😂😂

    • @calijiir
      @calijiir หลายเดือนก่อน

      Df😂

    • @calijiir
      @calijiir หลายเดือนก่อน

      Dccfjh🎉😢😂

    • @calijiir
      @calijiir หลายเดือนก่อน

      Rrgghjhxddvhfdwhi😂😂😂❤❤😂🎉😢😮😅😊

  • @Mola_cade
    @Mola_cade 4 หลายเดือนก่อน +4

    GAME EE KA MAQANYIHIIN SUNDUS IYO AMIIRA WAA WAA SHAAH AAN SONKOR LAHEYN🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Dhibleyy123
    @Dhibleyy123 4 หลายเดือนก่อน +27

    Sunus the time is now 😂❤

  • @user-zr4ex2zo7s
    @user-zr4ex2zo7s 4 หลายเดือนก่อน +23

    Team Sundus 😂😂😂😂

  • @user-cm4xr3eb3r
    @user-cm4xr3eb3r 4 หลายเดือนก่อน +10

    From tik tok😂

    • @user-st3us4op5r
      @user-st3us4op5r 4 หลายเดือนก่อน

      From bejke aan soarke😂😂

    • @user-st3us4op5r
      @user-st3us4op5r 4 หลายเดือนก่อน

      From bejke an soarkee😂😂

  • @bushramulah1012
    @bushramulah1012 4 หลายเดือนก่อน +4

    naagtaan kooka ah gabdha yar maxay u cunaysaa naayaa sundus naaagata isk celi waaaba yasaysaa kawran naag mj ah inaa tahy bar wah aniga dulmiga majecli

    • @HodanhazanDIIRSHE
      @HodanhazanDIIRSHE 4 หลายเดือนก่อน

      Sundus Maa koko kayar mida qabiil maba yaqaanan dadkan 😂

  • @Ishaan336
    @Ishaan336 4 หลายเดือนก่อน +62

    Team sundus ayaanle 1 like 👍

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 4 หลายเดือนก่อน

      1👍 team kuli aan ahay 😊

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 4 หลายเดือนก่อน +10

    wcs amiro hben hore si xaq ah ay ku bdisay se cml gul io guldrba amiro wa wtaa sundusna hamplya leyhy 👏

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 หลายเดือนก่อน +16

    بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ🤲الٓمّٓۚ 🤲ذٰلِكَ الْكِتٰبُ لَا رَيْبَ ۛ فِيْهِ ۛھُدًى لِّلْمُتَّقِيْنَ 🤲الَّذِيْنَ يُؤْمِنُوْنَ بِالْغَيْبِ وَ يُـقِيْمُوْنَ الصَّلٰوةَ وَ مِمَّارَزَقْنٰھُمْ يُنْفِقُوْنَ🤲 وَ الَّذِيْنَ يُؤْمِنُوْنَ بِمَآ اُنْزِلَ اِلَيْكَ وَمَآ اُنْزِلَ مِنْ قَبْلِكَ وَبِالْاٰخِرَةِ ھُمْ يُوْقِنُوْنَ🤲اُولٰٓٮِٕكَ عَلٰى هُدًى مِّنۡ رَّبِّهِمۡ‌ وَاُولٰٓٮِٕكَ هُمُ الۡمُفۡلِحُوۡنَ‏🤲اِنَّ الَّذِيۡنَ كَفَرُوۡا سَوَآءٌ عَلَيۡهِمۡ ءَاَنۡذَرۡتَهُمۡ اَمۡ لَمۡ تُنۡذِرۡهُمۡ لَا يُؤۡمِنُوۡنَ‏🤲خَتَمَ اللّٰهُ عَلَىٰ قُلُوۡبِهِمۡ وَعَلٰى سَمۡعِهِمۡ‌ؕ وَعَلٰىٓ اَبۡصَارِهِمۡ غِشَاوَةٌ ٌ وَّلَهُمۡ عَذَابٌ عَظِيۡمٌ🤲🤲🤲🤲🤲☝️

  • @FeysalMuxdiin
    @FeysalMuxdiin 4 หลายเดือนก่อน +4

    Amiira wey naxriis badan thy wllhi daraad lacagta ugbaad siisey hadana saamiya

  • @hafsamusa9769
    @hafsamusa9769 4 หลายเดือนก่อน +3

    Koko markee wax renin wee xanaqee mase we ismahine…comedy walahi sundus siyay

  • @riishumahmoud5029
    @riishumahmoud5029 4 หลายเดือนก่อน +9

    Sundus lee ka maqneed team malaysia😂😂😂😂

  • @Effected_18
    @Effected_18 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sunduseyyyy😂😂😂😂 darted baan udawanaaya

  • @WaqooyiKenya
    @WaqooyiKenya 4 หลายเดือนก่อน +22

    Mashallah adna xubi, mumy xafladha wey Soo dawaati. M.a

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 4 หลายเดือนก่อน +6

    Sundus hadalka qosolka reer mudug bay utahay balo waa ishiden habeen kayga ayada iyo amiira 😂😂😂

  • @Xalimonuurcali5695
    @Xalimonuurcali5695 4 หลายเดือนก่อน +9

    Ma jiro wlhi gushedana wan ku farxay sundus qalbi nadiif guleyso mar walba abayo❤

  • @abdirahiim10
    @abdirahiim10 4 หลายเดือนก่อน +14

    Meel amira ku jirto qosol lee😂

  • @rahmaruun1547
    @rahmaruun1547 4 หลายเดือนก่อน +19

    Wlhi sundus qosol ayey igu dhishay😂😂😂

  • @Qu681
    @Qu681 4 หลายเดือนก่อน +6

    Sundus dhibley iyo amira iyo koko aya ciyarta shidaya walhi wa dhibloshin cadiya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasrijellemohammed
    @nasrijellemohammed 4 หลายเดือนก่อน +7

    Maya ma jiro qof ka qosol badanaa sundus qosol ayey naga dhamaysay 😂😂😂😂😂😂

  • @wabaxa
    @wabaxa 4 หลายเดือนก่อน +14

    VIVA SUNDUS ❤❤❤ WALHI TAGEERO SUNDUS AYAAN AHAY FUNNY

  • @mxuboaxmed5268
    @mxuboaxmed5268 4 หลายเดือนก่อน +30

    😂😂😂 sundus kulahaa amiiraan ku dhagay
    Cayraartu markay sii dhamaaanaysay kulahaa amiira intaan isku dhagnayn waa dadkii waa tageen😂😂😂

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣👏👏👏👏🇸🇴👍👍👍👍👍😘

  • @toosin4300
    @toosin4300 4 หลายเดือนก่อน +24

    Kusali nabiga scw ❤

  • @XaliimoXaamid-jk6ue
    @XaliimoXaamid-jk6ue 4 หลายเดือนก่อน +18

    whi youtube ma daawan jirin balse sudus baa i jaclaysissay😂😂😂😂

    • @HikamBoy-qb4eq
      @HikamBoy-qb4eq 4 หลายเดือนก่อน +5

      Sowmaha yqy sundus waxyaroo shactiro iyo qalbi wnaag isku darsatay❤😂

    • @CaaishoMaxamad-rz4dn
      @CaaishoMaxamad-rz4dn 4 หลายเดือนก่อน +1

      Walhi ani xatee

  • @nawaalaragsan4701
    @nawaalaragsan4701 4 หลายเดือนก่อน +6

    Amiira iyo sundus la,aantood ciyaartan waa abaar iyaga ayaa shida ciyaarta

  • @FaayNour
    @FaayNour 4 หลายเดือนก่อน +2

    Naagtan koko laleeyahay anigu waan nacay sundus kamasayrta tan amiiro ladhahayona gabadha dilka haka dayso ay hoos kalidayso naagahan sundus way ka masayrsanyihiin u😏

  • @Hipa123
    @Hipa123 4 หลายเดือนก่อน +17

    dheshan sundis le qurxiso wlhi ee gabdhas kawarhaya qalbi nadif wye

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘👍👍👍👍🍬🍬🍬🍬🍬🍬🍬🍬🍬

  • @mishkaatabdi
    @mishkaatabdi 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sundus waa funny 😂 way u qalantaa comedian inee noqoto

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi 4 หลายเดือนก่อน +6

    Tom and Jerry waaye amiiro iyo sundun😂

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 4 หลายเดือนก่อน +6

    Sidii saxda ahayd baad yeeshay sundus waa siraaday arladaba anaba qosolki iga dhamaday😂

    • @HikamBoy-qb4eq
      @HikamBoy-qb4eq 4 หลายเดือนก่อน +2

      Sowmaha yqy sundus lajeclayda team27 ❤😂

  • @user-uk7ll4qf6h
    @user-uk7ll4qf6h 4 หลายเดือนก่อน +5

    Wllhi amiiro iyo sundus fni waaye qosolkaa iga dhameeyeen😂😂

  • @user-fr7hm7xe8y
    @user-fr7hm7xe8y 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi zundus ayanle way naaga qosol oohisay wlhi wa qof ugu shactaraha badan TEAM ZUNDUS AYANLE ayan ku biray

  • @Degeneey
    @Degeneey 4 หลายเดือนก่อน +7

    Sundus iyo Amiira waa qurxinta team 27❤️❤️

  • @nimcofarax-xg5tv
    @nimcofarax-xg5tv 4 หลายเดือนก่อน +5

    Saxaaf sundus 12 wey geftay adineh waa uxisaabisay

  • @KHADARMOHAGAMER
    @KHADARMOHAGAMER 4 หลายเดือนก่อน +3

    CHALLLENGE IS THE BEST WLLHI , ADNA CHALLENGE SOO BADI, SAXAFNA SALAN IGA GAADHSI ,FROM SOMALILAND ,
    SOMALILAND ALLAH HA BARAKEEYO DHAHDEY ADNA ALLAH HAKU BARAKEEEYO WLLKEY SAXAF

  • @SumeyaGelle
    @SumeyaGelle 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wallhi funny waaye walasheen sundus 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @foss_aden
    @foss_aden 4 หลายเดือนก่อน +5

    Reer Puntland Saxaaf waanku wadanaa❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 4 หลายเดือนก่อน +6

    Gemkan sundus iyo amiira nurinoyan qosolka igadhameyen 😂😂😂😂

  • @Qalbisaafichannel
    @Qalbisaafichannel 4 หลายเดือนก่อน +4

    Team sundus is fully and amiira fully wlhi amiira iyo sundus wosol ayey iga dhameeyeen wlhi haka tegin amiira iyo sundus 😅😂

  • @Amiira96
    @Amiira96 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sundus la'aanteed game ka ma nuuraayo 😂😂😂😂 1m coming soon I.a

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 4 หลายเดือนก่อน +14

    Aar sunduus aaaa wlhi she IS so funny😂😂😂😂

  • @samiromursal5464
    @samiromursal5464 4 หลายเดือนก่อน +5

    Sundus mid maha amiira hiidky gaadhsiisey😂😂😂😂❤🎉

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 4 หลายเดือนก่อน +2

    Amiiro Bararaq kkkkkkkkkkkkk sudus qosolkay iga dhamaysay walahi 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Najax-abuukar
    @Najax-abuukar 4 หลายเดือนก่อน +5

    Mar walba Amiira ayaan ahay xageda habadiso ama halaga badiyo Amiira ❤❤❤❤❤

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 4 หลายเดือนก่อน +5

    Illahow sundus iyo amiiro hanaka qadin waa furay wlh cwa❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedabdiwahaab3460
    @mohamedabdiwahaab3460 4 หลายเดือนก่อน +2

    Only samiya 😊

  • @user-sf3ld5sk4g
    @user-sf3ld5sk4g 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sundus way wanaagsan tahay balse Xooga yar oo daganan aah haku darto ❤fadlan

  • @NajaxNalka-wf9cq
    @NajaxNalka-wf9cq 4 หลายเดือนก่อน +16

    Wwww m.a cwa wn ku farxey ina qofka ugu horeso ina naqdey adna qali adiga io familka dhaman wn idin slmey 1m kamisuun❤

  • @Sucad.28Suu-qo3ig
    @Sucad.28Suu-qo3ig 4 หลายเดือนก่อน +13

    Ala sundus walhi funny miiran😂😂😂😂

  • @masbal9180
    @masbal9180 4 หลายเดือนก่อน +18

    Alla Amiira qurux nagahan kudaba lumaya haka haran kama kaftane wa huba Koko io Ugbad ma ahan lkn wanagaha kale

    • @fatuush1139
      @fatuush1139 4 หลายเดือนก่อน +6

      Dadkan ayaga iska jecel ehne asxab maxawa iskudurnimida

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 4 หลายเดือนก่อน +1

      Mxaa kaa galay isku dir meeshaan loogama baahno

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates 4 หลายเดือนก่อน +1

      Oo maxa kaa galay ayaga isla joogo oo is yaqaanee 😂😂😂😂 adi inaa jirto maba kuyaqaanan

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 4 หลายเดือนก่อน +5

    wlhi ma nooli aar sundus dhip badnaaaaa😂😂😂😂

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 4 หลายเดือนก่อน +5

    War sundus beerke ixanujisay wlhi funny weeye😂😂😂

  • @user-kp4jl2zz7t
    @user-kp4jl2zz7t 4 หลายเดือนก่อน +16

    Team sundus is muujiy ❤❤

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh 4 หลายเดือนก่อน +10

    Amiira iyo sundus maxaa isku saliday way is jug dhabeene 😅😅😅

  • @Tasnem_tasmah
    @Tasnem_tasmah 4 หลายเดือนก่อน +2

    Amiira nd sundus la'antod game kaan maba nuureen❤

  • @zamzamaanka8
    @zamzamaanka8 4 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂😂 wallaahi manooli sundus inaa bararno ay udan ledahay

  • @user-hb6kt5cg4x
    @user-hb6kt5cg4x 4 หลายเดือนก่อน +2

    Koko kibir wow ka muqda sey u yaseyso sundus wa miskin iska qalibi ficn

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhhhh😂😂😂😂😂😂 sundus. Wan kuwata cadi matihid Wlhi iyo amiira qurux Jah video o sundus Kujirto Mana qoslin Hadan kayelo ilaho Sas 😂😂sundus mele Kujirto Qosol lagamawayo Wlhi Adno Ayada neh funny wye Wlhi 😂😂😂war. Cadi matihid e Wilisha Soqabo plz Macalimo iyo ceyda iyo Cumer iyo Hazazi Soqabo Saxaafow plzz cod Si wye wilisha Soqabo no 😊😂❤❤❤❤❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 4 หลายเดือนก่อน +13

    Wcs 🙏 dhaman tiin walaa laheen qur quruxda badan iyo maamada xafada adno

  • @OmarRahima
    @OmarRahima 4 หลายเดือนก่อน +10

    Sax way saxaaf sundus fin iyo guul lamadamakigalata

  • @masbal9180
    @masbal9180 4 หลายเดือนก่อน +16

    Sundusey baayo 1 talo iga qaado ha is qaymo tirin daganan muuji io ixtiram siba samiya sida aad u la dhaqanty ma ficna gabdhuhu wa walalayaye ixtiram qofka markad tahay Qof ixtiram leh walgu jeclanaya o bulshada qalbigoda wad Hanna karta

    • @mxuboaxmed5268
      @mxuboaxmed5268 4 หลายเดือนก่อน +4

      Oo lacagtii cayaar wanaaga bayba ku sharftaye aydaa xumaysay oo diiday amiiraa qaadatay

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 4 หลายเดือนก่อน +2

      Ixtiraam marabno anagu madadala rabnaa sundus qosol bayba nagu dishay 😂😂😂

    • @Tasnem_tasmah
      @Tasnem_tasmah 4 หลายเดือนก่อน +2

      Naagta samiya layirahdo ayadaaba nooc kle ah inta lcg lagu sharfy beyba ismacaaneysay

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 4 หลายเดือนก่อน +26

    Team koko cawa qararka yaa ujeday sundus maksinta xataa inay dabaldagta xataa waa lodiday qararka badanaa game waa haben hore😂😂xalay xasuuqi dhacayne waa xasusatan

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 4 หลายเดือนก่อน +3

      Ani

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 4 หลายเดือนก่อน +2

      Koko iyadaba qaraar wdaye😂😅

    • @AYAANXuseen-og5hv
      @AYAANXuseen-og5hv 4 หลายเดือนก่อน +6

      @@Fairygurl23 koko markasta kalsoni kudhesha 100wajilane maha 1waji ugu imaw team qarar

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 4 หลายเดือนก่อน +1

      Meshan kuyaabay banfadhiyaa😂😂😂😂

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@AYAANXuseen-og5hv hhhh dabo cunug koko sundus bay iska dabo gashy

  • @user-dl8he1sn7j
    @user-dl8he1sn7j 4 หลายเดือนก่อน +3

    Amiira wanu wadanaa haday badiso iyo hadi kalaba amiira is our favourite ❤😊

  • @user-jq6pm6ot6i
    @user-jq6pm6ot6i 4 หลายเดือนก่อน +6

    Sundus guusha saa ula rabay❤🎉😂

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 4 หลายเดือนก่อน +7

    Adna wn iska jecelahay❤ wa qof dagan masha allh oo indheer garada oo wngsan runtii

  • @Sumayo282
    @Sumayo282 4 หลายเดือนก่อน +4

    Team adna marnaba no hoos zxp 😊 i can't wait 1m wlhi 😢

  • @maryanalimuse5382
    @maryanalimuse5382 4 หลายเดือนก่อน +4

    Team gabdho iyo team will kasoodhig Sundas hakasotagin😅

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 4 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus funny waye wlhi m.a waa iska jeclhy gbdhaa❤❤

  • @user-df6ps1um3p
    @user-df6ps1um3p 4 หลายเดือนก่อน +12

    Sundus waaa iwaashay wllhi❤😂😂

  • @Khadiijoabdiosmaan
    @Khadiijoabdiosmaan 4 หลายเดือนก่อน +5

    Abayo adna 1M waxaa ugu dhiman waa 6k please usaara abayo congratulations 🎉 thank keep going Beautiful woman queen 🤴 my family ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @shaxaariyada
    @shaxaariyada 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wiilasha kuso sameey ❤

  • @MizkMohamett
    @MizkMohamett 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wey yra fududahy sundus mooye sideda kle waa😂shactiro miirn

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 4 หลายเดือนก่อน +5

    Amiiro qurux always is the best ❤