KU CELIS GAMEKII BUUQA DHALIYAY YAA RAAYAY HEE HADANA CUMEER vs KOKO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 2.7K

  • @xaliimoyoonismuusexaliimoyooni
    @xaliimoyoonismuusexaliimoyooni 8 หลายเดือนก่อน +330

    Aan ku wada salino subanehena Muhamad scw❤

    • @habibonoor8730
      @habibonoor8730 8 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-vf4so6vt4g
      @user-vf4so6vt4g 8 หลายเดือนก่อน

      Scwscwscw scwscwscw ❤❤❤

    • @mascuudmaska8478
      @mascuudmaska8478 8 หลายเดือนก่อน

      Sallalahu calayhi wasalim

    • @NasroCiise-bl4fq
      @NasroCiise-bl4fq 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw ❤

    • @user-ox5fz7nh9l
      @user-ox5fz7nh9l 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw❤❤😊😊

  • @NajmaAhmeT
    @NajmaAhmeT 8 หลายเดือนก่อน +267

    Team koko is not easy wllahi😂
    Hnblyo koko❤❤❤❤

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 8 หลายเดือนก่อน +41

    Koko Wlhi Waa Qof Mnshsllh
    Ma Jecla Is Qabqabsiga Waa Xaliso Caadiya Ninkay Marwo Unoqto waa Badhadhay Mnshallh 🥰

    • @aafwfass6772
      @aafwfass6772 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @UpdifataahAhmed
      @UpdifataahAhmed หลายเดือนก่อน

      Yes

    • @Abdihakim.Ali_10
      @Abdihakim.Ali_10 26 วันที่ผ่านมา

      @@aafwfass6772 Anaba Isla Yaabay San Uqirooday 😁😁

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar436 8 หลายเดือนก่อน +19

    Koko say amira ugu baaqday ayaan ka helay thnks saxiib wanagsan ayaa tahay o rer magaal ah❤❤❤

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 8 หลายเดือนก่อน +502

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

    • @karaama7258
      @karaama7258 8 หลายเดือนก่อน

      Asc walaal❤

    • @DeqaOmer-uj6po
      @DeqaOmer-uj6po 3 หลายเดือนก่อน

      💞💋❣❣❣💫🤌

    • @DeqaOmer-uj6po
      @DeqaOmer-uj6po 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@karaama7258 karaama❤❤

  • @mohamethhaaji2095
    @mohamethhaaji2095 8 หลายเดือนก่อน +79

    UgU Danbayn waa kusoo LaabanY wadadii guuLaha ismuujiya Team kooooko👊❤️

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 8 หลายเดือนก่อน +2

      Labadodaba wan tageera ani

    • @SahroIsaaqxasan-cr2ez
      @SahroIsaaqxasan-cr2ez หลายเดือนก่อน

      Koko is not eazy😅​@@Hidanhuda

  • @bushromaxedismacil
    @bushromaxedismacil 8 หลายเดือนก่อน +62

    Dumarland isn't easy 😂 hannbalyo koko ❤

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 8 หลายเดือนก่อน +26

    Amiira xaq ee u leedahay wixiii qaldan inee ka hadasho qaraarka iska dhaaf cumeer😊😊😊😊 gabadhana naag ha dhihin😊😊

    • @fatximohiadin4817
      @fatximohiadin4817 2 หลายเดือนก่อน

      Abayo naag ceeb maha nagna way wey thy gabar iyo nagna wa isku mid wah

    • @user-nw6ux6nr7u
      @user-nw6ux6nr7u 2 หลายเดือนก่อน

      Sharmuuto dilo baa kudashe

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 8 หลายเดือนก่อน +212

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

    • @raakıam
      @raakıam 8 หลายเดือนก่อน +3

      kooko the one and only

    • @raakıam
      @raakıam 8 หลายเดือนก่อน

      kooko the one and only

    • @edineda1884
      @edineda1884 8 หลายเดือนก่อน +1

      Koko is not easy

    • @XamdiCaliaxmed-ss1kd
      @XamdiCaliaxmed-ss1kd 8 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw

    • @Supr93
      @Supr93 8 หลายเดือนก่อน

      I’m I going so far in advance to finish this 😂 Please if I had to pick last year I'd hear 👂 my name in on and off for certain done things like that 👍 thanks 😊 I stay safe in streets of 😅

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan 8 หลายเดือนก่อน +383

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

    • @ahmeddeeq3112
      @ahmeddeeq3112 8 หลายเดือนก่อน +1

      scw

    • @user-fx1yd2pt9n
      @user-fx1yd2pt9n 8 หลายเดือนก่อน

      Asc wllo adi xaq cadel manad aqon wllo

    • @sadegureye3092
      @sadegureye3092 8 หลายเดือนก่อน +1

      Koko waaa runtii guleystha waa koko

    • @nihaaninasheikh
      @nihaaninasheikh 8 หลายเดือนก่อน

      Scw ❤

    • @NasserHassan-xd2fc
      @NasserHassan-xd2fc 8 หลายเดือนก่อน +2

      Amiira Cumeer naag ha igu dhihin dheh kelmadaaa dhowr jeer buu kugu soo celiyey hadalkiisa u fiirso naagtan sidee wax u sharaxeysaaa dhowr jeer buu kugu yidhi Game-kan iyo kii Horeba iga dhaaf dheh magacbaan leeyahay ku dheh thankz

  • @alihassanisack
    @alihassanisack 8 หลายเดือนก่อน +11

    Xaqiiq markii laga haddlo koko ayaa kufiican game kaan tilmaanta ah HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO KOKO aniga labada ciyaar ee cumeer eey ubaxeeysay koko CUMEER AYAAN LAJIRAY LKN KOKO kabteeda lama gishan Karo. Maasha allaah alla yaaxifdak

  • @afatuush
    @afatuush 8 หลายเดือนก่อน +8

    3:50 markaan wllhi aniga xita amiiro leee ku maqna lkin koko gawar wanagsan waaye m.A❤😢

  • @nimcomohamed530
    @nimcomohamed530 8 หลายเดือนก่อน +54

    17:57 koko say amiira u dhahayso shelada/tarxada qabso 😊 wan daremona dumarnimo 😂🫶👏🏻marka mel public ah joogno hadalkana anan kor u qadi karin

  • @BigMan-01
    @BigMan-01 8 หลายเดือนก่อน +182

    ALLAH IS ONE ❤😊

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 8 หลายเดือนก่อน

      Al Cadaala ayaa maanta dhacay ❤👍👏🤜🤛

  • @user-gj6qo7op7y
    @user-gj6qo7op7y 8 หลายเดือนก่อน +7

    Cumeer adiga koko inay saxantahay aa sheegtey wllhi waan kujeclahag❤

  • @myself8043
    @myself8043 8 หลายเดือนก่อน +4

    Koko Maansha Allaah amiira Cawradeedii ayaad asturtay Maansha Allaah ayaan kuleeyahay 100% kiiba 100% koko ❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @hanny20
    @hanny20 8 หลายเดือนก่อน +68

    Cumeyr Ereyga Naag Ha Isticmaalin Walaga Qurxon Yahay…😊

    • @Fataxo7
      @Fataxo7 2 หลายเดือนก่อน

      Dabcan ayadaba waa naag😊

    • @anishasheikhyusuf3277
      @anishasheikhyusuf3277 หลายเดือนก่อน

      Exactly 💯 saqajanimo wye

  • @hayaanshow
    @hayaanshow 8 หลายเดือนก่อน +48

    Yaa igu raacsan in rifiriigu Aamuso oo cid nah la jirin qofka wax tilmaamayanah labada qof u dhaxeeyo si game cadaalad u noqdo ☝️.......
    Hambalyo quen koko ✌....

  • @sahraliibaan6113
    @sahraliibaan6113 8 หลายเดือนก่อน +32

    Koko is n't easy ❤ 1:10

  • @MariaSuldan-io2vl
    @MariaSuldan-io2vl 8 หลายเดือนก่อน +4

    Cumer wan jeclahay wan tageera lknse xaga koko laygama maro from somalolnd

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 8 หลายเดือนก่อน +49

    Dumarland is not easy ❤team koko ❤asad caawa waa naga soo horjeeday lkn wn ka badinay

    • @bedraibraahim1460
      @bedraibraahim1460 8 หลายเดือนก่อน +1

      Haa lkn guusha anagaa Leh my team ❤🎉❤❤❤

    • @bedraibraahim1460
      @bedraibraahim1460 8 หลายเดือนก่อน +2

      Koko is not easy ❤❤❤❤

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 8 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allaah kookoo sa walasha uĺa scoto❤ fariid zxb ka wngsn waa midka cebahaga ku astura❤

  • @abdallasheikhabdihayi9319
    @abdallasheikhabdihayi9319 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ani tan aaba mashqul iga dhigoso qamaarka toosiso asbaxyahe 😂😂 msha Allah the best part in the clip

  • @AyaanleDek
    @AyaanleDek 8 หลายเดือนก่อน +113

    Koko. Win Every Time ❤

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 8 หลายเดือนก่อน +34

    Team koko Ismuujiya Alxaqaaani caawa Waa GuuLaysanay KoKo Power💪

  • @user-vu9of2hg4g
    @user-vu9of2hg4g 8 หลายเดือนก่อน +5

    Asad waaba ushegaya oolha kan waad fahmi karta cumer waa waxa fudud lkiin amiiro isku miida ugu sharxsay waayo way wad arkyan kaan cadlad ku heelnay hadnu nhay team gabdhao🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Walaaaaaaaaaaal
      @Walaaaaaaaaaaal 8 หลายเดือนก่อน

      Hadalka soo wada maqli maayan marka😂😂

    • @-ikraam5872
      @-ikraam5872 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Walaaaaaaaaaaalsharxaada so ma wada arkayan ma indhala ninka

  • @asmaabdi-dl6bb
    @asmaabdi-dl6bb 8 หลายเดือนก่อน +6

    Ugu dambeyn Dumarland waa guuleysanay ❤️❤️❤️

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 8 หลายเดือนก่อน +75

    Team koko is not easy 😂😂🎉🎉 guul inshallah

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 8 หลายเดือนก่อน +56

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @user-pi1to7se5y
    @user-pi1to7se5y 8 หลายเดือนก่อน +3

    Annaga hadaan team kooko nahay hadaan qanci karnaa🎉

  • @XamdaCabdi-dv3xr
    @XamdaCabdi-dv3xr 20 วันที่ผ่านมา +2

    Koko masha allah ❤❤❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 หลายเดือนก่อน +48

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan❤️ Team Qalbi one love😂❤️majoogtiin ani cml👋👍🏽. Amira qurux Is NOT NEVER EASY 😂❤

  • @Halima_0
    @Halima_0 8 หลายเดือนก่อน +126

    Koko isn’t easy 🎉❤

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 8 หลายเดือนก่อน +2

    koko we love you for ever jir quruxeey IQ daada waa high aqoontaada ayaa

  • @shukri2903
    @shukri2903 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wax al cadaaala ah malaha koko wili wu ku tiigsaday asad lkn happy ahay hadeey gulesatay koko ilove you

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 8 หลายเดือนก่อน +74

    Koko waa intelligent person wlhy
    I support you sister ❤ 👍

  • @Zahra-in5jj2qt7d
    @Zahra-in5jj2qt7d 8 หลายเดือนก่อน +95

    Gamekaan daacad waaaaye caaawa koko is not easy ❤❤❤
    Koko qurux guuuuuul

  • @hanizaugaas5414
    @hanizaugaas5414 8 หลายเดือนก่อน +6

    Hda cadalad lo dhelay koko isn’t easy💪❤

  • @Nora-harpi
    @Nora-harpi 8 หลายเดือนก่อน +5

    Congratulations koko Cumer guuL u rajaynayna another time maadama team cumer nahay lknn ceyda Ha fahansiiyo marka dampe asadow ado raliya😂😢❤

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 8 หลายเดือนก่อน +101

    Waad Ku Mahad Sab Tihiin Wlaahi Waa Filaayay inaa Kusoo Celin Doontiin, 🎉 isha Allah Videoga Haddaan Palay iri Waxaan Guul U Rajaynayaa KOKO BULLE❤🎉

  • @niyaadhassan1222
    @niyaadhassan1222 8 หลายเดือนก่อน +13

    War gabadh naagta haku dhihiin
    Amiira waa boqorad dulqaad badan M.allh ❤👸🏻

    • @nuramahamud7472
      @nuramahamud7472 8 หลายเดือนก่อน

      Naag caadi bey ka tahay xagooda

    • @XamdaLuul-wf1wh
      @XamdaLuul-wf1wh 8 หลายเดือนก่อน

      𝐍𝐚𝐚𝐠 𝐰𝐞𝐲𝐚 𝐭𝐡𝐲𝐞

  • @King_Hazzaani
    @King_Hazzaani 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sxp game kaan khiyaano waaye xadaan nahay team cumeer kucelis aan rabnaa😢😢

  • @axmedcabdikariim4694
    @axmedcabdikariim4694 8 หลายเดือนก่อน +125

    Best rematch of all season😂

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 8 หลายเดือนก่อน +13

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @istahilmoahmed5014
    @istahilmoahmed5014 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi bilahi koko shaly u ka zxsana so ega moshen ku fura plz wlhi ma yeleno

  • @user-oi2xs2gq1m
    @user-oi2xs2gq1m 8 หลายเดือนก่อน +1

    Amira waa dhinac ma noqon karto Tilmaame Adr
    Alle heydin barakeeyo Salaadana ilaaliya

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 8 หลายเดือนก่อน +53

    Team Koko is not easy🎉🎉❤😂

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 8 หลายเดือนก่อน +37

    Allah is One☝️PropHeTt moHaMed SCw❤😊

  • @Habon696
    @Habon696 8 หลายเดือนก่อน +14

    Koko is not easy keep going❤❤❤❤

  • @suhaybabdi-bl8nl
    @suhaybabdi-bl8nl 5 หลายเดือนก่อน +1

    Amiiro whi waxad haystaaa sxp wngsan Koko waa gabdha qlip wngsan matbtoo inay argtooo wlshed oo cawrde muqatoooi❤❤❤

  • @ibtisaam6223
    @ibtisaam6223 8 หลายเดือนก่อน +30

    Koko isn't easy dumarland nimo xamasada iqaaday😂😂😂

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 8 หลายเดือนก่อน +22

    War cumeer waan ku qoslay naagatan halyga badalo kulahaa😂 asas waad ku mahdsantahy tixgalintayada 🎉

    • @DalhaMohammud
      @DalhaMohammud 8 หลายเดือนก่อน +2

      Asad safiican uqor walaalo

    • @marizadagan2470
      @marizadagan2470 8 หลายเดือนก่อน

      Iga dhac wallo😂

    • @Walaaaaaaaaaaal
      @Walaaaaaaaaaaal 8 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@marizadagan2470 Asad ayad Qur'aan ah miyey uhaysataa si fcn uqor kulaha 😂

  • @kingshamaritokingshamarito9631
    @kingshamaritokingshamarito9631 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asad oo Cadaalad noqday caawa saanan karaba❤❤

  • @user-cb4hh1gp3m
    @user-cb4hh1gp3m 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wwww waan filyay inaa luku socelinayo asd xajiyow thnkzs koto guul wcn ❤

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 8 หลายเดือนก่อน +14

    Inta Gadaashay daawan doonta waan salamaya Salamullah ❤🎉❤❤💯💯👋🏻👋🏻

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 8 หลายเดือนก่อน +25

    Inta jiifka ku daawanayso waidin salamay😂❤

  • @user-hi8zy3pg6h
    @user-hi8zy3pg6h 8 หลายเดือนก่อน +12

    Koko is not easy ❤❤❤❤

  • @sohanahmedibrahim9613
    @sohanahmedibrahim9613 8 หลายเดือนก่อน +7

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya please 🙏 😭

    • @user-lg9xd5ir1l
      @user-lg9xd5ir1l 5 หลายเดือนก่อน

      Ax wllo maxaaa kugudhacay

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 8 หลายเดือนก่อน +11

    Nio Cumeer Afxumaa Maxay tahay Gabadha Uu naagtan Ku Hayo, War Annaga Gabdhaha La jirnaa wlhi😂😂😂❤

    • @naimaodowaa5482
      @naimaodowaa5482 8 หลายเดือนก่อน

      waa saxnathy waxnba waayay qof ka hadla wax garat ayaa tahay 👍🤔

    • @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc
      @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc 8 หลายเดือนก่อน

      Wan yapa folxumo hdl xumo ku darsada

    • @najuunalka8526
      @najuunalka8526 8 หลายเดือนก่อน

      Ma argty

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 8 หลายเดือนก่อน +10

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten

    • @nuraabdala7700
      @nuraabdala7700 8 หลายเดือนก่อน

      Aamiin amin yaarabi

    • @Istarshiicali
      @Istarshiicali 8 หลายเดือนก่อน

      Aamin Yaa Rabbi🤲

  • @mariamhussein9552
    @mariamhussein9552 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asad Al cadaala ma aha eexda waa ceeb amiira dhiiga biyo ma aha amiiri isn't easy❤

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv 8 หลายเดือนก่อน +2

    Yarkan Cumeer Naagtaa muxuu lahayaa Wah!

  • @user-me8th5wy1j
    @user-me8th5wy1j 8 หลายเดือนก่อน +14

    Koko Wan kuwatay koko is not easy waxan ku leyahay horey usoco waxan Raba marwalba in ad guleysato aniga marwalbo Wan ku wataa😊😊😊

  • @sirkaal
    @sirkaal 8 หลายเดือนก่อน +77

    Wallahi your Somali vocab is impeccable, keep up the good work team 27.
    Edit: Next game Amira iyo Asad haa laga saaro. Hambalyo KOKO!

  • @SeynabAvailable
    @SeynabAvailable 29 วันที่ผ่านมา +1

    Walal kusali nabeegeen muxmad scw scw ❤❤❤

  • @JijoAbdullahi
    @JijoAbdullahi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Amiro ilko dheer abgaal wey.ku xad gudubtay dofarta lugaha dheedher leh 😂😂

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 8 หลายเดือนก่อน +22

    Koko congratulations ❤❤❤❤yes team Koke is not easy 👏👏👏👏

  • @AbdullahiMohammed-zb1ft
    @AbdullahiMohammed-zb1ft 8 หลายเดือนก่อน +44

    Koko is not easy❤❤❤❤❤❤

  • @fihiimacabdi6980
    @fihiimacabdi6980 8 หลายเดือนก่อน

    Haa sax ko ko guul asad cadaalada saa u wad waayo anaga wayi noo siman yihiin cumiir iyo koko habeenkaana xaraarada geemkaa ini qaadayi cawana waan sugaynaa🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @MadoAbdillahi-pd9or
    @MadoAbdillahi-pd9or 8 หลายเดือนก่อน +1

    Koko ayaa horaysay lajiriska iska daa koko we love u

  • @SAMAWADE007
    @SAMAWADE007 8 หลายเดือนก่อน +53

    KOKO ALWAYS 🔥

  • @salmaabdelftah4554
    @salmaabdelftah4554 8 หลายเดือนก่อน +16

    Thanks asad legendnimada waa kuugu ogeynay maadaama aad rayigeena ixtiramtay baby cumeerko team is not easy❤❤

  • @jidcimedia3178
    @jidcimedia3178 8 หลายเดือนก่อน +2

    Koko 🎉 habiin dhaweed in lagu jiiftay waa iska cadeed
    Cumeer wàa iska kheylinaa😂😂

  • @AbdisalamMohammed-pq6lj
    @AbdisalamMohammed-pq6lj 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asad hajio please kuceli gamekan because cumeer waa laa qaldan yahy please an please

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 8 หลายเดือนก่อน +18

    Yes koko waa ku wadanaa, xtaa cwa kis laga qiyamay
    Anyways Hambalyo Koko ❤
    Asad thank u inaa kusoo celisay adigana

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 8 หลายเดือนก่อน +54

    Four legends always asad hajio and amira qurux and cumeer big fan and koko isn't easy congratulations 💯💯❤😍👍💚❤⚽️

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 8 หลายเดือนก่อน

      Kobaha cumeeraa sheegay amiiro jooji beenta

  • @mohamedabdalla1279
    @mohamedabdalla1279 8 หลายเดือนก่อน +2

    khaladaadka gameka= asadow waaa ku khaldantahay in aad soo fadhiisiso ama qofka wax sharaxaya in labada qof mid ahaan taageero, waa in uu labadooda dhex u ahaada that's my point.

  • @Mohan_2115
    @Mohan_2115 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asadoow wll waxad samaysaa qofka wax tilmaamaya amiira ka badal sababtoo ah koko lee wax usharaxee oo ay fiirinaysaa ee qof kle soo fadhiisi halkaan plz and plz guulayso wll🎉🎉❤

  • @barwaqofarax-ce9xr
    @barwaqofarax-ce9xr 8 หลายเดือนก่อน +127

    Koko isn’t easy 👊

    • @saadosuubiye4298
      @saadosuubiye4298 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @meymunhasan5324
      @meymunhasan5324 8 หลายเดือนก่อน

      M. A sas fcn Koko keep going❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane 8 หลายเดือนก่อน +66

    Allah is one❤❤

  • @zeynabhussin7422
    @zeynabhussin7422 8 หลายเดือนก่อน

    Woooooow koko waa na daaweysay markii horaba xoog bay kaga qaadeen guuuleyso koko💪🥰🥰🥰

  • @MilesandElma
    @MilesandElma 8 หลายเดือนก่อน +1

    abgaala dameer mee noqday waayahay amiira iyo cumeeer

  • @husseinahmed7407
    @husseinahmed7407 8 หลายเดือนก่อน +29

    The expression Amiira is using is not for general but for Koko's easy game

  • @sabriinaadan-go4sq
    @sabriinaadan-go4sq 8 หลายเดือนก่อน +35

    Team koko isn't easy😅😂

  • @user-qq6qh6wh3y
    @user-qq6qh6wh3y 3 หลายเดือนก่อน

    Amiira waa ey ceyda miyaa damera markey fireyso teda kale abgal kulaha cumerna saqa jamiin cumer iyo amira ba

  • @aliyaalu8038
    @aliyaalu8038 8 หลายเดือนก่อน

    Asadow wlhi waa runtiis meesha qofka fadhiya uunba dadka fahansin kara kasna koko ayay la jirtay miskiin cumeer xaqaga alle uu dayso bro imk uu keena

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 หลายเดือนก่อน +18

    INTA daaWAneyso VIDEO GAAN AYAKOO CAAFIMAAD QABAN WAAN IDIN SALAAMAY 👍🏽 INTA KA HESHAY MUUQAALKAAN KEEP GOING TEAM 27 ❤️ Koko Amazing and Cumeerko 😂❤

  • @salmomustaf831
    @salmomustaf831 8 หลายเดือนก่อน +38

    Koko is Not easy ❤

  • @koofi508
    @koofi508 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hiiliska jooji asad
    Koko caadi maaha masha allah

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 8 หลายเดือนก่อน

    Cumeer waa wiil adag❤tan kle wuu dulqaad badn yhy asiga laga rayay hadana ma xanaaqo he is legend❤ wa qof lala dhaqmi karo o qadanaya gartiisa

  • @sucaadosuusuu1066
    @sucaadosuusuu1066 8 หลายเดือนก่อน +37

    Koko isn’t easy cumeer qararka dhaaf 😂😂😂😂😂

    • @DalhaMohammud
      @DalhaMohammud 8 หลายเดือนก่อน

      Hooyada aa qarar badan😮😂😮😂😮😂😮😂

  • @Ashwaaq_Dhowrsan
    @Ashwaaq_Dhowrsan 8 หลายเดือนก่อน +28

    Koko always win 🏆❤

  • @user-yx6ht2ns9k
    @user-yx6ht2ns9k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sii macaan ayaad uu waada ee soo badiya

  • @CabduqadirMaxamed-ib7ng
    @CabduqadirMaxamed-ib7ng 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cumer gabarta waa gabar walasha eh nag hadhihin

  • @user-kc4ko8bw4s
    @user-kc4ko8bw4s 8 หลายเดือนก่อน +8

    Koko winn always qof xaqirad aqon always winn🎉❤❤

  • @Zakari2
    @Zakari2 8 หลายเดือนก่อน +7

    Fikrad waxan soodawade barnamijka tilmam adigo hadlin waxan idikutalinlaha in qofka wax sharaxoyo in labadalo ayado waqti looqabanayo 5mints qof kalena usharaxo for the next 5mints

  • @Ayan_Sharif
    @Ayan_Sharif 8 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulaion koko ❤❤ asad wiilku lajira

  • @fadxanoraabdilaahi1351
    @fadxanoraabdilaahi1351 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinkee horta koko oohin badanaa dadka wax kasta haku qabsan abayo😂😊

  • @Ahmett-Faisal
    @Ahmett-Faisal 8 หลายเดือนก่อน +34

    Team big fan hadaa nahay cadaalad daro ayay amiiro nagu haysaa wlhiga dhanka sharaxada!!
    Anyway Kooko Bulle Wonderful grill congratulations sister🍂 🎊 👏

    • @fply3303
      @fply3303 8 หลายเดือนก่อน +4

      Jooji banta warye

    • @raxmoruxii9780
      @raxmoruxii9780 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa ruun ee ha lagu soo celiyo imk amiiro halaga badalo

    • @Ikraaniitahttps
      @Ikraaniitahttps 8 หลายเดือนก่อน +3

      Waar dee waa laga badiyey maad didan tahy xush wara

    • @aliyaalu8038
      @aliyaalu8038 8 หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi kugu racasnahay wana wiil wuu tanasuulaya​@@raxmoruxii9780

    • @user-qx4wv9jy1h
      @user-qx4wv9jy1h 8 หลายเดือนก่อน +1

      Always the winner is dumarland 😊❤😂

  • @maryamaabtidoon7394
    @maryamaabtidoon7394 8 หลายเดือนก่อน +36

    We are happy congrats Koko❤