KHADRA DAHIR ( AHN )CIGE IYO AXMED CALI CIGAAL DAYIXI MADOOBAA WALI NUR MASOO DIRAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @daakircabdisalan3277
    @daakircabdisalan3277 2 ปีที่แล้ว +3

    Axmad guray dankuu shiday waa markii 77kii olalku kasoo bilaabtay itopaiya siyaad barana culumada laayay somalinimo xididkeda maalmii lajaray ayay ahayd waanku qiiroda heesta😭😭😭😭😭😭

  • @cabdinasirclle2453
    @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว +1

    Dayaxii samada yaaley nuurbuu soo durey.dalkii waa nabad. Doowlad baa dhalstey doorashasn kujirnaa ubadkii waa caafimaad iyo xanaaneeyey.dunidii weey fiicantshey. Wax dumey majiraan dadkii waa wada noolyihiin aawrkii samada fadhiyeyna waa uu istaagey socod buuna kujitaa dibadas ka imasw xumaani weey idlastey mahadsanid

  • @cabdiqafaarmuxumed1
    @cabdiqafaarmuxumed1 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc inta iga dambeyso waxaan codsanaya heestaan qisadeeda cid kastoo igu dhaanto iney wax iiga bidhaamiso
    Wxaa igu maqaal ah in labadaley mana garanayo qaabki lagaso badaly iyo hader wxy qaadsanthy ee qofki xog fiican kahayo haihagar baxo plz👏👏
    Wxan ahy nin dhalinyaro ah balse somalidu wxy dhahda tariikh dabadeed baan dhashey loogama haro👋👋 (23rd Dec 2021 Thursday 01:30pm)

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว +1

      Micneeyayoo qof waa hore dalkoo dagaalo iyo nolo xun kajirtey oo aan meelna leeysku sheegi karin ayuu ogaa haduu dibada joogana maqley in dalkii doowladi kadhalatey ksna uu wareeysanaayo qof wadanks joogan ,su,aalana ui kaweeydiinaysa sida wax isu badaleen.sida daysxii madoobaa wali nuur masoo direy mahadsanid sxb .lama soo koobi karee by naasit cadaala

  • @nurabdiqadirahmed8294
    @nurabdiqadirahmed8294 ปีที่แล้ว

    Dayaxa madow maxaa loolajeeday?