WAAN QIYAMAY LACAG 4900$ AYAAN KU CUNAY GUUR BEEN AH AYAAN LA GALAY UGU DANBYN ANIGA XALADAYDA PART1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 195

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 4 หลายเดือนก่อน +71

    Waligey wiil somaliyed ma qiyamin
    Mana qiyami doono 🥺☝️

    • @mahadabdi2925
      @mahadabdi2925 4 หลายเดือนก่อน +2

      Sas laka rabah m.a❤

    • @AhmedMohamed-bc2my
      @AhmedMohamed-bc2my 4 หลายเดือนก่อน

      Sas lakaraba walashay mcn noolow ❤❤❤❤

    • @liibaansiciid7440
      @liibaansiciid7440 4 หลายเดือนก่อน

      Ayado yar ba oday lagu darey mxay wax qiyanta😂😂😂

    • @XuseenSuubiye-s3c
      @XuseenSuubiye-s3c 4 หลายเดือนก่อน

      Tuugad hala qabto lacagta iska dhiib

    • @samsamegeh9795
      @samsamegeh9795 4 หลายเดือนก่อน

      @@XuseenSuubiye-s3c War ma anaa tugad ah 🤬😡

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 4 หลายเดือนก่อน +23

    Wlhi waligey will somali maqayanin aad ayan ujecle wilasheyna Somali

    • @gaabaneaadancabdi2189
      @gaabaneaadancabdi2189 4 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid boqoradena hadana hana qiyaamin boqraney

    • @ayanahmed915
      @ayanahmed915 4 หลายเดือนก่อน

      @@gaabaneaadancabdi2189 inshaallah qayano majirto wlky qali

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 4 หลายเดือนก่อน +41

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 4 หลายเดือนก่อน +14

    XAQA BANI AADAMKA CAYAAR CAYAAR LAGUMA QAATO. HADDA MA ISKA CELIN KARTAA NINKAASI WIXIISA SI AAD CAAFIMAAD U HESHO WA BILLAAHI TAWFIIQ.

    • @ibrahimbuthul1596
      @ibrahimbuthul1596 4 หลายเดือนก่อน +3

      WASALAM ACKEYKUM WARAXMATULAH 🙏

  • @BashkaboyIbrahimali
    @BashkaboyIbrahimali 4 หลายเดือนก่อน +9

    4900 dollar 💵 Marko dhibaye Kuma usan arkin qiyamo lakin waxa adk marxalad u kukenay lacgkta ax ax ax ax ax maxa idiinka qaday naxariista

  • @MohaAadan-qy4xy
    @MohaAadan-qy4xy 4 หลายเดือนก่อน +5

    Qisa dan mid lamid ah aniga igu dhacdey gwaraa mudo 2 sano xiriir ah lakala dhaxey gawadhii zaid ujeclaaa koley ayana sas okali dhankeyga wax kasta wey ficnet lkn ayada dhinace dhab maka ahen wey iyani jirtey xataa asxabteyda wxy idhihi jiren gawadhan kuma rabtee iska dhaf aniga dhinaceda waxb maka daremi jirey xanan is dhihi jirey naf wax jecel ayan ahaa dadka hadalado iska dhaf bentoda waye is dhihi jirey lkn markan ilahy ku baryi jirey ilhahow adiga wax kasta og mishe kher key ku jiro iwafiji ducadi ilahay wu iaqbaley safar ayaa iso daley safar kas ayan wax kasta ku ogadey gawadhi ishegey balintii iyo axdigi wada galney wax kasta wan ishegey in tan bixin xtaa wan is gursaneyn xataa wax kle ka baqeysit sikato ahato wan uso bahay anigo dhinaceda rajo iga muqanin hadal niyadeyda sameynayo igu dhahdey anigo ka naxay xadana iska dhala cadeyey mudo dher ka dib aniga wan iska dhafey ayada lkn gawar saxibo ay ahayen aniga isku ficnen 1sano ka dib ayaa isheg tey iney xanun satey xanun kasna adiga sabab uthy Aad kuso dhex hadashey aniga sas uxanaxay markey sas idhahdey wlhi sawabto ah dawecadeda zaid ucaqna qof laheshinayo malahan aniga ley fahmi yirey markasta ilahy ubaryi jirey iney hesho qof sideyda cml ujecel una sabra dawacadeda marki hore aniga iska cafiyey xada ilahy ubaryey igu ilahey cafiyo marka ilahy halaga cabsado runta qofta wey sameysa lkn wey fican thy gwadhan xadey mar hore ur ishegi lahed wlhi in tan dhan majecla lahen lkn wax kasta wey qoran yihin Alx xada waxs dhan wan iska ilobey ilahy isahdey mid wngsan ijecel xadana xirirkena mel fican nomaroya ilahy riyadena hano rumeye wad ku mhdsnd wll xadan akhrisatey qisadeyda 🫶

  • @BashkaboyIbrahimali
    @BashkaboyIbrahimali 4 หลายเดือนก่อน +8

    Dumarow bennta Naga dhaaf wada na dha sheen wanla dhalateen wan idiin dhaxna wan idiin dhalny wamxay qiyanda miyosan kula dhaly wiil

  • @KhadarDek
    @KhadarDek 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kaas inu kaa dhex qayliyo iyo inu ku dilo waa u qalanta kuusey shaqeyso wa lagugu kari waayay

  • @bukayosaka1788
    @bukayosaka1788 4 หลายเดือนก่อน +9

    wajigaan bey 4900$ ku cuntay yaab😂😅

    • @mahadabdicali165
      @mahadabdicali165 4 หลายเดือนก่อน

      😂

    • @Fatimabintuyasiin
      @Fatimabintuyasiin 4 หลายเดือนก่อน +1

      Way qurux badantahy dee gabadhu😂

    • @nimcoomar8047
      @nimcoomar8047 4 หลายเดือนก่อน

      Ani 5900😂😂😂cuny

  • @ashoshafici7583
    @ashoshafici7583 4 หลายเดือนก่อน +5

    😢😢😢😢😢sorry 😞

  • @خديجهمحمد-ض7ط
    @خديجهمحمد-ض7ط 4 หลายเดือนก่อน +2

    سحا ن لله 😢😢😢

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walee wiil German jooga sida loo galay qisadaas hadii TH-cam la keeno in la is aaamino baa yaraaneysa

  • @CabdiFanax-m8s
    @CabdiFanax-m8s 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jagaarta Haltalo kusiina tijaabi jacaylka nogusodar zxb

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 4 หลายเดือนก่อน

    Waar. Ragoow. Gabadha. Aanada. Guurasan. Xoolaha ga. Haasiin. Haaddii. Kaale. Waada. Kashaan. Laan

  • @simanmh3223
    @simanmh3223 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cidna kugu ma dhex jirtee waad ka samri la dahay qof wanaagsan buu ahaa😮😂😂😂

  • @maryamaabdullahi-tj9tr
    @maryamaabdullahi-tj9tr 4 หลายเดือนก่อน +1

    sorry abaayo❤❤❤❤❤❤❤ macanto❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaali iyo soomaali la aanba, dadka lama qiyaano.
    Weliba ayado live ah soogashey, bal may wiilkaas lacagtiisa uceliso, oo iskuxishooto, dambiga weyn ee aygashey ka too bad keento.
    Ma waxaad umaleyse in lacagtaas meel cidla ah lagakeeno???
    Maad adiguba shaqaysid, maxaa dadka usereysa, inay xaaraantahay ma ogid miya ???

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 4 หลายเดือนก่อน

    Dadkii beeney kasheekeynayan hhhhhhh jeceyl aaa 😂😂😂😂😂 xaal qaado qof wanagsani halkaan mayimaado dadka benta wado joojiya

  • @updywahaabhassan6304
    @updywahaabhassan6304 4 หลายเดือนก่อน +1

    4900 aa ka cuntay wllhi waa u qalantaa wax walbo xaqa masoo madaaho Allah hakuu dambi dhaafo😢

  • @MaxamedHire-x2h
    @MaxamedHire-x2h 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qof ku jecal qalbiga laga ma jabsho haddi nabsiha wuu dad daga

  • @abdikhayrcabas8144
    @abdikhayrcabas8144 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaan waa aduun ee inaad qof khiyaantid oo aad xoolihiisa dhacdid waa la iska ilaaliyaa
    Gabadhaan waxaa leeyahay iska bixi ninkaas xoolihiisa haduu dhintay ehelkiisa la xiriir oo sii xoolaha aad lasoo fakatay
    Teeda kale $4900 waqtigaas 2016 ah waxay u dhigmaysaa $10000 oo waqtiga hadda lagu jira ah
    Markaste xoolahaas iska bixi gabaray

  • @ahmedshine6048
    @ahmedshine6048 4 หลายเดือนก่อน +1

    Doqonimadi tagty maad sax isledahy😂😂

  • @ipraahimapdikariin
    @ipraahimapdikariin 4 หลายเดือนก่อน +3

    nafsi lakaydsadaa mid lahuruu leehay😂

  • @Taaakeeye13
    @Taaakeeye13 4 หลายเดือนก่อน

    Are you joking 😂 ma guursanyo kulha

  • @KowsarAbduqadir12
    @KowsarAbduqadir12 4 หลายเดือนก่อน +2

    alahako cafiyo walaashey macan weelkasna inuuw ko cafiyo aan jeclahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @Feisalahmed-rnn
    @Feisalahmed-rnn 4 หลายเดือนก่อน

    Oohintan oohinbaa kahoreysay aqligu hashaqeyo

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 4 หลายเดือนก่อน

    doqonsana marabo inan gursado kuteh manta adiga ubahan asaga kuma bahna .tankale side qof wanag ku sameye lo Qiyama .wlhi qof wanag isameye inan Qiyamo iskadafe madaxan saran

  • @DeeqAariyo-i7d
    @DeeqAariyo-i7d 13 วันที่ผ่านมา

    Tan markoo shukaasanaye wajigeda ma tuseenin miya ne

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 4 หลายเดือนก่อน

    Alla waa filsantii naa goormad ninka lacagta ka cuntay 😅 balaayo kula khiyano badnaatay

  • @mohamedhusseinbulle3195
    @mohamedhusseinbulle3195 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ani waligey qof makhiyaamin lkn intii qof bini Aadin eh khiyaanti fatahada umara ilaahey haso hanuuniyo

  • @abdirahmanyusufosman9545
    @abdirahmanyusufosman9545 4 หลายเดือนก่อน

    Haduuba ila tashanayo inuusan ku cafin ayaan kula talin lahaa, inta xoolo lagusoo dhintay iska dherjisay ayaad hada war qashina nalasoo hor fariisanee, horta arinkaas sheydaan lee kuu qurxiyay maahee nin kaa dhex qeylinaya majiree orodoo la dhimo qaacinimadaada isagana waa istubid ayuu ahaa

  • @mohamedabdullahi7983
    @mohamedabdullahi7983 4 หลายเดือนก่อน

    Gabdhow iskadhafa raga ad lacagta ka cunaysan damir malihidin miya wil walalka lacag ka cuni jacelkisa wad inkiri war Allah kabaqa gabdho raga lacagta kacunaysan iskadhafa

  • @najaxaadan4857
    @najaxaadan4857 4 หลายเดือนก่อน

    Been baan umalaynayaa anuu arintan waayo siduu ku bixin karaa lacagtaas inta leeg qof hargeisa jooga

  • @Arimahasomalida
    @Arimahasomalida 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ma wajigan ba 4900 cunay walee waa yaab😂😂😂

    • @FaisoAbdinuur
      @FaisoAbdinuur 4 หลายเดือนก่อน

      Kaligeed meycunin umaleynaa

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekadan umaan bogin waa been waxani

  • @sawdacabdi-l5g
    @sawdacabdi-l5g 4 หลายเดือนก่อน

    Waligey Wiil Ma Qayaamin lkn Aniga WAN Jeclhy in LaY Qayaamo 😅

  • @AadanMohamed-c3x
    @AadanMohamed-c3x 4 หลายเดือนก่อน

    Ani saan rabaa tii wax qiyaanto saan hano qoto ayagaa dhaafi doono angaey calaacal noola imaanayan daanyeerta

  • @Mawlidkhalil538gmail
    @Mawlidkhalil538gmail 4 หลายเดือนก่อน +2

    walaiga gabar lacag masin

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 4 หลายเดือนก่อน

      Hhh baqil à tahey 😂😂😂

  • @umucilmi3197
    @umucilmi3197 4 หลายเดือนก่อน

    Ninka lacgtiisa u celi cafis hakuu danbeeyee

  • @Caasho-sh6nk
    @Caasho-sh6nk 4 หลายเดือนก่อน

    Adiga miya 4900 nin kusìyay
    Been badanidaaa

  • @AmiiroQurux-cv1ms
    @AmiiroQurux-cv1ms 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @GreatRaid
    @GreatRaid 4 หลายเดือนก่อน

    Beenbadana. Yaa waxkufalaya. Wa bented

  • @ahmedsharma6968
    @ahmedsharma6968 4 หลายเดือนก่อน

    Isaga xolool miyaa markuu nag u sida u aminey naag xuun war ani xita hadan qabo kalsoni intaa la in ana u qadeynin

  • @MuniirMaxamed-tz8yx
    @MuniirMaxamed-tz8yx 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waan xanuunsadaa wuu iga dhex qaylyaa kulahaa😂 aar dumaraa hadal lacqg arakan xitaa nafta wayku dhaafin

    • @KhadarDek
      @KhadarDek 4 หลายเดือนก่อน

      4900$ AA laiska Cuna was laiga dhex qeyliyay la taagan yahay

  • @mohametgurta31-qg1pd
    @mohametgurta31-qg1pd 4 หลายเดือนก่อน +3

    Hhhhhh Xaliimo mac ee kugu tahaYnaH😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @rukiayussuf6790
      @rukiayussuf6790 4 หลายเดือนก่อน

      Astaqfirullah deh wll

  • @BlueSky-ki6kt
    @BlueSky-ki6kt 2 หลายเดือนก่อน

    Xoolaha bini aadamka xaq daro lama cuno. $$ kiisa u celi

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs 4 หลายเดือนก่อน

    Khiyaamadu wayxuntahy wlhy😢

  • @istaahilmaxamad2057
    @istaahilmaxamad2057 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka waligey wiil ma qayaamin nasiib daro ayaga unbaba iqayaama😂

  • @hindiyoahmed1112
    @hindiyoahmed1112 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry abayo 😢😢

  • @SakariyeCabdi-fy3ie
    @SakariyeCabdi-fy3ie 4 หลายเดือนก่อน

    War hoy nabsiga iska ilaaliya

  • @CabdiXakiin-xu5bz
    @CabdiXakiin-xu5bz 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alle xaQ sore waaye Qeyaanada nagadaya 😢

  • @Queen-Bilan
    @Queen-Bilan 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wejigan foosha xun ayaa lacag cuntay waa been 🤣🤣🤣🤣

  • @Laarson-or8gx
    @Laarson-or8gx 3 หลายเดือนก่อน

    💔💔💔💔💔🙈

  • @cabdiNuur-fp8me
    @cabdiNuur-fp8me 3 หลายเดือนก่อน

    Lacagta iska bixi wllsha

  • @abdirahmanali5198
    @abdirahmanali5198 4 หลายเดือนก่อน

    Macquul mahan inay wajigan 2 dollar xita ku qadato mise sawiro kale ayee ku qaraban jirtay😂

    • @Aragsaneyyinaxajii
      @Aragsaneyyinaxajii 4 หลายเดือนก่อน

      Way qurux badhanthy dee gabadhu😂

  • @_maxamed_CabdulahiBoy
    @_maxamed_CabdulahiBoy 4 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂

  • @AaminoCali-q9z
    @AaminoCali-q9z 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ku cafiyo wllshy mcn ❤

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walaley lacagta iskagud waa dayn khaainamadu mafiicna hooyadana ilahay haunaxariisto

  • @muusemohamud-io1dr
    @muusemohamud-io1dr 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @abdisalanmuhumed6135
    @abdisalanmuhumed6135 4 หลายเดือนก่อน

    Xolaha dadow lacuna kadib la oyna😂

  • @LibanCabdullahi
    @LibanCabdullahi 4 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adoo hooyo la'aan aheed maxaa qiyaano ku geeyey

  • @XasanCadow-bj4pt
    @XasanCadow-bj4pt 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigeena maxamed scw

  • @mohamedsherif134
    @mohamedsherif134 4 หลายเดือนก่อน

    Lacagta iska celi

  • @abdikarimahmedtahliil2481
    @abdikarimahmedtahliil2481 4 หลายเดือนก่อน

    Qiyaano dumar

  • @Abeyadanenzo
    @Abeyadanenzo 4 หลายเดือนก่อน

    Xacafinin sxp

  • @UmuusaameUmuusaame
    @UmuusaameUmuusaame 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢sorry😢

  • @aliijseph6155
    @aliijseph6155 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lcgta Iska celi wlly 😂😂
    War ileen xalimoyinka waa mooryaaano😂😂

  • @mmm-tl6gq
    @mmm-tl6gq 4 หลายเดือนก่อน +1

    2016 bad yarayd beenta inta ka badan ma dhegaysan karo

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ax❤🥹🥹

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 4 หลายเดือนก่อน +1

    isagu waxba kumuu samayn iyadaa isku samaysay ,hadana qofkii ayaa eeda la saarayaa

  • @Aar-j6x
    @Aar-j6x 4 หลายเดือนก่อน

    Lacagta iska mag cafis maahe marabo kulaha nin lacagtisa cune hadne maraba aa see laguu caafina icaafi in lagaa dhala liyo waaye
    Dumaroow raga qiyaanada ka daaya
    Aniga naag ba sidano kale iiqayanty ayadana alaha sidan ookle calamad uga soo bixiyo

    • @asmaabdilahi866
      @asmaabdilahi866 4 หลายเดือนก่อน

      Ala ka dhaaf mazkinta habaarka😂

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 4 หลายเดือนก่อน +1

    Tolow 4900 Dollars 💵 waa imisa laacg kenya🤔 😶‍🌫️

    • @abdallamohamud2085
      @abdallamohamud2085 4 หลายเดือนก่อน +1

      640000 ksh

    • @ibrahimbuthul1596
      @ibrahimbuthul1596 4 หลายเดือนก่อน

      @@abdallamohamud2085 64k or 640k bro are you serious 💰😞🤔

  • @AxmedowAlli
    @AxmedowAlli 4 หลายเดือนก่อน

    Jakaarta zxp anigana qiso ayaan haya goormee i wareysiney😠

  • @HamdiHaji-dk4xg
    @HamdiHaji-dk4xg 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha

  • @mgm__thedealer4957
    @mgm__thedealer4957 4 หลายเดือนก่อน

    Asaga ayaa khalad iska Leh Miyaa Ne 😢
    Wax aad Sameysey uun Waaye Ee eeda dhaaf keliya Cafis weydiiso

  • @maliizaBea
    @maliizaBea 2 หลายเดือนก่อน

    Ala haku caa🤲🤲❤️

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 4 หลายเดือนก่อน

    Maqaaliin. Shuubaato. Biliiliiqo. Been. Isadaaba. Mari. Miyaa. Laagu. Jiiri. Soomaaliyeeyey. Qof. Laagu. Jiiro. Alh. Ayaa. Log. Isaka. Daaya. Duulmiiga. Iyo. Daanasiiga. Hadaan Aad. Qofakji. Caayadaan. Haasaku. Nooqooniina. Maassa

  • @Abderahmandheere
    @Abderahmandheere 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kaama yeelin wejigaana 😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey. Isaka. Ilaaliya. Duulmiiga. Beenata. Luugooyaada. Tacaabakiisi. Shaqadiisi. Xoolahiisii. Waalxawaala. Walaba. Quwaati

  • @cabdimahad46
    @cabdimahad46 4 หลายเดือนก่อน

    Waraysi xumo😂

  • @raaxoxalane4850
    @raaxoxalane4850 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagatiisi uceeli

  • @hassannoorbuule3196
    @hassannoorbuule3196 4 หลายเดือนก่อน

    Wll Cabdiqaadir iskacafi lacagna hakaqaadaninواليعفو واليصفحو ألا تحبون أن يغفرالله لكم Ani hataa waxa isomarti tan cml lkn markan cafi way caaf'imaadi

  • @Issadere
    @Issadere 4 หลายเดือนก่อน

    The lady talk about a sensitive,and a painful story, may be it was not her mistake , may be life circumstances forced it to do it, lets encourage her to move on and re_sake forgiveness from the man she used his money and also Almighty Allah,
    Lets not just judge her wrongly 🙏✌️

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 4 หลายเดือนก่อน

    Gaabadhahu. Haaka. Xishoodeen. Huunguriga. Iyo. Xoolo. Dadaaw. Waayo. Haadhoow. Waa. Waxa. Kugu. Soo. Noqonaaya

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaa. Jiira. Dadka. Khiyaamo. Kuula. Soo Cooda. HaadNa. U. Haasata. Inuu. Yahay. Qof. Fiicaan. Oo. Guul. Us Oo. Hooyey. Naafatiisa. Waada. Is. Lugoosay. Isala. Yaab

  • @sharfankimbo
    @sharfankimbo 4 หลายเดือนก่อน +2

    Shekadhi dubo daxyaar camaal any alahu kucafiyo

  • @mohamedjama1329
    @mohamedjama1329 4 หลายเดือนก่อน

    Qof Ku jcl la iskama dhega tiro
    Waxan rajeynayaa ineey gabdho badan cashir unaqoto
    Mambo ya bbe cash
    Wax fcn ma ahan
    Gabadhana Alle ha caafiyo

  • @ABDIRAHMAN5558
    @ABDIRAHMAN5558 4 หลายเดือนก่อน

    Sorry 😞 abaayo
    Khalad iyo Qof Wax ku heshiseen
    Oo aad Khiyaanto Waa Arin Adagee
    Alle sidi Khyre leh Hakaga Dhigo
    Asna Alle Ha Kaga dhigo Qof iska Kaa Cafiya❤

  • @Baashi_cade
    @Baashi_cade 4 หลายเดือนก่อน

    Waxan maaha wax umada wax u taraayo ee walalow sidan wax ka badal

  • @ShekeyeJokar
    @ShekeyeJokar 4 หลายเดือนก่อน

    Wajigan ninkii 4900 dollar loga qati Kasi asigana qooqbahayi waxan maqli jiri ninqoqan dooq malahan ayadoo video ah watanaa 😂😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadhoow. Waxaada. Quruxadiina. Aada. Ku. Weyadeen. Khiyaamo. Kuma. Heelaasiid. Taa. Oo good. Xishooda. Bisiinka

  • @cabdallaciise-xk3od
    @cabdallaciise-xk3od 4 หลายเดือนก่อน

    Lacagtii isaga celi koley hada inuu mustaqbal kle sameysaty suura gal lacagtii iska celi kadib cafis dhalbo

  • @Cljaliilclrasaaq
    @Cljaliilclrasaaq 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keen lacagta anagaa keenayna ninkee waan aqoonaaye

    • @KhadarDek
      @KhadarDek 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 4 หลายเดือนก่อน

      Lacgta ina dhacdo miga rabtaa hhh

  • @cagacade_production
    @cagacade_production 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi gabdhan qiyano weyn ayey ugesatay wayo ayada aya ubareertay ma ahano ani hadan ahan lahaay ma cafin laheen

  • @cabdidhoorsane9875
    @cabdidhoorsane9875 4 หลายเดือนก่อน

    4900$ lacag yar lee ka qaaday xitaa 100kun camal inaa gaarsiisid fiicneyd

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 4 หลายเดือนก่อน

    Lacagtiisi u diyari gabadheey ninka

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 4 หลายเดือนก่อน

    Bisinka ma nin danyarahbaad khiya tay see isagu miyuu xanuunsanayey

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 4 หลายเดือนก่อน

    Nolasha dumarka somaliyed baaba iska ah midbey xumeeyan key rabaana wuu xumeeya walee sidaad u diideysaan kan idin rabo ayuu idinkaga tagayaa kaad rabtaan jacel dumarka somalida oo dhan waa daneysi

  • @AmaZom-ey8yf
    @AmaZom-ey8yf 4 หลายเดือนก่อน

    First thing you need to do sister is star look for job and give brother his money back and I hope he will forgive you inshallah #good luck 😢😢