Suaalihi ugu adkaa Marish asad diyaabi maxa kala qabsaday😂😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 725

  • @malabkashinida9049
    @malabkashinida9049  2 ปีที่แล้ว +14

    th-cam.com/video/V4SSQCPbagw/w-d-xo.html

    • @cabdiyare6992
      @cabdiyare6992 2 ปีที่แล้ว

      Ayaan tana maxa dhacay hadan asxabtada nahay adi iyo jeck parnk kusameya Amiin

  • @HassanAli-lw6im
    @HassanAli-lw6im 2 ปีที่แล้ว +76

    asad is so funny 😄 we need more video for asada

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +32

    "Dadku waxa ay arkayaan dhoola cadeyn taada balse ma oga in qalbiga aad xanuun badan ka dareemeyso dhibaato walba oo ku haysata ogow in ay ka dambeyso farxad habeenkuba wa mugdi waxaase ka dambeysa Maalin iftiin badan"

  • @salmanmohamed8187
    @salmanmohamed8187 2 ปีที่แล้ว +95

    Legend asad diyaabi😂😂😂😂😂

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 ปีที่แล้ว +37

    Walaahi Ilka 😂😂Iguma Harin Marish Qurux & Saaxiibteed & Waxaa Is Helay Comedian, The Lagend Asad Diyaabi !!! Horey U Socda Team Qurux Badan !!!!👍👏✊❤️💯✨✅

  • @zakimanzakuu3082
    @zakimanzakuu3082 2 ปีที่แล้ว +62

    Yes my name is Zakaria I am one of fans of team waayab I am happy bcz of your joining us ...good lucky my sister .. welcome to team waayab

    • @somalilivegamer158
      @somalilivegamer158 2 ปีที่แล้ว +1

      Nio anagawa wa mid nahnay ee mxa buur dheer isku saree😂😂😂😂

    • @KAAHINCHANNAL
      @KAAHINCHANNAL 2 ปีที่แล้ว +1

      Subcribe isaar fadlan

    • @KAAHINCHANNAL
      @KAAHINCHANNAL 2 ปีที่แล้ว +1

      Codsi waye

    • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
      @cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 ปีที่แล้ว

      @@somalilivegamer158 waa saas dee

    • @amla-5
      @amla-5 2 ปีที่แล้ว

      @@somalilivegamer158 runta ka hadashaY wale🤣

  • @cashojama4312
    @cashojama4312 2 ปีที่แล้ว +39

    Asad 2sano wxuu dhihi waayay qrux ku dhiigle baa 2 daqiiqo ku tirih mariish baan abqada ka jafi lahaa reer mudug 😄

    • @darwiishboy6524
      @darwiishboy6524 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh

    • @hodanmohamed8046
      @hodanmohamed8046 2 ปีที่แล้ว +1

      Abqada maxa laga wadaa

    • @abdirahmanosman5269
      @abdirahmanosman5269 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanmohamed8046 hoos 🤣😭😭

    • @hodanmohamed8046
      @hodanmohamed8046 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanosman5269 subxaanalaah ma hoostii caadiga ahayd koonfur iyo waqooyi aa anuu boodh aan moodayay

    • @calisharaf1259
      @calisharaf1259 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanmohamed8046 siilka

  • @caalamiproduction7581
    @caalamiproduction7581 2 ปีที่แล้ว +41

    Qofki rer mudug ah kaliya yaqaan asad diyabi legend of shekooyin😂😂😂🇸🇴

  • @ahmedgaatiye2852
    @ahmedgaatiye2852 2 ปีที่แล้ว +8

    mnshaa allah horta aniga oo aan vedioga daawan ayaan waxaan aad iyo aad ugu faraxay youtube malabka shinnada oo dhawr maalmood samaysan in durba uu marayo 11k wllhi waa wax lagu farxo keep going ayaan ku leeyahy wllshy malabka shinnada iyo waliba mechinka dhan ee chalenka create gareeyay marish madax sare alle ha idin sharfo dhamantiinba Team waa yaap I support you 100%

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 ปีที่แล้ว +46

    Manshallaha from Marish team…..
    who he is so funny….! Gabadhii wuu ka xishood siiyey!!!!! Maskiin
    😂😂😂😂Wlhi chanalkan cusub Kkkkk malabey wilkan un Soo casumo Waa Big Comedian! Manshallaha kkkkkkkkk
    Best challanage…… Part two!!

  • @xaliimaibraahim3462
    @xaliimaibraahim3462 2 ปีที่แล้ว +30

    Funny boy wllhi Asad m.a Mar walpa noo qabta yqy waan fuuray vaawa🤣🤣🤣

    • @KAAHINCHANNAL
      @KAAHINCHANNAL 2 ปีที่แล้ว

      Subscribe isaar abyo qali

  • @mohameddeqow8532
    @mohameddeqow8532 2 ปีที่แล้ว +29

    This vedio is another level keep going siz

  • @xaliimokayse460
    @xaliimokayse460 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah walaashay qaali welcome too TH-cam keep going xabiibti mcn malabka magacaaga ma aqaano

  • @abdirisaqabdirahmanali6529
    @abdirisaqabdirahmanali6529 2 ปีที่แล้ว +31

    Kan iyo Jack isku fiicnaa iney is helaan✌

  • @bootaanabdi7613
    @bootaanabdi7613 2 ปีที่แล้ว +14

    Wllhy reer mudug is helay waa legends 😍 💜 💖

  • @BashiiryYusuf
    @BashiiryYusuf 2 ปีที่แล้ว +1

    Welcome to TH-cam my sis wxan kurajeynaa hormar wcn

  • @ibrahimshodheshodhe6200
    @ibrahimshodheshodhe6200 2 ปีที่แล้ว

    The one an only of legend asad diabi wan ku wata sxp muu adinka ku fcn masajidka ka gar sxp horay uu soco lipax allha ku sharfo

  • @ilovemyjob5063
    @ilovemyjob5063 2 ปีที่แล้ว

    Kal iyo laabad iga qoslisay marish Qalbi dahab Nairobi markaad kusoo noqotid waa icasuumantahay InshaAllah

  • @abdirahmansalah3461
    @abdirahmansalah3461 2 ปีที่แล้ว +1

    weey asad diabi xagaad ka dhacday bro we miss you in London bro good to see you bro jasaka laah

  • @sakariyehusein3629
    @sakariyehusein3629 2 ปีที่แล้ว +21

    Macalin dugsi mareenken majogikara 😂🤣🤣🤣🤣

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah wlshey ana uhoreeya wana ku farax sanahay keep going

  • @maxamuudabdisalaan4534
    @maxamuudabdisalaan4534 2 ปีที่แล้ว +1

    Malabka shinad asad intuu kula joog ka faaidayso waa fany wllih video shiisa soo badi adiga marish

  • @mahamoudkhairehhassan1120
    @mahamoudkhairehhassan1120 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wllo malabka shinada welcome to youtoub sister keep going waan kuwataa malabey 😍

  • @studiovlogschannel4808
    @studiovlogschannel4808 2 ปีที่แล้ว +1

    Caawa legend baa maqayada lagu casuumay wiilka mudug
    Soo badii muqalada Asad Diaby
    Aad ban idin salamay malabka shinida iyo marish beauty

  • @niciimomuxumedmaxamuud381
    @niciimomuxumedmaxamuud381 2 ปีที่แล้ว

    M.a abyo waan ku iimasnaa iisha allah waxn ileen inaa ku qadidnin

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow dad badano kaga horeyay TH-cam wad dhaafeysa hore u soco

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 2 ปีที่แล้ว +11

    Malabka , cabdale jamal fans maa thy 1😂

  • @ikraancabdiraxmaan6131
    @ikraancabdiraxmaan6131 2 ปีที่แล้ว +2

    ii maansanay malabka waana wataa malakabaka hurumar wacan baan kuu rajaynayaa wllo❤❤❤

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 2 ปีที่แล้ว +24

    "macalin dugsi marekan majogi karo ". kulaha 😂😂😂 .lol😂😂😂

  • @maryamcali6008
    @maryamcali6008 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a farxad waarto ayaan idiin rajeynaa dhamaan tiin

  • @RahmaMohamed-bi4bw
    @RahmaMohamed-bi4bw 2 ปีที่แล้ว +1

    M.A malabka am hppy TH-cam madama Maria lajeceley kufurtey keep going sweety

  • @sumayaabdurahman9901
    @sumayaabdurahman9901 2 ปีที่แล้ว +2

    Welcome wll 2vedio 10k mashlllh keep going, 🤣🤣lkn ninkasi mayaxbul walalkibaa

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 2 ปีที่แล้ว

    Asad diyaapi iyo malabka shinida waan idin salaamay inantaa cusubna igu soo xidha oo i bara

  • @amiir_955
    @amiir_955 2 ปีที่แล้ว +3

    Wr caaqi weynay aha asad abu diyaabi big legend wnku taaganahy ✋🏿

  • @hazzanabdullahisalaad7585
    @hazzanabdullahisalaad7585 2 ปีที่แล้ว

    More vidio asad kaso samey wll .
    ninkan legend wye wlhi

  • @anisanoor8210
    @anisanoor8210 2 ปีที่แล้ว +27

    😂😂😂😂😂I love this guy energy

    • @shueb123
      @shueb123 2 ปีที่แล้ว

      😂😂 real energy

    • @abdicaziz99
      @abdicaziz99 2 ปีที่แล้ว

      Reer mudug weeye hala yabin

  • @mireyusuf8253
    @mireyusuf8253 2 ปีที่แล้ว

    Soo dhawoow wllshy malabka shinida hore u soco wllo mcn

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep going wllshay from Hargeisa
    Anigana in marish isamayso jecelahay hadad aragto qoralkayga jawab kasugaya

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 2 ปีที่แล้ว +20

    Malabka shinida welcome the family waayaab keep up sister 💕❣🥰🥰🥰

  • @yuukeypoy3360
    @yuukeypoy3360 2 ปีที่แล้ว +1

    4 deys 11k keep going marish qof qalbi wangsan walsha wa ka farxisay❤🥰🩸

  • @husseinbulshawi6546
    @husseinbulshawi6546 2 ปีที่แล้ว +8

    Ninkaan mar kale soo fariisiya waa xaraabo miiran Asad Diaby su'aasha uhoreysa ayaan ku qoslay 😂😂

  • @bashiirjaweel1837
    @bashiirjaweel1837 2 ปีที่แล้ว +2

    Azad Diyaabi Malapka iyo marizh reer mudug nimi❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 2 ปีที่แล้ว +7

    "qof somali aan dugi tagin majiro" I like that walaahi

  • @jimalmuktar4487
    @jimalmuktar4487 2 ปีที่แล้ว

    Aby waxad uqalntaa 1m oo subscribed ahh ain hal qof mxan tarii karaa Allah dartis ujclhy 💕💕💕💕💕💕💜💜💜❤❤❤💘💘💋💋 walashey mcn keep going Damana asxptaaa welcome

  • @dooloofficial6399
    @dooloofficial6399 2 ปีที่แล้ว +17

    Wlhi so funny asad diaby legend of the legend

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 ปีที่แล้ว +13

    Legend asad wax kale waaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdicaziz99
      @abdicaziz99 2 ปีที่แล้ว

      Melkasta majogta adhiga

  • @abdirizakbashka1861
    @abdirizakbashka1861 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wani salamay asad, Mariah iyo malabka I'm proud to join us team wayabka we need more and more videos keep going legend girl

  • @abdimajiidhussein4232
    @abdimajiidhussein4232 2 ปีที่แล้ว +4

    From mariish walashey mcn keep koing 🇸🇴💯⚘✌

  • @hodanhumble7129
    @hodanhumble7129 2 ปีที่แล้ว +9

    Asad io qurux kudhigle isku egyihin
    Keep going sis qaali💜😘

  • @cabdidaahirxasan2104
    @cabdidaahirxasan2104 2 ปีที่แล้ว

    Wllh Asad diyaabi marka arko iska qosla
    Alle cimrigaga ha dheereyo
    Marish and malapka nolada ♥️

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +19

    Malabka shinida sister Mar kowad iyo Mar labaad ba kusoo dhawoow TH-cam ka ❤❤ 15k subscribe ❣❣👏🏽

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 2 ปีที่แล้ว

    Malabka shinida wan ku salamay marka hore iyo dhamaan asxaabta kale malabka shinida wan tageeri jiray filmka qasaaltv cumar dhuule ayaan xasuustay hhhhhh from marish

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalan digsi marekan majoogj karo kulahaa ilaahay igeee anaa mcln dugsi aheee yaa allh

  • @noormemed4244
    @noormemed4244 2 ปีที่แล้ว +2

    Asad diapy ninki karan ba karan
    Wa légend wllhi
    Welcom

  • @mustaphicade6208
    @mustaphicade6208 2 ปีที่แล้ว

    I am team wayab fan... So welcome to TH-cam 🧡💘💙💗

  • @sk-hy4df
    @sk-hy4df 2 ปีที่แล้ว +4

    #Original challleng #abdallajamaal✌🔥🔥❤

  • @mohamedhasan9326
    @mohamedhasan9326 2 ปีที่แล้ว

    Maxamad xasan dhagay as bahy waaye marish isku ciyaal aanahy waa ku salaamaa

  • @abdallahussen5702
    @abdallahussen5702 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc Rome Italy 🇮🇹 yaan si dhow kalasocda salaam poqortooyo 🙏

  • @naimaabdi3111
    @naimaabdi3111 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiino hku manalysto ku yeh legend asad diabi😂😂😂😂

  • @yuukeypoy3360
    @yuukeypoy3360 2 ปีที่แล้ว +5

    Congratulations 15 kun sister malabka shinida🥰❤👸

  • @lastqueen2225
    @lastqueen2225 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla wan fuuray asad funny 😆 😄 🤣 😂
    Legend 👊

  • @daadiraxmed4646
    @daadiraxmed4646 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi Kan in usan caano u kabanayn qurux Ku dhigle Asad wa libaaax

  • @fauziaali8697
    @fauziaali8697 2 ปีที่แล้ว +4

    Welcome my queen sister keep going Eid Mubarak we love you so much from garissa

  • @kashkayare03
    @kashkayare03 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo 10k malabka 🥰👏✌💪
    From team marish 😎

  • @abdirahmanweydoow9193
    @abdirahmanweydoow9193 2 ปีที่แล้ว

    Inta marish kula joogto 100k wa gaare keep going

  • @sooraajofficial2732
    @sooraajofficial2732 2 ปีที่แล้ว +1

    CongratuLation hambalyo wll 10k🥳

  • @naimafarah6593
    @naimafarah6593 2 ปีที่แล้ว +2

    War dad rer mudug ah ba is helay wa idin waaataaa 😍😍

  • @dembelegamer
    @dembelegamer 2 ปีที่แล้ว +33

    Feedh ayaad igu dhufatay wra ax 😀😀😀😀😀 keep going malabka shinida

  • @suldaanjamaahmed7869
    @suldaanjamaahmed7869 2 ปีที่แล้ว +1

    Iimaansanay asadoow gabadha waana soo dhawaynay

  • @adansalah8765
    @adansalah8765 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc waan ku salaamay walalo Ramadan Mubarak you and marish thank you

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 2 ปีที่แล้ว

    Maashallllh horay isoco abaaaayo wan ku faraxsanahy

  • @mizkizhood6985
    @mizkizhood6985 2 ปีที่แล้ว +1

    Sadex rer puntlnd ah baa is heshay 🇸🇱😍

  • @casriismaaciil9566
    @casriismaaciil9566 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going my sister's and brother ❤❤

  • @kingmahad6627
    @kingmahad6627 2 ปีที่แล้ว

    Maariish baan abqada ka jafi lahaa kulahaa walaal su,aal baa iweydiiseen

  • @hassannoor2431
    @hassannoor2431 2 ปีที่แล้ว

    Waalaali wan kuceshadaa markasta Asad waaiga qosliye

  • @raam_____official6238
    @raam_____official6238 2 ปีที่แล้ว +5

    First baan ahay malabka shinida wanku tagernaa lkn si jogtaa noguso dub vediosyada mise wax yaro meel foga noso duuub

  • @ubahtiriigchannel1880
    @ubahtiriigchannel1880 2 ปีที่แล้ว +10

    Prank ku sameee Marish please

  • @qadarshardi3583
    @qadarshardi3583 2 ปีที่แล้ว +2

    Asd asn dawady mana qosiln cidna kma yelyo 😂😂

  • @ibrahimyussuf4162
    @ibrahimyussuf4162 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan marishey adiga iyo quruxkudiigle muuqalkala oo challenge ah lasameyaa waa iga codsi welibo waxan ahay qof saaid utagyero team wayaab💞💞💞

  • @sadriahmedmohamed977
    @sadriahmedmohamed977 2 ปีที่แล้ว +1

    Hello....from.marish.beuaty.dhiman.xadaa.lashigu.waaa.marish...💘.from.somaliland...

  • @filsanmuhudiin2702
    @filsanmuhudiin2702 2 ปีที่แล้ว

    Soo dhawow qaali ani waxaan ahay Tim maariya tiim qurux tiim sucaad tiim amiin soo dhawow qaali

  • @joker1259
    @joker1259 2 ปีที่แล้ว

    Welcome to youtube malabka zhinida 😍😍😍😍

  • @somalia499
    @somalia499 2 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ninkaan waan taageeraa asad

  • @quruxkudhiiglefans6407
    @quruxkudhiiglefans6407 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend Asad diyaabi ❤✊😅😅
    War caradii waa lala wareegey free dhaga hadal kkkkkkkk

  • @hamdaabdullahi7192
    @hamdaabdullahi7192 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a malabka shinida Hore u soco Abyo

  • @conquerorklashashtonhassan629
    @conquerorklashashtonhassan629 2 ปีที่แล้ว +2

    Malapka wllhi marish waa wll fiican ee haiska xumeenin waa iga waano please 🙏 marish wng aad smysd in kabadan illah hakuu sahlo peace and love 💕 guys

  • @mohamedhussein1947
    @mohamedhussein1947 2 ปีที่แล้ว +5

    Waad socotaa keep going ayaan ku dhi lahaa

  • @Sir_Abdi_Official
    @Sir_Abdi_Official 2 ปีที่แล้ว +17

    Qofkaan aad u jeedid video'ga cunto Ku dhaxcunayo New level miyaa 🤣🤣🤣

    • @marwaan6470
      @marwaan6470 2 ปีที่แล้ว +1

      Hada ku dhax cunoya wlh

    • @maryanabdi6877
      @maryanabdi6877 2 ปีที่แล้ว +1

      New level weye wax kabarta reer muduga mabaqanba waa wax cirka ilahy kaso turay weye marka halayabin

  • @abdirahmanmohamed2056
    @abdirahmanmohamed2056 2 ปีที่แล้ว

    From Maria Ileen maarish ta la waayay chanel kaanay joogta

  • @mdaahiraxmed5971
    @mdaahiraxmed5971 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllshy malabka shinida kusoo dhowaq social media waxan ahy dadka ku xidhan team waa yaab dhamaantoD aad ayan u salamayaa ay ugu horeeyso wllshy mariya a abshir maxamed _(marish beauty) peace and love

  • @farhanmohamud7276
    @farhanmohamud7276 2 ปีที่แล้ว +1

    Malabka welcome to youtube i think you can the best youtuber girl so team asad i can't stop laughing do another challenge with qaran and asad walal so thanks alot byee

  • @sumiishcadeey4263
    @sumiishcadeey4263 2 ปีที่แล้ว

    www mnshllh abyo macaan well come from maarish

  • @munofarah5339
    @munofarah5339 2 ปีที่แล้ว

    horay u soco wllo qali Malabka shinuda ❤❤❤❤ tager no one ❤❤❤❤

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah 👍 walalo 👍 qaaliya dad qurux badan ayan arkaa alle ha idin xafido we love you

  • @awajaahmedali9862
    @awajaahmedali9862 2 ปีที่แล้ว +3

    Malabka from marish keep going sister qaali ❤️👋

  • @shariif4555
    @shariif4555 2 ปีที่แล้ว

    Welcome to TH-cam Malabka 👍✌✌❣

  • @suleylastborn6529
    @suleylastborn6529 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah Marish you a so good the wey You assist you sister and the page is going forward now is 16k Soo u will reach 1.m

  • @abdulaahocandule4026
    @abdulaahocandule4026 2 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back my brother

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 2 ปีที่แล้ว +1

    This guy he’s really funny wallahi one week xadu kuladubo video waxuba gabadhan 100k inay gareso because of diaby

  • @doctorismail3949
    @doctorismail3949 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going walashena wan kutagyerna hori uso