WARDA KARAMA - XAQA WAA IMAAHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 เม.ย. 2019
  • Copy Right Protected By SHUKRI SINDIKO
  • เพลง

ความคิดเห็น • 41

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 2 ปีที่แล้ว

    Ina aayo walaasheey warda runtaada waaye xaqa waa i maahaa maalin maalmaha ka mid ah love you mama warda

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 5 ปีที่แล้ว +7

    Esh Cala here iyo cod aad u macaan dhal fanaan

  • @dahabosaid1553
    @dahabosaid1553 5 ปีที่แล้ว +2

    Hees leyskaa maa heeso
    Viva reer xamar asaal waye❤❤❤❤❤😍😍😍😍mac mac warada❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xadiyosalebanyusuf4232
    @xadiyosalebanyusuf4232 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allaha ishcalah sood waxanba mudaha hooyaded illahey hunaxariste dhal fanaan dhalay melo weey isagaa eekadan ee illahey hunaxaristo fadumo qasim hiilowleh

  • @ahmedbaana5591
    @ahmedbaana5591 5 ปีที่แล้ว +2

    fanaanad fanaanad dhashay aad tahay gadaal ka gaar maa ku gaari karaan yaa salaam

  • @zeinabmunye4724
    @zeinabmunye4724 5 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah allah cod aad umacan warda karama

  • @hawahassanabshir1133
    @hawahassanabshir1133 4 ปีที่แล้ว

    Maash Allah WARDA karama Cotmaaney Allah kuuxaafdo

  • @sagalahmed9509
    @sagalahmed9509 5 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii ugu horeeya heesta fananadena qalaagi Warda Karama ❤️❤️❤️❤️

  • @ninayee1869
    @ninayee1869 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax Hooyaded u cod eeka😍

  • @daganinahaaji206
    @daganinahaaji206 5 ปีที่แล้ว +4

    Warda karaama guuleeyso walaashey ina ina adeer cadowgaaga u nolow

  • @fadumaabdalla1107
    @fadumaabdalla1107 5 ปีที่แล้ว +1

    Libaxayada fanaka

  • @ubahabdulle4531
    @ubahabdulle4531 5 ปีที่แล้ว +2

    Warda Beautiful song my lovely sister♥️

  • @abukarmaskax2841
    @abukarmaskax2841 ปีที่แล้ว

    Abti wan ku slmaya allaha ku xafido

  • @suleymanadde2323
    @suleymanadde2323 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah my sister warda beautiful song

  • @entisarali2299
    @entisarali2299 5 ปีที่แล้ว +1

    War wa hees qatar 👍🏻❤️

  • @laylaaxmdey6663
    @laylaaxmdey6663 3 ปีที่แล้ว

    Macleey fayoow qaasin gawarteed😘😘😘👌👌👍👍

  • @rabicaahmed9342
    @rabicaahmed9342 4 ปีที่แล้ว

    Inader macn inab cadi maha codikagu mashallah

  • @queensalah9563
    @queensalah9563 5 ปีที่แล้ว

    Woooooow eesh calaa Hees And Nice Voice

  • @fowsiaabdirahmansaid8856
    @fowsiaabdirahmansaid8856 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @dahabosaid1553
    @dahabosaid1553 5 ปีที่แล้ว +1

    Viva warada nice song❤❤❤❤

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 2 ปีที่แล้ว

    Ma ina faduma qasinba

  • @user-km1ox6qi1s
    @user-km1ox6qi1s 5 ปีที่แล้ว +1

    xasilooni nimo iyo ma ogo xaqiiqdii

  • @mohamedsaidalhaadi7957
    @mohamedsaidalhaadi7957 5 ปีที่แล้ว

    mashalaah codkaasi waaye

  • @faizamuhyadin6522
    @faizamuhyadin6522 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah wey cod macantahay

  • @HomedecorwithSusu
    @HomedecorwithSusu 5 ปีที่แล้ว

    Waa u dhalasho ilxun kumo aragto

  • @mohamedsaidalhaadi7957
    @mohamedsaidalhaadi7957 5 ปีที่แล้ว

    mashalaaha xabiibtii

  • @ayansharif1815
    @ayansharif1815 5 ปีที่แล้ว +1

    Viv Sister

  • @ilariaterzo7003
    @ilariaterzo7003 4 ปีที่แล้ว

    Warda allaahyahisag luuuluuuluul

  • @fatmayusuf7363
    @fatmayusuf7363 2 ปีที่แล้ว

    👋🏻👋🏻👋🏻👋🏻❤️❤️❤️

  • @shikriahmed2386
    @shikriahmed2386 3 ปีที่แล้ว

    Wow mansha allaha

  • @Sadick-mk
    @Sadick-mk 5 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii labaad ee commentary ka bixiayy

  • @abusamiir2765
    @abusamiir2765 3 ปีที่แล้ว

    Jhwha

  • @ahmedbaana5591
    @ahmedbaana5591 5 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @user-tx5xe5xz8o
    @user-tx5xe5xz8o 10 หลายเดือนก่อน

    النت ضعيف

  • @patelkhan8936
    @patelkhan8936 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaw ❤️❤️💚💚🌹🌹🌹💜🌹🌹💚💚💚💚❤️🌹💚❤️❤️❤️

  • @laylaaxmdey6663
    @laylaaxmdey6663 3 ปีที่แล้ว

    Ninwalbo xaladiis laxisaawihaa sx