XOGTA: Ibrahim Karagul | Putin Talaabo Waali ah ayuu qaaday | Maxaase Turkiga la gudboon |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • #MARACADDE #SHOW
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

ความคิดเห็น • 128

  • @sharifawle1123
    @sharifawle1123 2 ปีที่แล้ว

    Thank you mr macada

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid

  • @maryanmahamud8239
    @maryanmahamud8239 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc gaalada oo dhan waxay rabaan in Turkey 🇹🇷 dagal la geliyo ilaah ha la jiro Ardogan waa nin fahmay qiyada reer galbeedka wadaan laakiin wadamada Islaamka madaxdooda ma hadali karnaa oo xaniinyaha ay la hayaa waxaan ula jeedaa waa niman deymeysan oo hadali karin ilaah ha caawiyo sidii nabi muuse fircoon ugu guuleysatay ama nabi Daaud uga guuleysatay Jaalud insha allaah ducada soo hayaa aamin. Guuleyso Maracade asc

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 ปีที่แล้ว

    Munaafiqiinta reer waxay isku dirayaan turkey iyo ruushka

  • @bbashiirjibriilaxmed4086
    @bbashiirjibriilaxmed4086 2 ปีที่แล้ว

    Zaxbayal janalki xogta dahson maxaa kudhacaynoso shega bal

  • @mohamudbile8990
    @mohamudbile8990 2 ปีที่แล้ว +1

    Khalad ayaad gashay maracade, waxaad na tidhi waxa telofoonka kuwada hadlay erdogan iyo madaxweynaha Azerbaijan 🇦🇿 adigoo magiciisana noo sheegay madaxweynaha Ukraine 🇺🇦 bal halkaa naga hubi, kolay bini'aadam baa tahoo khaladku uu dhacaaye, ma waxaad ula jeedaa madaxweynaha Ukraine mise kan Azerbaijan

  • @mastarsomali37
    @mastarsomali37 2 ปีที่แล้ว

    Horay ayaan ufahansanayn qorsha reergalbeedka ee jalafada iyo been guurka ah ee lagurabay in dagaal dhax maro turkii rashiya waa in ayfamaan turkiii dhibatada aylaraban reer galbedku suurogal matahay in ay is ogyihiin rashiya iyo reergalbedku mase kubaraargsanyahay tukigu

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 2 ปีที่แล้ว +17

    Qoraagu wax badan ayuu ka og yahay wejiyada Uu tilmaamayo qof walba oo caqli wax ku fahma wuu dareemi karaa balse kuwa caqliga la xaday iyo kuwa aan wax fahmin ayaa ku kadsooma wejiyada galbeedka balse waxa kale oo la ogyahay ruushkuna inuu dano leeyahay sida cadna qoraagu waxa Uu fahamsanyahay inuu u sgeego inta Moog waa xaq dalkiisa iyo dadka islaam Kaba ruushkuna ma deynayo sida uu rabo balse in aanay is dhigan cida Uu ku wajahan yahay mustaqbalka waa lama dhaafaan

    • @masuusow1093
      @masuusow1093 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa xaqqi hadakaaga ruushka iyo turkiga dad wildwood dagaalami jirey weeya . Laakiin RUUSHKA SHIINAHA TURKIGA HAL CADOW BEY LEEYIHIIN. WAA ADAKTAHEY SIDA DAGAAL ISKAGA HOR IMAADAAN

    • @billeqabowsade6518
      @billeqabowsade6518 2 ปีที่แล้ว

      @@masuusow1093 walaal hadii aan Laga eegeyn cadowgaaga cadowgiisu waa saaxiibka marnaba ruushka iyo shiinuhu ma aqbali karaan turkiga sababtuna waa islaanimada raalina kama noqon doonaan weligood laakiin Danaha ayaga oo ka eegaya ayaa la isu aamusan yahay meelaha qaarna waa ay ku dalamayaan kor ka socodka hoosna la iska gurayo waa soconeysaa inta la iska hor imaan doono waana siyaasada ku dhisan is gaadida ku raadinta maqaalinta xila lagu hubsadana laguma deyn doono waa mahadsan tahay

  • @abshirbaadi8162
    @abshirbaadi8162 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Wlyal Runtii Rer Galbeedka Waa Wuxuush Waana Laba Wajiilayaal Balse Turkey Aad Bay U Ogsoon Yihin Damaca Rer Galbeedka Iyo Mareykan Turkeyna Maaha Dowladaha Rer Galbeedka Uu Dawarsado Allow Turkia Xafid Waa Dowlada Kaliya Ee Islaamka Ah Ee Aadka U Taageerto Dowladaha Muslimiinta

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 ปีที่แล้ว +1

    TaniwaawerarLaiskahorkenayo ruska iyo turkiga medakalana waxayraban inay kafaidaystan. Gadhan birth rushku kaykahosbaxaday kahortaga turkiga

  • @rahmoruun7850
    @rahmoruun7850 2 ปีที่แล้ว +1

    Ibrahim waa aaqil

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 2 ปีที่แล้ว +3

    Ruushku hadii aanu isyeelyeelayn waa laga gacan sareeyaa dagaalka Ukraine
    Shidaal la'aan ayay uga yaaceen askartiisii taangiyadii

  • @faraxxuseni293
    @faraxxuseni293 2 ปีที่แล้ว +1

    asc anigu waxan tageersannyhay nukuren wamahadsantahay walalkaya maracadow shaawa intanoso gudbisay

  • @cmaan_0666
    @cmaan_0666 2 ปีที่แล้ว +1

    Hh&hhhhhhh waa ii frxd inn arkayo reer galbeed is gumaadayo

  • @musamahat747
    @musamahat747 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a my brother keep up the best ur reporting ur information thanks

  • @Naani06
    @Naani06 2 ปีที่แล้ว +4

    Turkiga aan ka qaxee ishek warka Side waye

    • @abdulrahmanhassankafi6312
      @abdulrahmanhassankafi6312 2 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkk is kagag qax mesha

    • @MABRUUK
      @MABRUUK 2 ปีที่แล้ว +2

      Hadaadan so qixin xita wa lagusoo tarxiilin rabaa mesha bakaro aaka dhigteen 😂😂😂

    • @sahalmoud6689
      @sahalmoud6689 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkk

  • @Summad
    @Summad 2 ปีที่แล้ว +1

    WALAAL NAGU SOO BIIR OO NAGA FAA'ID WAXYAABO QIIMO BADAN DADKANA UGU YEEDH.
    MAHADSANIDIIN .

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido 2 ปีที่แล้ว +1

    Ibrahim karagul lee kugu nacay nio waxad nosheegto intad waysay ayad ibrahim krgul aya zaaz dhahay ayad noola imada maracadow iska huruud nio ķaraguul wax faido eh uguma jurto dadka ad wax uso bandhigto wax yabaha ay daneynan uso bandhiig maraxow🙋‍♂️🙏🏼

  • @princesakihashi8255
    @princesakihashi8255 2 ปีที่แล้ว

    Waa run marka dalka qof iska maamu hada eeg waxaa la wiiqay dhaqalihi dalkaas hada mhaysto fursad aan kahayn in uu.qabsado dalkaas

  • @Gobsan_hajji
    @Gobsan_hajji 2 ปีที่แล้ว +6

    Wlll Allah ku barakeyo qof kaa Tayo wanagsan tabinka dhanked maba arag keep going

  • @axmedmaxamedcali2340
    @axmedmaxamedcali2340 2 ปีที่แล้ว +4

    mahad sanid maracade sho

  • @MuusemaxamedsuubanMuusemaxamed
    @MuusemaxamedsuubanMuusemaxamed 2 ปีที่แล้ว

    Turkiga.waxaadagaal.dabsn.ku.haayo.mareykan.wasna.sidaa.loo.ogadaaa..dowladeena.islaamkow.kadigtoonow.dhagarta.kuwa..dad.kuu.xiga.magacna.wada.wadataan.waxey.doonayaan.iney.shaashadaha.caalsmka.kaa.saaraan.waana.reer.yurub

  • @aadandiiriye7376
    @aadandiiriye7376 2 ปีที่แล้ว

    Ibraahim karagul..sadashisa..waa xaqiiq yurub wexeey. Ku.jiraan wadadii..burburka cabsi .badana..weyqabaan .lkn .galada hajabto

  • @MuusemaxamedsuubanMuusemaxamed
    @MuusemaxamedsuubanMuusemaxamed 2 ปีที่แล้ว

    Warkeyga.yaanan.layslsan.ee.haloo.gudbiyo.wadanks.eynu.walaaha.nahey.ee.turkiga.safaaradoodaa

  • @mostafabdullahi7376
    @mostafabdullahi7376 2 ปีที่แล้ว +2

    War la isku hubo

  • @abdibasidmohamed9593
    @abdibasidmohamed9593 2 ปีที่แล้ว +3

    First viewer

  • @xasanmaaskil1970
    @xasanmaaskil1970 ปีที่แล้ว +1

    Waan dhawahay marcade

  • @guleiddalmar3679
    @guleiddalmar3679 2 ปีที่แล้ว

    Sida saxda ah dagaalkan waa mid laiskugu balaminaayo turkey iyo russia wxana kadanbeeya maraykan waana mid iska cad

  • @unsikudhiigle7348
    @unsikudhiigle7348 2 ปีที่แล้ว +10

    Ramadan kariim in sha,allaah

  • @indharooninmohamed1296
    @indharooninmohamed1296 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid wllkeen maracade macluumadaka aad noo sogudbisay lkn warar is qilaf san ayaa la soo warinaa xataa hadalka wuxuu maraa in eey wariya yaashii eey dha haan hadalkaa ma ogi mana maqlin

  • @heelostudioproduction4491
    @heelostudioproduction4491 2 ปีที่แล้ว

    Osamaan jabkii uu ku dhigay ayay wali ilaawi laayihiin awoowba awooow sida uugu dhibayay ayay odabtu ilaa had u joogtaa

  • @moha3587
    @moha3587 2 ปีที่แล้ว

    Taliye hadi la iska horkeeno turke iyo Russia sow nato turkey otomatik Uma cawinayso ileen Türkei nato katirsanthy

  • @abdiqanimohamedabdilahi6496
    @abdiqanimohamedabdilahi6496 2 ปีที่แล้ว

    Turkey waxa uu umuuqdaa inaanu fududahay doonin, maadama oo uu khibrad badan hadda kahaysta xiisafaha dagaalka .
    Turkey aaa inuu dhexdhexaad kanoqdo dagaalkaa.
    Dagaalkaa damintiisa adduunka oodhan ayay maslaxadi ugu jirtaa.

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne asabijan magaciisu waa ilhaan alitov sxb ok

  • @ahmedemail3748
    @ahmedemail3748 2 ปีที่แล้ว

    Asc barnaamij kii xogta dahsoon maxaa ku dhacay xussein kurdi sxb wax hadaad ka ogtahay nala wadaag

  • @xuseenxiis1370
    @xuseenxiis1370 2 ปีที่แล้ว

    Putin taladii uu diidey Waxman ii qaatey wadadii hitler 1939 ilaa 1945 wanna uh ku jabayaa dagaalka

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 2 ปีที่แล้ว

    Barektar tb2 badan koodi sida lasheegy waxa lagu duqeeyey gantaalihi ugu horeeyey iyo keydki hubka oo ay ku jiraaan hubkii reergalbeedku u keenayeen maalmihii dhawaa

  • @abdiweliessa35
    @abdiweliessa35 2 ปีที่แล้ว

    Inraahim karaguul waa ayo
    Taliyaha sirdonka turkey miyaa?

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 ปีที่แล้ว

    Reer galbeed burburkooda iyo hoos u dhacooda waan Soo dhowaynayaa waayo waxay halis ku yihiin nabada dunida

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 2 ปีที่แล้ว

    Dadkan maracade mahadsanida uun hayaa miyey waalan yihiin waar meesha mahadnaq looma baahnee waxaa loo baahan yahay falanqayn in lagu sameeyo faalooyinka oo caqliyan fikir badan la muujiyo mahadnaqan badana joojiya shaqaysta uun liketa siiya wiilka faaladana ka dhiibta fikirkiina

  • @hodanfarax4298
    @hodanfarax4298 2 ปีที่แล้ว

    soomali afkuunbey kaka hadhey aabihiin lajanee qabyaalad baa lafaha jajabisey Hadana towladokale ayeey ku mash quulsanyiin dib u eega teenii

  • @xuseenxiis1370
    @xuseenxiis1370 2 ปีที่แล้ว

    Dowlada Turkey alle ayaa la Kira reer galbeedka iyo razhia way ku jabayaan marwalba dagaal uu kuzoo qaado turkwy

  • @yousophabdi856
    @yousophabdi856 2 ปีที่แล้ว +1

    Ww3 anaga goorman galaynaa🤡

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Ruush iyo dhamaan shuuciyiintu waa cadow soo jireen ah allow islaamka saxa ah u gar gaar yaa rabbi ruush wuu neceb yahay suniyiinta waana cadow laba jibaaran bal eeg saaxibadiis sey u galeen muslimiintii iigoorka ahaa

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 2 ปีที่แล้ว

    Ha la garaaco oo ha la qabsado nin waliba oo doonaya inuu kursi ku helo ama famous ku noqdo ama aan arkeyn tabarta shacabkiisa doonaya keliya inuu meel ku gaaro dhiiga umadiisa isagoon u aaba yeeleynin shacabkiisa uu hogaaminayp ee doonaya inuu ku soo caan baxo dhiiga shacabkiisa asagoo og inuusan u babac dhigi karin wadan weyn oo awood xoogan leh asagoo isku haleynayey Mareykanka oo lagu yaqaano inuusan wadan dhisin inuu bur buriyo mooyee mareykanka oo jecel dunida ineey baaba'do isaga mooyee oo dowlad awood leh ba ineeysan taagnaan isaga maahee marka miskiinkaan tabarta yar ee aan dantiisa aqoon ee shacabkiisa u horseeday wax eeysan ka bixi karin ha la edbiyo hana la tuso labada weji eey leeyihiin kuwii u sacaba tumayey wadada saxda ah ayaa la marsiinayaa mid kasta oo miskiin kibra ah guul Mr.Butin ayaan leeyahay waxaat tahay wadanka keliya ee uusan ku dhici karin Mareykanka waxaad tahay wadanka keliya ee uu ka gambado hadii uu isku kaa taagana inta ku hareysa dunida in yar beey noqoneysaa marka wuu og yahay maslaxadiisa mareykanku sidaas buu afka uga xirtey arintaan

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 2 ปีที่แล้ว +1

    Turkiga waa in uu ke digtoonaadaa dagarta rer gabeeldka iyo Ruushkaba. Wakhti ayaa loo baahan siduu Turkiga cududdiisa u dhisto.

  • @masuusow1093
    @masuusow1093 2 ปีที่แล้ว +5

    AL USTAAD MARACADE JAZAAKA LAHU BIL KHEER BAARAKA LAAHU BIL KHEER. WAXAN AAD IYO AAD BAAN U SUGEYNEY IBRAHIM KARA GUULO SAADAASHIISA ILAAHEY LABADIINA HAIDIIN XAFIDO AAMIIN.

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 2 ปีที่แล้ว

    Taas miyu shaki kujiraa huhadan oo dhan waa in labada cadawga ku ah reergalbed turkiga iyo rushka

  • @abdinuurali4482
    @abdinuurali4482 2 ปีที่แล้ว

    Wan jeclahay iney isku jaban galo alwo isku jabi

  • @sarah-sl2ky
    @sarah-sl2ky 2 ปีที่แล้ว

    Saxib wad mahadsanrahay Sid Ugandan ewararka calamka nogusotabiso saxib kurkigu quarks dabinka regalbeka

  • @مأجي-ز8ض
    @مأجي-ز8ض 2 ปีที่แล้ว +2

    Thnks wll

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 ปีที่แล้ว

    Mr Putin iyo Mr erdogan in ay heshiiyaan ayaa Ila wanaagsan oo Ukraine iyo reer galbeed isku dirin kana dhex faa,iidaysan oo xidhiidhka Russia aanu Lumin la iskana horkeenin

  • @abisifatahmahamed4754
    @abisifatahmahamed4754 2 ปีที่แล้ว

    War kalay adigu ma Turkish ayad tahay away warkii calamku wadiga mar kasta turki uu kashekay nayee waxagu ma aha ware waa sheko

  • @maxamedzaahid
    @maxamedzaahid 2 ปีที่แล้ว

    Aduunka waxan filaya in gabagabadisi la joogo

  • @MrSiimow
    @MrSiimow 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa ka galey Turkiga Ukrainian iyo Russia. Waxaas waa kutura kuteen gaal waa gaal dhagartoodana Rabbi ayaa nooga digey. Way na baabi'iyeen ilaah iyagana ha isku baabi'iyo.

  • @mumiin77
    @mumiin77 2 ปีที่แล้ว +1

    Good news waxad wararka nogu soo gudbisa isada igu mihiimsan
    Thanks bro

  • @Husseinabdi9444
    @Husseinabdi9444 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah war xiiso leh ayaad noo soo tabisay

  • @hamzaofficial1325
    @hamzaofficial1325 2 ปีที่แล้ว

    Si fcn baaad ufalanqeysay

  • @jdjdjdjd4734
    @jdjdjdjd4734 2 ปีที่แล้ว

    , waad mahadsantahay maracade

  • @sureermohamed5036
    @sureermohamed5036 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax waan aaminay wararka

  • @apdyhakim132
    @apdyhakim132 2 ปีที่แล้ว

    Beenti oo qof ah

  • @xasancali6450
    @xasancali6450 2 ปีที่แล้ว

  • @abdirahiinmohamed6456
    @abdirahiinmohamed6456 2 ปีที่แล้ว +2

    First

    • @MABRUUK
      @MABRUUK 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq mar qaati kaga ahy👌

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 ปีที่แล้ว

    Secretley and Intelectuley) maskaxiyan iyo Intelktuel ahaan.
    Bal qiyaasa waxii Si qotodheer Arimahan oo fog u fahmey halkey durba wax u janjeedhsadeen Durba rushka iyo China Muslin ahaan iyo quwad Turkiga ah ayey arkaan aaney ogoleyn blse Turkigu maaha Ukrain Waana Nato inkastoo reer galbeedku doonayaan in turkiga iyo ruushka u kalabaxaan

  • @jamalahmadbadani3890
    @jamalahmadbadani3890 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waa xaqiiqada ladoonayay in la,isaga horkeno wayse soon wayday

  • @abdulkadiromarosman3416
    @abdulkadiromarosman3416 2 ปีที่แล้ว

    say ila tahay 1 turkigo dagaal kuma qaadi doono balse reer galbeedka ayuu tusay saaxiib timado qaar kood sidoo kale asga ayaa raba inuu dul balaarso 2 reer galbeedku dall madhiso laakiin wuu dumiyaa runtii

  • @caydarussh5439
    @caydarussh5439 2 ปีที่แล้ว

    Turkigu waa in uu kafirsado dagaalka ka qarxay yurub iskana ilaaliyo waxa loogu bunbunin ee ah in uu dagalka qayb kanoqdo

  • @meddjamamoustapha4250
    @meddjamamoustapha4250 2 ปีที่แล้ว

    Inshallah kheir

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @xasanqowdhan1946
    @xasanqowdhan1946 2 ปีที่แล้ว

    M.

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 2 ปีที่แล้ว

    Wow.torki..viiiiva

  • @CristianoUR_1
    @CristianoUR_1 2 ปีที่แล้ว

    Gashaanbuurta nato ka so hadal

  • @macowmaxamed9883
    @macowmaxamed9883 2 ปีที่แล้ว

    Asc maracadde

  • @zakihaloyeelo7110
    @zakihaloyeelo7110 2 ปีที่แล้ว

    Al cadaala miyaa ninkaan

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 2 ปีที่แล้ว

    Qoraagu Inaba caadi maaha.
    Waa nin aragti dheer oo taariikhda siwacan ulasocday last 30years.

  • @fadumoeidley5165
    @fadumoeidley5165 2 ปีที่แล้ว

    Waqtigi reer galbeedka wa dhamaday.

  • @ismacilsaleban7845
    @ismacilsaleban7845 2 ปีที่แล้ว

    manshaalahaa good news

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    SCW SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 2 ปีที่แล้ว

    hhhh oo xussen kurdi meelihiisii ayaad kaqaraabsanaysaa xariif baad thy

  • @ismacilsaleban7845
    @ismacilsaleban7845 2 ปีที่แล้ว

    maracade warar fiican

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 2 ปีที่แล้ว

    Hu. Crs

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 2 ปีที่แล้ว

    Hhh

  • @abdullahiibrahimshabeele8235
    @abdullahiibrahimshabeele8235 2 ปีที่แล้ว

    Wuxuu iftiimiyey wax ay tahay inay dhacaan macquul

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 2 ปีที่แล้ว

    Turkey balaayada allah hakaqabto

  • @aouledmed1098
    @aouledmed1098 2 ปีที่แล้ว

    Ibrahim k. Waad mahadsantahay waa xaan jecelnzhzy erdpgan oo dhexdhexazd ka ahaada dagalka qaranka tukigu una dumin sida ay jecel yihin.gzlbeefku iyo marayka ku iyo yuhudu

  • @abdinasserabdihajisaeed3879
    @abdinasserabdihajisaeed3879 2 ปีที่แล้ว

    very good

  • @hibohirsi6728
    @hibohirsi6728 2 ปีที่แล้ว

    waan kutaageerah youtuber aan adiga aheena maba dhageeysto waayo beentoda aan jacleen walaal guul wacan

  • @abuukarheesoow9169
    @abuukarheesoow9169 2 ปีที่แล้ว

    Qarankatv

    • @imraanmohamed2201
      @imraanmohamed2201 2 ปีที่แล้ว

      War helaa talo lahel.
      Arrintu waxay iila egtahay dabin ay la damacsan yihiin Turkiga si wada jir ah Reer Galbeedk Ruushka oo isku arrigti ka ah Taariikh nololeedkii beri-samaat iyo horumarkka Tukiya ee maanta.Haddii anay taas ahayn sidee ku dhici kartaa hanjabaaddii colaadeed ee ka dhexeeysay 2daas quwadood inay isku bedeshay , saaxiibow adigu horta noo bilow daan-daansiga bilaa sababta ah.
      Haddaba, Turkiya waxaa la gudboon inay nidaam cusu & xulufo la difaacda latimaado is ya kaga hortigi karto qorshahan halista ku ah. Waxaan u rajeeynaa Guul.
      Wabillahi Tawfiiq.

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed ciiise maracade zxb nin adag oo siwayn loogu kalsoonaan karo ayaatahay wararkaana waan dajistaa dhamaana waan daawadaa anigoo si adag udhugta.
    Zxb waad dadaalaysaaye allaaah hakuxifdiyo.

  • @mohamedroble5207
    @mohamedroble5207 2 ปีที่แล้ว +2

    maracadde,
    waad ku. mahadsan tahay. xogaha joogtada ah ee aad nagala wadaagto xaaladaha dagaalka. ka biloowday uknaine,
    wadnaha ayaa farta lagu wada hayaa inuu isku badelo dagaalkii 3aad haddaan ruushku ka joogsan sii wadista dagaalka.
    butin waxaa ka go,an inuu. mar kale. dib u soo. nooleeyo awoodii WORSO iyo. midowgii sufeyeets

  • @kassimare8048
    @kassimare8048 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @abukalthum1175
    @abukalthum1175 2 ปีที่แล้ว

    Maracaade waxaan kuxiranahay bayjkaaga wacaad kafiicantahay boqollaal wariye sheegta oo soomali ah!
    Waxaad u egtahay nin noonaye in uu soogudbiyo akhbaar nadiif ah.
    Mahadsanid maracadde

  • @ashka1998
    @ashka1998 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @MohaHoje.
    @MohaHoje. 2 ปีที่แล้ว

    Maracadde show , mahadsanid in badan .❣

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @huseinmohanour7703
    @huseinmohanour7703 2 ปีที่แล้ว

    Ruushka ha jawo

  • @abdisalangure616
    @abdisalangure616 2 ปีที่แล้ว

    I thought karagolu was more analytical than this .the threat to Turkey is not Russia but the west .why give this dangerous byraqtar to Ukraine and Poland....this Turkish guys are very thick guys.

    • @mohamedjamaomar8058
      @mohamedjamaomar8058 2 ปีที่แล้ว

      Ee soomaali ayaan nahay mahadsanid

    • @mohamedjamaomar8058
      @mohamedjamaomar8058 2 ปีที่แล้ว

      Adiga oo og inaan nahay soomaali codsi ina ixtiraam ma nihin dad kale

    • @farhanmxlove4449
      @farhanmxlove4449 2 ปีที่แล้ว

      Waar adeer qofkasta english wuu yaqaana ee naga cun oo af soomaaligaga ku faan waad bahdilantee

    • @mohamedjamaomar8058
      @mohamedjamaomar8058 2 ปีที่แล้ว

      @@farhanmxlove4449 aniga hada sxb waxaan ku noolahay dalka jarmalka waqtiga aan tagay dalkaa waxaan ku hadli karay English sabab too ah ma aanan aqoon luuqada Germany dadka jarmalka ah marka aad weeydiiso kuma hadli karo jarmalka ee English igula hadal waxa aay ku leeyahiin waa in aad barataa luuqada jarmalka ayagoo inooga dhow English ka oo gaalo ah halka maanta carabiga inoogu jiro oo aan umadaa carabta ah diin ahaan aay luuqadeena carabi uga buuxo ayeey ayagana luuqadooda English uga buuxaa mana ongola in aay ku hadaan waxaad tiri qof kasta wuu yaqaan English taa ayaa waxa aay muujineeysaa inaad waaya aragnimo ka fog tahay aqoon ahaana aad eber tahay amaba aad hooseeyso adiga oo la hadlaa dad soomaali ah waaba mamnuuc inaad English kula hadasho hadeey dhacdo waa calaamad kamid ah calaamadaha jaahiliinta macsalaama

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 29 วันที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg ❤❤❤

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 ปีที่แล้ว

    Brother Turkey 🇹🇷 please stay way from Ukraine 🇺🇦 war
    Because very Dangerous this war

  • @Bashaar.B.W.
    @Bashaar.B.W. 2 ปีที่แล้ว +8

    Maracadde show
    👍👍👍👍👍