INDHAHA HA ISKU QABANIN DONT BLINK THE WINNER $25

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @joacancelokhaaliduu3173
    @joacancelokhaaliduu3173 ปีที่แล้ว +810

    Kii ugu wanaagsana uguna sharafta badnaa waa nabi muxamed scw ❤

  • @fardowsobeautychannel6836
    @fardowsobeautychannel6836 ปีที่แล้ว +16

    Aaanku salino xapiipkeena muxamed scw eee ii booqo ciwaankaan ilaaahy gacantaada hakuu barakeeyo

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +160

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤😢

    • @elmiahmedoumalkaire4097
      @elmiahmedoumalkaire4097 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu calayhi wasalam

    • @AmeenMohamed-ug2vk
      @AmeenMohamed-ug2vk ปีที่แล้ว

      Amira I love her beautiful eyes and I i believe no one can defeat her keep going Amira qurux❤❤

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 ปีที่แล้ว

      Welcome back again guys keep going guys

    • @suheb90
      @suheb90 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @sihamahmed2746
      @sihamahmed2746 ปีที่แล้ว

      Scwscws scwscws scwscws scwscws scwscws 😊😊

  • @farxiyomacalin91
    @farxiyomacalin91 ปีที่แล้ว +20

    Aanku salino nabigeena muxammad scw scw 🥰

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna ปีที่แล้ว +146

    Prophet Muhammad ❤❤ is the greatest person ever in the world 🌎

  • @asmaali5711
    @asmaali5711 ปีที่แล้ว +231

    Hada magaca Allah jeceshahay love isar

  • @shukriabdinor808
    @shukriabdinor808 ปีที่แล้ว +98

    Amiira waa larabay inay guuleysato 🎉
    Wee daashey xaq ee uleedahay 🎉🎉

  • @cqaadircumar1783
    @cqaadircumar1783 ปีที่แล้ว +48

    Asad hagio wlh faadil waa Ka qaldantihiin nio iyadabo way jareeysay wlh faadil guulaystay inta igu raacsan🤔😭😭🤗

  • @Mr.Tamaam
    @Mr.Tamaam ปีที่แล้ว +249

    Kii ugu khimaha badna waa nabi muxamed scw❤😭

    • @Muscab12345
      @Muscab12345 ปีที่แล้ว +2

      Scw

    • @ramadaan212
      @ramadaan212 ปีที่แล้ว +1

      🎉🎉🎉🎉

    • @maahiryare572
      @maahiryare572 ปีที่แล้ว +1

      scw

    • @OkOk-wy2qw
      @OkOk-wy2qw ปีที่แล้ว +1

      Scw . Lkn bro or sis Qimaha San lo qora not Khiqmaha . Kh= خ. Q =ق

    • @faadumonuur3841
      @faadumonuur3841 ปีที่แล้ว +1

      Salalaahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

  • @hamdayuzuf5039
    @hamdayuzuf5039 ปีที่แล้ว +20

    Fadiik qald ku kicisay asad wax hubso olz game kaaaga dhan weey ubadnyihin qaladaaadkaass viva 27❤️🥶

  • @aliafaisal5241
    @aliafaisal5241 ปีที่แล้ว +384

    Amiira love her smile , amira is not easy 😊❤

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 ปีที่แล้ว +5

      Amiraaa waan waan wataa marwalba

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 11 หลายเดือนก่อน

      Faadil maisku qabanin see camal waa jareejay bas

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 ปีที่แล้ว +14

    Another level...talent boy asadhagio Keep going brother

  • @khaalidmaxamedcumar6230
    @khaalidmaxamedcumar6230 ปีที่แล้ว +140

    asadoow prank noogu soo samee cumeer love saara inta igu raacsan ee prank uxiistay

  • @Farahchannel-s1q
    @Farahchannel-s1q 8 หลายเดือนก่อน +2

    Amiiro indheheda qurux waye Masha Allah 🥰❤

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 ปีที่แล้ว +51

    Faadil dum _dum qalad ayaa lagu kiciyayy 😢
    Amiira love you❤🙏

  • @mohamed_ali_osman
    @mohamed_ali_osman ปีที่แล้ว +28

    Ceyda inta ku qososhay markuu hurdayay iso raaca😂😂

  • @asiahasanhaji5457
    @asiahasanhaji5457 ปีที่แล้ว +146

    Asad alaha ku caafiyo marka hore ❤Faadil indhaha iskuma qaban asad

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 9 หลายเดือนก่อน +3

    Amiro indhaheda qurux mashaallh❤😊

  • @asadyarebisle2053
    @asadyarebisle2053 ปีที่แล้ว +201

    Faadil yaa ila arkey in qalad lugu kiciyey 😮😢

    • @ifrahhassan9628
      @ifrahhassan9628 ปีที่แล้ว

      Aniga khalad cad

    • @zumayoxasan6333
      @zumayoxasan6333 ปีที่แล้ว

      Ani qalad cad waliba

    • @2daysago_
      @2daysago_ ปีที่แล้ว

      Aad iyo Aad. ASAD WAA QALAD SIDAN. Sifican haloo fiirsado

    • @falxadcali580
      @falxadcali580 ปีที่แล้ว +1

      Inta faadil lgu kiciyay amira meqe dhahde indhaha mu isku xerin wu jereyay le

    • @aishapharah9381
      @aishapharah9381 ปีที่แล้ว

      Haaa qalad ayaa lagukiciyay faadil

  • @NHINO-o6k
    @NHINO-o6k ปีที่แล้ว +47

    Inta Aaminsan in Faathir qalad lagu kiciyey 😂😂😂

    • @Pebbles-h6z
      @Pebbles-h6z ปีที่แล้ว +1

      Faadil qalad aa algu kiciyay !!

    • @maxamedcali5977
      @maxamedcali5977 ปีที่แล้ว

      Sax waaye qalad baa laku kiciyayy

  • @Mr.Tamaam
    @Mr.Tamaam ปีที่แล้ว +25

    Marwalbo aan xasus naano xabeb keyna muxamed scw ❤😭

  • @djkaraamaoffcial
    @djkaraamaoffcial ปีที่แล้ว +1

    Nabigena muhamed aan ku salino scw scw scw

  • @feisalabdi2024
    @feisalabdi2024 ปีที่แล้ว +171

    Game-kan haleyska dhaafo caafimad daro ayaa laga qaadi karaa waa iga talo 😢😢

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 ปีที่แล้ว +7

      Waa Ruunta wll

    • @XaredoCusman-gg9sl
      @XaredoCusman-gg9sl ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤

    • @macalinxasan1384
      @macalinxasan1384 ปีที่แล้ว +2

      Caafimaadka indhihiina waa halis asadoooow waa cosdsi hala joojiyo

    • @jowharomohamed500
      @jowharomohamed500 ปีที่แล้ว +1

      cafimaad daro see ayu kenaayaa walaal

    • @feisalabdi2024
      @feisalabdi2024 ปีที่แล้ว

      @@jowharomohamed500 Qofka ilinta ka imaneyso ilintaasi waa difaaca araga marka qofka hadii laga waayo indhaha ayaa qalalaayo waana bes ☝️🥰

  • @safiyahashi2101
    @safiyahashi2101 ปีที่แล้ว +98

    Waaba soo gashee ku sali nabiga scw❤

  • @ahomharfi7036
    @ahomharfi7036 ปีที่แล้ว

    Ayaniita legend wayee marki ceshani weyso baa firi aylethahay

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 ปีที่แล้ว +226

    Gameka anaga xataa waan dheelnay sbbto ah dad indhahooda kula waardiyeyneynay 😂😂😂

    • @rayanabdalla3824
      @rayanabdalla3824 ปีที่แล้ว +5

      Haa wlhi indha i xanuunay😂😂😂

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 ปีที่แล้ว +8

      Haa wlhy ani amiiro dadka kasoo horjeeda wardiyeynaye ine ayda guuleysato leee rabay halahaas😂

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 ปีที่แล้ว +3

      @@farhiaali8967 saaas wye lkn ma fududo amiiro markey ilmeysay aan tijaabiyay maxa igeyay 😁

    • @FatimaFarah-qf3ge
      @FatimaFarah-qf3ge ปีที่แล้ว

      ​@@queenruun9709 Haa xnun 😂😂😂

    • @hanimaxamed4516
      @hanimaxamed4516 ปีที่แล้ว

      Tartanka waa ku jiry ani😂

  • @rajowanag464
    @rajowanag464 ปีที่แล้ว +11

    ❤❤❤❤ amira indhaheda waa xirtay marar badan dib u firi fadil waa la gaday

  • @Cristianoficail
    @Cristianoficail ปีที่แล้ว +137

    Faadil wlh Wuu adkeystay in kasto Amiira Ka ooysiiyay lkn iyada indhaha Ka jareysay asnah Wuu jareeya faadil qalad lagu kiciyay maskiin Ka 🤪🤪😀

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations samiday Amiiro ❤.

  • @rethwanismail9391
    @rethwanismail9391 ปีที่แล้ว +82

    Faadil qaladbaa lagu kiciyay because indhaha iskumuu qaban 😢😮

  • @jamarashid100
    @jamarashid100 ปีที่แล้ว

    Amiira qurux hambalyo way u qalantaa oo way ku guulaysatay hambalyo Mar labaad

  • @sonergeming
    @sonergeming ปีที่แล้ว +328

    hada nabiga jeceshahy love isar❤

  • @hassanjoe7658
    @hassanjoe7658 ปีที่แล้ว +1

    You are the best youtubeur somalians ASAD HAGIO 🎉BRO KEEP GOING I SUPPORT YOU FROM DJIBOUTI 🇩🇯

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 ปีที่แล้ว +71

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @ummu3342
    @ummu3342 ปีที่แล้ว +7

    Amiiro indhaheda qurux mashaallh ❤😊

  • @Faysalabdiqadir2233
    @Faysalabdiqadir2233 ปีที่แล้ว +17

    Magaca alle hadaad ujeedo like Saar wllha muslimka show. الله

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว +8

    Amira is not easy😂 weyna u xaqleedahay

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 ปีที่แล้ว +11

    القُرب من القرآنِ حَياةٌ أخرىٰ.
    U dhawaanshaha Qur'aanka waa nolol kale...
    🥰❤️

  • @mbashkamohamed7255
    @mbashkamohamed7255 ปีที่แล้ว

    Asad hajiyow Amira qalad ayaad ku kicisay sxbow qofta kaliya ee ugu shidan barnaamijka ayay aheeed wllhi lkn aniga xitaaa waan kahelay Amira runtiii

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 ปีที่แล้ว +111

    Game adhag 😅
    Another level waye😊keep going brother Asad❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว

    Amiira mar kasta ayadaa guusha u xaqlahayd waayo 3 qof bay kicisay infiinaal lala cayaaraba maahayn hamplyo amiira

  • @xanaan24
    @xanaan24 ปีที่แล้ว +113

    Inta faadil dum dum u xiistay like i saar🎉❤

  • @QOYSBILACUMAR-ub4km
    @QOYSBILACUMAR-ub4km ปีที่แล้ว

    Congratulations amiira

  • @Mohamettpedri11
    @Mohamettpedri11 ปีที่แล้ว +158

    MK 1Million congratulations⚽️💪😎

  • @maamashaaye
    @maamashaaye ปีที่แล้ว

    Frist cimmant Asc the legend asad

  • @nicmosheexoofficail5683
    @nicmosheexoofficail5683 ปีที่แล้ว +104

    Asad geemakan jooji waayo caafimadka uma fiicna😢
    Waxaa kadhigtaa qofka qosla😂

  • @hoyomacan8101
    @hoyomacan8101 ปีที่แล้ว

    Fadil Asaga ku horeyay Libdhinta indhaha YARTA wey ka Danbeysay

  • @makeupbykushkush2495
    @makeupbykushkush2495 ปีที่แล้ว +31

    Ayanita Aqli aqli iskugu babaxsinee 😂 inta ilafahantey 😂😂😂😂 amira walagu gadoya 😂

  • @neemaaden8694
    @neemaaden8694 ปีที่แล้ว

    Amiraa ❤❤❤strong lady

  • @xanaan24
    @xanaan24 ปีที่แล้ว +76

    Qeebta Ceyda yaa ila qoslay oo indhaha isku qabtay😂😂

  • @hiboqali6966
    @hiboqali6966 ปีที่แล้ว

    Wadba sogache kosali nabiga scw scw scw scw

  • @abdiqani1941
    @abdiqani1941 ปีที่แล้ว +60

    Good job Amira qurux😘😘😘

  • @deqsanmohamedabdi1652
    @deqsanmohamedabdi1652 ปีที่แล้ว +1

    Amira keep going mcntiii wan kuwata mcnto

  • @shuebsharef6452
    @shuebsharef6452 ปีที่แล้ว +31

    Habeen kasta iyo wax cusub asad is not easy ❤🎉

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Maya fikrad. Ahaan waa Game wacan. Sidaa kuwad. Mhdsanid. lkn . Garsoore bdan ayy rabtaa. Taana darso

  • @xabiibomaxamed1873
    @xabiibomaxamed1873 ปีที่แล้ว +20

    Amira is not easy xaq ayee uledahay iyada badisay🎉❤❤❤😂😂😊

  • @sockfootballhd1546
    @sockfootballhd1546 ปีที่แล้ว

    Amiiro wlhi wa gabar qalbi wanagsn allow iyada hadan wayo mid lamid ah ha seejin🤲🤲😍

  • @Ina_Apdirizak
    @Ina_Apdirizak ปีที่แล้ว +18

    Amiira oo wxso dada so reebty in final lagu yimado waa Qalad 😢indhaheeda eega 😭

    • @2daysago_
      @2daysago_ ปีที่แล้ว

      Gameka faadil iyo Amira daawo...amira iney kacdo ayey eheeed markii horeba

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah war amiira ma hindi baa ilintii oo falacaqle bay sii fadhidaa geesiyada maashaa allaah

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 ปีที่แล้ว +53

    Inta challenge-gaan indhaha iyo madaxa ku xanuuneen ee la ilmaysay😭😅

  • @AhmedHassan-s7w
    @AhmedHassan-s7w ปีที่แล้ว

    Gulestaha amira ❤❤❤

  • @Boqran5
    @Boqran5 ปีที่แล้ว +35

    Asad qof waa adagthy markaad dhaheysid mashallaah ku dar😊

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +1

      War waxaasi Waxba maaha wixii nimco ah ayaa Waxaa la dhahaa Lkn game Iyo Ciyaar Maxaa Qofka Masha allh looga dhihi ma cid baa cunaysa 😂

  • @masuulanwar5725
    @masuulanwar5725 ปีที่แล้ว

    Welcome back Faadil dum dum

  • @Hidig3155
    @Hidig3155 ปีที่แล้ว +13

    ciyarta blink by one ka dhig timer na u qabo qofka ugu waqtiga dheeran guuleysanayo 50doller😊

  • @MssSuuro-hj4bd
    @MssSuuro-hj4bd ปีที่แล้ว

    Tartankaan amiira io iamk hala soo qabto tookada xigta I.n🥰🥰

  • @mustafmohamed7595
    @mustafmohamed7595 ปีที่แล้ว +29

    Game kaan waxaa ka dhigtaa qofka qoslo ayaa kacaa inta igu raacsan love iisaara😂😂

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 ปีที่แล้ว +2

    Amiira is not easy 🎉🎉 ayanita marke xanun darento boje bilaweee😂😂

  • @cawalaemaxamed646
    @cawalaemaxamed646 ปีที่แล้ว +19

    Amiira fadil aya kabadiyay lkn asad aya wato o siyay ciyarta 😂😂

    • @hoodoyuusuf797
      @hoodoyuusuf797 ปีที่แล้ว

      Asad maaha cayda ayaa yidhi indhaa wuu isku qabtay

  • @farhiyoafrah5530
    @farhiyoafrah5530 ปีที่แล้ว

    Amira weydashay. Qofki raayo bench Gali, semi-final and final samey.

  • @hindabashiir4483
    @hindabashiir4483 ปีที่แล้ว +7

    Amiira Waa wataa indho qurux badan leday m allah ❤

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 ปีที่แล้ว +1

    Faadil wuu adkaa in lakiciyo may ahayn 🦁🦁🦁🦁🦁

  • @zaaqinhojuniorabdirisaq1075
    @zaaqinhojuniorabdirisaq1075 ปีที่แล้ว +6

    Amira masha Allah wa gabadh indho wayn o Qurux badan ❤

  • @filsandheeman9795
    @filsandheeman9795 ปีที่แล้ว +4

    Good programme Asad Allah aqliga salim ka ah ha ku dayo amiin 😊

  • @idiristarey
    @idiristarey ปีที่แล้ว +13

    Fadil qalad ku kiciseen 😢 labadooda amira isku qabatay sxp

  • @simanmh3223
    @simanmh3223 ปีที่แล้ว +5

    Ayaaniita laadar waaye meeqo maree qastay amiira markee kabadi rabto ciyaarta wee qasee😢😂😂😂😂😂😂

  • @caawiyeproduction3832
    @caawiyeproduction3832 ปีที่แล้ว +5

    Amira isnot easy way dadaashey way u qalantaa❤❤

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 ปีที่แล้ว +1

    Waw maasha Allah amiira waanba kula rabay wayo wad u oysay ❤🎉

  • @fatahmoha9241
    @fatahmoha9241 ปีที่แล้ว +25

    Fadali qalad ayaa lagu kiciyay 😢

    • @2daysago_
      @2daysago_ ปีที่แล้ว

      Qalad ayaa lagu kiciyay

  • @sayidcalixamse2151
    @sayidcalixamse2151 ปีที่แล้ว

    Amira she's the winner 🏆

  • @despoilerkid6639
    @despoilerkid6639 ปีที่แล้ว +31

    Another level keeping pro asad what gme❤❤❤❤😊

  • @yaasiraxmed6206
    @yaasiraxmed6206 ปีที่แล้ว

    asad xaasid makugu ogeyn plz inta soomaali ah waxaan ka,codsanaa in asad fariinta iiga gaarsiiyan qofkii asad udhow plz usheer gareeya asad maxamed qadar u hampliyeey dadkiina haloo hampleeyo 🙏🙏🥺🥺😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔❤️🥱🖕👸

  • @hafsahassanali3915
    @hafsahassanali3915 ปีที่แล้ว +20

    Ani xitaa game-ka qayb ban ka ahaa
    Indhahaaba i xanuunay saan u firinayay😂😂😂😂😂

  • @ismaaciilaxmedcusmaan6426
    @ismaaciilaxmedcusmaan6426 ปีที่แล้ว +1

    @isma:wasoo gashe kusali Nabi geena muxamed (SCW)❤🥰

  • @mankowabdi
    @mankowabdi ปีที่แล้ว +1

    Amiro iyo fadhil dumdum . Indo jacel ayey iskufirinayen .
    Yaila arkey 👦 guys ❤ ♥

  • @naasirlyrics4238
    @naasirlyrics4238 ปีที่แล้ว +19

    Ayanita marka ay daasho wey is bojeyneysaa 😂😂😂😂

  • @hawahassan3858
    @hawahassan3858 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah hambalyo Amiira Qurux ❤🎉
    Challenge Waa Mid adag Anaga xitaa focus ayaa saareynay wanka helay runtii.
    Pls ARIMAHEENA iyo KoKo kuso dara Waliba iska horkeen Asad Insha Allah 😊
    Guul wacan

  • @jibriilxusen7286
    @jibriilxusen7286 ปีที่แล้ว +20

    amira iamk ubalami ayagaa isku fcnee inta ila qabto like😂😂😂

  • @yuusufcabdi7947
    @yuusufcabdi7947 ปีที่แล้ว +2

    Mk 1milyan congratulations

  • @xuseenmaxamedrose372
    @xuseenmaxamedrose372 ปีที่แล้ว +26

    Frist commant Asc the legend asad

  • @RethwanMahedAdan-ro8ju
    @RethwanMahedAdan-ro8ju ปีที่แล้ว

    Sida amiira camal idhaha ukala qaada dheh kuba kle khayaano ayaa ku jirta👍

  • @cabdullahiahmed7121
    @cabdullahiahmed7121 ปีที่แล้ว +12

    Qalad ku kiciseen faaldil😮😢

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Faadil gooy. Jag wuu siiyyy. Taa muran malaha

  • @apdallabashiir7488
    @apdallabashiir7488 ปีที่แล้ว +15

    Amiira ilmada nagu gaady dhowr mar blink sameesay lkn waku qadanena maadama mesha ilmo timid 😢😂❤

  • @haphzamohamed
    @haphzamohamed ปีที่แล้ว

    Congratulation amiira

  • @RIDWAYUSUFMOHAMED12345
    @RIDWAYUSUFMOHAMED12345 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah ❤

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +2

    Ayaniita sheeko caqli ah ee dheeloysa markii ayada indhaha soo xanuuni raban ooy isku qaban rabto ee meesha dood dhex keena m.a Allah caqliga Ha u badiiyo 😂😂👏🏽

  • @lucasdigne1138
    @lucasdigne1138 ปีที่แล้ว +5

    Fadil been ba lgu kacshay wiilka ugu dambeeye Asiga win 🏆 ahaa

  • @mankamaxamad5815
    @mankamaxamad5815 ปีที่แล้ว +1

    Asad fadil qalada lagu kiciye inta ugu racsan👍

  • @superprrime
    @superprrime ปีที่แล้ว +8

    Gamekaan naga jooji asad cause caafimaadka uma fiicna ❤

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 ปีที่แล้ว +1

    Gemkaan aniga ahanteyda ilama ficno indhaha labelah iskadah Asadow kadhac Sosamey afkaga iskudil arimaheena haka sotagin.Big legend asad