Tafsiirka Darsiga 211aad Luqmaan 20 ilaa...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jannatul firdawza ilahay ha siiyo amiin

  • @abdelghaniahmed8704
    @abdelghaniahmed8704 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah jasaakallaah khayr shiikh maxmed cumar dirir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba

  • @abdelghaniahmed8704
    @abdelghaniahmed8704 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba Amiin amiin amiin

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jaza aka allahu khyra

  • @abdiqaniofficial4314
    @abdiqaniofficial4314 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh sh maxamed sh cumar

  • @hawanur6454
    @hawanur6454 4 ปีที่แล้ว +1

    Masb aallah shekh allah barkeyo

  • @mohamoudabdisamad2727
    @mohamoudabdisamad2727 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha yacizak sheekh maxamud sheekh cumar dirir

  • @craxamanttsom8649
    @craxamanttsom8649 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha allh shiikh maxamed cumar dirir

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jannatul firdaza

  • @maaxi_maxamed
    @maaxi_maxamed 4 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah shiikheeyga ❤❤

  • @roxmaahmed3538
    @roxmaahmed3538 4 ปีที่แล้ว

    Maansha alla tabaarakalaah sheekh jazaakalaah

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha ku barakeeyo sheekh dirir waa macalinkaga aan jecelahay ilahay dartii

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 4 หลายเดือนก่อน

    Mansh,allh shiikh alle haxafido😊😊

  • @abdullahabdi2986
    @abdullahabdi2986 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh

  • @farxiyahahahaha4118
    @farxiyahahahaha4118 4 ปีที่แล้ว +2

    Jasaakalahu khayran yaa sheekh

  • @najibabdi1680
    @najibabdi1680 10 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @sahrasamatar265
    @sahrasamatar265 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaah haku barakeeyo sh M,d Dirir

  • @aanoleosman3157
    @aanoleosman3157 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh allaha ku barakeeyo

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627 ปีที่แล้ว

    Alle haka abaal mariyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 4 ปีที่แล้ว

    Asc SH Maxamed Dirir jasaka Alahu kheer Ilahay haku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi takalana waxan kale o aan salamaya dadiyaha kula dadihin barmamishka Asc dhamantin jasaka Alahu kheer

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jannatul firdawza ilahay ha kugu manaysto

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 4 ปีที่แล้ว +1

    Ajar iyo xasanaad aan la koobi karin Allaha ku siiyo Sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @GgahabababaGbnansbsb
    @GgahabababaGbnansbsb ปีที่แล้ว

    Shiikh iisooducee ilaahey dartiis ayaan ujeclahey unadhageystaa anooreer sool ah agoon bean heystaaye iigu sooducee❤❤❤❤❤

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ilaah haku xafiido shekh

  • @mohamoudabdisamad2727
    @mohamoudabdisamad2727 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh maxamud sheekh cumar dirir

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi 8 หลายเดือนก่อน

    الحمذ الله رب العالمين

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +2

    22. Sababta ay aayada 20 kusoo degtay wuxu ahaa nin xiligii nebiga joogay lkn aayadu waa caam oo cid walba oo waxa uusameeyay samaysay way la hadlaysaa.
    23. Labo baaqbaa jira
    🔸Mid xaga alle loogu yeedhayo dadka .
    🔸Mid xaga shaydaanka dadka loogu yeedhayo.
    24. Xadhiga adag ee lagu sheegaya aayada 22 waa islaamnimada .
    25. Illahay haduu laabtaada ogsoonyahay adna is ilaali.
    26. Sahlida ama sakhirada uu illahay caalamka sakhiray 3 arimoodbuu xanbaarsanyahay :
    ◾️isagoo alle ina maamuusaya ayuu caalamka inoo sahalay.
    ◾️waa baris uu caalamku alle ina barayo.
    ◾️waxa laynoogu sakhiray xilbaa daba socda " mahadnaq/cibaado/caabudaad".
    27. Nicmadu waa labo nooc:
    🔹Mid muuqata waa taad arkayso
    🔹Mid qarsoon waa taad garato markaad weydo./caqliga iyo cilmiga .
    28. Qofka wejiiga illahay udhiiba"ومن يسلم وجهه الى الله" waa dacaad nimada محسن diintiibuu raacay .
    29. Marka la doodayo si aad u xujo hesho waxa laga bilaabaa waxyaabaha laysku waafaqsanyahay kadibna waxa soo bixi doona wixii laysla diidsana oo laysku waafaqsanyahay .
    30. Illahay mahadbuu ku mudanyahy sugista uu inoo sugay daliilada qancinaya caqliga fidrada .
    31. Qaninimadu waa labo nooc:
    🔹wixii aad leedahay inaad qaninimada ka baadi doonto." Tana makhluuqay gar ku tahay.
    🔹inaad ka kaaftoonto wiixi aad leedahay " tani illahaybay gaar utahay".
    32. Awooda abuurka waa mid illahay udhib yar.
    33. الحق waa shayga sugan
    الباطل waa shayga suulaya .
    34. Kelmada بنعمت الله waxa lagu fasiray:
    🔻Nimco illahaybay la soconaysaa.
    🔻Nimcada illahay sababteeday ku soconaysaa.

    • @Ss53426
      @Ss53426 2 ปีที่แล้ว

      Tafsiirka suurada inteeda hore vedioga hore ka akhriso

  • @farxiyahahahaha4118
    @farxiyahahahaha4118 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc