Tafsiirka Darsiga 212aad Sajda 01 ilaa...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627 ปีที่แล้ว +2

    Alle haka abaal mariyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AdnanSaami-gp2qp
    @AdnanSaami-gp2qp ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakalaah sheekh dirir

  • @abdiqaniofficial4314
    @abdiqaniofficial4314 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh sh maxamed sh cumar

  • @IssackHakow
    @IssackHakow 8 หลายเดือนก่อน

    Mashalh

  • @asiyaalihussein182
    @asiyaalihussein182 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @bulshalekunowabikar6818
    @bulshalekunowabikar6818 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sheikh 🤲 Allah ku xafido adun io akhirabo

  • @MaxamedZiyaad-d9m
    @MaxamedZiyaad-d9m 9 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @hawanur6454
    @hawanur6454 4 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @alixasan4725
    @alixasan4725 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh Mohammed Sheikh Omar dirdir rabi ku xifdiyo anagana rabi ku wii quran iyo tafsiir qata hanga dhigo mashallah

  • @hassanshunuuf1307
    @hassanshunuuf1307 2 ปีที่แล้ว +1

    jassakallahu khairan sheekhuna

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 4 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu kheyran sheikh Mahamed Dirir

  • @aanoleosman3157
    @aanoleosman3157 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @jamaahmedmohamed7359
    @jamaahmedmohamed7359 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakumallahu kheyr sheekh Maxamed sheekh dirir

  • @hawanur6454
    @hawanur6454 4 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw

  • @shmaxamed4794
    @shmaxamed4794 11 หลายเดือนก่อน

    MashaAllahsheekhdirir

  • @kaltumkahin6354
    @kaltumkahin6354 4 ปีที่แล้ว

    JazakaAllah khayr sheikh dirir

  • @sabaaddeeq6889
    @sabaaddeeq6889 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alaha ale haa KU xiftiyo inasha alaha 💙💜💚♥️💓🌷🌷🌷

  • @mohamoudabdisamad2727
    @mohamoudabdisamad2727 4 ปีที่แล้ว

    Alle mahadii sheikh maxamud sheikh cumar dirir

  • @hawanur6454
    @hawanur6454 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah shekh allah ka awalamiyo

  • @hawanur6454
    @hawanur6454 4 ปีที่แล้ว

    Amiiin amiiin allow nag nabadgeli

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 4 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @AliSuliman-ds7gr
    @AliSuliman-ds7gr 7 หลายเดือนก่อน

    Allow xaqqa igu hanNuuni

  • @farahliban4632
    @farahliban4632 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakumallahu khayr

  • @hawanur6454
    @hawanur6454 4 ปีที่แล้ว

    Mansh allah

  • @najibabdi1680
    @najibabdi1680 10 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 4 ปีที่แล้ว

    Jazakalah sheekh

  • @abdikaadir6896
    @abdikaadir6896 4 ปีที่แล้ว

    mashaa alaah

  • @mahamedomar139
    @mahamedomar139 2 ปีที่แล้ว

    Allaah ha inagu anfaco

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxayaabha Guud iyo faaiidooyinka suurada السجدة laga qaadanayo:
    📍faaiido guud:
    🍃Suuradan wuxuu nebigu ku akhrin jiray salaada subax maalinka jumcaha rakcada hore ta labaadna سورة الإنسان waana sunne haday dadku karayaan inay ku akhriyaan .
    🍃Waxayaabah guud ee suuradu ka hadlayso:
    1. Aayadaha illahay aan akhrinayne ee تنزيل ka la yidhahado ee soo degay iyo amaantooda iyo awoodooda ayuu illahay sheegayaa iyo aayaatka kawnka ka muuqda iyo awoodihii illahay ee umadihii hore kula dhaqmay iyo maalinka qiyaamada ee soosocda.
    2. Usuusha caqiiqada ee ah in la rumeeyo wiixi hore iyo wiixi danbaba illahay suuradu ayuu duruus inoogu siinayaa.
    📍Faa iidooyinka suurada:
    1. Qofka ka shakiya quraanka waxaa laga soo qaadayaa waxaan jirin.
    2. Waa makhluuq العرش waana makhluuqaadka illahay ka uugu weyn uuguna sareeya sida uu illlahay العرش uuga kormaray dariiqada salafkeenu maray waa: inaynu qirno oo u sugno sida illahay isugu sugay anakoon wax kale u eekaysiinayn waana استواء u qalma illahay oo ku haboon. Waayo sifada khaaliqu ta makhluuqa lama mid ah.
    3. Kelmada السماء waxkastoo kaa koreeyaa la yidhaahdaa.
    4. Maalinta qiyaame marna kun sano ayaa lagu sheegay quraanka marna 50 kun oo sano inuu la dhereryahay markaa maalintaas ayaa qaybo iyadu sii kala ah.
    5.illahay waxyaabuhuu abuurkooda wanaajiyay waxaa ka midaa dadka .
    6.dadku waxay uugu baahi badanyihiin in marwaliba wax loo sheego.
    7. Aayaduhu wuuxu alle inoogu muujinayaa caqliga iyo garashadiisu qiimaha ay leeyihiin, caqligu waa nimcooyinka waaweyn uu alle ina siiyay .
    8. Geeridu waxyaabahay leedahay:
    🍃 Waa safar sahaydiisu tahay camal wanaagsan.
    🍃.safarkaasi soo noqosho malaha .
    🍃safar aan ogaysiis lahayn.
    🍃safar aan lahayn cid kasoo waramaysa .
    9. Qataada wuxuu yidhi: ابصروا حين لا ينفع البصر واسمعوا حين لا يسمع السمع ).
    10. Qofka Maalinta qiyaaha xasuusan arinkiisu wuu dhawdhawyahay, udiyaargarowgeedana qofku illahay aabal marin weyn buu kaga helayaa.
    11. Quraanku siyaabahuu inoo wacdinayo waxa ka midaa: inuu qiiimayn saaray dadka uu quraanku uyimid.
    12. Kelmada إنما waa kelmad sheegaysa koobid.
    13. Illahay wuuxu jecelyahay dikrigan سبحان الله وبحمده.
    14. Qofka illahay caabudaa isma weyneeyo
    15. Waxayabaha lagu mutaysanayo jannada waxaa kamidaa :
    🍃Imaanka wanaagsan ee aayatku anfacayaan.
    🍃xuska illahay.
    🍃tawaaduca .
    🍃cibaadada habeenkii.
    🍃ducada.
    🍃in illahay la rajeeyo lagana cabsado.
    🍃in wax lala baxo wiixi alle ina siiyay kamidaa .
    17. أعددت لعبادي الصالحين في الجنة مالا عين رأت ولا أذن سمعت ولا خطر على قلب بشر) حديث .
    18.aduunyadu waa saacad daacad uuga faaiideyso.

    • @Ss53426
      @Ss53426 2 ปีที่แล้ว

      Suurada inta hadhay faaiidooyinkeeda vedioga kale ed kan ku xiga kala soco insh allah

    • @Ss53426
      @Ss53426 2 ปีที่แล้ว

      Lbadan safxo uu sheekhu akhriyay ayan inytaas meesha ku qoran ka faaiidey

    • @hasnaahmed1
      @hasnaahmed1 11 หลายเดือนก่อน

      Shugran

  • @jamaahmedmohamed7359
    @jamaahmedmohamed7359 4 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sukarhussein8106
    @sukarhussein8106 4 ปีที่แล้ว

    Dadka youtube ka kala docda tafsiirka waxa ugu wanaagsan salada subax markaad tukato inaad dhagaysato