"Deyn qarsoodi ah in lasoo qaatay ayaan shaki weyn ka qabnaa,Sababtoo ah Magaaladan dabaqyo ayaa...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • "Deyn qarsoodi ah in lasoo qaatay ayaan shaki weyn ka qabnaa,Sababtoo ah Magaaladan dabaqyo ayaa laga dhisayaa Dadkiina waa baahan yihiin "Xildhibaan Cabdow.

ความคิดเห็น • 47

  • @AminaBaruud
    @AminaBaruud 19 วันที่ผ่านมา +3

    Runbadanaa guul baan kuurajeenaynaa xildhibaan

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 19 วันที่ผ่านมา +3

    Xildhibaan Cabdul waa mahadsan tahay

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 19 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah
    Runta Rabi baa kugu jecel❤❤❤❤❤❤

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 19 วันที่ผ่านมา +2

    ILLAHEY GARGURTE IYO QOONKISA HA KA QABTO RUNTA KU DHIIMO

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 18 วันที่ผ่านมา

      @@mariamsidi3263 Allah ha ku salido Soomaali xassan tuug mid ka dhib badan oo loo shalaayo asiga maxaa yeelay caduwullaah ayaa tihiin oo Allah shareecadiisa halagu xukumo waa diideen. Ka xaaxaabiya, diimuqraadiyiin xassan tuug ka xun ayaa ka baryey.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 19 วันที่ผ่านมา +1

    xildhimaan ballaanki looga baxay wax ka run badan dee hadi xasan sheekh siin laha wixi uu uballan qaaday juuq may dhehen 😂😂😂

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 18 วันที่ผ่านมา

    ALLAAH haku cafitho 🇸🇴

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 19 วันที่ผ่านมา +1

    Canshuur sideedaba waa xaaraam VAT u bixi ama magac kale sii. Canshuur islaamka ma qabo

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 19 วันที่ผ่านมา

    wax xalad qabu u egyahay kuwa soo riixaya waa garab taaganyihiin asagana wuu iska cabaadaa marna mwne marna lacag baa soo gashayuu leeyahay bal cadeey lacagta ayaaba ku filan lakin wa lo turaya mana istabilo asaga ka uso dhiibay iyo ka feker qaldan ku hadlaya uma qalmo masuul ee hala xiro biibitayalka fadhi ku dirirka maahan golaha shacabka somaliyed❤

  • @user-ru8em6hy8c
    @user-ru8em6hy8c 19 วันที่ผ่านมา +1

    Duligaas caado qatayaalka ah alaw ya balaq ulula adinkaa doortay oo keenay oo balaq siisay sharaftii iyo gobanimadii haday nac nac leeyihiin wax cudurdaar iyo naxariis midna ma lihidin.

  • @batulabilan983
    @batulabilan983 19 วันที่ผ่านมา +1

    war odagaan xasanada halga qaado warkiisa waa fawdo

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 19 วันที่ผ่านมา +1

    laxiisabtama xildiibaan waxduminayo marabno sidaad tihiin hada oo ishaa udu hasaan doowlada usoo quufa waxa kaqarsoon oon been aheeyn anagana waan idinku tageersa nahay waxbadan oo laluunsan jiray banankad soo dhigteen inti kalana sookashifa shacabka idinka namatalo guuuul isla xisaabtanka

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 19 วันที่ผ่านมา +1

    xildhiiban cabadoow hadan canshuur labixin musharkada dad doowladoda canshuur siyo miya lagu soo tuugsana

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 19 วันที่ผ่านมา +1

    Dee alshabaab ayaa tihiin balse mar.dhaw waad haraysaan dhalashadiina awgeed.waayo labo baasaboore.way.udhamaata6 waana sida loo.baahan.yaha6

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964 19 วันที่ผ่านมา +1

    Alla maxey runtu dadka qaar dhibtaa

  • @MohamedAbdullahi-ke6un
    @MohamedAbdullahi-ke6un 18 วันที่ผ่านมา

    Run badnaa

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g 19 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alla

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waanala caburinaa oo kudhahaa mikrafoon woo heestaa waana daawanoonaa
    Gadaashiis ugama jeedno askar udiidan inoo nala hadlo hadooba hadlooyaa 😂😂😂😂
    Caburin kulahaa noolama ogolo hadal kulahaa waa idinka hadlooyo
    Mise waxee kahdoolaay mikrafoonka baarlamaanka dhaxdiisaa in loo ogoleen
    Waxoo gudaha ka jeedin lahaay hadaa loo diiday anaga hanoo jeediyo inagaa shacabka ah
    Gudaha kuwa ku jira waa gollaha inaganeh waa shacabka wax isma dhaamno
    Hada kadib gudaha haka qudbeen anaka noo qudbeey
    Gudaha iyo banaanka waa isku mid
    Qudbad waa qudbad
    Xitaa masaajidka aa ka qudbeen kartaa
    Horta ma hadli kartidoo
    Alxamdulillah wadan xur aa joogtaa oo hadli kartid fiiri wadanka dariskaa Ethiopia

  • @shukrimohamed1205
    @shukrimohamed1205 18 วันที่ผ่านมา

    Tuuk akshash ah xildhibaanka

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 19 วันที่ผ่านมา +1

    Bishan mushahar ma lihid adiga maxaa yeelay buuqaadi waa batay. Mar dhow salbaloshe Telefon ka sug, waa lagu toosin markii godka jilacow lagaaga yeero

    • @ZakariyeMohamed-i8z
      @ZakariyeMohamed-i8z 18 วันที่ผ่านมา

      Yaa dhageysa ku dhahay adi iska dhaaf hadaa dhibsatay

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 19 วันที่ผ่านมา

    4.5 kuwa wax kuheley waa sida midkan madaxa weyn bilaa caqliga ah ee suudka loosoo geliyey allow yaa 5000 kun ka jaraa

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 18 วันที่ผ่านมา

    Ninku runbadana Masha ALLAAH

  • @munacali305
    @munacali305 19 วันที่ผ่านมา +1

    Xaldiban carur wayy kan yaku sodiray hhhhhhh 😂 🤣

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 19 วันที่ผ่านมา

    Yaa waaye xildhibaankan? 4.5 miyaa?

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p 19 วันที่ผ่านมา +1

    Macaruur ayaad lahadleysiin IMF iyo WORLD BANK horta deyn qarsoodiya ma bixiyaan. Shaki ayaa nooga jira. Ma qofmasuula wuxuu kuhadlaa 275 xilbaan yaa jago wada sii kara. Qaaqlayaal siyaasi soomaliyeed hadii aan ku aamino ilaahow janadii igee

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 19 วันที่ผ่านมา +1

    ninkani waa qasaaye rufiyaan ah

  • @FarhanHassan-o2b
    @FarhanHassan-o2b 19 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkk kkkk war Kan waageesi war is ilaali damujidid maxishodan

  • @ahmedmoalimosman139
    @ahmedmoalimosman139 18 วันที่ผ่านมา

    Mucaaradka halo duceeya
    Duco ayey so dalbadeene😂😂😂

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 19 วันที่ผ่านมา

    👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️💪

  • @HishaamHaashim
    @HishaamHaashim 18 วันที่ผ่านมา

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 19 วันที่ผ่านมา

    Oo hadeysan dowlada canshuur qaadin sidee baad 5000 kun dlr kuheli, war waxani doqonsanaa , oo ma waxaad rabtaa dowlada marwaliba in ey dowlado shisheeye miisaaniyada ukabto sidaase dowladnimo laguma gaaro , jareerkan bilaa caqliga ah waa in xasaanada laga siibaaa shabaab buu u hadlayaa mooryaanka

    • @ZakariyeMohamed-i8z
      @ZakariyeMohamed-i8z 18 วันที่ผ่านมา

      Adaa doqon ah wax ma maqashid canshuur yaa diidan hadalka meel kale ha u rarin tan canshuurta daba socoto ee baada ah ayuu ka hadlay umada beenta kadhaaf

  • @adenaden
    @adenaden 12 วันที่ผ่านมา

    Warkuwan qeyli badanaa

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 19 วันที่ผ่านมา

    war midkan madaxa baafkaa leh irida villadaa laga furi wayey waana akbar xayawan lana adegsado hadalkana kuwa aanan hadli karin aya u qora asageyna dhibeysaa

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 19 วันที่ผ่านมา

    Well done❤❤❤❤😂

  • @MrJanalle
    @MrJanalle 19 วันที่ผ่านมา

    He is Fanny man.

  • @cabdigedi8145
    @cabdigedi8145 18 วันที่ผ่านมา

    Rufiyaan Lamlash qaate

  • @Ilyaas777
    @Ilyaas777 19 วันที่ผ่านมา

    Aadan madoobe tuuro tuuga caloosha ween mooshin ka keena ibliiska sheydaanka eajiga xun madowga badan yaahu

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 19 วันที่ผ่านมา +1

    qarqarxi runta xasan sheekh bal meel hagalo wa layaaye dee xamse markihoreba ciidan maahayne wuu iskafadhiya meeshe

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 19 วันที่ผ่านมา

    ninkaani barlamanka waxu ku yahay c/weero ee dichepinka hala marsiiyo

  • @KhadarMaxamed-dq4rq
    @KhadarMaxamed-dq4rq 19 วันที่ผ่านมา

    😅

  • @munacali305
    @munacali305 19 วันที่ผ่านมา

    Dal xuraya Xasan Sheekh Maxamuud 🇸🇴🦾 Guul ❤

  • @aliabukar4755
    @aliabukar4755 19 วันที่ผ่านมา

    4.5 ka ayaa keenay in JAREER dadka kudul mantago🎉

  • @HishaamHaashim
    @HishaamHaashim 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤