Responding to rumors with historical, cultural and genetic evidence.. by Somali language 🇸🇴 🙏🌹

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 168

  • @Mohamedismiin
    @Mohamedismiin ปีที่แล้ว +7

    On point! According to hatith/ historical, its believed that Nabi Musa had physical characteristics that resembled those of the ppl of Zut, as described by Nabi Mohamed s.a.w meaning that Nabi Musa was indeed a black man. 💯

  • @suadsilkroad6758
    @suadsilkroad6758 ปีที่แล้ว +17

    I will download all your videos so we can incorporate Somali education system for younger generations. I am proud of you sister, go forward, keep the videos coming. May Allah bless you and protect you.

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  ปีที่แล้ว +5

      Thanks wll.. It's my pleasure 🥰🙏💕

    • @suadsilkroad6758
      @suadsilkroad6758 ปีที่แล้ว

      Dadka carabta isu yaqaana mayaqaanaan asalkooda inta badana waxaa carabeeyay luqada, taasna asal ma aha. Waxaad qabatay shaqo dad badan ay qaban karin ee naga celi dadka jaahiliinta ah. Asalka carabka midabkiisa waa midabkeena oo kale, dadka midabka furan ee sheegta carab asalkooda waa madow laakiin labadii boqol oo sano ee istimaarka ayaa lagu dhafay dhiigii cadaanka. Kheyr Allah ku siiyo. Mahadsanid walaal.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh ปีที่แล้ว +2

      @@hananchannel1928
      Hanan, bravo you did an exceptional job educating the modern day Egyptians. Can you please do an update regarding what their reaction was and how they took it. I have been researching Somali History for the last 13 years. I started my search at Indians University IU (Indianapolis, Indiana, USA). Job well done my sister. We are very proud of you. I would like to know if you can read and write Af Soomaali. Thanks.

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  ปีที่แล้ว +1

      @@SPharaoh
      Ma Sha Allah.. thanks Wll 🙏
      It's my pleasure ☺️

  • @MohamedMohamed-hn2tb
    @MohamedMohamed-hn2tb ปีที่แล้ว +7

    Ma shaa Allah wax badan baa nala watey gabar baa Ilahay noosoo saarey . Thank you adeer Ilahay hakaa abaal mariyo shaqada aad inoo hayso

  • @ninawarsame3344
    @ninawarsame3344 ปีที่แล้ว +1

    Wow. You did it again. What a beautiful and amazing person you are. Keep going never stop. ❤🎉🎉🎉

  • @podSnippets_10
    @podSnippets_10 9 หลายเดือนก่อน +3

    Xanaaneey caqli badaneey walaal🙌
    Caqliga iyo caafimaadkaba allaha kuudaayo🙌🙌🙌

  • @business1010
    @business1010 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha,Allah wll Hanan waxaa hubaala in aad qalbigeena cisi iyo sharaf ku abuurtay, sadaa daraadeed wll sharaf ku noolaw, xaqiiqdii waan kaaga mahad celineynaa aqoontaada, waana kugu faneeynaa.

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  2 ปีที่แล้ว +3

      Thanks wll 🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 ปีที่แล้ว +3

    mashaa Allaah
    illaahi haku barakeeya naga dhici shayaadiinta noo soo shaqa taktay dhiigaa igu kaca marka aan arka Somali lacaayaaya.

  • @thinkbeforeyoutype7106
    @thinkbeforeyoutype7106 2 ปีที่แล้ว +18

    Great job in exposing these haters sis. Masha’Allah well done

  • @uurdoox4713
    @uurdoox4713 2 ปีที่แล้ว +9

    Afkaaga caano lagu qabay wll🤗 halyeeyed Somaliyeed madaxa noo saran tahay ilahay ha noo ka xfdiyo🙏 cadow keenu wa buux dhafey ee yan loo loodin gushu wey denbeysa✊️wle Somali loo taag waa😊 hadal heentu na wa sharaf sax iyo khaladba😏

  • @somcana
    @somcana ปีที่แล้ว +1

    Halgan baad noo haysaa aad cirdigeena, iyo sharafteena ku dhowraysid. Allah yacizzak.

  • @sadiaaliomar1589
    @sadiaaliomar1589 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa alaa Abaayo cisi iyo sharaf ku nooloow ilaahna ha ku xafido

  • @kamalaouale4533
    @kamalaouale4533 ปีที่แล้ว +2

    Mancha allah xafidulaah hanan geesiyada soomaaliyeed soomaalidu maaha dad la yaraysan karo ama la halayn karo ilbaxnimadood dhaqankooda ama taariikhdooda in hadii laga qariyo inta kale ayaa banaanka keenaysa maanta waa in taariikhda ummadda soomaaliyeed la gaadhsiiyo iyo bulshada cusub ee soo biiraysa dhalaankeena❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑🇸🇴👑

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 2 ปีที่แล้ว +5

    Well done Dear Blood Sister Keep Going Forward kick them Away of Us

  • @halimasharif4569
    @halimasharif4569 ปีที่แล้ว +1

    Awawgay alla ha unaxariistee ayaa odhan jiray nabi muuse afsoomaliga buu kuhadlijiray Ana waan layaabijiray

  • @abdiqanisoleiman7005
    @abdiqanisoleiman7005 2 ปีที่แล้ว +7

    Taarikhda somali hanan gabar lamida maan arag aad baan ugu han wayn hay hanan oo ah gabar aad u qiimo wayn wana ku salama yaa

  • @Qasaye-v1f
    @Qasaye-v1f 2 ปีที่แล้ว +2

    Waax walbo iga dhaax guuxaayi ama an is dhiihi jiiray goormaad ogan doonta haalka eey kaso faaracmeen soomali Wlh amamisanen yaaranteesa ila maanta inaa kaso faraacanay Arab ama daad African ah weey iga diidijirtay maskaaxdeda lkn waxa soodhoow waxan muudo baadan haa miinayi oo ah ruun ta waaxey taahay thanks My my sister ❤️ Hanan

  • @abukarmustaf6410
    @abukarmustaf6410 ปีที่แล้ว

    ألله يعزك ويبارك فيك وأهلك!!!🤲🤲🤲

  • @bushracali546
    @bushracali546 ปีที่แล้ว +1

    Gadhaha somaliyeed meherkodu waa qaali yaradna waa laga baxshaa jaqafyana ma gadaan Alxmdu lilaah Allah baa Somali naga dhigay

  • @abdimoosa1328
    @abdimoosa1328 2 ปีที่แล้ว +5

    بارك الله فيك وجزاك الله خير
    وفقك الله إلى ما يحبه ويرضاه
    إلى الأمام..

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  2 ปีที่แล้ว +1

      آمين يارب العالمين 🌹🌹😎😎

  • @MuniraBaashir
    @MuniraBaashir ปีที่แล้ว +1

    You are queen Somalia Hero 0:55🇸🇴👑 mashallah my sister keep going🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑👌🙌♥️❤️❤️❤️❤️🇸🇴👑🇸🇴👑

  • @rweydadiriye8729
    @rweydadiriye8729 9 หลายเดือนก่อน

    Hanan ilahay haku barakeyo abayo wlhi somalida wax badan ayad na baratay tarikhdana wayku xusi donta kuma ilawi donno inshlh shaqadada si wad

  • @mariaibrahim5402
    @mariaibrahim5402 2 ปีที่แล้ว +7

    Waan yaabay in baadan waxan badhaa madax adaygaa iyo isla waynida somali xagay ka keeneen. Caadnka iyo carabta african ka inta kale ee umadaha adunka waay iskala sareeyaan dunida oo dhan

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +3

    Sax warun walahi masarida waligod ba wa nadaba tagayahin wxa iska celiyo ayey wayeyn faracinta wa dadkeyn

  • @Sidiothman-q5w
    @Sidiothman-q5w ปีที่แล้ว +1

    Smart Speaker. Hanan.

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah allaha ku xifdiyo geesiyad ayaa tahay cilmina len.

  • @jamaabdigeni4258
    @jamaabdigeni4258 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi abyo cajiib cilmi Inaba caadi ahyn hysa allaha kugu barakeyo, wxn rajyn doona in mustaqbalka sabab u noqon doonto so celinta taarikhda somalida, wxn si jeclan lahaa Ina book ka qorto Lana daabaco school somaliyed lagu baro carruurta

  • @onlyme562
    @onlyme562 2 ปีที่แล้ว +3

    boom, mic drop, 🎤🎤Masha Allah 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wax fiican bad sameyneysa walalo waa in wax lagaa barto. Aad baan kaaga mahad celinayaa.

  • @Wadajirka
    @Wadajirka 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah hanan waa inaan u istaagnaa difaaca dhaqankeena insha allah

  • @trikadan5325
    @trikadan5325 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah tabaaraka Allah sharafeey Allah ya cizaki

  • @Moktar-ki3zl
    @Moktar-ki3zl 7 หลายเดือนก่อน +1

    Félicitations ma soeur

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo ปีที่แล้ว

    Mashalaah ilahay haku barakeeyo aad baan uga helay sidaad ugu jawaabtay geesiyad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah inader Second to none
    2nd to none 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 waa dalmaar121 inader wiilkii rer cabdule Faarah 😀 Ilove you ❤ ❤❤❤❤

  • @abdirahmanfarah1818
    @abdirahmanfarah1818 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah Si fiican ayad inoo difiicandey

  • @yusuffarah6873
    @yusuffarah6873 ปีที่แล้ว +1

    Waxaatahay fariid umaddan loosoodiray si eey u illaaliso sooyaalkeedi taariikh
    Mahadsanid abaayo
    Illaaheey hakudhooro

  • @hamdimahammed9294
    @hamdimahammed9294 2 ปีที่แล้ว +4

    sister jazakallah kheir

  • @MAGAALOYAR
    @MAGAALOYAR ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @shamsaabdi9059
    @shamsaabdi9059 ปีที่แล้ว

    Mashallah my sister keep going viv hanan

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah difaaca umada somaliweyn geenyada geesiyada

  • @RAJO-CUSUB
    @RAJO-CUSUB ปีที่แล้ว

    War gabdhaan.magaceed waa gabar caqli badan maasha allah

  • @mudanedhaashane5254
    @mudanedhaashane5254 2 ปีที่แล้ว +3

    يا حنان حفظك الله في حياتك

  • @AbdihakimHussein-d5b
    @AbdihakimHussein-d5b 7 หลายเดือนก่อน

    Ascw haha ilaah haku xifdiyo adiga iyo familakaaga iyo soomaaliyoo dhan aamiin.

  • @milgomedia8382
    @milgomedia8382 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan aaminsanay intaad aaminsantay runtii waliba waxaan jecelay inaan kula wadaago xoga kale oo badan laga yaaba Inaad hayso ama aad maqashayba

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 2 ปีที่แล้ว +5

    Qashinka iska celi, yaa Hanaan. nooloow sis.Misr Soomaali ahaayeen, Giriik iyo Romana ayàa qabsaday.

  • @abdiaziiz928
    @abdiaziiz928 ปีที่แล้ว

    Break aleg sister we proud of you what ever you said 😊

  • @amransulemanamran9331
    @amransulemanamran9331 ปีที่แล้ว

    Hanan filim masri ah oon dawaday waxa lagu hadlayay nafariida oo usafraysay somaliy waxa la socotay gabadh layidhahdo xundub xirsi markay soconayen kahinki uweyn ayaa uducaynay wuxu yidhi hiikaa huuka sarkiina saroķoone illaha hamuun raac wana af somali

  • @AminaAbdullahi-r1f
    @AminaAbdullahi-r1f 3 หลายเดือนก่อน

    I saw people saying the history tells by itself. And it's true

  • @bushracali546
    @bushracali546 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mo77217
    @Mo77217 2 ปีที่แล้ว +4

    I love you I love you wallahi I love you Abayo ❤️🥰😍🙏🤲💪🇸🇴💯

  • @najlaxaji6211
    @najlaxaji6211 ปีที่แล้ว +5

    Bisinka bisinka jwb kulul 😂 war na dhaafa dheh inta burbursanahnay iska bashala matalaadiinana si wata lkn indha adka taariiq aysan lehen se isugu dhajiyen 🥺

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Rabbi ha ku xirdiyo walaal udhimo diintad dalkaga iyo dadkaga waxaa tahay gabar soomaaliyed oo wadani ah RABBI haku xidiyo. Waxaa soomaali diley tarikh da kuwa noo qora iskuulada haday ahaan lahayid ama tarikhdii wadanka oo dhan ha ahaato waxay ka soo bilaaban seyid maxamed iyo swl aaway tarikhdii soomaaliyed 3 kun iyo wiixii karoyey tarikhihii jirey boqor toyoyinkii kala duwanaa oo meelkasta soomaaliya ka jirey waxan maqalna cadal biya mal axmed kurey oo nalaku hayisto markii aan inagu tarikhdas qoran weyney xataa seyid maxamed itopiya ayaa qadatay 1990 dagalkii iyo burburkii dowladii sharafa iyo awooda lahiyid ee wax magaratada cadogu u adeegsaden. Wadan aan tarikh lahayin wadan jirah masii ahaan karo waxaan u bahan nahay dad nol oo ka dhex baha filinkan is cayirsiga qabiilka lagu jilayo siyasiyiinta qurmay iyo intay lugaha kuqaten watan dhalinyaro ka dhex baxda oo tariikhda soomaaliyed dib uqora ges ka ges soomaali weyin intay degto oo dhan rag iyo dumarba soomaaliya boqor tooyooyin kala duwan ayaa jirey oo wadankan difaciisa utagnaa. Weligodba. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali ka badbadi Aamiin yaa Rabbi. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☪️☪️☪️☪️☪️☪️❤️💚❤️💚❤️✅💚❤️

  • @monaomar8745
    @monaomar8745 ปีที่แล้ว +2

    Abayo noolow 🥺🌹🌹🌹🌹🌹💜 inta qof oo somali ah aan aqaano waan u share garen doona qaarkood maba yaqaanaan taarikhdeena saxda ah

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  ปีที่แล้ว +1

      Waad mahabsantahay Wll 🙏🥰

    • @monaomar8745
      @monaomar8745 ปีที่แล้ว

      @@hananchannel1928 🌹🌹🌹🌹

  • @meeymenmeeyne
    @meeymenmeeyne ปีที่แล้ว

    Maasha Allam abaayo nosobadi Millionen Menschen hal garsiiyo fidiyowgal❤❤❤❤

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 ปีที่แล้ว +3

    Beauty has a lot to do with character....She reads always.... our history....Hanan ..❤..

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 ปีที่แล้ว

      Very great of you my sister, ruthlessly you spoke the truth, teach them they don,t know anything about ancient Egyptian that were Somalis, thank you

  • @mohamedmoussa5084
    @mohamedmoussa5084 ปีที่แล้ว

    Good job

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 ปีที่แล้ว +2

    Souls tend to go back to who feels like home.❤❤❤

    • @AliHassan-hb1bn
      @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +3

      Enemies try to kill your spirit before they kill you physically by deleting your history.

  • @Cabdulqadir-i3b
    @Cabdulqadir-i3b 2 หลายเดือนก่อน

    Hanan aadbaad u maskax badantahay maansha allaah

  • @kassimmohamed9541
    @kassimmohamed9541 2 ปีที่แล้ว +7

    They are just jealous and haters , the truth is known all over world . Waa xumaan iyo maseyr ee uu qaban Somalida waayo ma doonayaan in runta la ogaado balse runtu isma qariso. La vérité va toujours triomphe , ils veulent nous faire croire des histoires falsifié et des mensonges .

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +2

    Dharkan waan soogaaray hooyaday ayaa sidan ulabisanjirtay

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha

  • @cilmibaare6968
    @cilmibaare6968 2 ปีที่แล้ว +4

    حنان
    Xanaan
    Waxaan moodi jiray inaadan afsoomaaliga aqoonin lkn
    Si fiican baad utaqaanaa
    Waxaan daawan jiray adiga oo af cabi kuhadlaya oo taariikhda soomaalida kasheekeeya
    Aad baan ujeclahay sidaad udifaacdo dalka iyo dadka soomaaliyeed waa mahadsantahay walaalo in badan

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 ปีที่แล้ว +1

    Sharaf badan Hanaan Allaha ku xafido & I love you daughter ❤️ ♥️ xxx

  • @AliAhmed-oc3bh
    @AliAhmed-oc3bh 5 หลายเดือนก่อน

    Walaleey carabta luuqadooda u sheeg doqomo
    Faraciinta dad xun meey wada aheen nin unbuu ahaaaaa seen uga hareynaa

  • @Aarrow88
    @Aarrow88 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku wataa hanan gabdhaha soomaliyeed hanaan oo kalaa laga helaaa

  • @asmaabubakar2646
    @asmaabubakar2646 2 ปีที่แล้ว +1

    الاخت العزيزه انا من ارترياومصرالقديمه هي نحن شرق السودان وارترياواثوبياوصوماليا والكتابته القديمه هي تقري وتقرنيا وامهرنيا وبجاويته وصوماليته ونوبيا وبعداليونان والرومان والفتح الاسلامي هجرناالي شرق افريقيااكترنا والمكتوب في الجداريات المصريته القديمه هي لغتنا كلناوالكتابه نكتب بها الي الان في شرق افريقياوهي كتابات حميريته وسباءيه قديمه واصل الانسان من شرق افريقيا

  • @MoparikapdyrahmanMalipop
    @MoparikapdyrahmanMalipop ปีที่แล้ว

    Geesiyad ina Tahey IndHagey Ka Muqataa Wll Horey Usoco🎉

  • @shiiqaxaaji1684
    @shiiqaxaaji1684 ปีที่แล้ว

    M.a wll qali mar uun wey iman dontaa xaqiiqda ❤❤ ilxun kma aragto

  • @funnymemesyouknow942
    @funnymemesyouknow942 ปีที่แล้ว +1

    Somalis come from Ethopia and Somali Closest Relative is the cush

  • @xmaster6340
    @xmaster6340 ปีที่แล้ว

    What is interesting about this is if the pharaohs were truly of Somali decent, then that would make the wife of Ibrahim 'alyhisalam Hagar who is said to have been the pharaoh's daughter (and had Ismael 'alayhisalam) a somali and Allaah knows best, but makes it interesting and worth the study 📖

    • @shafsteryellow
      @shafsteryellow 9 หลายเดือนก่อน

      Somali didn't exist as an ethnicity at that time

  • @gamalnassertv
    @gamalnassertv ปีที่แล้ว

    There are no closed captions.

  • @abdullahiabdi502
    @abdullahiabdi502 2 ปีที่แล้ว +1

    walhi inaad fariid tahy allah3ku xiddiyo baayo❤❤

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 ปีที่แล้ว

    Masar faraaciinta ka dib waxaa gacanta loo geliyey ayagoo sheydaanka caabudaya kuwaas oo ah dhuwr wadan kan ugu horeeye waa grees

  • @Ceyni915
    @Ceyni915 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo noso badi moducyashaan oo dhahn kama daalo inaa dawado😊😊

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 ปีที่แล้ว +4

    Well done for telling them of those Egyptians are fake and they are not real Egyptians and they enjoy criticising Somalis and humiliate us well said!

  • @kharakhara5985
    @kharakhara5985 ปีที่แล้ว

    اموت على شخصيتك❤❤❤

  • @fagaadxaaji1565
    @fagaadxaaji1565 ปีที่แล้ว

    Am proud of you

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sister

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 ปีที่แล้ว +2

    I stay somali

  • @Somali450
    @Somali450 2 ปีที่แล้ว +1

    Somali hirotage daawo taarikhdeena dhaanta waxa ka waramaya ninkaas waa wadanka africa ugu horeeya yacni waxbadan buu ka waramaya oo aad u badan

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 ปีที่แล้ว

    Maser sharaf la,aantooda waa tan khaliijka ay gabdhahooda ay fasaxa 4 week kaliya la qabaa oo ay iska furaan oo sanad walba waa aroos aan Guri la gayn

  • @habiboelmo7877
    @habiboelmo7877 ปีที่แล้ว

    Asc hanan waxan so iga aday punt iyo kush inay kaladuwanyihin somalia 🇸🇴 inu punt dhalay sababta oromo somalia ugu egtahay boqortoyadi somali markay burburtay inay somali sodhaxdagen ay kagursaden dne cadeynayo hada qaldanahay wa isixikarta dhulka itoopiya dne qabriyada somalia wafaqay oromo aad ayay uyareed maxa badiyay hada dharkeyna dhaqqnkana inay xirtan ayay bilaaben ilaahey nomaqan

  • @dameerqadiye2967
    @dameerqadiye2967 ปีที่แล้ว

    Anaga waxaanu dhahnaa "subcis".
    Mahadsanid walaashay.

  • @moha__kilar5064
    @moha__kilar5064 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @mamali485
    @mamali485 ปีที่แล้ว

    Well done abayo ❤❤❤❤❤

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcorashiid5902
    @nimcorashiid5902 ปีที่แล้ว +1

    Abayo filimada nalagu Cayo kuwe kamida

  • @faleenboos9561
    @faleenboos9561 2 ปีที่แล้ว +1

    Sax waaye faraciinti somali reer puntland bay ahaayeen

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 ปีที่แล้ว

    Miyaad u malaynaysaa inuu jiro aduunyada maanta ruux indhihiisa kaa jecel oonad waligaa arag Hanan ❤❤❤ ....?....waxaa dagdag u qoraa casaanka sidan ❤❤❤❤❤❤.❤❤❤❤❤❤

  • @NastehoRoble
    @NastehoRoble ปีที่แล้ว

    Somali mahar qaali

  • @ShuaybJagax99
    @ShuaybJagax99 ปีที่แล้ว

    Nin baa lagu dilay meher gabdheed

  • @mohamedomar2343
    @mohamedomar2343 ปีที่แล้ว

    Thanks sister 😘

  • @HamdiXarago-ef8jk
    @HamdiXarago-ef8jk ปีที่แล้ว +1

    M.a abayo

  • @maxamudcabdi4198
    @maxamudcabdi4198 ปีที่แล้ว +1

    Don't bring a nice to a gun fight

  • @NajmomahamedAli-k9r
    @NajmomahamedAli-k9r 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw🤣🤣❤

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 ปีที่แล้ว +1

    Mnshllh❤

  • @abuukarmaxamedwali1959
    @abuukarmaxamedwali1959 ปีที่แล้ว

    abayo ale hakudhwro

  • @abdiaziiz928
    @abdiaziiz928 ปีที่แล้ว

    Don't follow what oppose somalis culture and others conversely we detest each other as clan that is very pain 😢

  • @shirwac36
    @shirwac36 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan luqadda carabiga si fiican bay u taqaana Mar welba carab bay is hayaan see wax ujiraan?

  • @suadsilkroad6758
    @suadsilkroad6758 ปีที่แล้ว

    السلام ورحمه الله وبركاته.

  • @RAJO-CUSUB
    @RAJO-CUSUB ปีที่แล้ว

    Maxeey carabta qaarkooda somalida ku nacday u yasaan