DEEQ DHEEG DADYAHAW HAYLA YAABINA HAWRAAR MEDIA 2018 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • DEEQ DEEG
    DADYAHAW HAYLA YAABINA
    WARAYSI SAGAL MUSTAFE
    HAWRAAR MUSIC PRODUCTION

ความคิดเห็น • 31

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 5 ปีที่แล้ว +16

    Deeq dheeg dadyahow haila yaabina hadal lagama dalee nabarbaa idamqanayee aniyo dumarkii damac wuu nakala dilaa marka hore madontoo daandaasi ma aqaan midna kama adkaystoo dabcigayga may baran oo igama dayaan wax aniga iidaran ayey doonayaan hadaan daayo hadalkooda oon diido samahooda oo dariiq lagamaro mar uun gamasho lahayee hadii uu dagaal dhaco dambigaa ayaa iskaleh kaladhimanay dumarkii dib halogu fiirsado dadyahow dambigaa waxii iskaleh mudo badan ayaan dulqaatoo doogtaa meel lajiifee dib miyaa logayabaa dumar tay imariyeen inan dawadeed helo cakuye nabsi waa balayee

  • @xamdisuldannadif8680
    @xamdisuldannadif8680 6 ปีที่แล้ว +8

    Wah wah maxa ka fican ado hesaya oo xaskagana ku jibinayso 😍😍😍🤗🤗

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah u naxariisto Axmed yasin digfeer Xasuusa 1987👏🌺💯🇸🇴

  • @seed4159
    @seed4159 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalaah adeerkay iyo xaskisa allah ha isku kiin dhafo wakhti dheer isku kaya danbaysay intad qurbaha tagin iyo maalintad sacada iyo iibisay walahai xasuus 2009

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +1

    Full of wonderful surprises ❤️❤️❤️❤️ great singer

  • @abdikarinadan5855
    @abdikarinadan5855 4 ปีที่แล้ว +1

    DEEQ dheeg waa abwan qali laki axmed yasin digifer ha xuso

  • @abdirhakimbaarelmi8979
    @abdirhakimbaarelmi8979 5 ปีที่แล้ว +1

    deeq dheeg walaahi wa fannaan aan caadi ahan

  • @Awale.british
    @Awale.british 4 ปีที่แล้ว +1

    Deeq dheeg waa fananka qudha ee Digfeer AUN u cod eeg

  • @awilmohamad2551
    @awilmohamad2551 5 ปีที่แล้ว +2

    Deeq dheg meshedad dhigtay 🔥🔥🔥

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +1

    Wonderful entertainer with a splendid voice

  • @muhimmandeq4983
    @muhimmandeq4983 6 ปีที่แล้ว +1

    Sadaq Dhaago heestan farta iga dhacay darling

  • @cabdilahiaadanduale2244
    @cabdilahiaadanduale2244 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxan ku xasusta saxibtay layla jamac nolow wll

  • @maxamedsaalax921
    @maxamedsaalax921 6 ปีที่แล้ว +1

    Wooooow deeq dheeg hees iga dheg

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 ปีที่แล้ว

    Waaw waaw legend somali usoo baxay😂

  • @suleiman6408
    @suleiman6408 6 ปีที่แล้ว +1

    Deeq Dheeg Waa Fanaan Miisaan Leh. Iid Jaamac Batalaale mexey isku yihiin tallow?

  • @ikraanjaamac4628
    @ikraanjaamac4628 6 ปีที่แล้ว +1

    Woooow masha allah

  • @djanalehbouh4979
    @djanalehbouh4979 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaw deeq dheeg

  • @Naturefilms75
    @Naturefilms75 5 ปีที่แล้ว +3

    Mudo badan yaan dulqato dogta mel lajiife dib maloga yabaa dumar tay imariyeen inaan dawaded helo cakuye nabsi wa madale

  • @gantaal88geesbicidmoeccawa67
    @gantaal88geesbicidmoeccawa67 5 ปีที่แล้ว +1

    Deeq off the big time fanan kör hårt bror.

  • @apdikarimpilot2641
    @apdikarimpilot2641 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees iga dheh

  • @jamacabdilahi8980
    @jamacabdilahi8980 5 ปีที่แล้ว +1

    Digfeer wuu dhoweeyay

  • @ahmedhussein9662
    @ahmedhussein9662 ปีที่แล้ว

    Deeq dheh nin Culus

  • @muhimmandeq4983
    @muhimmandeq4983 6 ปีที่แล้ว +1

    Inaba cadi maha

  • @osmanr3523
    @osmanr3523 3 ปีที่แล้ว +2

    Somebody said that the lady sitting righ next to him is his wife, Is that true?

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 4 ปีที่แล้ว +1

    😘🥀✌️

  • @asadmuuselibaaxceeje5217
    @asadmuuselibaaxceeje5217 6 ปีที่แล้ว +3

    Dadyow hayla yaabina
    Hadal lagama daale
    Nabar i damqanayee
    Alya cisak deeq dheeg
    Salan sare

  • @khadarhasan7062
    @khadarhasan7062 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta marku digfeer qadayo maxa ku qoran.