WEERARKA KACBADA O SOMALI QEYB KA AH| CIIDANKA ISRAIL & VIDEOGA CUSUB CIRAQ O SEEFTA GALKA KALA BAXY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 460

  • @nura6
    @nura6 ปีที่แล้ว +4

    Xasbunallaah wanicmal wakiil 😢kacbada duminteeda aaa illahow hanaga mid dhigin aamiin yaarabi

  • @AxmadCiire-h7r
    @AxmadCiire-h7r ปีที่แล้ว +19

    اللهم انصر اخواننا في غزه وفي فلسطين وفي أي مكان 🇯🇴

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 ปีที่แล้ว +1

      Asc.maasha,alaahu ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba aamiin aamiin aamiin arintaasi waxay u eg tahay aduunki oo dhamaanaayo

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 ปีที่แล้ว +3

    ASC wall muslimiinTa oo dhan gaar ahan shiikh mahamad dulmi diid waxan ku leeyahay jazakalaah kheyr kadib si fiican u baar xdiiska ka hadlaya bur burinTa kacbada nabigeena muxamad scw noo shegey

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 ปีที่แล้ว +20

    Xasbiya allaha wa nimacal wakiile ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahahmed9180
    @ubahahmed9180 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا واحسن الله اليك وبارك فيك اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz ปีที่แล้ว

    Dulmi did Allaha ka jazaai so wararka ad no tabineyso palestne incha allah kul kul❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx ปีที่แล้ว

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu, Sheikh dulmi diid barakalla'ahu.

  • @yasinmohamed1995
    @yasinmohamed1995 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah khaire Sheikh #ShmaxamedDulmiDiid Dadaalka aad umadaa u hayso

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji7937 ปีที่แล้ว +1

    Waa war sax arrintaas....Madaxweynana ma'ahan kan
    Diintaba waxba kama yaqaaniin..Allah hana dhaafiyo kuwaan.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว +5

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب العالمین

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 ปีที่แล้ว +4

    Subhanallah ilahayo noogargar umadah Musliminta 😢😢😢😢 waaruntah sheikh mahadsaneid

  • @AnibAhmed
    @AnibAhmed ปีที่แล้ว +6

    Jazakalah shekh dadaalka ad umada u hayso

  • @abdirahimosman7834
    @abdirahimosman7834 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin, jazaakumullaahu kheyran Sheekhi

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv ปีที่แล้ว +8

    Ilaahey nakamadhiko kuwa kacbada bur burinaya oo takeraya Alle nakamadhiko subxanallaah😢😢😢😢😢😢

  • @sacdiyoxasan5032
    @sacdiyoxasan5032 ปีที่แล้ว +6

    Wcs sheekh illahay ha kaa abaal mariyo mahadsanid dadalkaga

    • @dahirdouale2694
      @dahirdouale2694 ปีที่แล้ว

      Ka fiirso arinkan, waa propaganda waa ina lagu farxo horumarka walaakaa si aad uga faa iidaysato. Iska ilaali qof kan oo kale please.

  • @fardowsaisse6194
    @fardowsaisse6194 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahayo somali qalbigooda midee🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ilaahayo galad Naga qabo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @fartunabdirahmen6577
    @fartunabdirahmen6577 ปีที่แล้ว +5

    Ayaga ayee ciqaabta ku soo socotaa sahnuuniyada اللهم ارحم أهل غزة برحمتك يارب العالمين

  • @aliyasin3915
    @aliyasin3915 ปีที่แล้ว +4

    *BISMILLAAHI ALLOW NAGA QABO. AAMIIN*

  • @mohamedmumin9720
    @mohamedmumin9720 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu qeer aqii dulmi diid barnaamij badan kasamey arinta badeena boobka lagu hayo cadawga alaha kaqabto

  • @AminaHussein-m6z
    @AminaHussein-m6z ปีที่แล้ว +4

    Scw scw scw scw scw scw
    Yarabi yarabi yarabi 😢😢😢
    Allow hanocaroon 😢😢😢

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 ปีที่แล้ว +1

    اللهم أعز الإسلام والمسلمين اللهم كن مع إخواننا في فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @souleimanmoussa103
    @souleimanmoussa103 ปีที่แล้ว

    Yes you are best say👍👏👏

  • @AdanXirsimuuse
    @AdanXirsimuuse ปีที่แล้ว +8

    The frst one who wataching this is me🎉

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว +1

      1.Faaladaada Afsoomaaliga ku Qor
      2.Faallo Tayo Leh Soo Qor, Mahadsanid

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 ปีที่แล้ว +17

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

    • @Yaarajh
      @Yaarajh ปีที่แล้ว +2

      Anaka xataa waa ubaahan nahay in illaahay noo gargaaro falasdiin iyo soomaaliya iyo muslimiinta illaahay ugargaaro ❤

    • @fathiwarsame7628
      @fathiwarsame7628 ปีที่แล้ว

      @@Yaarajh aameen yaa Allah 🇸🇴🙏😻😻💯💯

    • @Yaarajh
      @Yaarajh ปีที่แล้ว +1

      Aamiin❤

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 ปีที่แล้ว

      Ducadan adan dalkaga o dhibadesan u ducen wesay so munafaq nimo maha muslim jacel kama aha

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 ปีที่แล้ว +14

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wb shekh dulmidiid allah ha ku barakeeyo

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 ปีที่แล้ว +1

    Outstanding exclusive 👏 thank you for sharing this historical facts

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว

      1.Faaladaada Waa Jecleeystay Laakiin 2.Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada

    • @dahirdouale2694
      @dahirdouale2694 ปีที่แล้ว

      Really, this is propaganda coming from a brother who is claiming to be practicing SubhanaAllah. Ka fiirso arinkan. When some somalis try to progress instead of taking note and try to follow suit not to fall for this nonsense. Be careful please.

  • @shaacirkulmiye2933
    @shaacirkulmiye2933 ปีที่แล้ว

    Ilaahow dhamaanteen nawada xafid aamin inshaaalah

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m ปีที่แล้ว +2

    Allaha idinjabiyo oo dhaxdiina iskudhaca yuhuud yahay allaha idin afjaro

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 ปีที่แล้ว

    Asc subxaanallah wallahi sh muxammadow anigaba hadda umbaan ku baraarugay waana arrin murugadeeda leh xasbunallahu wanicmal wakiil

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed9397 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi nasri kuli muslimiin oo dhan amiin yaa rabi

  • @farhiyamh
    @farhiyamh ปีที่แล้ว +3

    Subhanallah Alloow Somali sohanuni

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx ปีที่แล้ว

    Let's pray for our muslim brothers and sisters in Gaza.

  • @user-jw3is1br2m
    @user-jw3is1br2m ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا يا شيخينا

  • @ahlamali9369
    @ahlamali9369 ปีที่แล้ว

    اللهم امييييييين

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalah shiikh thanks ❤💙💙🤍🤍 Somalia hanoolato

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว

      Soomaaliya Hanoolaato, Soomaalina Ha Guuleeystaan
      (Afsoomaali, AfSoomaaliga)
      Soomaaliya
      Mahadsanid

  • @SiciidAxmed-x7l
    @SiciidAxmed-x7l ปีที่แล้ว +5

    الله اكبر الله اكبر الله الله اكبر الله اكبرالله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @somaliamericanvoice
    @somaliamericanvoice ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah
    Isaaq iyo samaroon iyo Ciisow Arrinta ka hor imaada
    Muuse haka yeelina.

    • @faisalabdi1187
      @faisalabdi1187 ปีที่แล้ว

      Muse keli kuma aha ana kula socona muuse anaguu noshaqeeya oo dadku metelaA

    • @dahirdouale2694
      @dahirdouale2694 ปีที่แล้ว

      Horaa loo soconayaa, looma baahna qof fikradahan oo kale leh. Hala tooso, reer reerka dhaafa neefayahoow. Horumarka walaalkaa ku tusaalo qaado, ku farax. Nac nac way dhamaatay inshaAllah.

    • @abdirahmanadan9194
      @abdirahmanadan9194 ปีที่แล้ว

      ​@@dahirdouale2694xasuusin: gobola tahay lasoco

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 ปีที่แล้ว +1

    InshaAllah guul

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m ปีที่แล้ว +2

    Waale waa ariweyn❤️🇸🇴☝️

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 ปีที่แล้ว +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @ayaansugow7826
    @ayaansugow7826 ปีที่แล้ว

    Subxanallah ALLAH HUAKBAR

  • @cabdiqaadirarmed3200
    @cabdiqaadirarmed3200 ปีที่แล้ว +1

    Nalaguma ugo sheekh

  • @MahamedNuuh-df4nx
    @MahamedNuuh-df4nx ปีที่แล้ว

    Xasan sheekh
    Baa saxeexee muuse waxba haku soo xoqan

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp ปีที่แล้ว +1

    AALLAHU AAMIIN SHIEKH

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv ปีที่แล้ว +2

    Guul insha Allah falastiin❤❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 ปีที่แล้ว +2

    Xasbunallaahu wa nicmawakiil 💔 💙 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nooramohamed8875
    @nooramohamed8875 ปีที่แล้ว +1

    لاحول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 ปีที่แล้ว +14

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين، وادل الشرك والمشركين، اللهم دمرهم وزلزهم، اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،اللهم أنصر هم في غزه، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، اللهم أيدهم بروح القدس، ،ياإله الاولين والآخرين، ،ربنا تقبل منا إنك أنت السميع العليم

  • @tedytouthson1534
    @tedytouthson1534 ปีที่แล้ว

    Wllhi waa runtaa sheekh

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 ปีที่แล้ว +2

    kacbada duminteeda ilaahow beri baan ka ahay😢😢

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 ปีที่แล้ว

    Viva Republic of Somaliland Viva Republic of Somaliland Viva Republic of Somaliland Viva Republic of Somaliland

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok ปีที่แล้ว

    Tashuushkoda iyo cabsi badan alle ha usiyadiyo allahumma aamiin. Video gi shaley waxn kaso dawaday nadaara show link aljazeera ukaso qatay walhi yahuudi sidii daango camal ba lo dubtay shalay alla ya cizag. Ilahay ha xafido oo ha barakeyo geesiyasha falastin allahumma aamiin.

  • @LibanLiban-jl2zc
    @LibanLiban-jl2zc ปีที่แล้ว +14

    Somalia 🇸🇴 😢😢😢😢

    • @cabdirisk
      @cabdirisk ปีที่แล้ว

      Calanka shaydanka meelwalba lamara reerqadaadweyn

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว +1

      Liibaan
      Libaax Faaladaada Waa Jecleeystay.
      Waan jeclahay Soomaaliya iyo Soomaali, Cadowgeena Ha Jabayo, Ha Ujoonin Damiir Laawayaasha Dhoohan

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว

      Soomaaliya 🇸🇴
      Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

    • @dahirdouale2694
      @dahirdouale2694 ปีที่แล้ว

      Marku walaalkaa meel gaaro, waa lagu daydaa lagama xumaado. Markaad taada kasoo baxdo ayaa midkalena lagudaraa. Qofkii soomaali ah, is waydii taa. Inagaa isku maqan afrikana way tagtay. Dadkaa wawooyi haday goosteen lama qasbi karoo, runtu waa taa hala tooso. Khayaaliga halayska dhaago.

  • @ashawooo
    @ashawooo ปีที่แล้ว +1

    inshallaha yuhuda aya la masafira dona inshallaha jabaka iyo hoga waa isaril gusha waa walaalaha reera Falasatina inshallaha

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 ปีที่แล้ว

      inshaallah tas ayan rajeyneynaa

  • @SaharaMohamed-eg9pm
    @SaharaMohamed-eg9pm ปีที่แล้ว

    Thanks ya sheikh

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu

  • @CabdiRashiid-vv7ct
    @CabdiRashiid-vv7ct ปีที่แล้ว

    ❤ sh qary alaha xafido sh ❤ alahu.akbar ❤❤❤❤❤

  • @fartunabdirahmen6577
    @fartunabdirahmen6577 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh maxamed Iran iyo USA ayaga ayaa is leh cida lo tashtay waa ahlu sunnah e allaha caqli u yeelo madaxdeeda اللهم احفظ أهل الصومال

  • @anabiman702
    @anabiman702 ปีที่แล้ว

    wa quluubuhum shataa

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 ปีที่แล้ว +1

    Illahayoowe u gar gaar ❤❤❤

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah malkalqudus illaho naga qabo itobiyo bismillah

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 ปีที่แล้ว +9

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 😢

    • @Yaarajh
      @Yaarajh ปีที่แล้ว +2

      Falasdiin iyo soomaaliya alle ha ugargaaro qofkaste oo uducaynaysa falasdiin soomaaliaya ha uduceeso

    • @Gucumaale
      @Gucumaale ปีที่แล้ว +1

      اللهم انصر اخواننا المسلمين في الفلسطين

  • @soomaali2088
    @soomaali2088 ปีที่แล้ว

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم، أللهم هزم كيدهم وكيد من لا يخاف منك يا رب العالمين.

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 ปีที่แล้ว

    Insha Allah☝️yuhuda waxa aay ladamacsan yihi rere falasti in ey kusameynaya ayaga ilahey hakuciliyo insha Allah wey xuruwayan falastin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸bi idnillah☝️

  • @f.n6491
    @f.n6491 ปีที่แล้ว

    SubhanaAllah

  • @Gucumaale
    @Gucumaale ปีที่แล้ว +8

    Carada ay u qabaan reer falastiine cudur ay ku dhamaadaan allaha uga dhigo yuhuudda

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 ปีที่แล้ว

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله حسبي الله ونعم الوكيل

  • @marianahmed7557
    @marianahmed7557 ปีที่แล้ว

    ASC ilaahay ha ku xafido Sheekh adiga iyo ehelkaagaba
    Aamiin yaa Rabi
    Walaal Xassan sheekh Muse bixi iyo Ismacil geele way isla ogyeheen ilaahay kuwaas Umada Somaliyeed ka qabo Aamiin yaa Rabi
    Somaliya ilaahay cadowga gudaha iyo kan debadaba ilaahay ha ka qabto
    Somaliya ilaahay ha medeeyo oo mid ilaahay ha ka dhego
    Aamiin yaa Rabi

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha badbaadiyo dalka iyo dalka somaliyeed

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d ปีที่แล้ว

    Waa run

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 ปีที่แล้ว

    Asalamu Caleykum
    Subxaanallah
    Xasbunallah wa nimcal wakiil
    Illaheyow naga qabo Cadowgaa na soo hungureeyey ee Ethiopia, Yuhuuda iyo inta ay Caga ku qaataanba
    Illaheyayow Soomaali iyo Falastiin iyo Islaamka noo Quwee adiga Qawiya oo Cassiis ee
    ALLAHUMA Amiin Aamin Aamin

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 ปีที่แล้ว

    allow caqligaa reer suudan usoo celi
    alle ciidamadaa janjawiidka ee calooshod u shaqeys tayaasha alle haka qabto

    • @bushra445
      @bushra445 ปีที่แล้ว

      Janjawiidka wa maxey ma qabiil sudan ka mid ah ba

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 ปีที่แล้ว

    Allaahumma Aamiin ALLE ha kadulqaado cadowga so duuley

  • @HanadIbrahim-f2k
    @HanadIbrahim-f2k ปีที่แล้ว

    Wllhi waa sax ah waxey qaab taa ithoopiya wixii bad uheli weese

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 ปีที่แล้ว

    Wcs wrx shiekh

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr ❤❤❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q ปีที่แล้ว +1

    Masndan allah

  • @cabdinaasirnuur7473
    @cabdinaasirnuur7473 ปีที่แล้ว

    Amin

  • @somhuntergaming
    @somhuntergaming ปีที่แล้ว

    Hadalka shiiqa anaa life tiktok Ka dhex dhahay inay bad helaan kuma idaanayaan EE wadadii lasheegay EE kacbadal AA u furmayda 😢

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed4014 ปีที่แล้ว

    Subnaal allah allah akbaar🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @jimalhussein3215
    @jimalhussein3215 ปีที่แล้ว +2

    Allah is sufficient

  • @atika7411
    @atika7411 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallah ilaahoow soomaaliya u gargaar

  • @ayaansugow7826
    @ayaansugow7826 ปีที่แล้ว

    Subxanallah ALLAH madhihin afuryasha shayadiin yahuud ALLAH AYAGA CADHAB IFKA HAKUTUSO AMEEN YA ALLAH FREE PALESTINE 🇵🇸

  • @saidaahmedmohamed4996
    @saidaahmedmohamed4996 ปีที่แล้ว

    اللهم أعز الإسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين 😢😢😢😢

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r ปีที่แล้ว

    Illahay hakadulqado dhibta rer Falastin

  • @sbrothers1144
    @sbrothers1144 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah
    Illaah haku xafido umadaada guubaabi

  • @Waris668
    @Waris668 ปีที่แล้ว

    Waa diin kuduulid

  • @caligidhow4712
    @caligidhow4712 ปีที่แล้ว

    Wallaal muslim ah allaayabaarik

  • @ahmedmahdi88
    @ahmedmahdi88 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤ IIRAAN HADAY WAX TARI AYADAA ISRAAIIL IYO AMERIKAAN ISKA CELIN LAHAYD.

  • @MohamedAden-hz5wt
    @MohamedAden-hz5wt ปีที่แล้ว

    asc.sheekhoow.shiico.iyo.gaalku.waaheshiis.yaaladhahaa

  • @jimalali1385
    @jimalali1385 ปีที่แล้ว

    muuuseee waaa xabashiii

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 ปีที่แล้ว

    Ale kamadhigo Isha allaaaah

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh xasan
    Boorama

    • @axmedxuseen9107
      @axmedxuseen9107 ปีที่แล้ว +1

      Sheekh xasan khayre
      Runsheeg Allah yaxfidak adeer

  • @anabbile386
    @anabbile386 ปีที่แล้ว

    Subhanallah

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze ปีที่แล้ว +5

    WY SOMALUDA U LEEYIHIIN MADAXWEYNE MUUSE BIIXI😢YUU UYAHAY MADAXWEYNE

  • @CabdisamedYaasiin-jl8dj
    @CabdisamedYaasiin-jl8dj ปีที่แล้ว

    sheekh maxamed Asc wllo

  • @abdirizakahmed-b5l
    @abdirizakahmed-b5l ปีที่แล้ว +1

    Asc masha Allah akbar ❤❤😂🎉

  • @dahirdouale2694
    @dahirdouale2694 ปีที่แล้ว

    Dulmi diid ma tihid, ee dulmi doonbaad tahay. Magaca badal lee. Hada laga bilaabo waad fashilantahay sxb ilaahay haku hadeeyo dhamaanteenba.

    • @dahirdouale2694
      @dahirdouale2694 ปีที่แล้ว +1

      Nin wayn oo waaya araga ayaa dad baden ku moodeyeen,
      laakin sheekadii reer galbeedka ee warxumo faafisa ayaad
      wadaa. Dadkaasi haday tashadeen ooy rabaan inay gaajada
      kabaxaan xaasid haku noqon ee u sheeg inay soomalida
      kalena sidoo kale danahooda u qabsadaan. Soomaali inay
      isku mashquusho looma baahna, nin walba waxaa looga
      baahanyahay inuu ardaagiisa ka ceesho. Khalijkuba waa
      wada carab, hadana intaasoo calan bay wataan, waanay
      kabaxeen sharafdaro, gaajo, reer hebel, iyo maalaayacni
      bahdilaad ah. Midnimo layskuma khasbo ee caqli baa loo
      baahanyahay. Waxba yaan diinta lagu soo dhuuman. Nin
      tiisa ka adag ayaa tukale ku dara. Reer waqooyi galbeed
      gaajadii, bahdilaadi iyo doqoniimo ayaeey rabaan inay ka
      tashadaan. Somali weyn waa inay wax la timaado, yaan
      laysla hadhin, alleeys dhiiri galiyo. Markaa jooji dhaqankan
      iyo fiidyoow la goo gooyo waa laga roonaaday hada
      Ilaahay aynala qabto wanaaga. Waxaan rajaynayaa inaanad
      hadalka runta laga nixin, ha igana xumaan nin walaalkaya
      hadaad tahay. Soomalidu khayraadka ay ku fadhido waa
      inayay ka faa iideeysato maaha ina gaajo laysla dulfadhiyo
      oo laysla hadho. Horumarbaa loo baahan yahay. Anaynu ka
      ganacsano jaararka intaan warshado ka yeelanayno oon
      isku filnaanayo xaga farsamada. Intaasaa iga talk ah
      Habeen wanaagsan.