What a surprise!! Uk is the best country to grow up, to study to live, to work. What are you talking about? Marka FAARAX MARFUSH Ka bixi waayo and Xaliimo phone 24 lagu hadlaayo iyo hagbad caruurteedii ka gaajoonayso ka dhamaanwaayaan ayaa Uk lagu soo marmarsoodaa. Why are you relying somali in the First place? You don't need them honey. Hadii aad cusubtahay sharcina aad haysato oo weli dhibaato ku haysato ka fogow Somali iyo cid waloo kasta lana xidhiidh Government Agencies that can help where to start live. This is a land of milk and honey if you fellowing the law of land.
Guryaha way yaryar yihiin laba qol qol ama saddex yaryar markaa martiba kuma fiicna waxa fiican i qofku ii sii kiree yidhaa guriga intuu dulsaar noqon lahaa, qofka kalana inuu dadka lugooyo maaha hadii aanu u dulqaadnayn
🎉🎉9:35 Sabraa sad kii hela 😮walaahi noloshaa aay somali badan ku jirto waa nolol adag Hargeisa ayaan ku noolahay Cunto iyo cabitaan fresh ah Oo waligeed fridge lagalin baan ka dharagney kama war warno kaliya sidee baad Your own house Udhisataa uumbaan ufakarnaa mishkilad kle nama haysato Aar waan raaxaeysanay wlhi Wax iga Qurba jeclaa Iyo sidaan isugu dayey Een uwaayey Ilaahay markaanu kula rabin ma heshid Alx hada Waxaan ku qanac sanhy 💯 Ciideyda meelna uma socdo
Abayo ninkega oow jooga nak makenaanayo saxeb nin ma ilaalin karo lakiin qofka kensatay shadow rabo waxuun badan tahay mida bananka way ka xanuunbadantahay nakna wa xasid bayo sow dhaweysato marar badan dhacday naga amintay inay nakada kaqadatay
Meel walba way ka jirtaa wadamadamada reer galbeedka hadad qof ku degtid waqti dheer lalama joogo in aad guri doonatid ayaa muhiim ah qofna ma hayn karo qofku dul saar ah qofku space kiisa wuu u baahan yahay
Horta Ilaahey bani'aaden noma baahsho.Mida kale waqtigan an joogno,Waxkasta la duubayo maba fiicna inaad Dad ad la degto.Mkda kale an ku madago doqonimadeda Wa Nin la ilaalinayo.Muxu yhy Nin wa ba Bahal kula nool Caruur un ku fcn inad ka hesho.Inta Numan wanagsan idinka madaxa ad noo saaran tihiin raali ahaada,Wa sida bdn Nimnku wa socdaal abaal male.
Maragty aniga maxaan europe ta kale aaga guurayaa hadaan raaxo rabo yaab europe kale eydaganyohiin guryo waaween ey kujiraan hadana guryihi ey nagucariiriyeen yaab
Channelkaa abaayo waa kan ku yaaca 👇
youtube.com/@queensaabraa?si=qgs40fIlC_O9urE1
What a surprise!!
Uk is the best country to grow up, to study to live, to work. What are you talking about?
Marka FAARAX MARFUSH Ka bixi waayo and Xaliimo phone 24 lagu hadlaayo iyo hagbad caruurteedii ka gaajoonayso ka dhamaanwaayaan ayaa Uk lagu soo marmarsoodaa.
Why are you relying somali in the First place? You don't need them honey.
Hadii aad cusubtahay sharcina aad haysato oo weli dhibaato ku haysato ka fogow Somali iyo cid waloo kasta lana xidhiidh Government Agencies that can help where to start live.
This is a land of milk and honey if you fellowing the law of land.
abaayo noo Soo Badiya Dhacdooyinkaan Waa Muhiim ,
UK is beautiful
Guryaha way yaryar yihiin laba qol qol ama saddex yaryar markaa martiba kuma fiicna waxa fiican i qofku ii sii kiree yidhaa guriga intuu dulsaar noqon lahaa, qofka kalana inuu dadka lugooyo maaha hadii aanu u dulqaadnayn
Mashaa Allaah ❤
Gabadhani run bay sheegaysaa UK waa meel dhimatay oo aan la isku nixin hadii aan ehel kuu joogin
🎉🎉9:35 Sabraa sad kii hela 😮walaahi noloshaa aay somali badan ku jirto waa nolol adag Hargeisa ayaan ku noolahay Cunto iyo cabitaan fresh ah Oo waligeed fridge lagalin baan ka dharagney kama war warno kaliya sidee baad Your own house Udhisataa uumbaan ufakarnaa mishkilad kle nama haysato Aar waan raaxaeysanay wlhi Wax iga Qurba jeclaa Iyo sidaan isugu dayey Een uwaayey Ilaahay markaanu kula rabin ma heshid Alx hada Waxaan ku qanac sanhy 💯 Ciideyda meelna uma socdo
Runta waaye walahi aniga lakulmay .
abayo is not uk only
Da'dku isku mid ma aha..Ha isku wada qabanina..Laakiin waa sax naxariis ma taal..
Ana lakulmay dhibta gabadha kudhacdey okle marka yurub kaso gure uk imi
If don’t help dadka way ku dhibsanaa
Biil maxa ogu darsan weeyse qaaali rashinka hadu damaade mase totally ina la noolato ayeeba rabin
Ruuuuuuuuuun 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waxay ilatahay ama uk aad ama meelkale biniaadan ilaahay nama bado ilaahay kabari
Ala maxaad run ka sheegtay walahi anigo lay qabo bay waan yaraa bay iga maseeri jireen kubaa
Runteed waaye guruaha dadow amaan soiya
Sax Uk who dadka qaar ad ayey you Xun Yihin wlh Wlshey aderkey dhalay Ayan gurigeda ku dagay anigo ninkeyga lacgta Wlba isina inta guri la iradinay bes 1 months wijiga le badala Lacag Ana heysta ana guriga uso adega hadana wijiga la ibadala Mar wlba wlh 😢 anigo Yaban guri sharing ah leyso helay alx ugu danbeyn haben wlh 1 habenimo baraf jiro Ayan guray cunig Yar 7 months jiro Ayan wata wlh ineysan bari bax cawa jog idhihin anyway ugu danbeyn guri cusub gurigeda ka qurxon dowlada isisay sabra sad helo alxlilah Wlh alh ban mar wlba umahad celiya
Waa runteed gabadhaas waxa ay sheegeyso- UK sida loosameeyey waa sidaas. Bay’ada ayaa sidaasi loo naqshadeeyey.
Waxaasi iyo wax daran ayaa kajirto.
hablahaas wa runtood 100% somalida ka carar ...ana wan idinla arkay
Uk to Irland halke lamara
So jawab wll
Way dhacdaa. Qofkaad ku degeysid dadnimadiisa ayay ku xidhan tahay. Anyway, inanta miyaa la qabaa, waxaan doonayaa inaan barto
Abayo ninkega oow jooga nak makenaanayo saxeb nin ma ilaalin karo lakiin qofka kensatay shadow rabo waxuun badan tahay mida bananka way ka xanuunbadantahay nakna wa xasid bayo sow dhaweysato marar badan dhacday naga amintay inay nakada kaqadatay
Meel walba way ka jirtaa wadamadamada reer galbeedka hadad qof ku degtid waqti dheer lalama joogo in aad guri doonatid ayaa muhiim ah qofna ma hayn karo qofku dul saar ah qofku space kiisa wuu u baahan yahay
Dadku isku wada mid maaha walaalo , mida kale maxaad bini aadan dulsaar ugu noqonaysaa!!
Yurub qof waliba isagaa isku tashta .
Alxamdulilaah anigu weligay waxaad ka sheekaynay ma arag .
Horta Ilaahey bani'aaden noma baahsho.Mida kale waqtigan an joogno,Waxkasta la duubayo maba fiicna inaad Dad ad la degto.Mkda kale an ku madago doqonimadeda Wa Nin la ilaalinayo.Muxu yhy Nin wa ba Bahal kula nool Caruur un ku fcn inad ka hesho.Inta Numan wanagsan idinka madaxa ad noo saaran tihiin raali ahaada,Wa sida bdn Nimnku wa socdaal abaal male.
Uk adiga maxaa igu soo guurtay wadankaga uk guryaha waa yar yar yahiin cid cidi ma heyn karto walal isku soo tashta dadka soo guurayo guri sii kireyso ilaayo 3 bilood ilaayo aad wax walbo kaga hagagaayan
Maragty aniga maxaan europe ta kale aaga guurayaa hadaan raaxo rabo yaab europe kale eydaganyohiin guryo waaween ey kujiraan hadana guryihi ey nagucariiriyeen yaab