QALBIGA RAG BAA IJABIYEY QALBIGA EHELKAY BAA IJABIYEY HADANA IYAGAA I FOGEEYEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • QALBIGAA I JABAN ANOO CARUUR AH BUUNA I JABAY ILAA INTAAN GUURSANAYEY OO AAN WAX DHALAYEYNA DHAWAC BAAN AHAA WALINA DHAWAC BAAN AHAY
    SUBSCRIBE LIKE 👍 SHERE AND COMMENTS KA II SAARA

ความคิดเห็น • 117

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 5 วันที่ผ่านมา +11

    Queen 😢 ogoow inaad tahay qof la jecelyahay oo aad anaga dhan na kasbatay ❤kuwa ku xumeeyey rag iyo ehelba xuman ayagaa kaga dambeynaayo adigane ogoow inaad guuleysatay 😊Queen ❤️ 👸 ♥️ mms ❤I love you so much ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @shakiraAli143
      @shakiraAli143 4 วันที่ผ่านมา

      Asc hani abayo nambarkaga raba sual ayan kuwaydin lahaa

  • @umgaled5705
    @umgaled5705 5 วันที่ผ่านมา +8

    Mama malyun 😢 it's very sad story insha'Allah you will forget that black history.

  • @HamdkI
    @HamdkI 5 วันที่ผ่านมา +2

    Allla ku dufee malyuunay doqon fariid ismoodaa tahsy hadaa fariid tahay maalin walba markii lagu aamino oo lagu moodo qof caafimaad qaba baad cawradada xiiraysaa umada somaliyeed oo dhan baa hooyadood aabahood is furaan weyna koraan waxna ma gocdaan marka malyuunay waxa kuu roon alla sidaa kuu abuuray ka cabso 60 jir baa tahay hadaa tahsy qof raba inuu noolaado jooji dulmiga abtigaa iyo macalinkii quraanka ku baray oo laga yaabo in ay mar hore dhinteen u ducee muslinka ehelkaaga ah oo aad caayeysid walaahi nalyuunay doqon baa tshsy sidaan kugu ooyayey laykuula daba taagnaa baan rawaxay laakiin waxan ogaaday innaa tahay aof aan gudbin sababtoo ah shan sano ka hor waxa sheegtay kuma aad noqoteen orod orod illaahay u noqo oo toobad keen oo iska cafi dadka islaamka aabahana u ducee aabaha ducuu kugu leeyahay qofku hadii uusan samrin muslin maaha waa innaa samirta oo aad alle usamirtaa hal ilma iima noola hooyo iyo aabona 10 jir ah baa igu dabaysay wax walba waan soo maray habeen iyo maalina xoolan u sadaqeeyaa waalintay waana u duceeyaa adoo illaahay barwaaqo ku siiyey oo quruxdaa leh oo dad haysta baad habeen iyo maalin barooranaysaa oo cawradaada xiiraysaa malyuunay alle u toobad keena oo umada kuwa dhintay iyo kuwa noolba u ducee oo iska cafi oo jooji oonta iyo doqonimada naag karti badan oo geesiyad ah baa tahay laakiin iin baa isu yeelaysaa jooji xaalad abuurka iyo buuqa innallaahu maca saabiriin illaahay kuwa samruu la jiraa weligaa illaahay agtiisa derajo ka helimaysid intaa qof dhintay jiidaysid cafis weydiiso dadka aad ku xad gudubtay qof dhintay iyo mid noolna cafi oo illaahay ugu dhowoow anna isoo cafi canaan bay iga tahsy waayo walaashay baa tahay qof ku raba baa wax kuu sheega dadka kale wey kuu qosli hadhow wey ku xaman maxa ka maqan ood maalin walba cawradaa u xiiri ku cibaaro qaado kuwa gurguuranaya oo xataa gari gacan aan haysan lagu riixo barwaaqada alle ku siitey u toobad keen oo dadka dhinac ka raac oo shaari shaari noqono oo shaqayso allana ku xamdi khsyrka dadka uu ku siiyey caafidka maskaxda wuruxda alle uga xamdi naq waxa kaa maqan alle baa ku siin kara wixi kugu dhacayna rabi baa kuu qadaray waxa kugu dhici doonana isaga og umada abaayo alle cabsidiisa u cafi markaas baad alle ku caaqibayn laakiin maalin walba cay iyo baroor malyuun meel kuma gaaraysid illas aad xaqiiqda qalbiga iyo hanka alle ha kuu kobciyo iimaan buuxna alle hskusiiyo samir jamiil ahna alle haku siiyo meelwalbana alle hakaa kabo alle u carar malyuunay illaahayna gargaarkiisa hakuu furo aamiin

    • @JamilaJama-w3h
      @JamilaJama-w3h 5 วันที่ผ่านมา

      Shuuboyahay noo daa mms naagaha xanuunsan baad ka mid tahay oo qarsotioyinka ah leave mms alone qumayo

  • @fardusjimcaale7267
    @fardusjimcaale7267 2 วันที่ผ่านมา +1

    HORTA MAAMIY. TIMAHA JEEBKA MIYAAA KALASOO BAXDAA. MALINBA XIRAY. 7 SANO. WALI IMA SOO BIXIN. AAAD AYEEY. KUGU BAXDAA. EE ISKA. XIIIR MACALINKASKU SALAAXAYNA. HADI AAD NAGTAHY SOO DIL. CAWANEY 😅

  • @barni5847
    @barni5847 4 วันที่ผ่านมา +1

    20016 dima xiiir maad ku jirta malintaad lacag way diid dima xiir iyo isaaqwin gaa shaa war laqba xiso male

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 5 วันที่ผ่านมา +5

    Gabar aabaheed dayacayoo laba jirka lagu kufsanin aaday u yartahay walee. Kii ku dhalayba haduu ku dayacay ma nin kalaa kaa naxaya. Ilaahey nin walboo ilmahiisa dacayacay uma naxariisto aakhiro iyo aduunba In Sha Allah

  • @muhubodirie677
    @muhubodirie677 5 วันที่ผ่านมา +2

    Mama I’m so sorry for what you going through I always think you are beautiful and very smart woman may Allah protect you ❤❤❤❤❤❤

  • @IdilAwees
    @IdilAwees 5 วันที่ผ่านมา +3

    MAMA ALLE KACABSO IS ASTUR CIMRI LESKU QAWIYO KUMA JIRTIT ALLE WUKU NIMCEYE FAMILKA IYO WAXAD KAHADLEYSO KOR UGA BAX ALLE XASUSNAW WA BIL SHACBAN RAMADANA ANDUGEYNO LOVE YOU MOM ❤❤❤❤

  • @Aragsan.official
    @Aragsan.official 5 วันที่ผ่านมา +4

    Lkn waxba looguma duugine wa sidey sheektay meesha lagugu dhibateeyo wadku xanuunsanaysaa, malyuuneey is fogaaree intad caburi lahayd, we love you ❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahjamac8306
    @ifrahjamac8306 5 วันที่ผ่านมา +2

    Wax badan wan ka bartay malyuuney Allah cimriga iyo caafimadkaba ha ku barakeeyoo

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 5 วันที่ผ่านมา +5

    Waad weynatay ilmad dhashay USA baad imaday maar waxas is idhil iska ulaowdid Ullahay idhib shegatit oo shaqeysadid.

  • @saadiyaibrahim1832
    @saadiyaibrahim1832 5 วันที่ผ่านมา +5

    Mama malyun aniga ba ehelkeyga i fogeeyay i naceeyn walalhey aabheey hoooyadey kuli aniga gabr baari miskiin ah qabiil nin guursady liigu deeriyay 😢 wlhi iska sabar in sha allah arkeyso maamii

    • @Thepitchview90
      @Thepitchview90 4 วันที่ผ่านมา +1

      Aɓayo waalídkaaga kaducayso sifa ubákaaga ay kuunoqdaan baariyaal

    • @saadiyaibrahim1832
      @saadiyaibrahim1832 3 วันที่ผ่านมา +1

      @Thepitchview90 in sha allah waa runtaa sax lkn qabiil dartiisa caruurteyda iyo aabahoot loo nacayaa waana lii deeriyay qabiilkaas laandheere ma aha cml 💔😭

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 4 วันที่ผ่านมา

    Malyuun Allah u toowba keen dr nafsi tarbi raadso

  • @Qorsho
    @Qorsho 5 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤Muma malyuu neey waxaad tahay qof aad u qalbi wacan ee ilaahy waxaa kaga barya yaa cafimaad mida kale mar kii lagu xumeyna yey adigu waxaad ahaayd ilma yar oo saqiira denbi kumalihid waxii lagu geeystay waasax waad dhawacan tahay la kiin ilaahy bari inuu qalbiga kuu qabojiyo. I am so proud of you sister you are so gorgeous inside and out side ❤

  • @aasiyoadan7483
    @aasiyoadan7483 วันที่ผ่านมา

    Sorry Hooyo. I am very sorry for your pain and suffering. I hope that one day you heal and can move past this difficult journey.

  • @Anzal222
    @Anzal222 5 วันที่ผ่านมา +7

    Qalbiga waxaa dhayo allah ee allah kuu dhayo

  • @amuunjama126
    @amuunjama126 5 วันที่ผ่านมา +2

    Mama sabir adunkan waxa kugu soo dhacay wax kawayn baa dhacay manad arag qaza waxa ka dhacay waxkasta oo musiba ah ayaa halkas ka dhacay mamoyinba gablan noqday halmalin ilmohodii wayay kuwaa family godii dhan wayay hadana way qoslayan ee hooyo mcn waxad akhrisata ducadan you will feel free insha allh اللهم أجرني في مصيبتي وأخلف لي خيرا منها

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 5 วันที่ผ่านมา +1

    You have been strong. I love that you talk so you can heal.

  • @ibrahimayan477
    @ibrahimayan477 5 วันที่ผ่านมา +2

    Inchallah kreir ❤❤❤

  • @ubaxbaashicali
    @ubaxbaashicali 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mamo waxkasta aduunka waa la arkaya lkn bili aadanka wey kudaawan weyna ka tagayaan lkn allah hadii aa bariso oo culeyska ku heysta u sheegato allah adoomadiisa ma qadiyo Ee baryad badi insha Allah

  • @ifrahawil6695
    @ifrahawil6695 5 วันที่ผ่านมา +1

    Iimaanka Allaha kuu adkeeyo samir Allaah u oy u calaacal halkaan oohin waxba kuugu soosiyaadin maysee kii kudulmiya Allaah ugadacwood laylka bari Allaah tasbiixda badso

  • @salma.abdule
    @salma.abdule 5 วันที่ผ่านมา +1

    Habo mcn iska tasbiixso walahi tan waa laga tagayaa ee waxba hayes ku walwalin waa aduun lagatagayo joog habo malyuun qalbada rabi ayaa kudhisayo tuko tasbiixso .

  • @xayaath62.
    @xayaath62. 5 วันที่ผ่านมา +5

    Waxaso Dhani qadar bey ahaayen hada stress iska dhafo nolol cusub bad jogtayee noloshada ku farax bal

  • @LegendAhmed1997
    @LegendAhmed1997 5 วันที่ผ่านมา

    Ilahy maandan qalbiga ha uhagaajiyo wey iga qoslisaa waa Mamo aad uqurxbadan fariida weeye

  • @abdirashiidhinda3520
    @abdirashiidhinda3520 5 วันที่ผ่านมา +1

    Qalbiga Allaha ku Cafiyo Hoyo mcn❤😭

  • @Yusuf_Hunter2020
    @Yusuf_Hunter2020 5 วันที่ผ่านมา

    Africa ku noqo maamo us markaad imaado waad ku xanuunsata ee.😭😭😭💔💔💔

  • @umumaryan-s5v
    @umumaryan-s5v 5 วันที่ผ่านมา +2

    Asc malyuney wll aduunka waa kudhibtootee aakhiro gacantaada haku haligin

    • @haboonali7455
      @haboonali7455 5 วันที่ผ่านมา

      Ala ma aragte wlhi ayado sabarta loqate aqiro eey helilehed

  • @Aragsan.official
    @Aragsan.official 5 วันที่ผ่านมา +2

    USA waxba loogu duugey sida aniga uk 🇬🇧 laygu sixroo kale

  • @hamdaxusen4597
    @hamdaxusen4597 5 วันที่ผ่านมา

    Bisinka America waxbaa u fadhaya markay Kenya 🇰🇪 joogtay caadi ayay ahayd

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 5 วันที่ผ่านมา +4

    Waariidka ilmaha daayaacaaya maxa akhiiro u yaal

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 5 วันที่ผ่านมา +1

    Allah qalbiga has kuu dhayo abaayo, Aamiin 🤲🏽

  • @Kheyr.Wada.Channel
    @Kheyr.Wada.Channel วันที่ผ่านมา

    Ha qarine sheeg oo dacwey

  • @Nimco-u8n
    @Nimco-u8n 4 วันที่ผ่านมา

    Gabar asxab nahay idhahdey aniga 8 sano jiro ba nin weyan maku fuula idhahey. Hadalkas Ila had ma ilaawo bey dhahdey Lakin waxab kum sameynin marka lama ilaawo wixi caruurnimo kuga dhacaay

  • @fo8708
    @fo8708 4 วันที่ผ่านมา

    Pole sana mama. You need a lot of therapy and healing. The past cannot be changed but your soul needs healing in order to move on for your own health’s sake. Please consider therapy.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 5 วันที่ผ่านมา +4

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @dghmcc6110
    @dghmcc6110 5 วันที่ผ่านมา +2

    Wan oga in timahan lagaa raacay ilba kula tagtay mamo

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 5 วันที่ผ่านมา

    Maama malyuuneey xijaabka Rabigeen baa ina amray qofkale

  • @Asmaaa-i2j
    @Asmaaa-i2j 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ifeel bad for you mamo ❤ inshallah ilahay subxaanu watacala ba ku gargaraya runtii 😢

  • @samiramusa8064
    @samiramusa8064 5 วันที่ผ่านมา

    Walahi mama malyun you have nice hair please this should be the final time you shave your hair

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 5 วันที่ผ่านมา

    Timihaga waku baxan mama sirta wa ina bananka kenty waxa calosha lagu haysto

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 5 วันที่ผ่านมา +1

    ilaahii ku abuurtay ku ooy u calaacal, banii aadam waxba kuuma qaban karaan

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 5 วันที่ผ่านมา

    Reer keenu waa masayir badan nahnay acuudu billah. Furitaanka iyo qabiduba waa qadar ukhti please Allah swt ayaa qora waxa kasta iska jir inaad qoomamayso abaayo waxaas kabood shala maanta Kenya 🇰🇪 markaad joogtay naag kaaqurux badan majirin ee Allah swt uniqo walaaley

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hbo malyuuneey salatul leyl tuko oo alle ku dacweeee hbo macaney wllhi oohintada wey I dhibeysaaa

  • @msyesno09
    @msyesno09 5 วันที่ผ่านมา +2

    Mama illahay qalbiga ha ku qabojiyo cimrada aad

  • @ifrahjamac8306
    @ifrahjamac8306 5 วันที่ผ่านมา

    Cidna ha asturin adba lagama xishoone kuli keen 441 kooda

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahoow maamadaan qalbiga dhibka ka gaaray u daawee.

  • @munaabdi9626
    @munaabdi9626 5 วันที่ผ่านมา +1

    I am so sorry Malyun! Dunidan waxwalba waydhacdaa waxaad heysataa caafimaad Allah unoqo waxaa buuxa dad kaa daran iskunadayay iney horay usocdan. Malinwalba hadi wixi tagay at dib udhugato waxad lanoolaaneysaa xanuun an dhamaat lahayn!

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 5 วันที่ผ่านมา +2

    Subxanallah illahay unoqo

  • @safiyojeele7311
    @safiyojeele7311 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahow maamadan waxa ka.oysiiya xaqeda kaso saar😢

  • @fardusjimcaale7267
    @fardusjimcaale7267 2 วันที่ผ่านมา

    NAAA TIMAHA XIIIR. HANOO SALAAXINE😅😅😅😅

  • @MamaYusuf-s7x
    @MamaYusuf-s7x 5 วันที่ผ่านมา +1

    USA 🇺🇸 kumaa ficnaa iskagaa noqoo😢😢

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov 5 วันที่ผ่านมา

    Kuwii soo dhibaateyay inta nool intaan uxir xiro oran lahaa madaxa kawada jar hadaan awood uleeyahay si qalbigu ugu dago xaaraamiyiinta

  • @khadrayusuf6479
    @khadrayusuf6479 5 วันที่ผ่านมา +1

    Naa baloney kuushaye dambiga iyo daalinimada daka kala tag oo masjidka iyo baryada ilaahay kucarar waa lagaa badbadiye hus

  • @aminaahmed595
    @aminaahmed595 5 วันที่ผ่านมา +1

    Guurugi quruxda badan iyo beerti quruxda badan ma saan ayaa udambeyse?

  • @maryamaali6402
    @maryamaali6402 5 วันที่ผ่านมา

    Qalbiga allaha kuu qaboojiyo

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 5 วันที่ผ่านมา +1

    mamo malyun dadka somaliyed intaay ku dilan ayaay hadana ku dayriyan adunku waa iska imtixane

  • @Letusbefree123
    @Letusbefree123 5 วันที่ผ่านมา

    Mamo america kuma ficna oo koley waxba ku diidin ee ku soo labo africa masha waa lagu dageenyey ama quran isku saar waayo markad katimado aad ayaad u ficantey mamo nolow

  • @AbdiqaniHashi-p1c
    @AbdiqaniHashi-p1c 5 วันที่ผ่านมา

    Maana malyun wad qaldan tahay waxii dhacay wey dhacen masonoqonayan hada u danbeysay wilkada mar ki ameriko lagu xiiray tolkada iyo somaliba wey gu gurmaden waxana laga dhiibey 30 000 dlrka🎉mareykanka sh iyo 10 0000 o dolar marki lesku geyo wa 40 0000 mar ka wad xanunsan tahay e naga da filinkan wan fursanay ilah u noqo waxa jogo intad heshay dad an somali kaehelin

  • @kubra8
    @kubra8 5 วันที่ผ่านมา

    Allaha ku caafiyo, timaha haxiidhana ku oran mayno, inla xiidhtana wax wayn ma aha oo dhowrkii biloodba waan iska jaraa madhkay igu baxaaba.
    Lkn hada adaad xiidhato io hadii aad isqaawisaba io hadii aad dad soo faagtoo oo sheekadadi 8 sano kahor gadaal ugu noqotid maxa kuu soo kordhaya?? Nothing ,.
    Kuwo kaa daran oo kufsi wadareed loo gaystay ayaa badan, waana kuwo halmar kahaday io kuwo la aamusan, noloshooda ayeyna iska wataan, waayo wax soo noqonaya ama cid uga garaabaysaa ayaanba jirin. So, bal gadaal u yare fakar. Ina aadeer

  • @rowdaabdisalan5776
    @rowdaabdisalan5776 5 วันที่ผ่านมา +1

    Allahay hakucawiyo

  • @Bureqo
    @Bureqo 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa ka xumahay walaalo

  • @Kheyr.Wada.Channel
    @Kheyr.Wada.Channel วันที่ผ่านมา

    Maa dacweydid ninkaas kusalaaxay

    • @NawalMohamud
      @NawalMohamud 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      dowlad kama jirin mrka somalia aaaqiro iyo aduun allaH cadabe ragaas

    • @NawalMohamud
      @NawalMohamud 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      dowlad kama jirin mrka somalia aaaqiro iyo aduun allaH cadabe ragaas

  • @sumayaabdi7362
    @sumayaabdi7362 5 วันที่ผ่านมา

    Timaha mama malyuun ilhay iga ma dhigo

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 5 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢😢 ilaahey hakadhayo dhaawaca mamo

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 5 วันที่ผ่านมา

    Sorry maama malyuun Markastoo aa ooysid anna waankulla ooyaa.

  • @احمد-د2ض4خ
    @احمد-د2ض4خ 5 วันที่ผ่านมา

    Mama malyuun timahaaga wakuquruxdahaay hajarin bilis😢😢

  • @kowsarali2757
    @kowsarali2757 5 วันที่ผ่านมา

    Bini.aadam waxbo kuuma qaban karaan .laakiin ilaahay ayaa kuu qaban karo ee ilaahay waydiiso qalbiga inuu kuu dhayo

  • @deeqoibrahimmohamed233
    @deeqoibrahimmohamed233 5 วันที่ผ่านมา +1

    Edo malyun illhay subxana watacala ha ku cafiyo kuwii dhibtan ku geystey Allah ka so Saro sorry edo

  • @maqsudomar5924
    @maqsudomar5924 5 วันที่ผ่านมา

    Hodan istar ku deesoo mamo

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 5 วันที่ผ่านมา

    Koow Allow sahal amurah

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 5 วันที่ผ่านมา

    Ha oo yine adkayso Cadaow gaaga
    Dhuux sagaaro ayaa loogu dhaashada sagaaro dhuuxeda majire waa adkayso

  • @sofiasafa3239
    @sofiasafa3239 5 วันที่ผ่านมา

    Waaba soo cimraysate alle isku xir

  • @Thepitchview90
    @Thepitchview90 4 วันที่ผ่านมา

    Maamdan africa halaguceliyo

  • @fataha1
    @fataha1 5 วันที่ผ่านมา

    Allaha Ku Caafiyo qaali

  • @ayaansalad7956
    @ayaansalad7956 5 วันที่ผ่านมา

    Queen markaa tagto mareykan maxa sad u noqotaa don’t go America

  • @malabosaid2434
    @malabosaid2434 4 วันที่ผ่านมา

    ala maxaan dhaawac badan qabnaa😢

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 5 วันที่ผ่านมา

    Walee kuwaas qabuuraha wax baa ku hayesta

  • @umusumayawabare3697
    @umusumayawabare3697 5 วันที่ผ่านมา +1

    Mamo sorry

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 5 วันที่ผ่านมา

    Sorry habo mcn Allah kaga jaro maliin kale inshallah don’t worry ❤

  • @samiramaxamed
    @samiramaxamed 5 วันที่ผ่านมา

    Waxa miyaanad ka gudbin maalin walaba miyaad kahadali

  • @AmaalmohamedFaarah
    @AmaalmohamedFaarah 5 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @AmranAbdiqadir-q9g
    @AmranAbdiqadir-q9g 5 วันที่ผ่านมา +2

    Qalbiga qaalisan xyti sorry ❤❤❤❤

  • @jamilomuhidin9766
    @jamilomuhidin9766 5 วันที่ผ่านมา

    Dadka horteda ha ku xiran, dadba Timo u soo bixin

  • @ibnumubashir5056
    @ibnumubashir5056 5 วันที่ผ่านมา

    Pole mama horeey usoco ❤❤❤❤

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 5 วันที่ผ่านมา

    tumaha iskadaa maamo maxaa ujartaa markaa xanaaqdo

  • @habiibaomar6919
    @habiibaomar6919 5 วันที่ผ่านมา +1

    I love you mama

  • @EngShukri
    @EngShukri 5 วันที่ผ่านมา

    Orod meshada ku noqo america waba ku walata ma sixir baa ku yala

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry.

  • @MUNA-e2f
    @MUNA-e2f 5 วันที่ผ่านมา +1

    Very sorry dear ..

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 5 วันที่ผ่านมา +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Fahimoyuusuf
    @Fahimoyuusuf 5 วันที่ผ่านมา +1

    Alaa maxa ku ciyaartay tima qurxoon

  • @almaleon.m
    @almaleon.m 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤sorry mms

  • @ubaxahmed326
    @ubaxahmed326 5 วันที่ผ่านมา +2

    I’m sorry

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 5 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @jowharomohamed500
    @jowharomohamed500 5 วันที่ผ่านมา

    Sorry mama wan kaxumahay qof ciil somaray le daremi karo ❤❤❤

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 5 วันที่ผ่านมา

    Bal wax yar gaabi eedo quruxeey

  • @KkAA8
    @KkAA8 5 วันที่ผ่านมา +3

    Very sad indeed may Allah give you healthy

  • @farhiyaukun3735
    @farhiyaukun3735 5 วันที่ผ่านมา +1

    Qaliba ayaa qaalisan

  • @ShoqoWarsame
    @ShoqoWarsame 5 วันที่ผ่านมา +1

    I am sorry mama

  • @SaynabYusuff
    @SaynabYusuff 4 วันที่ผ่านมา

    I have to give it to your hair grows. Speak to a professional.