ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Yahya Abdoulkader & Raliya | Dhaqan ma'u lahayn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ส.ค. 2024
  • Hees Dhaqankaa lagu macneenayo iyo koox ciyaar hido
    iyo Dhaqan aad u qurux badan oo reer Jabuuti ah
    Habeenkii Sanadka cusub - Djibouti
    ©️ RTD DJIBOUTI

ความคิดเห็น • 404

  • @user-gh1ky8sg7r
    @user-gh1ky8sg7r 8 หลายเดือนก่อน +21

    From Muqdisho walhi rer Djibouti 🇩🇯 waa Dhaqankii Oo Sax ah Allah idin Dhowro Walaladeen Nagu Haya Qalbiga Wllniman laheyn Baa Cidloday Maqlkiinu waa Ino Farxad

    • @ibrahimhoussein355
      @ibrahimhoussein355 8 หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid muqdisho wa magalo aan jeclahay Mar waan iman dona inshallh

    • @bouhamareh2110
      @bouhamareh2110 25 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah jiro oo jooga wallheen rumaad ❤❤

  • @mascadeofficial4920
    @mascadeofficial4920 3 ปีที่แล้ว +22

    Cajiib wlhi dhantadan waa ii qiira gelisay allow somali midee meelkasta oo ay joogaan
    From Mogadishu

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 3 ปีที่แล้ว +44

    Cisse dhaqan suuban iyo xido qurux badana 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
    Hido iyo dhaqanka cisse wa hido so jiray kuune yaal badan

  • @farhijadahir6650
    @farhijadahir6650 3 ปีที่แล้ว +61

    Boqortoyada Cisse weeyn Waa reerka qaalia ee xeer adag lay masha allah 🌷🌷🌷🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @kaifhassan9230
    @kaifhassan9230 4 ปีที่แล้ว +134

    Wadanka aduunka ugu jeclahy tihiin wlaalaheen🇩🇯 from 🇸🇴

    • @jodaldon4715
      @jodaldon4715 4 ปีที่แล้ว +11

      Thanks We are same people brother Djibouti and somalia

    • @aichaafricainegirl4972
      @aichaafricainegirl4972 4 ปีที่แล้ว +5

      walahi Ana somalia wax ka jecelahay majirto guruxey hadanhay umad somaliyed waan is jecelahay lakin wax no so bahay guri wah oo gabil gabil no kala saray incha Allah one✋

    • @kaifhassan9230
      @kaifhassan9230 4 ปีที่แล้ว +1

      @@jodaldon4715 yeah wllo 😍🇩🇯🇸🇴

    • @ilhanahmedabdallah3221
      @ilhanahmedabdallah3221 4 ปีที่แล้ว +4

      We love you la grande Somalie

    • @moussajoseph3112
      @moussajoseph3112 4 ปีที่แล้ว +2

      ❤🇩🇯

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 3 ปีที่แล้ว +58

    I am from puntiland reer ayeeyahay sharaf baad leedihiin .

    • @rahmaabdi5366
      @rahmaabdi5366 3 ปีที่แล้ว +4

      Love uu walaladeen puntland

  • @GuledAar
    @GuledAar 8 หลายเดือนก่อน +10

    Soomaalinimadu ha sarayso. ❤ waad mahadsan tihiin reer jabuuuti salaan sarre ayan jigjiga idinka soo dirayaa walaalayaal alle ha idin barakeeyo oo ha idin xafido.

  • @mahamadabdi6038
    @mahamadabdi6038 3 ปีที่แล้ว +22

    Masha allah dhaqankyga wan ku faana allaha ha idin barakeeyo reer jabuuti from ethiopia diridhabe

    • @soumeyamahamoud479
      @soumeyamahamoud479 2 ปีที่แล้ว +7

      Inader igu salam dire jano. Dhaqanka ha la nooleeyo meel walba u Ciisa joogo ha ka ifoo.

  • @maywalomaywalo7505
    @maywalomaywalo7505 7 หลายเดือนก่อน +12

    This song made me cry I absolutely LOVE IT. Long live Somalia 🇸🇴 Ins sha Allah. May we win with Allah (swt) by our side.

    • @akomar469
      @akomar469 5 หลายเดือนก่อน

      Same😢

  • @manaicha5976
    @manaicha5976 ปีที่แล้ว +9

    Haaa Dhaqan wa u lahayn 🇩🇯 xer cisse

  • @emamoha112
    @emamoha112 ปีที่แล้ว +5

    Dhaqan so jiro lagu dhatiiyo dhantiyo wirwira dhaqan ma ulahy ciise🇩🇯🇩🇯❤️

  • @ws6096
    @ws6096 ปีที่แล้ว +26

    Mashallah beautiful ❤ I’m Darood but have Dir Isse grandma I love this. I use to watch these videos and gravitate towards Djibouti Isse videos. And do the dances growing up before even seeing the videos. My mom finally told me it was passed down from her mother. Dir did a lot for the betterment of the Somali tribe as whole. Being Somali is beautiful ❤️🇸🇴🇩🇯❤️

    • @madibamed789
      @madibamed789 10 หลายเดือนก่อน

      🇩🇯❤️❤️❤️🇩🇯🇸🇴

    • @AdenXamud
      @AdenXamud 8 หลายเดือนก่อน

      Koy ❤❤

  • @mouniyat
    @mouniyat 4 ปีที่แล้ว +69

    Proud cissa mashallah 🇩🇯💚🇸🇴💙

  • @Najiib-Habane
    @Najiib-Habane 4 ปีที่แล้ว +60

    Iam from Hargaisa Somaliland love songs DJabouti🥰

  • @geestiirmedia4465
    @geestiirmedia4465 2 ปีที่แล้ว +21

    Masha allah reer djibouti iyo beesha ciise wayne waa dhaanto aad u macaan

  • @jamilamohamed8630
    @jamilamohamed8630 4 ปีที่แล้ว +68

    From hargysa we love rer jabuti dhantoyinkina mrksta wn dhagysana❤🥰

    • @farahsougueuh2624
      @farahsougueuh2624 4 ปีที่แล้ว +6

      Dhantada jigjiga ayaa laga ciyaara lakin jabuuti dhaqan gaar ah ayay leeyihiin.

    • @kadijaabdiwahab5819
      @kadijaabdiwahab5819 4 ปีที่แล้ว

      3e

    • @BooliiskaSooWac
      @BooliiskaSooWac 3 ปีที่แล้ว

      Fuck you

    • @fullafulla4102
      @fullafulla4102 3 ปีที่แล้ว +2

      @@farahsougueuh2624 dhaantada noocyo kala gedisan bee leedahay jigjiga bes lee malaga dheelo

  • @sumayacabdiraxman71
    @sumayacabdiraxman71 2 ปีที่แล้ว +7

    Dhaqn haa sida dhab ah dhaqan waa uleheyn waw dhaqankeygiiiiii cisee wannidin jeclhy❤

  • @user-rh7sr6gy9c
    @user-rh7sr6gy9c 8 หลายเดือนก่อน +4

    Haa sida dhabta dhaqan wan u lahayn from dire dhawa

  • @mahadmaxamuud2315
    @mahadmaxamuud2315 ปีที่แล้ว +8

    Aana hoole dhiiga idhaqaaqey ...Miss my motherland ...ilaahow nabaada inohay o ino dheere amiin ya RAAB ...daad iska masaakiina iska nahay ... QU'ALLAH veuille sur nous ainsi que le pays ya RAAB...

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 4 ปีที่แล้ว +50

    Escala dhaqan, dalka adunka ugu jeclahay wa Djibouti peace and Love❤🎆💃

  • @mandeeqofficial4629
    @mandeeqofficial4629 3 ปีที่แล้ว +13

    Cisse power dhaqan suuban anaga leh i nolaada tolkey🥰🥰🥰🥰🥰

  • @daherhamoud1250
    @daherhamoud1250 4 ปีที่แล้ว +54

    Tolkey ciise weyne one love ❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪👈👈👈

    • @maxamedcabdi6825
      @maxamedcabdi6825 2 ปีที่แล้ว

      sorry nagadaa tolkeyga dheg waan idin jeclahay soomaali ween

    • @manaicha5976
      @manaicha5976 ปีที่แล้ว

      Love you 🇩🇯❤️

    • @manaicha5976
      @manaicha5976 ปีที่แล้ว

      @@maxamedcabdi6825 no maser

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 2 ปีที่แล้ว +6

    Aabo dhabar ahoo
    Dhibta ka hortagoo
    Dhexdhexaadiya
    Dhaqan ma u leh?
    Hooyo dhiirranoo
    Dhasha korisa'oo
    Dhaqaalayn taqaan
    Dhaqan ma u lahayn?
    Xeer la dhaafinoo
    Dhegalayn lahoo
    Isku dheelitiran
    Dhaqan ma u lahayn?
    Aqal dhiga lahoo
    Dhidib loo tumiyo
    Dheri iyo dharaar
    Dhaqan ma u lahayn?
    Xeer dhuur lahoo
    Dhakhso loo qoriyo
    Fidhinkii dhex yare
    Dhaqan ma u lahayn?
    Kordhe dhididoo
    Dhayda lagu luloo
    Laga dhaliyo subag
    Dhaqan ma u lahayn?
    Kabo dhegalahiyo
    Qolxad dhamacoo
    Aan Dhulkaba la dhigin
    Dhaqan ma u lahayn?
    Gabdho dhiiranoo
    Dhexda giijiyo
    Laga bixiyo dhaban
    Dhaqan ma u lahayn?
    Dhaqan soo jiroo
    Lagu dhaatiyo
    Dhaantiyo wilwilo
    Dhaxal ma u lahayn?
    Haa sidaa dhabta
    Dhaxal waa u lahayn❤️

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 2 ปีที่แล้ว +44

    Masha Allah guul Umada Somaliyeed 🇸🇴❤️🇩🇯❤️🇪🇹

  • @rayahassan9315
    @rayahassan9315 ปีที่แล้ว +21

    Proud to be Somali boqortoyo ciise 🇪🇹🇩🇯❤

    • @rayahassan9315
      @rayahassan9315 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiomar1977 Djiboutian flag bro ciise forever 🇩🇯❤

    • @thanososman1500
      @thanososman1500 ปีที่แล้ว +3

      Langaab wtf is the Ethiopian flg here

    • @maywalomaywalo7505
      @maywalomaywalo7505 7 หลายเดือนก่อน

      Why do you have the Ethiopian flag?

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 2 ปีที่แล้ว +167

    This song makes me proud of being Somali

  • @abdiaziz1646
    @abdiaziz1646 ปีที่แล้ว +1

    Haa sida dhabtaa dhaqan wauu laheeyn Ilahow 🇸🇴 🇰🇪 🇪🇹 🇩🇯 iyo Somali landed mideey Soomaali mid ah natus.

  • @anabhassan796
    @anabhassan796 4 ปีที่แล้ว +17

    reer Djib wa dad dhaqanki somalida wali hasto hooyo dhiirano dhasha kurisa o dhaqalen taqan dhaqan maulehen abo dhabar oho dhiibta kahortago dhaxdhaxadiyo dhaqan maulehen

    • @ismailmohamed745
      @ismailmohamed745 3 ปีที่แล้ว +2

      Reer jabuuti walaalo garab taagan walaalahood somali dhaqa ma u laheed,,haa sida dhabta ah dhaxal waad u laheed

  • @mohamedhousseinali7421
    @mohamedhousseinali7421 4 ปีที่แล้ว +84

    Mashallah Cisse young generation. Dhaalal qurux jabuutay Nabad ku waar....)99

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 3 ปีที่แล้ว +8

    Xeer cisse 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdichakourosman7992
    @abdichakourosman7992 4 ปีที่แล้ว +24

    Woow my country Djibouti one love 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍😍..allaho xafid

  • @aymanadenmed4642
    @aymanadenmed4642 ปีที่แล้ว +4

    woow mn dhaqan ciise weyn 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว +81

    It is a moment when I am appreciative to be a Somali, exclusively Dir. This song plainly discloses that we have a vivid culture and art with generous of bravery, beauty, creativity, and patriotism.
    Salutes also to the two artists as well as the author and composer of this overpriced song!
    Believe Me such traditional Song is one of the finest ever if not the best.

    • @mohamedmuse08
      @mohamedmuse08 2 ปีที่แล้ว +1

      So true 100% agree with you

    • @Karisma187
      @Karisma187 2 ปีที่แล้ว +2

      Somaliland songs makes me proud, it’s the land of the poets 👑👑👑

    • @mohamedmuse08
      @mohamedmuse08 2 ปีที่แล้ว +8

      @@Karisma187 And so is Djibouti specially when it comes to authentic traditional dances and dressings as they even have some unique ones apart from the ones that are danced among other somali communities as for poetry of course Somaliland produced more poets than Djibouti that could may be cultural diversity in Djbouti and lack of interests among young djiboutians as they are exposed to the french culture as for songs it’s fair to say both Djibouti and Somaliland produce amazing artists and i would add the somali region of Ethiopia to this category and of course for poetry

    • @mohamednasteho6516
      @mohamednasteho6516 2 ปีที่แล้ว

      Ta bien dit frr

    • @leomandchourian5460
      @leomandchourian5460 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedmuse08 explained with a lot of wisdom, nin raga iga dheh! Nolow

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 4 ปีที่แล้ว +14

    Viva somaliweyn djabuti ilove 💋💋❣❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐅🦁🦁🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @yosephali8847
    @yosephali8847 3 ปีที่แล้ว +65

    Yes we're only the one Community in Somali people who have a xeer and ugaas 💯🥰 Que la bénédiction sera avec mes peuples Ciisa ainsi que notre république de Djibouti❤🇩🇯

  • @ONKODTV4952
    @ONKODTV4952 4 ปีที่แล้ว +28

    Maasha allaah Xeer anla dhafin DHaqan wan u lahayn🤩🇩🇯

  • @hodanhappyahmed9618
    @hodanhappyahmed9618 ปีที่แล้ว +4

    Dhaqan so jiro lagu dhato dhaqan ma ulahayn waw😍😍

  • @altianoelchapo6456
    @altianoelchapo6456 4 ปีที่แล้ว +39

    Heesta sidan umacaan ayey dad 200kun ka badan ayna daawan kuwa mala yacniga ah ee an macnaha ku fadhiyina milyan ayey gadhaan taasi waxay cadaynaysa in dadki macnaha eegi jiray ay dhamadeen oo kuwan imika jooga ay yihiin malayacni
    Aadbaan uga xumahay inaan sida nahay soomali ahaan
    Hees aad umacaan macno wanaagsana wadata

    • @abdirahim744
      @abdirahim744 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa somali mala yacniya

  • @wehelie555
    @wehelie555 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa hees qiiro iyo macno badan leh. Maanshaa Allaha alifahii miraha Abwaanka iyo inta ku luuqeysay.

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 3 ปีที่แล้ว +12

    M'y tolkay cisse malab🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mohamedabdi6034
    @mohamedabdi6034 2 ปีที่แล้ว +37

    I love my isse brother and sisters beautiful culture and heritage #lovefromSomaliland

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 3 ปีที่แล้ว +21

    ❤️❤️Dhari iyo dhardhaar dhaqan mulahayn,
    Haa wa uulahayn💕💕💕💕
    Mansh allaah i really enjoyed to listening again&again💘✅
    Jabuuti member of my family degen. Mar ina aado weye wlhi🌏💕

  • @abdidiiwaan2227
    @abdidiiwaan2227 4 ปีที่แล้ว +22

    Masha allah rer Djibouti wan jeclahy nabad kuwara

  • @ziizoziizo3553
    @ziizoziizo3553 2 ปีที่แล้ว +70

    Shout out to Djibouti 🇩🇯 for still having and doing our culture

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 2 ปีที่แล้ว +34

    I am Damn proud to be SOMALI Insha allah tough times shall pass

  • @mohamedalahi5204
    @mohamedalahi5204 4 ปีที่แล้ว +22

    Haa sidaa dhabta dhaqan waan ulahayn. LIKE LIKE LIKE👍👍👍

  • @nasirabdijamadeco6065
    @nasirabdijamadeco6065 2 ปีที่แล้ว +4

    copy ba laga kiciyey markaas baan origanalkii soo raadiyeyy dhaqan ma ulahyn💯🥰

  • @hamzemahamed472
    @hamzemahamed472 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah tolkay ciise wayne ❤❤🤩🤩🤩👏👏👏❤ jira oo jooga

  • @user-hd5hp7jn5l
    @user-hd5hp7jn5l ปีที่แล้ว +1

    Its my second country
    After Awdal Somaliland ❤
    I proud tobe Somali Muslim Alhumdulilah ❤

  • @allush9637
    @allush9637 2 ปีที่แล้ว +12

    MashaAllah une chonson qui explique en detail la tradition millenaire de Issa ,je suis fiere de vous mes freres. Votre frere Afar

  • @DakirosmanIdleh
    @DakirosmanIdleh 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hawaarto beesha ciise ee dhaqanka iyo xeerka an dhaafin abidkod

  • @KakaKaka-wt5yk
    @KakaKaka-wt5yk 3 ปีที่แล้ว +19

    Mashallah la tribu issa sans rancun je ss fier d etre une femme issa

  • @carabaytopubg5281
    @carabaytopubg5281 4 ปีที่แล้ว +89

    Aabbo dhabar ahoo
    Dhibta ka hortagoo
    Dhexdhexaadiye ah
    Dhaqan ma uhalayn ?
    Haa sida dhabta ah
    Dhaqan waw lahayn
    Hooyo dhiirranoo
    Dhasha korisa oo
    Dhaqaalayn taqaan
    Dhaqan ma uhalayn ?
    Haa sida dhabta ah
    Dhaqan waw lahayn
    Xeer la dhaafinoo
    Dhegalay lahoo
    Isku dheellitiran
    Dhaqan ma u lahayn ?
    Haa sida dhabta ah
    Dhaqan waw lahayn
    Aqal dhiga lahoo
    Dhidab loo tumiyo
    Dheri iyo dhadhaar
    Dhaqan ma u lahayn ?
    Haa sida dhabta ah
    Dhaqan waw lahayn
    Xeedh dhuur lahoo
    Dhaqaso loo qoriyo
    Fidhinkii dhex yare
    Dhaqan ma u lahayn ?
    Haa sida dhabta ah
    Dhaqan waw lahayn
    Kodhe dhidida oo
    Dhay lagu luloo
    Laga dhaliyo subag
    Dhaqan ma u lahayn ?
    Haa sida dhabta ah
    Dhaqan waw lahayn
    Kabo dhega leh iyo
    Qolxad dhamac ahoo
    Aan dhulkaba la dhigin
    Dhaqan ma u lahayn ?
    Haa sida dhabta ah
    Dhaqan waw lahayn
    Gabdho dhiirranoo
    Dhexda giijiyoo
    Laga bixiyo dhaban
    Dhaqan ma u lahayn ?
    Haa sida dhabta ah
    Dhaqan waw lahayn
    Dhaqan soo jiroo
    Lagu dhaato iyo
    Dhaantiyo wilwile
    Dhaqan ma u lahayn ?
    Haa sida dhabta ah
    Dhaqan waw lahayn
    ''

    • @munahassen9095
      @munahassen9095 4 ปีที่แล้ว +1

      Waaw walee waxbaa ka dhacay

    • @juweiria8241
      @juweiria8241 4 ปีที่แล้ว +1

      Afsomaliga dhib badan anigo kudhashay aya micno ubahan.. erayada qaar ma aqaano macnihis😔

    • @ashaabdikadir3497
      @ashaabdikadir3497 4 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah

    • @raximamaxamed424
      @raximamaxamed424 3 ปีที่แล้ว

      Haa sxp Way waan ulahayn

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 3 ปีที่แล้ว

      Xeedh dhuur ahoo waaye macnahuna waa xeedho ka sameysan ama laga qorey geedka dhuurta la dhaho

  • @pogboom3612
    @pogboom3612 4 ปีที่แล้ว +34

    My blood i'm so proud to my ethnic issa weyne

    • @halhays
      @halhays 4 ปีที่แล้ว +5

      ethnic? Lol

    • @Sizeyy
      @Sizeyy 3 ปีที่แล้ว +6

      Thats Somali culture Issa tribe

  • @MrLongsigh77
    @MrLongsigh77 3 ปีที่แล้ว +16

    Ogadenia representing my people, I’m from UK 🇬🇧 Manchester 👍🏿👌🏿✊🏿Proud

    • @zak2093
      @zak2093 3 ปีที่แล้ว +12

      This is for cisse 🤣🤣 I mean Djiboutiens culture

    • @farahsougueuh2624
      @farahsougueuh2624 3 ปีที่แล้ว +6

      Where is ogaden 😄😄😄😄😄😄😄

    • @hodaugaas7755
      @hodaugaas7755 3 ปีที่แล้ว

      Well they copied from Ogaden 😉

    • @zak2093
      @zak2093 3 ปีที่แล้ว +4

      @@hodaugaas7755 keee dreaming 😴

    • @abdulhakimhoussenbulale6154
      @abdulhakimhoussenbulale6154 3 ปีที่แล้ว +5

      This is issa culture djabuti

  • @fouadabdi3861
    @fouadabdi3861 4 ปีที่แล้ว +73

    Haa hadannunahay beesha ciise wayne wan ulahayn🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👉

    • @ciisedahir6148
      @ciisedahir6148 3 ปีที่แล้ว +3

      Beesha ciise kaliya maa dhaqanka leh 😀
      Mise somali oodhan
      MAANGAAB INDHAHAAGA FUR💪👊

    • @asli8565
      @asli8565 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ciisedahir6148 somali o dhan leeh hn from Ciise gril 🇩🇯💉🇸🇴🥰💞💞

  • @ibrahimamina9726
    @ibrahimamina9726 4 ปีที่แล้ว +45

    exactement on la plus belle tradition , ogass sage, des hommes fort et courageux , des femmes active et motivé vive my dadkayga masha'allah

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 4 ปีที่แล้ว +47

    Isse people their culture is indigenous 🙏👑

    • @moustapheibrahim8352
      @moustapheibrahim8352 4 ปีที่แล้ว +3

      Tribalisme

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 4 ปีที่แล้ว +7

      @@moustapheibrahim8352 why u said tht?.
      I do not mention tribalism by name of a tribe.

    • @ayshaahmad9837
      @ayshaahmad9837 4 ปีที่แล้ว +1

      Isse is tribe name

    • @leomandchourian5460
      @leomandchourian5460 3 ปีที่แล้ว +5

      @@moustapheibrahim8352dude you see tribalism everywhere. C'est le terme Issa qui vous met mal à l'aise?

    • @missaomar3190
      @missaomar3190 3 ปีที่แล้ว +2

      Iam Proud isse

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 4 ปีที่แล้ว +27

    insha allah je viendrai djibouti c'est mon souhait d'être dans la ville de jabouti 👑👑👑 beaucoup d'amour les Djiboutiens

  • @kaderhoussein9161
    @kaderhoussein9161 3 ปีที่แล้ว +14

    Mashallah very proud to be ciise mashallah dhaqankayga

  • @hodanyusuf888
    @hodanyusuf888 ปีที่แล้ว +7

    Proud to be somali❤🇩🇯😊

  • @yasmineibraofficial9157
    @yasmineibraofficial9157 4 ปีที่แล้ว +35

    Isse m’y blood🇩🇯❤️

  • @hiboaadan7739
    @hiboaadan7739 2 ปีที่แล้ว +24

    My dad loves this song so much

  • @simbasimba9996
    @simbasimba9996 2 ปีที่แล้ว +13

    Dame, listening too this makes me think about my beautiful mother, plus wish this song was longer just a great song all around, Great Job GUYS!!!!!!!!!!!

  • @semonmohamed1142
    @semonmohamed1142 4 ปีที่แล้ว +38

    My reer ayaaydaye ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @udgoonofficial1805
    @udgoonofficial1805 2 ปีที่แล้ว +7

    Proud to be Somali🇸🇴 🇩🇯 🩸❤️

  • @ahmedabdiwali1951
    @ahmedabdiwali1951 ปีที่แล้ว +1

    M.sh allow ciise la,aan hanadhigin gobtii somaliyyed alle haidin xifdiyo lkin belwaynta ciisaay gabdhihii wacnaayoo kunka geela ah laga dhiibi jiray baa idinku danbeeyaye Gabadh igu cimaamada waxwalba waa diyaare from daarood

  • @solomontekeste1863
    @solomontekeste1863 2 ปีที่แล้ว +2

    Isha Allah 2060 dhaantadan jaamacadaha baa lagu dhagaysan 2021sida dhaqan ki looga tagayaan arkaa😭

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan หลายเดือนก่อน +1

    Waa ku faanaa dhaqankayaga 🥰 from Mogadisho

  • @sadiqisma4464
    @sadiqisma4464 4 ปีที่แล้ว +16

    Intaan dhagaystay xad maleh, my favorite dhaanto song

  • @fmohamud2237
    @fmohamud2237 3 ปีที่แล้ว +5

    Reer Djibouti 🇩🇯 I really adore you ❤️❤️❤️

  • @BooliiskaSooWac
    @BooliiskaSooWac 3 ปีที่แล้ว +61

    I love this song mannn. It hits the spot right on

  • @mohamednasteho6516
    @mohamednasteho6516 2 ปีที่แล้ว +8

    Voilà notre traduction c'est une traduction extraordinaire connu partout vive❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💖💖💖💯😍😍😍ma patrie et que Dieu te garde toujours pour le meilleur et te protège contre les mauvaises oeil

  • @MrTapha10
    @MrTapha10 4 ปีที่แล้ว +10

    Madaxnimo iyo Geesinimo dhaqan maa u lahayn, YEAH

  • @ikranhassan5121
    @ikranhassan5121 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah beautiful song ❤️❤️❤️🥰🥰I love it 4ever our doqan 🇩🇯🇩🇯🇩🇯my home Djibouti 🇩🇯

    • @yw5393
      @yw5393 4 ปีที่แล้ว

      It's dhaqan walal not doqan

  • @kushiinsomali3213
    @kushiinsomali3213 4 ปีที่แล้ว +4

    hooya dhiiranoo dhasha korisa oo dhaqaleyn taqaan dhaqan ma u lahayn. 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @suldaangamuure6161
    @suldaangamuure6161 3 ปีที่แล้ว +15

    I'm proud to be a Somali Muslim

  • @soomalinicechannel1817
    @soomalinicechannel1817 3 ปีที่แล้ว +14

    I love this song dhaqan ma ulahayn😍💓❤

  • @cabdicano8698
    @cabdicano8698 ปีที่แล้ว +1

    Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @shidanecismaan3840
    @shidanecismaan3840 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhaantiyo wilwilo dhaqan ma u lahayd haaa 👏👏👏

  • @houlhass9869
    @houlhass9869 ปีที่แล้ว +4

    I'm proud somali from baabili 🇪🇹 🇸🇴

    • @awgoogle
      @awgoogle ปีที่แล้ว

      Nin hawiyaa oo laandheere ah ayaa tahay, Nooloow,
      Laandheerenimo Hawiye Aduunkii would buuxiyay.

  • @inaraguehofficial8831
    @inaraguehofficial8831 3 ปีที่แล้ว +7

    Machalla je adore cette chanson 😘😘😘😘😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯bjidouti force 💞💪💪💪✌✌👍👍👍

  • @JCB-qp3ui
    @JCB-qp3ui 3 ปีที่แล้ว +12

    Proud Issaq ❤️❤️❤️ Djibouti mon pays 🇩🇯

    • @chirdonsoufian8986
      @chirdonsoufian8986 3 ปีที่แล้ว +5

      Ptdr 😭😭

    • @yahyamahdi5892
      @yahyamahdi5892 2 ปีที่แล้ว +4

      But This is not isaaq culture but issa culture

    • @safaeleyeh4816
      @safaeleyeh4816 2 ปีที่แล้ว +6

      This is Ciise culture 🇩🇯

    • @Karisma187
      @Karisma187 ปีที่แล้ว

      Isaaq power 👑👑👑

  • @hassanyahye2322
    @hassanyahye2322 2 ปีที่แล้ว +6

    This song 🎵 👌 🙌 ❤ is DEEP dhaqan waan u lahaan jirnay ⭐⭐⭐⭐⭐

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 4 ปีที่แล้ว +7

    Yahye abdulkadir 😍2012 tartanki djbouti ya dawan jiray

    • @its.Mohamed443
      @its.Mohamed443 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga lkn cabdilaahi baan tageeri jiray mooji meel uu ka dhacay😂

    • @empiresaara9927
      @empiresaara9927 4 ปีที่แล้ว +1

      Ha lama garanayo melu galay

  • @ilyashassanyasin246
    @ilyashassanyasin246 2 ปีที่แล้ว +11

    Proud to be somali 🩸💜💯

  • @dekamoussa683
    @dekamoussa683 3 ปีที่แล้ว +11

    my tradition 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @NajkaCade-vh9gs
    @NajkaCade-vh9gs 9 หลายเดือนก่อน +1

    ɪs ᴡᴀᴄʜɪɴɢ ᴅʜᴀǫᴀɴ ᴡᴀᴀ ᴜʟᴀʜᴇʏɴ 🥰

  • @hibaShi-xl4bw
    @hibaShi-xl4bw 2 ปีที่แล้ว +3

    Sax dhaqan waan u leenahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zuhurosmaan2327
    @zuhurosmaan2327 3 ปีที่แล้ว +5

    CIISE WATNE VIVA

  • @isqabooji9932
    @isqabooji9932 3 ปีที่แล้ว +2

    Grind tv jiniyaasha waweyn brought me here dhaqan Ma u lahryd Adu

  • @Ubax2007
    @Ubax2007 4 ปีที่แล้ว +10

    Our brothers and sisters beautiful

  • @warfaalifeshow7584
    @warfaalifeshow7584 4 ปีที่แล้ว +12

    Djaboutian people God blesa u. My people one love

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhaqan ciise mashallah😍😍😍😍❤

  • @hassanbahdon8685
    @hassanbahdon8685 3 ปีที่แล้ว +9

    Beesha ciisa wayne wan ulahayen

  • @nasteaden2688
    @nasteaden2688 3 ปีที่แล้ว +4

    Hablo dhirano dhaxda gijiyo dhaqan ma u lehen I love this song 🎧 i

  • @NimcoSomali1
    @NimcoSomali1 3 ปีที่แล้ว +10

    The best song so far.

  • @ilhanahmedabdallah3221
    @ilhanahmedabdallah3221 4 ปีที่แล้ว +22

    Juste magnifique 🤗

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว +6

    Dhaqanka waxaba kamanan sogaadhene balse heesta waay macaantay🤗👌😋😍😊

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur ปีที่แล้ว +3

    J aime cette très belle chanson de mon ami abdoulkader.