YACKOO OO HEES QIIRO LEH U QAADAY XAASKIISA YAASMIIN XAFALADA SANAD GUURADA AROOSKOODA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024
  • YACKOO OO HEES QIIRO LEH U QAADAY XAASKIISA YAASMIIN XAFALADA SANAD GUURADA AROOSKOODA

ความคิดเห็น • 224

  • @ayanelmi9840
    @ayanelmi9840 ปีที่แล้ว +2

    Nin saas igu heesa haba gabyo haduu rabee igu so duceeya Mnsha allah family qurux badan ❤

    • @sacdiasheikh23
      @sacdiasheikh23 ปีที่แล้ว

      Alaha kusiiyo abaayo dadaal adna

  • @kheyrdoonchannel6229
    @kheyrdoonchannel6229 2 ปีที่แล้ว +158

    Walalow maad quran saaratid xaaska iyo ilmaha taas ayaaa kaga wanagsan danbi iyo qarash ku lagu tumto waa iga talo wll mark ilmo iyo beyt islam ah la joogo quranka iyo alle xagis ayaa loo dhawadaa lkn music waa laga wnagsan yahay wan rajeynaa in aad qalad ii fahmin faraxad waarto ku waraa dhamantiin wada nooladoo nabad ku waaraa

    • @abdrizackadanali5047
      @abdrizackadanali5047 2 ปีที่แล้ว +1

      Masallah

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 2 ปีที่แล้ว +1

      M.a sax waye wllo

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal ogoow dadka ine kala leeyihin Wadad iyo fanaan iyo jilaa marka ha noqon islaantii club intee tagtay dj ku tiri naga gaabi music madaxa I xanuunaayo

    • @kheyrdoonchannel6229
      @kheyrdoonchannel6229 2 ปีที่แล้ว +1

      @@darishore814 wll xaaska ow alle kuu hagaajiyay waa janada aduunka ma ahan nimcada dadka la tuso dadka waxa ku jiro kuwa xaasid ah waxa jiro il mark waxey ku habontahay duco alle bari iyo amaan 4ta indhood aan dhaafin sida kale ha u dabal dago xaflad ha dhigto qaab kale sida mark hormar kale sameyo lkn xaska iyo ubad qaabka ugu wngsn waa duco quran aqris iyo in ow qarsadaa nimcada alle siiyay allow barakee oo farxada u siyaadi

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว

      @@kheyrdoonchannel6229 Waxaa sheegeyso oo dhan waa sax wa sidaa an aniga ahaan samen lahaa, Lakin waxa ogaataa in dadka xuriyad garasho ilaahay siiyay ee wax ku kala doortaan ee kor uga Bax hadaa u hambalyeen karto u hambalyee oo uducee

  • @hoodoahmed5333
    @hoodoahmed5333 2 ปีที่แล้ว +17

    Mnzha allaah yackoo Alle haku maamuuso adiyo mar wadaaduba

  • @khadijoabdirahman9874
    @khadijoabdirahman9874 2 ปีที่แล้ว +1

    Yackow ileen fanaan ayuu ahaa

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 2 ปีที่แล้ว +12

    Maasha allaah jacaylku hawaaro dayaxdalnuurshe baraad dhaaftay ❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋

  • @qamarahmed2417
    @qamarahmed2417 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh sanag guro wacan wada jiro nabad gala walal yacko & duma yasmin♥️♥️

  • @munaahmed4134
    @munaahmed4134 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah isku waara noloshiina inta kadhiman farxad ku dhameeysta jecliyaa wax is jecel mashallah tabarakallah

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله بارك فيك
    Yakoow iyo marwadiisa yaadmiin

  • @hoodoxuseen2637
    @hoodoxuseen2637 2 ปีที่แล้ว

    Waaaa laga horeyey waxana kaa horeyey awoowo Nuur Jaamac Aada(Nuur daalacay)

  • @haniabdi1363
    @haniabdi1363 2 ปีที่แล้ว +1

    Walle lacagta waa fasahad Rabi yasir

  • @hani8826
    @hani8826 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah. Rabbi ha isu kiin daayo ubadkana ha xafido aamin.🔥🌹♥️🇸🇴

  • @faisoabshir2736
    @faisoabshir2736 2 ปีที่แล้ว +5

    kalsonida bu guriga ku dhisanyhy masha allaah wllkey guleyso❤️

  • @calimursal9867
    @calimursal9867 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah yaaska iyo yackow mudo badan ayuu jiray jaceylkan mashlah yaaska ayaa u ah really wabari romantiga isku waara

  • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700
    @halimarjisaakalaahuqeyran.6700 2 ปีที่แล้ว +2

    War isku xishood xaaskaaga&caruurtaada shooshiyaal meediyo lama keeno alla kabaq
    Allhane kuu xifdiyo

  • @najmssugal2599
    @najmssugal2599 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hambalyo hambalyo 👏👏👏👏👏 wall iskuwaara waligiin. Aniga iyo xajigaygana sanad guurada arooskayaga wa 2022-01-30. Waxyar ayaynu kala horayna Masha allah

  • @hawakiin9456
    @hawakiin9456 2 ปีที่แล้ว

    Ninkasto nimcadu alle siyay fawaxish kayelo halku alle ugu mahdin lahaa sidi xariir iyo qamar iyo kumanan kale aya u danbesa

  • @jamaadshiino5712
    @jamaadshiino5712 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah ilahey ha idin xafdiyo ❤❤❤❤❤❤❤ aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 ปีที่แล้ว

    maasha allah baarka allah ilaahow is ku daa geesi wax garada adaa haley yaasmiin dumaashi asagan marwo lagu faaniy quruxdii dumar buu hantiyey woooooooooooooooow big respct

  • @muztaqiinhassan9457
    @muztaqiinhassan9457 2 ปีที่แล้ว

    Mzha allh wlhida wn ilmeyay farxd darteed ilhyow inti sidaso kle izku jecel izku barakee yaa rapi hmplyoh ddkygih mr lpd💋🌹🌹💋🌹💋💯👍

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 2 ปีที่แล้ว

    Yackoo and dumaashi wn idin wataa Allah ha idin barakeeeyo inbdn

  • @ikraandigaale8419
    @ikraandigaale8419 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @darishore814
    @darishore814 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa wax fiican in gabadha xaaskaada laga farxiyo la dareensiiyo in wanaageeda loo ogyhy waa dhiiri galin Masha allah

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah yackoo iyo xaaskisa yaasmiin sanado badan oo farxad leh ayaan idiin rajayn

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 ปีที่แล้ว +3

    Alhamdullilah aya kufilaan qofka ilahay inu ugu xamdiyo is enough.

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waa runtaa alaha isku kiin xafido amen

  • @yaaskacadey8746
    @yaaskacadey8746 2 ปีที่แล้ว

    Msha allh hambalyo farxaad ku noladaa samidey yaasmiin cadey

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 ปีที่แล้ว

    Dayax Malaga bartay 🤣🤣 iyo adnan rashka dadkas dhigtan inta bdn
    Hambalyo 🥰 yacko iyo dumashi 🤩🤩😘

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Asww, waaitan minyaro bahyar xaastiiiis iyo saygeed.yaakale aan tantan qoftan ka ahay hablaha dhigey haaa.tu ii dhugmatana maleh , la aantay waa la liicaa ladnaan maleh laladi waa laaancaleen leh lagu leersahaaya ma imaaato gabadha khadraaayfaraxsan xamar wadajir .mashalaaaaaaah.asww

  • @akobomanuel2939
    @akobomanuel2939 2 ปีที่แล้ว

    yacko odayga waa faraxsanyahay

  • @hafsohussain5787
    @hafsohussain5787 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jecelka hawaaro my family qurux bdn 🙏❤️🥰

  • @anasmaxamed747
    @anasmaxamed747 2 ปีที่แล้ว +2

    Masaha allah

  • @faruunbare3170
    @faruunbare3170 2 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah waa arin qurux badan waa wax lagu daydo anigana sidino kale allaha nokaso

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah Allaha idiin barakeeyo ❤️❤️❤️

  • @ashrafsoomaali8583
    @ashrafsoomaali8583 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend yackoo

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 2 ปีที่แล้ว

    Marka hore Masha allah allaha isku dayo
    Marka labaad istaqfullah meesha hees matalee nabadaaa gal dheh mr ahmed sadaq meel fadhiiso hees ugambi gabi ahaanba

    • @shukraanmoha2239
      @shukraanmoha2239 2 ปีที่แล้ว

      Heestan yaasmin baa logu talagalay ayada iyo inta ku faraxsan Wa ku socotaa heestu

  • @sadiahussein3864
    @sadiahussein3864 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wallke iyo dumashi congratulations

  • @fadumaali8105
    @fadumaali8105 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilaahay akukiin dayo ilove you all 🩷🩷🩷🩷🩷🩷🙏🙏💯💯🌹🌹🌹🌹

  • @SAMFILMS-0
    @SAMFILMS-0 ปีที่แล้ว

    Jaceyl ka jir oo joog

  • @mohamedbarre8621
    @mohamedbarre8621 2 ปีที่แล้ว

    saan xaq ma ahan..in 100k daawasho aad gaarsiisaan...barbaarta...yackoo medi show..10k gaari waayo...daawasho please booqada yackoo habeenkiisa ay eheed....reer barbaarta

  • @xalimosdiiow2431
    @xalimosdiiow2431 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allha🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yasminmohamed4746
    @yasminmohamed4746 2 ปีที่แล้ว

    Ay samideeyda ahaaa

  • @iskahajir2545
    @iskahajir2545 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow ninkani Talent Faneed Ayuu LeeYahaY

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaaaaah hambalyo leyahay sanadka cusub 😍😍😍😍

  • @madiinamaxamed7615
    @madiinamaxamed7615 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله 😍

  • @aminahussein771
    @aminahussein771 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha tabarakallaha ❤❤❤❤❣❣❣🌹🌷

  • @nuurmaxamad1740
    @nuurmaxamad1740 ปีที่แล้ว

    Isha adaa iso keewey

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed4307 2 ปีที่แล้ว

    Masakiin kolay xoog ayu kugursaday elayn wa reer Xamar Dumarki muqabiyiinti Shangani bilaajo carab ayey xoog ugursadayn

  • @hodanjibriltwo8861
    @hodanjibriltwo8861 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaaaah walhi 🥰🥰😂😷waaar canugoodu dhib badanaaa

  • @hamdacayr2197
    @hamdacayr2197 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxp

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabaaraka laah 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺

  • @rodacumar4298
    @rodacumar4298 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahay ilxasid haydinka hayo 🥰🥰😍🥰🥰

  • @najaaxnalka5741
    @najaaxnalka5741 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha ALLAH jecelku hawaaro🥰

  • @maryancali6576
    @maryancali6576 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah eeshacalaa marwo yaasmiin 👍👍👍👍👍

  • @abukarkakuma150
    @abukarkakuma150 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah bro keep going on

  • @faraxxasan8116
    @faraxxasan8116 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah wllky Axmed sadaq

  • @munacusmaan6338
    @munacusmaan6338 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah familkan farxadoodada waan jeclahay

  • @mukhtarali8800
    @mukhtarali8800 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa allaah baaba jeey moo sidaan xaaskiisa farxad usiiyo

  • @sharafeeyali8564
    @sharafeeyali8564 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah Yacquub guileyso

  • @yaasmiinbarcelona2232
    @yaasmiinbarcelona2232 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw heesta ani miyaa la iqaday jah❤️

  • @aminamaxamed2344
    @aminamaxamed2344 2 ปีที่แล้ว

    M.a allha idn xfdo wy uqlnta inta iyo kabdn ❤️👭🎁💉

  • @salmanuura8543
    @salmanuura8543 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a yackow💖💖💖

  • @yasminali3520
    @yasminali3520 2 ปีที่แล้ว +1

    Woww ManshaAllah 👌🔥❤

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 2 ปีที่แล้ว

    Subxaana alah lacagta haku istaagina qof gaajo hayso bay wax tareysaa adiguna waa ku kor heesaysaa

  • @mrjimceofficail6926
    @mrjimceofficail6926 2 ปีที่แล้ว

    @saki binu xaaji yackooo sooo qaaad zxp

  • @user-ex2ie2mk7c
    @user-ex2ie2mk7c 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal hadaa jeceshahay xaaskaga iyo caruur taada maad geesid xaj iyo cimro taasaa kuu wanag sanaan laheed , waxaan waa danbi waana munkar . Waa iga talk walaal nimo.

  • @abdibassirmahamoudabdilahi8831
    @abdibassirmahamoudabdilahi8831 2 ปีที่แล้ว +1

    Dumarka haddii sidan looga farxiyo kii helayaa wxn hubaa gabadh kastaa raaliya ayay noqon lahayd

  • @kiinhaji1566
    @kiinhaji1566 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah allah niixafido

  • @mohadirac2719
    @mohadirac2719 2 ปีที่แล้ว

    Maya maya maya maya maya maya maya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯👍farxad kunolada jaceylka farxad❤❤❤

  • @leylacartan4486
    @leylacartan4486 2 ปีที่แล้ว

    Mshlh isku war abidkin

  • @abdirahmanhassan6040
    @abdirahmanhassan6040 2 ปีที่แล้ว +1

    Yackow heestii dhan yaasmin kadhigtay sanad guurada dambe erayo kale kaasugena

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah isku waara abid💖

  • @najimaadam4078
    @najimaadam4078 2 ปีที่แล้ว

    Mansha aaleh

  • @shukrimahamed6589
    @shukrimahamed6589 2 ปีที่แล้ว

    Mash aallaah habalayo habalayo brother

  • @amkaade1992
    @amkaade1992 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @umasaafi63
    @umasaafi63 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa alalah

  • @zooyasamatargoodluck8323
    @zooyasamatargoodluck8323 2 ปีที่แล้ว

    masha allh

  • @yasminmohamed8771
    @yasminmohamed8771 2 ปีที่แล้ว

    Ayy 🥰🤗

  • @aminadubat9109
    @aminadubat9109 2 ปีที่แล้ว

    MashaAlkah

  • @ibadamohamed2744
    @ibadamohamed2744 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaha isku wara

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Esh khadraaaaaycaday yaryar.yarta

  • @warsolove8795
    @warsolove8795 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah hambalyo bro

  • @yuslimomar7103
    @yuslimomar7103 2 ปีที่แล้ว

    CONGRATULATIONS

  • @queennastesha6415
    @queennastesha6415 2 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fardusmohamed8849
    @fardusmohamed8849 2 ปีที่แล้ว

    MnshAllah

  • @safiyacalii
    @safiyacalii 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalah tabaraka raxmaan

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah hambalyo 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎉🎉🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎊🎊

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 2 ปีที่แล้ว

    Isku waara Yacko iyo Yasmin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @halla125katiibo7
    @halla125katiibo7 2 ปีที่แล้ว

    dayax dalnuurshe xaaskiisa farxiyo ay u egtahay yackow xaaskiisa

  • @rahmareyshajj159
    @rahmareyshajj159 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh ♥️🥰

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 2 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah

  • @fadumoshariff6783
    @fadumoshariff6783 2 ปีที่แล้ว

    Ma allah 😍😊😘

  • @faadumocali4101
    @faadumocali4101 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️👑👑👑👑👑🌹🌹🌹🌹🌹

  • @farxiyomahamed5773
    @farxiyomahamed5773 2 ปีที่แล้ว

    Meeqa sano weye ilaahay ha isku kiin barakeeyo wada jira oo nabad gala

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah maashaa allah.
    Laakiin waxaan ka baqaaa asagoo jigjiga jooga oo la leeyahay midkale ayaa jirto..kkkk
    Ilaahey cadowga ha idinka ilaaliyo

  • @macerinaladida6997
    @macerinaladida6997 2 ปีที่แล้ว

    Jàcaylku.ha.waro.àlhìsķukindayo.amini

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah ❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sabriahmed5554
    @sabriahmed5554 2 ปีที่แล้ว

    Mahal aalh Mahal aalh Mahal aalh Mahal aalh Mahal aalh Mahal aalh Mahal ❤❤❤❤❤❤

  • @Abdullah-h2i
    @Abdullah-h2i 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha👌👍❤️