FU'AAD ALFAGHI HADALADA UU UGU JECELYAHAY IYO YACKOO FARXAD LA OOYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • FU'AAD ALFAGHI HADALADA UU UGU JECELYAHAY IYO YACKOO FARXAD LA OOYAY

ความคิดเห็น • 388

  • @nuurdaahirnuur6141
    @nuurdaahirnuur6141 4 ปีที่แล้ว +45

    Fu.aad lee rabnaa isga lee mar walbo noso fariisiyay wlhi aad baan u jeclahay codkis qof aan la bar bar dhigi karo majirto marka uu flimka asiga ķu jiro dhinac kale xitaa ma fiiriyo fu.aad guul baan ku rajenayaaa big lagend 👌😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍

    • @iman1527
      @iman1527 5 หลายเดือนก่อน

      cumar cisman maye

  • @CadeQarawe
    @CadeQarawe 4 ปีที่แล้ว +149

    Codkaan haddii filim ku maqashay like saar

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 4 ปีที่แล้ว +45

    Legends Fuad iyo Yackoo... ciyaalka hadaa FanProj ma fahmi karaan 😁🤣😂😂

  • @Thommack
    @Thommack 4 ปีที่แล้ว +41

    Ninkan codkiisa waan jeclahay wlhi

  • @undoking614
    @undoking614 4 ปีที่แล้ว +61

    Maheleyno abidkeen xidigo alfaghi okale, isxaqir la'aanta iyo isku qirka, isjaceylka, is ixtiraamka, isku duubnaanta, kala danbeynta, wada shaqeyn quruxbadn iyo codad dahabi ah,
    Wan idin xiisnay wlhi alfaghi nolaada

    • @abdinasiromarabdi1776
      @abdinasiromarabdi1776 4 ปีที่แล้ว +1

      Wow barteedaad dhigtey

    • @undoking614
      @undoking614 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdinasiromarabdi1776 xaqbay nugu leeyihiin wlhi wan dayacnay

    • @lol-fq4xf
      @lol-fq4xf 4 ปีที่แล้ว

      Fu.ad dabecad miyay u tahay mise wax kala oo uu qarinayo mase xararo sigar maya hayso ma aqano mar walbo afka ayu gacanta la adaya arinkas ayan fahmi wayay wali ma arag fu.ad oo cadi u shekeynayo shekeynayo inyarba afka ayuu gacanta la adaya

    • @undoking614
      @undoking614 4 ปีที่แล้ว +1

      @@lol-fq4xf waa qof xishood badan oo aan baran shaashada horteeda

    • @xakimocabdule9843
      @xakimocabdule9843 3 ปีที่แล้ว

      👍

  • @yasmiinaxmed3185
    @yasmiinaxmed3185 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Fu aad maxamed shiiqey. ii yacko wa idin salamay atoorayasha an xishmad u haayo nolada intey nolol jirto 💙

  • @libanhanat7124
    @libanhanat7124 4 ปีที่แล้ว +9

    Hadaad Fuaad codkiisa ka heshay like saar

  • @bakanpawer9051
    @bakanpawer9051 4 ปีที่แล้ว +15

    fuad TH-cam Sameeso Codsi waaye bro Waad u qalantaa waan hubaa inaa tahay legend Aad ku so bixi doonto

    • @hanis7989
      @hanis7989 3 ปีที่แล้ว

      Msha allh

  • @hassanomar1283
    @hassanomar1283 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ahay wiil ku koray qurbaha, runtii wiilshadaan ayaa sabab u ah ilahe ka sakow in aan luqadeeena soomaaliyeed iyo dhaqankeena aan iloowin alxamdulilaah. Filimmaanta soomaliga iyo kuwii la turjumay waan fiirsan jiray. Kheer Allah ha ni siiyo, inta dhimatay (Ajakis, Maxamed Dooli) Allah ha u raxmado. Adinkane cumri dheer iyo cafimaad ilahe ha ni siiyo. Ameen

  • @nastehamohamed8068
    @nastehamohamed8068 4 ปีที่แล้ว +11

    Somali hanolato, jeekey keep going 👍 ❤️❤️❤️❤️❤️💞😅✌️💯😎

  • @shuceybyusuf4281
    @shuceybyusuf4281 4 ปีที่แล้ว +20

    fu aad iyo yackoo waa labo legend

  • @Sultan9op
    @Sultan9op 4 ปีที่แล้ว +13

    Jeekeey walal cabdifatax al faghi soo wad waligeen ma arkin

  • @abdinasiromarabdi1776
    @abdinasiromarabdi1776 4 ปีที่แล้ว +12

    Wllhi markaan nii daabanaayo waxaan isku maleeyaa inaan daabanaayo film Hindi waan nii jeclahay asxaabta alfaghi wali waxaan kaloo jeclahay asxaabta dhiman in aad soo qabataan

  • @alimuhudiinnor6421
    @alimuhudiinnor6421 4 ปีที่แล้ว +10

    Legend sidiisaba waa legend

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 4 ปีที่แล้ว +3

    AL FAGHI Shaqo aad iyo aad u Muhiim ah ayaad Bulshada u heeysaan. Mahadsanidiin 🙏❤✅

  • @user-jw8eu7hp2m
    @user-jw8eu7hp2m ปีที่แล้ว

    Legends fuad yacko film waa dhamaaday dad la yaqaaney waa la waayey qosolkana way is raaceen

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c 4 ปีที่แล้ว +10

    Legends Libaaxyada Rag Culus
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 2 ปีที่แล้ว +3

    Two legend masha Allah an ugu jaclahay ❤️

  • @abuwaled431
    @abuwaled431 4 ปีที่แล้ว +3

    Fuaad wasaalmaantahay aad iyo aad ayan kutageer hadad kamaqantahay turjomada manuuro wa mahadsantahay ❤👍

  • @wadajirboy8577
    @wadajirboy8577 4 ปีที่แล้ว +3

    masha'allah, Ahmed Adan Farah ( YACKOO) iyo Fu'aad Maxamed Xaaji shiikheey

    • @ayzar8219
      @ayzar8219 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed saadaq yackoo
      dheh farah ma ahan

  • @abdirahmanmuutu5656
    @abdirahmanmuutu5656 4 ปีที่แล้ว +15

    Daango majirte marqaanka igu socday dheh😂😂

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 4 ปีที่แล้ว

    i know you so much both of are so tallented we love your translation by proff abaadir

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 4 ปีที่แล้ว +17

    Except who you’re
    Hadii aadan aqbalin qofkaa tahay waxaad aqbali dontaa waxa ay dadku kaa aaminsanyihiin 👀

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariirsto ajakis😭😭😭

  • @AliAli-yx5sv
    @AliAli-yx5sv 4 ปีที่แล้ว +14

    Jeeri caadi ma ahan

  • @rubixcube7234
    @rubixcube7234 4 ปีที่แล้ว +22

    Waxaan rabnaa inaad su.aalaha taageerahiina ugu jwbtaan
    1. Goormee alfaghi ay shaqo bilaawdey
    2. Studio almaankeen yaaka shaqeyn jirey flimada lugu fisiray studiyahaasna mxaa kamid ahaa.
    3. Bahda studio alfaghi kumuu ahaa qofka ugu horeeye ee fisiraada bilaawey haduu rabo studio alfaghi haka horeeyo xitaa lkn yuu ahaa qofka idinkuugu horeeyey ee wax fisira? Fadlan waa codsi su’aalahaas hana loogu jawaabo mahadsanidiin

  • @mahamedahmedmohammedahmad9041
    @mahamedahmedmohammedahmad9041 4 ปีที่แล้ว +5

    Wow keep going legend👏👏

  • @madadaaloqosol8457
    @madadaaloqosol8457 4 ปีที่แล้ว

    Yacko iyo fuad waa idin salamey. Zxbayal xgee ku danyey jinki Jeeri ahaa legend kii wayna plz ninkaas war bixin nooga soo diyaariya

  • @maajidsaed6474
    @maajidsaed6474 3 ปีที่แล้ว +3

    Legent alfaghi fuad❤✊🏽

  • @niyasanmedia2224
    @niyasanmedia2224 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheeka yar waa mahad santihiin maasha allaah keep going

  • @zakariadjama4990
    @zakariadjama4990 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc fuaad waan ku tageraa codkaaga hadaan filimka kaa waayo madawadoo lakin Masha allah codkaaga kugu haysanaa wanaan ku faanaa wll noloow

  • @xudayfmaxamedmaxamuud2676
    @xudayfmaxamedmaxamuud2676 4 ปีที่แล้ว +5

    Two legendry🤚🙏🙏✌

  • @Cityboy424
    @Cityboy424 4 ปีที่แล้ว +6

    The legend wa idinsalamay

  • @Issa.ahmed2425
    @Issa.ahmed2425 3 ปีที่แล้ว

    Ma Shaa Allah... Waan ku kasbeeha iyo Legend Fuad waan idin taagersanahay, ee raga hore sida Cumar Cusman maya iyo jeeri makusoo celisiin fanka... Inkasto ay tahay filiminta aad soo fasirtiin inan aad ugu helo hadana dadkaase waa dadka loo xiiso dhabti

  • @womanpowerzalima7668
    @womanpowerzalima7668 4 ปีที่แล้ว +2

    Bhai bhai. Kya legend hai

  • @abukarmaxamed3679
    @abukarmaxamed3679 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going legend fuad

  • @najaxmaxamed7345
    @najaxmaxamed7345 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi wan tàgeeraaa codka fuaaad masha Allah tabaraka Allah mar walba noosoo galiya

  • @FANPROJ-pb5dr
    @FANPROJ-pb5dr 4 ปีที่แล้ว

    Cumar cusman HaLa keno big fan 👈

  • @aminaahmed4662
    @aminaahmed4662 3 ปีที่แล้ว

    Xidagaha alfaghi wan idin salamay axmed sadaq yackoo iyo fu'ad waxan jeclan lahaa in aan arko inta aan codkoda dawadey an muqoda aqon in aan arko wayo aaad ban uxiseya aflanta aad tarjuntan

  • @Sultan9op
    @Sultan9op 4 ปีที่แล้ว +3

    Jeekeey walal abdifatax al faghi soowad waxaan rabnaa caadi inan u aragno waligeen ma arkin

  • @cabdilaahicabdilaahi3166
    @cabdilaahicabdilaahi3166 4 ปีที่แล้ว +15

    Fuaad ajay devgan way iskuceeg yehiin

  • @iam_suuriyaa143
    @iam_suuriyaa143 4 ปีที่แล้ว +6

    𝐭𝐰𝐨 𝐥𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝𝐬 🙏🙏

  • @fatxikayse4442
    @fatxikayse4442 2 ปีที่แล้ว +1

    Fuad waxa lamoodaa ajay devgan 🤣🤣
    Guul kuu rajyanayaa legends

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 4 ปีที่แล้ว +5

    Cumar cusmaan manyoo cabdifitaax Alfaghi inoo keena

  • @amiinyare6435
    @amiinyare6435 4 ปีที่แล้ว +3

    Rag culus asxaabteeyda qaaliga waa nii salaamay

  • @user-zp8vl9zp5h
    @user-zp8vl9zp5h 11 หลายเดือนก่อน

    yacko and Fuaaf mohamett sheekh two legend❤

  • @galadguule486
    @galadguule486 4 ปีที่แล้ว

    Sheeko yar official
    aad baan idiin xiiseeyaa waliba markaad nala wadaageesaan kaftamadii hore ee alfaghi
    Runti waxaan ahay taageero alfaghi

  • @saidamarufkarama1794
    @saidamarufkarama1794 4 ปีที่แล้ว +3

    Big legends 💪 keep going

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว +13

    Ar waala Duqoobay
    Rag Culus
    Baa mesha iskugu yimid

  • @mohamedhamse1061
    @mohamedhamse1061 4 ปีที่แล้ว

    Fuaad wllhy nninka atoorayasha turjuma salaan iga gaadhsiiya waxa farxad Ii ah inan arko from hargeisa

  • @FatFever
    @FatFever 4 ปีที่แล้ว +19

    Somali Hanoolato 🇸🇴

    • @aweysmdiingeedi2929
      @aweysmdiingeedi2929 4 ปีที่แล้ว

      LKN yackooo Fuaad jaanis uu ku hadlo masiinin sxb

    • @muunamaxamuud6403
      @muunamaxamuud6403 4 ปีที่แล้ว

      FuaaaaaaaaaaD NOOLOOOOOOOOOOW CODKAGA ADUUNKA UGUJCLAHY

  • @liibanmohamed7156
    @liibanmohamed7156 4 ปีที่แล้ว +8

    The 2 legends an tagero lkn jeri iyo Ajax aya kamaqan mehan

  • @yusufcabdi8240
    @yusufcabdi8240 3 ปีที่แล้ว +1

    Allhaw ilaa kulaan sii maar uun fuaad nin aaan taagero inshallh

  • @bashka5382
    @bashka5382 4 ปีที่แล้ว

    Mohammed Dolli Alle haunaxaristo

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว

    Jareer jileec fardheer faro gaab
    1 jareer cad ama madow
    2 jeleec cad ama madow
    3 faro dheer cad ama madow
    4 faro gaab cad ama madow
    5 su'aashu waxa weeye adigu keetahay
    6 kaasad helaysaye
    7 sideen ku heli kara
    8 waxad kuheli karta waa inaad rafiiq kadhigta
    9 ka aan ku eekayn xidhiidhkad ugoynaysa
    10 noloshu mahan inaad adigu iga faiido
    11 anigu qasaaraha qaato
    12 hadaynu israaci karno albabkaygu kufuran
    13 dhiidhka hore sax siaad uhesho waxad doonayso😊😊😊😊😋

  • @clnuurmaxamed7959
    @clnuurmaxamed7959 4 ปีที่แล้ว +4

    Yackoo c/fataax alfaghi ayan rabnaa

    • @Sultan9op
      @Sultan9op 4 ปีที่แล้ว +1

      Ani hataa waan usheegay marar badan

    • @mumtazaxmed2861
      @mumtazaxmed2861 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan rabnaa roob ayaa lagu waayay

  • @xasanaadanisaaq1803
    @xasanaadanisaaq1803 4 ปีที่แล้ว

    Ar fuaad ahaa waan ku salaamay yackoona sidoo kale

  • @cadaawejr5495
    @cadaawejr5495 4 ปีที่แล้ว +5

    PAPA FUHAD AP0 MARKASTA L0V KUGU NHY

  • @shugrishuushuuxasan1316
    @shugrishuushuuxasan1316 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan teegero buuxdo u ahay cumar cismaan Maye lkn hada filimada wukafadhiistay FASIRAADOODA
    HADA waxaan kuheysta Fuaad maadaama uuyahay dadki hore Heer waxaan marooya atooraha haduusan fuad uhadlin ananba ku qanacsanen filimkaas
    Thanks dadki hore

  • @walalqoorey6243
    @walalqoorey6243 4 ปีที่แล้ว +7

    Fuaad qeybta jaceylka yackoo qeybta shactirada waa idin wataa wlhi

  • @engmahad8154
    @engmahad8154 4 ปีที่แล้ว

    Waan idin slmy dhamaan acterada FUAAD waa macalinka macalimiinta waxan aad ugu xiisaa filimantiisa jcylka ah sida mohabaten sharukhan tuntii waa qof lagen ah hore usoco sxp

  • @ahmedabdukadir5257
    @ahmedabdukadir5257 4 ปีที่แล้ว +1

    Legends of the legends

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 4 ปีที่แล้ว

    Guul sxb hore usoco

  • @walalqoorey6243
    @walalqoorey6243 4 ปีที่แล้ว +2

    Two legends

  • @kawsarchannel6308
    @kawsarchannel6308 3 ปีที่แล้ว +1

    Krish 4 nosoo turjuma please

  • @zahrahappybeauty1445
    @zahrahappybeauty1445 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw masha allah keep going

  • @lamafilaan507
    @lamafilaan507 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta dareentay inu fuad marwalba afkisa qarinaya 👍 dhac kusiya

  • @MsHamaada
    @MsHamaada 4 ปีที่แล้ว

    Fuad iyo yackoo labo legend tageero 4ever 👑❤🎸💯✌

  • @yusufnageeye3670
    @yusufnageeye3670 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah fuaad iyo yackow allaah nii xafido lengrd

  • @abdikarimahmed4724
    @abdikarimahmed4724 4 ปีที่แล้ว

    Yaacko wa ku amiin sanahay bro Horaay Uu socoo legend❤️✌🏾

  • @anisamaxamuud8892
    @anisamaxamuud8892 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going atoorayasheena la aanti filim mafirsadeen

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c 4 ปีที่แล้ว +2

    Jeekey fdln Fu'aad iyo Saalax isku balami
    Labada niin ee ugu bootada bdn

    • @suldankabe3sha215
      @suldankabe3sha215 4 ปีที่แล้ว

      Booto cumar iyo fuad wax ka wato malahn filimkii akshey khana iyo aftab ayan xasuustaa

    • @user-jd1ds5di9c
      @user-jd1ds5di9c 4 ปีที่แล้ว

      @@suldankabe3sha215 abtiyoow waxaas gadaal dambe waaye 2002gii
      Muqadar Rangbaaz, Ghatak, Aulad ke Dushman, Mohra etc Bilaawgii
      Saalax iyo Fu'aad ragaas waa la iskugu talagalay
      `Afkeyga hadal kama bexee holac ayaa kabaxa"
      Labada qofood ee ugu codka macaan ayeey ahayeen

    • @suldankabe3sha215
      @suldankabe3sha215 4 ปีที่แล้ว

      @@user-jd1ds5di9c ma diidani taas wana xaqiiq jirto lkn wacdaraha eey fuad iyo cumar dhigeen tariiq ayu noqday.

    • @user-jd1ds5di9c
      @user-jd1ds5di9c 4 ปีที่แล้ว

      @@suldankabe3sha215 cumar aniga taagera weyn ayaan u ahay asaga iyo ajakis labada qofood ee ugu hadalka bdn ayeey ahayeen niin weyn waaye

  • @hanaddeeq4825
    @hanaddeeq4825 4 ปีที่แล้ว

    for live legend alfaghi
    legend legend legend
    wllhi love that dadkeyga jeclahy

  • @inaahmedofficial3304
    @inaahmedofficial3304 3 ปีที่แล้ว +1

    M.ALLAH WAAN JECELAHAY WLHI TURJUMAANADA

  • @maslahstudio5872
    @maslahstudio5872 4 ปีที่แล้ว +4

    Fuaad hindido ayooba uegyahay

  • @abdifitahtriplec3218
    @abdifitahtriplec3218 4 ปีที่แล้ว +1

    Two legends
    #FUAAD ALFAGHI
    #YACKOO MAMAX
    #ALFAGHI

  • @aliali-pq7fn
    @aliali-pq7fn 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @nimcorun1255
    @nimcorun1255 3 ปีที่แล้ว

    Waaw fuad aad ujeclahy codkisa mcn wlhi baark codkis iyo jaann asi nimco isku bxayan

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 ปีที่แล้ว

    Yacko and fu,ad 2 legend

  • @maxamedqadar3797
    @maxamedqadar3797 4 ปีที่แล้ว +5

    2ba legnd salan sare✌

  • @abdallamoha8978
    @abdallamoha8978 4 ปีที่แล้ว

    M.a arin fcn .waxa nileyahy.keep going alfaghi.. ninka ugu shactirda nbdn.. wxwye jeeri.nin an tagero...dhamntina wan tegara.lkn ...hal rayi wda malaheli kra..wxas....wxana wye...jeeri inte uu ku danbeya...noshega....
    Hdi lhali karo hal keno.ninkaas

  • @qeysarsenal4065
    @qeysarsenal4065 ปีที่แล้ว

    Filimkow amadi kartada kujiro sawirkiisa waan gali jiray filimkaas jeeri in oow hadlayo ma anaba ogaa amadiyanba u heestaa qafka hadlayo

  • @sowdonuur322
    @sowdonuur322 4 ปีที่แล้ว

    Asc fuaad iyo yacko viva ayaan niileyhy aad ban niijeclhy magaciin hajiro wlladeyda

  • @muhudinabdirahman2056
    @muhudinabdirahman2056 4 ปีที่แล้ว

    I like so much mi actor fahaad i love u

  • @alishariff9927
    @alishariff9927 4 ปีที่แล้ว +2

    Fuad waan kutageera wlhi

  • @walalqoorey6243
    @walalqoorey6243 4 ปีที่แล้ว +2

    Lafihii hore alfaghi team

  • @bileshow2582
    @bileshow2582 4 ปีที่แล้ว

    Horay uuga sii socda MEESHAN AAD TAAGAN TIHIIN

  • @mohddh9680
    @mohddh9680 4 ปีที่แล้ว +2

    fu'aad nin adag😍😍

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaw

  • @mustapheilkacaze7646
    @mustapheilkacaze7646 4 ปีที่แล้ว

    Two Legend Fuad mahamed Shiikhey And Yackoo reg waaweyn❤

  • @roodoabdi3641
    @roodoabdi3641 4 ปีที่แล้ว

    Fuuad I love ur cod Walhi 😰

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 4 ปีที่แล้ว

    Fu.aad iyo yackow waan idin salaamay ajakis ku soo dare ajakis iyo fu.aad halmeel isla keena iyo saalax dheere

  • @alishariff9927
    @alishariff9927 4 ปีที่แล้ว

    Waxbadan isla somarteen labo legend

  • @khaalidmadar6136
    @khaalidmadar6136 4 ปีที่แล้ว +2

    fuad flimanta dib ugusoonoqda

  • @muscabzi5759
    @muscabzi5759 3 ปีที่แล้ว

    Maa sha allah

  • @faraxsanxaaji5261
    @faraxsanxaaji5261 4 ปีที่แล้ว +3

    Abdi hakiin next

  • @ikraanzalleepan5421
    @ikraanzalleepan5421 4 ปีที่แล้ว

    wn ku xidhanahay sheko yar fuad iyo yacko horay usocda🇸🇴❤

  • @dogopresso8871
    @dogopresso8871 4 ปีที่แล้ว

    Legend codkisa cajab waye Masha Allah Allah ku dhowro

  • @xamzejamaccawad2502
    @xamzejamaccawad2502 4 ปีที่แล้ว +11

    Yackoo legend

    • @SuperDowlad
      @SuperDowlad 4 ปีที่แล้ว +3

      Two Legend mansha allah rer somaliland wey idin jeclayhiin runtii noo imaada yackoo markaad ladar uhdlaysa ujeclahy waan ku iskoobeenaa ahahhahah

  • @hassan.keykey783
    @hassan.keykey783 2 ปีที่แล้ว +1

    Fu ad ninkan codkisa waa jeclahay m.a sxb inuu kusoo laabto aa jeclaan lahaa