Waa ay waalantahay, naa dadka weeybisdagaalaan weeyna heshiiyaan, naag iyo nin isqabo waxba iskama aarsadaan , hadii ay rajo iska leeyihiin waa ineey isdhaqdaan ama kala haraan. Iyadaa suncabtey iyadoo uur leh hadii aqli leedahay sunba ma cabeen oo cunuga yar ee calooshaada ku jiro u cabsan laheyd. Naa iska aamus, labadiina ba ma ahidiin labo kala roon.
Waxaad sheegeyso luguma kalsoonaan karo iney run tahay iyo in kale qof nafteeda sumaysayna naf kale luguma aamini karo oo mishiidiyo camal ninkii u dishay
@@farhiyobilekuli wa wadha tijawise miya bisinki na Allah kabaq 5tadha farot sidhey usinen ayey dadka usinen marke inat qawil dan xuman kutilmamto wakugu qalat
Subxanallah na adha uqdad bas qawa mel niligu uqdadane mana arage Allah hakucafiyo gawar marexan ah wa edadey mcn mel ey wanalanacebye ey kushegeysane maarag
waan kugu raacsanahay qaaliyeey qofkii kuunaxariista maalinta ay kaataalo aad jilicsantahay qofna ku fahmayn qofkaas waligaa ma ilaawidoontid
Nag Nabsi qabto Hawar wadato Marka Nolol laradsato wanocan
Ninka kale Asago maqllayo misi arkayo video adeheyso mel Ayan kuqorte
Miyu kugu logoya laax
laakiin talo walaal nimo miss uunsiyeey haduu calafkii dhamaaday yaan ceebo lasheegin yaan laysku mashquulin ninkii aad shalay jeclayd maanta life hawsoo galin maag ha uqaadan jacaylkaagii ixtiraam ilmahaaga aabihi ixtiraam barito ceebta in ilmahaaga lagu caayi doono ogoow calafkii ayaa dhamaaday hadalkaagu ha ahaado gobonimada kaxig mcnto waxba fayuus haku raadsan qofna hakuraali galin sirtiina iyo qaladaad kii idan ka dhacay billaahi cayki kadhac hashta ka xig hooyo goba noqo samir ilaahay talo saaro walaalka haduu calafkii dhamaaday ceebtiisa qari hada kala tagte intaa ku xir warkiisa.
Xiyanoley nabsigu wuu iman dhawan
Naa nagatag haka shekeen wiilkaga aabihiis waxyahy xayawaantaah aqaaas
Aniga wiilkeyga caadi udhalay nabarki iqabteyna wa ku dhalay marna ima daayin ila aan ka dhalay😢
Naa sowtii aad sun cabtey adaaba naftaada dilayeyeh naa nacas yahay iska aamus wiilka adaa ka gardaran reer miyi baa tahayeh
Reer miyi gorme caay noqotey
Caay waay tahayeh reer waa jahill faqiir geed hoostiis ku nool oo qawan hal mar ku cadatey duurkana ku xaaro reer guura miyi
Sun ma ahen wàa been
Ereyga boqolow walaal xata haday gabadh ahaan lahayd hooyada waa isugu fool
Halkaa waxa iiga muuqato in laysku kiin diray owaliba ina adeerkii uu khiyaamay uu iska jiirin
Lakiin doqon ayaa tahay sida sun u cabta ilmahaga u dhibataysa imaan yeelo sis
Waa ay waalantahay, naa dadka weeybisdagaalaan weeyna heshiiyaan, naag iyo nin isqabo waxba iskama aarsadaan , hadii ay rajo iska leeyihiin waa ineey isdhaqdaan ama kala haraan. Iyadaa suncabtey iyadoo uur leh hadii aqli leedahay sunba ma cabeen oo cunuga yar ee calooshaada ku jiro u cabsan laheyd. Naa iska aamus, labadiina ba ma ahidiin labo kala roon.
Oo ma sun bay catay sawtan Nool mee ilmahii😂😂😂
Nin ku yiri isku dhimo miyaa nin ka dhigan lahayd oo saxiixiisa kuu diiday
Qof ku jecel miyaa ku xumeynee dad dartood😢😢😢
Maad amaan iska siisid markaas? Run ila maaha hadalkan aniga
Walaahi doqon baad tahay sheeko xun sun baad cabtay ninkaagii baad dishay Saad waliba iska dhigaysaa qof akhlaaqleh oo cajiiba
Qasab maaha aabo inuu saxiixo kenya meeqa aabe maqan oo dumarka laqalaa aniga saxiixda waliba ispitalada waweyn sida agakhan
Waa Beenleey maalinwalba been cusub ayay ku qaraabataa waana jaahilad , doqon, fududay badan oo marjo ah😎😎.
Aniga qalin aan galy qofna la ima waydin
Wax kuu caqli celiyo maweyday caqli Maba lihide maskiin
Sorry 😢
Ina adeer miyigaagii iskaga noqo magaalka dhar kaa vadan aa lagu joogaa
Doqon😮
11:09
Adigaba waad dishay wiilkaas,Mustaqbal kiisa aad kuciyaar tatay,mawaxaad rabtay inuu ku daryeelo miyaaa?
Qoftaan Eileen ayadaba problem waday
Inta gbdha social media ku jirta tan ba ugu doqonsan 😂😂 ninka wa jeceshahy si lo haysto garan mayso dadka in ay iska gado bay rabta
Waxaa la yaabanahay nagaha
Caytamayo
Ma adinkay dambi idinka gashay mise qarmuunkii Qabyaalada ayaa idinka soo labacayo
Stress iyo khalkhal ayaa kamuuqda
Bahal bay u egtahay subxana llah
Iska ilew waa ninka hakasugi axasaan laakin wiilkaga kahelidoonta❤
Fooshu waa dhib lix aya layga fooliyay imiikan waa suga waa runteed
Beautiful
Waa inkaarti sawjkagi😢
waxaatahay qof narcissistic ah
Sorry abaayo😢
Tan waa doqon iska dheeraatay qalad dhacay canaan maleh
Mxaa Qalad Dhacay ah? Ma Nin ku dhahay isku dhimo oo saxiixiisa kuu diiday baad u qiil dayeysaa?
Beenbadanaa Bisinka
Hada kala dhamatan iskadayos kasheekan ku fican dahaga racato
Sorry abaayo😢😢😢
Waxaad sheegeyso luguma kalsoonaan karo iney run tahay iyo in kale qof nafteeda sumaysayna naf kale luguma aamini karo oo mishiidiyo camal ninkii u dishay
Inay nafta dhaafisay ahayd oo magtiisa ladhiibo gun baa heshay wax loo dhaxana ma aha wa cida D5 ugu liidata xaga dumar ilaalinta
@@farhiyobilekuli wa wadha tijawise miya bisinki na Allah kabaq 5tadha farot sidhey usinen ayey dadka usinen marke inat qawil dan xuman kutilmamto wakugu qalat
Cawa.xorbad.tahay.ee.ilahay.melka.kharbadan.haku.geeyo
Tanis waa Dhandhan
Adaaba dilay sajaraad ayuu ahaa adaaba suncabay asagoo sakaraad ah xaguu saxiixaaga ku arkay isla habeenkii aad cabtay sunta isla markiiba waad dhashay beenleey
Edo.wakaxumahay.
igaamuh
Maansha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxaa shisheye ku geyay naya waliba marexan nacayb qaba 😂Doqon Ba taha inaderka guurso hadad shisheye gursanysana hawiye guurso Daarood kale cuqdad Marexan qaban 😂
Subxanallah na adha uqdad bas qawa mel niligu uqdadane mana arage Allah hakucafiyo gawar marexan ah wa edadey mcn mel ey wanalanacebye ey kushegeysane maarag
Khiyanolay nabsigu uu ku heli donaa
Hadii ay magaalo ku dhalan laheyd uqdad ma aysan lahanlaheyn lakin maxeey kugu taalaa reer baadiyo to nairobi aragtey waayeyee
Baadiyo ma ceebuu leeyahy dadka baadiyaha ugu caqli iyo karti badan
Naag. Reer.dinii.ah.badtahaye.ya.kubahdilikarah
Reer diini sow kuwi qaxootiga ahaa ma aha gabalkoodi dhacayeh
@@Maria28832Maskiin ciilan oo xabashida naaska kajaran bataha oo wallked Lagu hor fuuli jiray 😂Nagaha kaliya o ladfulo waa Cagdheer 😂ciiil u dhinta 😂awowga baa la gumaysta meel kasta Ka oyne 😂Maskiin Kaala siilka basbaas kaga shube sidiii amxarkiye
Naa qainbatahy waxan xishood lahynbatahy furano lagaqad xishoodka cimribad kujirtaye xishoo oo afka wayn ayad lasofadhidaa ninkaygan ka arsaday marka yaad wax utari Benaley munadhihin ee ilahy kabaq haduba danbigas kagalay suu kugu oyayay oo uukudabasocday
MSS UUNSI WAA VERY DANGEROUS. C/ FATAX AAKHIRKA IYADAA DILI DOONTA ( IAAHAY HAKA BADBAADIYO )