Yaad ula jeeddaa maansada? gademn it. Ma khusayso cali gurey maansadani ,waayo waa alla yaqaan runta ku addimay. Oo rag iyo rabbiba yaqaanna. Waxaase maansadni sifaynaysaa muuse biixi oo ay toos uga muuqato astaamaha ama sifooyinka abwaanku kaga hadlaayo maansaddiisan.
Muuse maaha ka kala qaybiyaa Ee kuwa kala qaybiyay ee buurha galay ee dagaalka kuma jiro yidhi Waala taqaanaa Bal si cad sheeg cida uumuuse kala qaybiyay Waxaa dadbaa kushqaysta
@Muusebiixiabdi Raggu ama xeer ayu ku Kala baxa , ama xoog!! Marku adeerka muse judaan xeerki turay ee uu dorashadi dasturka ku qornayd diday!! Dee waa qasai iin xoog lagu Kala baxo oo burta la gali oo mafaxtoyada la galo!!
Muuse ciilqabe ha la iska qabto wlhi anigaa reer la ah intaanu tolka kala gaxayn waar yaan la daawan ninkan gacmaha laga qabto malaa ma caafimaad qabee
Adigu maxaad isku qiimaysay ? Adaa Muuse ka wayn, inta qabtay ama Somalia horay ha ugu qabto ama somaliland, Muuse is excellent person. Honest and just one person who never changes
Absolutely 💯 Nin walba oo sacad muse ah oo SOMALILAND jecel oo dalka iyo dadka jecel manta dalkeena iyo dadkeena wuu inoo bahanyahay ina biixi wa nin kursi jecel wa nin ku guldaraystay midaynta shacabka fadlan bal fikir adoo miyir qaba manta isbadal aya khasab sidan kuma jiri karno u codee xisbiyada kale wax badal manta
Haduu Cali Gurey caafimaad qabo 2017 kii ninkii uu arkaayey ee uu shalay Ina lahaa dalka ma wadi karo maanta muu idhaahdeen odaygii Canbe doorta. Muj Cali Alloow soo hadee
Iisbaax Allah sabaax guumee huurdo marabno been ha isku sheegiin Cali doqon caajuus bil q aqliya isk fadhiso taasbixso ciiro huurdo u dhacaya wanaf iska dhacaysin qof la jiidayo marabno iyo tuqti qaran so wada cuunee wadani aya wada walaal
War orodoo Xishoo, reer WADANI Sidee kuu adeegsadaan, kuwooda uma adeegsadaan. Ilaahey baa arsaaqada haya, cimri dhamaadey ceeb iyo Aakhiro seegnimo Haku dhameeysan. Baraha bulshada ka fariidiiso adeer, oo masaajidka u jeeso. Kii Allah u qadariyo ayaa kursiga heleyaa.
Mujaahid Cali gurey waa falanqeeye ku xeel dheer arimaha dooroshooyinka iyo siyaasada somaliland waxyaabo badan oo u hore u sadaaliyay na wan aragnay war ninku run badana run badnaanta ayaan ku jecelahay
waalaahi.caliguray.waa.garaadkii.iyo.maskadii.sacadmuuse.eeciida.hoosmaray.cida.kaliya.een.arkay.runta.ku.adimay.eesinimo.udheertahay..waayo.muuse.waa.adeer.kay.runttii.waaninkii.uguliitay.taariikhda.ee.kursi.lagu.sharfio.muuse❤❤❤❤❤❤❤❤
Waayeelku hadduu ab-guuro,
Hadduu odaygeedu waasho,
Hadduu la anbado xilkiisa,
Hadduu runta aamusiiyo,
Hadduu kolba eed xanbaarto,
Asuulkiyo xeerka soohan,
Hadduu marba oof-daloosho,
Hadduu laba-eef caddaysto,
Iimaanka hadduu xaraasho,
Hadduu wacadkiisa iibsho,
Araadi hadduu ku doono,
Ilaahay ka yaabi waayo,
Hadduu kolba iin caddaysto,
Hadduu umal saaqa yeesho,
Sidii abris qooqan guuxo,
Hadduu sida awr xunbeeyo,
Hadduu abur xoor leh saydho,
Hadduu ilko jiira yeesho,
Hadduu noqdo aadun huursan,
Abeesada meel la daaqo,
Aqoonta qofkii ku dhaama,
Hadduu asaraar ku beensho,
Dhirtuba kala ayni weeye,
Hadduu Garan-waa abuuro,
Hadduu kala geeyo uunka,
Hadduu marba qayb la ooyo,
Hadduu marba iil banneeyo,
Hadduu yahay uur-ka-gaal,
Wanaagga ku aabi badan
Ibliiska hadduu la showro,
Hadduu marba ood ka boodo,
Ishaaro xun baa qarsoon
Maansada Awaaltiris ee Hadraawi
Yaad ula jeeddaa maansada? gademn it.
Ma khusayso cali gurey maansadani ,waayo waa alla yaqaan runta ku addimay.
Oo rag iyo rabbiba yaqaanna.
Waxaase maansadni sifaynaysaa muuse biixi oo ay toos uga muuqato astaamaha ama sifooyinka abwaanku kaga hadlaayo maansaddiisan.
Isbalka yuusan ku jiiran. Askari waa siyaad bare: noooooo:
@@ragemu-c6qSiyaad Bare meel ha kaga dhicin wax badan oo aan ku kicin ayaa maanta la xalaashaday
@@mohamodmohamod3574waa xaqiiqo inay Muse iyo noociisa tilmaameyso maansadani Hadraawina Allah haw naxariisto
@@samowsamale3490 oo maxaa ka mid ah toloow 🤣🤣
Waa run insha allaah badaluu kulmiye geesi qaran cali guray
Mujaahid cali guray waa geesi halyeey qaran ah ninkan waa runtii oo qof ah masha allaah siyaasi kudasho mudan
Hore usoco mr.cali gurey waanku taageeraa
Waa ninka qudhee qof walba runta uu sheega
Mujaahid cali gury waa geesi aan gaban oo runsheega ilaahay haku xafido❤❤
Alle haku sharfo mujaahid Ali Gurey run sheeg had iyo goor Allaah Yacizak 👏👏👏👏❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Maanshaa allaa waa geesi mujaahid aan runta ka gabban oo ka hadlaya waaqica dhabta ah ee dalku haatan maraayo.
Guulayso insha allaa adiga iyo inta kula midka ah ee xaqa ku addimeyba waxaan u rajeynayaa guull iyo innaynu hadafkeena nabadgelyo ku gaadhno.
Cali guray geesi Geesi dhalay waaruntaa Alaaha hakuxiftiyo ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
Wlhi waa madaxweynihii ugu xumaa Alloow na dhaafi yaa nagu soo habaaray tolow
Cali Gurey Mujaahid dhab ah weeyaan, oo dalkiisa iyo dadkiisa jecel. Allah ha xifdiyo. Guul SOMALILAND, Guul Ciro & Kaah ❤️❤️❤️ 🩸🩸🩸
Allaah caqliga ha kuu siyaadiyo run sheeg
Mujaahid Cali-guray, waa geesi run-sheeg ah ❤❤
Anagoo sacad Muuse ah ayaa ka codaynayna Muuse waayo cid kale iska daaye Isaaq buu kala qaybinayaa oo badh cadow ku sheegayaa caqligiisa.
Muuse maaha ka kala qaybiyaa
Ee kuwa kala qaybiyay ee buurha galay ee dagaalka kuma jiro yidhi
Waala taqaanaa
Bal si cad sheeg cida uumuuse kala qaybiyay
Waxaa dadbaa kushqaysta
@@mustafaqawdhan3473 yaa sababay inay buuraha la galo, Muse talo xumadiisa ayaa wadanka badhna gacantii Somalilnd ka baxay badhkii hadhayna munafaqad kulmiye dhex dhigay.
@@mustafaqawdhan3473orod oo adigu dagaalan, nijazyahow
@@Ahmed-v6g8gmuuse xoog kumuu Iman sxb codbu ku yimi buur sabab loo fuulaa may jirin
@Muusebiixiabdi
Raggu ama xeer ayu ku Kala baxa , ama xoog!!
Marku adeerka muse judaan xeerki turay ee uu dorashadi dasturka ku qornayd diday!!
Dee waa qasai iin xoog lagu Kala baxo oo burta la gali oo mafaxtoyada la galo!!
asc adeero mujaahid cali gurey walaahi waa geesi geesi dhaley alaah ha ku barakeeyo mahadsanid walaalo
Geesigu ma noocanbaa af ka qadhmuunle
Cali Gurey waa khabiir siyaasadeed oo geesi ah❤🎉
Maasha Allah
Mujaahid Cali-guray garashada Alle ha kuu siyaadiyo
Adeero agree with you 💯 from rs
😂😂😂😂 Cali Gurey ❤ jecliyaa garashadiisa iyo hadal yaqaanimadiisa🎉
Ali horay xifidu Allaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK
MR CALI GURAY
Shacbigu waa kulmiye guuuuuul muuuse
Ilaahay ayaan kugu cadaabayn waad asiibtay mujaahid
Dadka Soomaalida ahi, badanaa waa dad hadba, qabiilkooda iska raaca, khalad iyo sax! laakiin dad yar ayaa diida oo ka leexda dadkooda oo cabira fikirkooda! cali gurey waa nin qiimo badan.
Goog job Ali
cali guray cali guray geesi geesi dhalay noolow cadawgaa jaban ❤❤❤❤❤❤
Adeerkay cali guray hadalkisu wa sax
Adeer way dhamaatay wuu tagay 😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉🎉
Ali Waa run sheeg Alhu akbar
Caliyow adeer subeer awal muuse wa jawaabay. Shalayna way ismuujiyeen
Dee yeel kadiin !!
Cidba idim ma oga!!
Duqsi aya yidhi waan guraya , waxa la yidhi hoo lacagta oo dagdag uu guur!!
Hbr awal aya sida ka dhigan!!😅😂😂😂😂
Guuul caliguray❤❤❤❤
Muuse ciilqabe ha la iska qabto wlhi anigaa reer la ah intaanu tolka kala gaxayn waar yaan la daawan ninkan gacmaha laga qabto malaa ma caafimaad qabee
Machaallah
Maraa waxid aleylehee afkaaga caano lagu qabay gobonimo wa u dhalasho ❤❤❤
Anigu waxan ogaaday incirro soobaxayo waayo qofkasta oo muuse iyo inakaahin caayaan wuxu helaacisi iyo fasharaf ee waxalakadoortaa mayaalaan craxmaan labadacodbasiiya.
Cali Gurey waa hubka culus, run badanaa oo hadal cadaa, intuu nin ragi odhan lahaa ayuu yidhi🙏
Ninkani waan ka yabay waa maskaxdii dunidoo malaasan wakhtigu shegay in aanay dalka ka dhacayn doorasho aan heshiis lagu ahyn wakhti hore ahyd
Waar ninku run badanaa, wlhi waxa uu sheegayoo dhani waa xaqiiq.
Runbuu sheegay mujaahidka
Adigu maxaad isku qiimaysay
? Adaa Muuse ka wayn, inta qabtay ama Somalia horay ha ugu qabto ama somaliland, Muuse is excellent person. Honest and just one person who never changes
Allah somaliland ha udaayo cali guray iyo inta lambda
ODEYGAN CALIGUREY DIGSIXAGATO WUUBUKAA TOLKIINA WEY'YAABABANYIHIIN WAA CILAAJ
Waxaad tahey qofka kaliya ee runta sheega shaley qaar kucaayey ayaa maaanta kuleh geesi ayaadtahey qaarkujeclaana wey kucaayayaan barri kamaalin qaar imika ku amaanaya ayaa runta kugu nicidoona oo ku odhandoona Albaabada ayaa lagaa sooxidhey qabyaalada ayaadtaqaana lkn anigu waxaan kuu aqaana marwalba shakhsi runta sheega,mujaahid cali gurey
CIRO insha'allahu, waa in u muuse jaahi iyo HEEGO Maxkamad Saaraa oo Cadaaladu ay Shaqaysaa...
Cali Gurey nolow adeer ,khabiir baa tahay ,Ruun Sheeg
❤
Absolutely 💯
Nin walba oo sacad muse ah oo SOMALILAND jecel oo dalka iyo dadka jecel manta dalkeena iyo dadkeena wuu inoo bahanyahay ina biixi wa nin kursi jecel wa nin ku guldaraystay midaynta shacabka fadlan bal fikir adoo miyir qaba manta isbadal aya khasab sidan kuma jiri karno u codee xisbiyada kale wax badal manta
Muj cali Guul iyo Gobnimo
Waxasn salamayaa oqoonyahanka soomaliland ee kadhidhiyay hadalkii shalay 2 maqajile burco kayidhaahen muuse talaxume iyo jaahilka inakaahin ee fulay mimo lascaanood kabahisi kaa soo caray.waxaan hambalyo u dirayaa tolka sharaftale awal iyo habarjeclo oo wadankan jacaylka waba wll wd mhdsan tihiin.
Shacbigaa jecel muuuse shacbigaa wata hero muuse
Shacab ma jeclee lacagtii dalka iyo cashuurtii ayuu dumarka iyo caruurta u qeybinayaa.
Kkkkkkkkkkkkkk sheeeko way dhamaatay haber jeclo guuuuuuuul kaahin saajin muuse guuuuuuul
Adeer muuse saxane h/jeclo way ka guureen.
Haduu Cali Gurey caafimaad qabo 2017 kii ninkii uu arkaayey ee uu shalay Ina lahaa dalka ma wadi karo maanta muu idhaahdeen odaygii Canbe doorta.
Muj Cali Alloow soo hadee
Been baad sheegtay!!
Cali guray 2017ki waxu la socday ucid, marki dambe ayu washay oo muse judaan qabyalad ku racay
Allow Somaliland dhoowr, oo ka dhoowr Odeyaashan ku khaatumo seegeyaa siyaasada.
Ilaahayoow soo hadeey.
Cali guray hadalka kama.been sheego waa nin runta iyo gobada taabta cidna aan raali galin hooyadiiba nin dhashay
Adeer xishoo Madaxwey Muuse Biixi ma gaadhayside.
Runta ma fantaa ceeb muu sheegin
Caliguray waa Nin Macquul ah
Ilashayo naga kaxee muuse aamin aamin aamin aamin
Somaliland and Isaaq are two synonymous words; perfectly interchangeable ones by the confession of Isaaq politicians and layman alike.
Iisbaax Allah sabaax guumee huurdo marabno been ha isku sheegiin Cali doqon caajuus bil q aqliya isk fadhiso taasbixso ciiro huurdo u dhacaya wanaf iska dhacaysin qof la jiidayo marabno iyo tuqti qaran so wada cuunee wadani aya wada walaal
❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉
Guuusha waa walaalo muuuse kaahin saajin
Wa runti, wa madxweynihi ugu liitey e so mara SL, hogaamin ma leh, maamul ma leh, wa boob, caddaalad darro, Ilahaw muse umadda ka qabo
Dad xoolo ah baanu leenahayoo la daaqgeeyoh😂😂😂
Cali Guray Geesi aan runta la gabanin
Ma ninka reer Sheekh Isaxaaq doonaya inay dagaalamaan ee Hargeisa iyo Burco doonaya inuu gubo ayaynu dooranaa, wallahi reer Somaliland way yaqaaniin cadawgooda waa Muuse Biixi.
Mujaahid Cali Guray waa geesi qaran, lexejeclo ayaa ka haysa Somaliland, cidna isdilimayso, Muusana wuu tagayaa.
Nin iyo Qaran baa la kala dooranayaa.
Guul Isbadal doonka ❤️🧡❤️
Guul Waddani 🧡🧡🧡
Guul Somaliland 💚🤍❤️
War orodoo Xishoo, reer WADANI Sidee kuu adeegsadaan, kuwooda uma adeegsadaan.
Ilaahey baa arsaaqada haya, cimri dhamaadey ceeb iyo Aakhiro seegnimo Haku dhameeysan.
Baraha bulshada ka fariidiiso adeer, oo masaajidka u jeeso.
Kii Allah u qadariyo ayaa kursiga heleyaa.
Laxyahay iska ciyaysaa ma dhuusad ku toogan biximayo muuse
Cali gureyy xaqsheg noolow
Dad xoolo ah baanu leenahay oo la Daaq geeyo😂😂😂😂
Waa madaxweynihii xumaa ee wax noo garani waayey xaga kharashka .
Gacan libaax 13ka askari maad ilowwdeen
13 askari ee kibirka loogu diray rag dhulkooda jooga ee doonaayay inay ragaa dilaan dee waa layska celiyay oo rag baa helay lagana heshii oo magtoodiina waa la bixiyay haku habsaamin taasi adigu 300 boqol ee xabsiga laascaanood ku jira maxaad u qorshaysay agoontii aabayaashood ku dhinteen goojacade halkeed ku ogtahay ku meeraysan sheeko raqiisa adiga iyo muuse oo 80 jir asaasaqay ehi
CALIGUREYOW WAXAAN UMALEYN CILAAJ WEYDHAAFTEY MAXAA REER AXMED HELEY CAJUUSKAN BUKA MIYEY DHAKHTARGEEYAAN FROM NUUX ISMAACIIL
Naa xishood
Cali waa nin nadiifa oo bilaa cuqdada
Adeer hoostaada eeg waxa kaa jeexan.xishoo oo siyaasada ka bax.
Cali Guray hal cod buu leeyahee Jamahiirti 28-oct-2024 wadanka qarqisay ayaa u codaynaya kulmiye Madaxweynahana dib u dooranaye adigu ku bushaarayso caliyow
Odaygani siyaasada wuu ku saaqiday warkiisii Muuse ayuu dhaafi waayay muusana ma, ogaba
Beeenaaale washiisi
Cai guray thanks
Anigo sacad muse ah waan ka qadanaya muse tuug
Waxa runsheega oo SNM Waa Ali Gurey iyo jamac shabeel oo xaqiiqada kahadla qasare SN M
Ha dhagaysan kani ma fayooba waa uu waalanyahay
Masha Allah somaliland way israacday muusana wuu tagayaa guul wadani guul Somaliland Insha Allah
Mujahid Caliguray waa Nin Bisil waxaan Murti Ahayba ma sheego marnaba
Abid kii ugu xumaa intii ina soo martay waa Muuse. Ma ogi in Cirro kasii kii liidan doono.
Hhhhh walee waan kugu racsanahay
Hayaaay waar bal kii tuuga ahaa eega caruurta ayaa shaashadaha kaa baratay laba wajiile dadku waxay kuu yaqaanaan shalay iyo maanta amaantii muuse iyo caydii cirro labaduba way duuban yihiin ee hadaad damiir leedahay dadku waa dadkii shalay aad muuse u amaanaysay ee is qari waxba kaa qori maayaane
Waqti laga hadlo dhalinyaradii buurta gacan libaax lama joogo waxa la joogaa waqtigii la isku tanaasulo lahaa sidaa darteed mr muuse iyo mr kaahin dalka dadka iyo diinta ha u tudhaan
😂😂dad xoolo ah banu leenahay wallhiilaa baroor oohin bisinka
caliguray.ama.wadani.ha.ahaado.ama.oday.hanoqdee.runta.ilashaybaan.kucadaabayn.
Saab tv huwan
runtaa.weeyi.ilaahay.baan.iskugu.keendarin.abaar.iyo.muuse..anoo.sacadmuuse.ah.baa.sidaaleh.
Ala ruun waan walahi ciidgel burush ,xare wadani marmarinay libaan alcadal xildhiban cudhay babulahi faysal cali warabe ina cumar dool ina caydiid ina cago wane ciidagale fariid badan kkk
Nnkaasi intuuu waashay ayuuu ku waashay nin aaanu gaadhayn kabihiiisa waaa muuse oo ah madax waynihii qarankan
Wasiirka baan kaa dhiganyaa adiga mujaahid
Waali afigaa lagugu hubaa caliyaw 2017 waxaad lahayd inantii la guursanmaayo haduu muuse dhaco
Shalay maanta maaha! 2024 maaha 2017😂😂😂😂😂
Runtu qadhadha lkn alla jecel
Comments Muuse Biixi dalkii waa uu bur buriyey waa kala tak tay Soomaaliland hadaan laga bad baadin Muuse inra hartay waa sii kala tagaysaa ogaada.
Adeero, hadii adigu aad damiir leedahay, aayar ayaad masaajidka iska fadhiy laheed ood cibaadeeysan laheed.
Shacabka Somaliland adiga waano kaagama baahnee, Ilaahey ka yaab oo aakhiradaada u shaqqeyso.
Wax iidoorland ah Oo Caqli ku mirror cali guray Ayaan array anigu
Shacbigu gobel iyo reer muuuuse kkkkkkkkkkkk ciro kaga cun
Mujaahid Cali gurey waa falanqeeye ku xeel dheer arimaha dooroshooyinka iyo siyaasada somaliland waxyaabo badan oo u hore u sadaaliyay na wan aragnay war ninku run badana run badnaanta ayaan ku jecelahay
Waa halyay aan runta gaban waligiba
Kani hado damiir leyahay muu hadli lahyeen.
Cali waa balo