NIMCAAN HILAAC FT OOMAAR BARBAR ( DALKAYGU DHAGBUU AHAA 2022 OFFICIAL VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Heesta Dalkaygu dhagbuu ahaa
    Erayadii Kaaba Caydiid
    Laxanka Nimcaan Hilaac
    Music Mohamed deeq Barded
    Video Camera Idit Rashiid Nunsheeg
    / nimcanhillaac
    www.instagram....
    www.snapchat.c...
    ‪@Hillaacmusic‬ @Copyright by #Hillaac_Music #oomaar_Barbar

ความคิดเห็น • 772

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  2 ปีที่แล้ว +458

    #Dalkaygu_Dhagbuu ahaa Waa hees ka hadlaysa Wanaagii iy0 waayahii wacnaa ee dalkeena. heestan waxay kaydka #Hillaac_music soo gashay sanadkii 2017 waxaana samaysay kaaba caydiid waxaana ila qaadaya OOmaar barbar oon isku aragnay edmonton #Mahadasanidiin bahda ku xidhan Hillaac Music

    • @djxariir6317
      @djxariir6317 2 ปีที่แล้ว +4

      Hilac ky iimow again 🌚

    • @nimcomaxamad6382
      @nimcomaxamad6382 2 ปีที่แล้ว +11

      Allow nosooceli somali oo mid ah mar kale qabyaalad io qoloqoloda qalbiyadeena ka masax 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Samriye14
      @Samriye14 2 ปีที่แล้ว +7

      Brother you are deserve everything more than like, share and comment.

    • @maryanabdullhi9432
      @maryanabdullhi9432 2 ปีที่แล้ว +4

      Msha allh waa hees xaqiqada dalka ka hadalysa runtii insha allh way iman mid nimo nimcaan wxad tahyay fananka kaliya e wadaninimadu ku hartay allh ku xifdiyo wllky ❤

    • @sA-bd7yv
      @sA-bd7yv 2 ปีที่แล้ว +2

      ᴡᴏᴡ ᴡᴀᴅᴀɴɪɢᴀ ᴅʜᴀᴘᴛᴀ ᴀʜ ʀᴀᴘᴘᴏᴡ ɴᴏᴏ ᴅᴀᴀ ɴɪᴍᴄᴀᴀɴ ʜɪʟᴀᴀᴄ ʜᴇᴇsᴀʜᴀᴀɢᴀ ᴍᴀᴋᴀʟᴀ ᴅʜᴀᴄᴀᴀɴ ᴡᴀᴅᴀɴɪ ɪʏᴏ ᴊᴀᴄᴇʏʟᴘᴀ ᴋᴜsᴏᴄᴏ ᴘʀᴏ.

  • @maryanomar9667
    @maryanomar9667 2 ปีที่แล้ว +17

    Nimcaanoow nooloow wadani iyo Midnimada Soomaaliyeed cid ku gaari kartaa ma jirtee Raboow noo kaa daa Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 2 ปีที่แล้ว +40

    Allah wuu nagu imtixaanayaa dawlad xaniin yaheeda nabad iyo nolol ku guuleystay majirto maamulka Allah baa leh dunidaan
    Marka maalinteena waa imaaneysa kuwa sabra buu Allah jeceylyahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰

  • @youngmo3566
    @youngmo3566 2 ปีที่แล้ว +73

    Nimcaan codkiisa meel kale ayuu Ka imaanaya what a voice?😳😳

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv 2 ปีที่แล้ว +18

    🇸🇴 Shanta somaaliyed inta jecel like saara pleas wixi wadani ah 🇸🇴💙

    • @NiiribaasDemha
      @NiiribaasDemha 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @NiiribaasDemha
      @NiiribaasDemha 2 หลายเดือนก่อน

      🇸🇴❤❤❤🇸🇴❤❤🇸🇴❤❤🇸🇴❤❤❤🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @FarhiaismailMohamud-z4y
      @FarhiaismailMohamud-z4y 13 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂 walahi ilin iga timid dhalinyaro kaca😂😂😂

  • @hiiraan_boy10
    @hiiraan_boy10 2 ปีที่แล้ว +60

    Dhowr jeer baan Soo kufoo
    Hadane isma dhiibayee
    Dharaaro San baan fishaa
    Waxaan dhowraa midnimo 🇸🇴✊

  • @taxaaye9959
    @taxaaye9959 2 ปีที่แล้ว +18

    Nimcaan wadaaniga kaliye dhiiga ah saan kuu jeclahaylee ❣💯

  • @mustaphe301
    @mustaphe301 2 ปีที่แล้ว +8

    Qofki ugu wanagsana uguna naxariis badanaa uguna samirka badana e soo Mara dunidan wuxu aha Rasuuluna Muxammed Scw scw scw scw scw

  • @Mahamedsilva35
    @Mahamedsilva35 2 ปีที่แล้ว +12

    Nimcaan and omar Gulaysta waa hees dhiiga taabanaysa inta ay wali kudanbeyso Qalbiyadooda wadaniyada Gulaysta
    Insha allh maalin uun waaa soolaabaynaa inagoo isku duuban ooo dalkii laga baqijiray ah 🇸🇴 💘

  • @abdilahiabdisamed870
    @abdilahiabdisamed870 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhowr jeer ayaan soo kufoo hadana ismaa dhibayee dharaaro san ayaan fishaa 🥺erayadaa bal eega nimcaan hilaac waa fanaan qaran alle waxan uwaydiina in alle uu cadaabin saxib guulo ayaan kurajeenayaa

  • @mohamedabdirahmanmohamed3360
    @mohamedabdirahmanmohamed3360 2 ปีที่แล้ว +16

    Fanaanka kaliya oo an tagero Nimcaan iyo abtigay Omar bar bar ❤️

  • @HodanMahdi-mc3fv
    @HodanMahdi-mc3fv หลายเดือนก่อน +2

    Ayaa ila joogaa maanta oo ila daawanaaya rabi cadowga hakasoo badbaadaayo oomaar xamarna dhibka haka korqaado 😢😢😢

  • @cabdullahihassancabdullahi4167
    @cabdullahihassancabdullahi4167 2 ปีที่แล้ว +9

    Rajadii dalkeyga iyo dadkeyga dib usoo celi nabad waarta horumar nasii, nimcaan hillaac oomaar thanks 🙏 heesaha jaceyl uun yaa lagu koobin ee heesaha baraarujinta xooga hala saaro 🇸🇴❤️✌️

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 ปีที่แล้ว +29

    Dhalinyarooy Waayihii Wacnaa Dalkeenna Kuma Soo Gaarin Waanka Xumahay Laakiin Maanta Annaga Buu Na Sugaayaa Aan ka Xoreysano Cadawga Sokeeye Iyo Shisheeye Aan Iska Dhicinno
    Caruurteena Rafaadka Soo Aragnay Yaanan Ku Barbaarin aan Wadanka U Xoreyno Caruurteenna Mustaqbalka Diyaar Ma Tihiin Dhalinyaro Passport Ajnabiga aan Sidanno Iska Celino Ina Mariya Ciidanka Xoogga Dalka Aan wada Qoroneey 👨‍✈️✊
    Soomaaliya Hanoolaato 🇸🇴🦁✊
    Mahadsanidiin Labbo Halyey Nimcaan Iyo Oomaar 💯🙏

    • @qadrocali1075
      @qadrocali1075 2 ปีที่แล้ว +2

      Diyaaar walal🥰

    • @rooshaanahmed1308
      @rooshaanahmed1308 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa balan inan dalkyga xoraysto wll hdi rabbi cimriga ii barakeyo cafimadkana ii siyadiyo🥺🙏

    • @ganacsade_hannad
      @ganacsade_hannad 2 ปีที่แล้ว +2

      @@rooshaanahmed1308 M.a Waddani Guuleyso

  • @aqani3aqani326
    @aqani3aqani326 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlh turki aya jooga been ma sheegi kariye wadan dhisan oo dadkiisa is garab tagan marka arko caloosha aya ka gubta run ahaantii wayo dadkeyga iyo dalkeyga wa dad is jecel lkn qabiil iyo wadamo shasheeyo aya ka dhax shaqeyna lkn meel un wa soo laban doona🇸🇴♥️😭😭🤝

    • @mohamedbillow7719
      @mohamedbillow7719 2 ปีที่แล้ว

      Waan kabaxena insha Allah 🙏🏼👏😷🇸🇴

  • @shafeecyare8068
    @shafeecyare8068 2 ปีที่แล้ว +6

    Waaaw
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Codka 100%
    Camera 100%
    Heestaan waa dhameys tiran somali dhan wey ka gàdan tahey

  • @nksbsj
    @nksbsj 2 ปีที่แล้ว +16

    wadanii dhab ah walalky nimcaan Hilaac fanan qaran 1. gulleyso faannankegiii🙏❤

  • @fatimamoumin5689
    @fatimamoumin5689 2 ปีที่แล้ว +7

    wadaniyad nimadii oo qof ah🇸🇴🇸🇸🇩🇯🙏
    Nimcaan Abdirahmaan hassan ❤
    Bilad sharaf waa mudan tahay brother
    Qabayaalad maxaa lagu dabiibaa tallow

  • @mahhattbillemahamett6500
    @mahhattbillemahamett6500 2 ปีที่แล้ว +2

    Hilaacoow codkaagu waa Another level

  • @saabircade6931
    @saabircade6931 2 ปีที่แล้ว +7

    Runtii waa heestii qarnigan OO sidatan qiiro qalbiyareena lushay waxaan umahad celinaa fanaaniinta qaran waxaan idin leeyahay qaadikey ha'idin xifdiyo ❤️💯

  • @maryanomar9667
    @maryanomar9667 2 ปีที่แล้ว +4

    Midnimada ha waarto sideey uga go’an tahay Nimcaan Wadani keep Going Soomaalinimada ha waarto 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @AhmedIndho-pj6qg
    @AhmedIndho-pj6qg 4 วันที่ผ่านมา

    Omar bar barow awoow gaa alaha unaxaristee cadulaahi yuusuf axmed yeey ayaa burburiyay somaliya waad og tahay baan umalaynayaayee😅😊🎉

  • @mohamedisse4485
    @mohamedisse4485 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan oomar kuma habooneyn in uu ka qaybqaato waayo waa qabyaldiiste nimcaan big respects

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc maansha allaah.jzk Qayran waa run tiin illaahey anagoo Nabad ah illaahey ha inagu celiyo,aaaaammmmiiiinnnnn

  • @gudbaayeofficial
    @gudbaayeofficial 2 ปีที่แล้ว +25

    Dhibtiyu qaraxuu necbaa😭
    Waxaaa se Halkaa na dhigay Qabyaaladi na dhawacdiyo siyaasiga beenta dhura 😭
    Ilaahoow noso gar gaar 🤲🤲
    1000 jeer baan soo kufay hadana isma dhiibayno dharaare san baan filanaaye🙌🇸🇴💙

    • @Sunshinequeen1
      @Sunshinequeen1 2 ปีที่แล้ว

      Amen🇸🇴❤️😭

    • @abd7517
      @abd7517 2 ปีที่แล้ว

      Waxaan dhowraa midnimo

  • @mohamedali4354
    @mohamedali4354 2 ปีที่แล้ว +45

    Legends Nimcaan hilaac and Omaar Barbar Big respect 🙏💯

  • @xaliimomahad8347
    @xaliimomahad8347 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaase halkaa na dhigay
    Qabyaalad na dhawaacdiyo
    Siyaasiga beenta dhura😥xaqiiq
    Dhowr jeer baan soo kufoo
    Hadana isma dhiibayo
    Dharaaro san baan fishaa
    Waxaan dhowraa midnimo🇸🇴💪
    Rajo galin❤
    Soomaalinimadu ha waarto🥰

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 2 ปีที่แล้ว +6

    Dalkeygu dhagbuu ahaa
    Somaliye ismuujiya 🇸🇴🔥🔥

  • @MaxamedFaarax-um3de
    @MaxamedFaarax-um3de ปีที่แล้ว +1

    Dal aan wax badan dheeraa baa loodhoofaa dhigeyga waan kahay ish calaa hees two legends hilaac and bar bar somalia hanoolaato

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 2 ปีที่แล้ว +3

    Qof Qaranimadu daacad ka tahay noolow Nimcaan, adiyo Omar ba waan idin salaamayaa. ❤🇸🇴🥺

  • @ibrawobra
    @ibrawobra 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend always Legend
    Fanan Qaran Hilac🇸🇴🙏

  • @Hameed502
    @Hameed502 2 ปีที่แล้ว +28

    The one and only patriotic Legends Nimcaan and Oomar 🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 2 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi waa Emotional Song Allow Dhibtaan Inaga Dulqaad Oo Somali Mid kadhig 😢🤲

  • @ShaafiyoCabdi
    @ShaafiyoCabdi 5 หลายเดือนก่อน +4

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤

  • @ilyasabdilahisharmarke7334
    @ilyasabdilahisharmarke7334 2 ปีที่แล้ว +27

    Always 2 legend ❤ 🙌
    Hilaac and barar somalia 🇸🇴 hanolato
    From Djbouti 🇩🇯

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 2 ปีที่แล้ว +2

    Dal aan dheeraa wax badan ayaa loo dhoofayaa🥺🥺alla maxay run sheegtay abwaanaddu🥺

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 ปีที่แล้ว +25

    The combination of this two made the masterpiece, 🔥🔥🔥. I felt the lyrics walahi. May Allah make us proud again.

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 ปีที่แล้ว +17

    Nimcaan is the real definition of PATRIOT 👊💪💓💓💓💓💓💓
    His patriotic songs are coming through 🙏🤝

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 ปีที่แล้ว +23

    Best song 🎵 nimcaan iyo oomaar legends guulesta 🥰✊

  • @cadargure239
    @cadargure239 ปีที่แล้ว

    Waw waa hees mcno badan wadato xusuus ayey igalisay ilaaheey ha ituso wadankeegoo nabada oo cadaan noo soo shaqo doon to inkastoo aad doolad soomaaliyeed soo arag hadane waxa rabaa wadankeegoo caalmaka la tartamaa

  • @abumumtaaz8282
    @abumumtaaz8282 2 ปีที่แล้ว

    Hilaac iyo dhoolotuskiisa talantigiisa somalia allow nabad nooga dhig noogusoocelii awoodii iyo waxqabadkii shacabka is jeclaa walahi dowlad maan arag marka arko dad aan xornimo siyay oo bahdilaya madaxdeena iyo dalkeena waan qiirooda allow qabyalada meel nagaga xir

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallaah Madaxwene Hassan ilahey haku dowro ❤️🙌 inshallaah wadanka nabad ayuu noqon aamin 🙌

  • @salmabani9957
    @salmabani9957 2 ปีที่แล้ว +2

    Very true “ qabyalad iyo siyaasada beenta badan “.
    Midnimo Yaa Rab

  • @huseencabdi7635
    @huseencabdi7635 2 ปีที่แล้ว +6

    Wow nimcan hilaac fans ayaan ku ahey

  • @fadumiinaabdilahi2982
    @fadumiinaabdilahi2982 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxan dhowraa midnimo🤝🤗🙏Nimcaan always legend

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +32

    Talented singers and beautiful song 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhibtuu iyo qaraxoo nicbaa😭 allow dalkeena noo hagaaji mid lagu soo hirto nooga dhig🤲🤲🤲

  • @aminabdurahman9482
    @aminabdurahman9482 2 ปีที่แล้ว +15

    two legend hilaac and oomaar

  • @nuryareabdi4670
    @nuryareabdi4670 2 ปีที่แล้ว +1

    NIMCAAN CODKIISU WAA AN ATHER LEVEL WALAAHI

  • @Samriye14
    @Samriye14 2 ปีที่แล้ว +17

    Nimcaan hilaac and Omar barbar big Legends I'm very very big fan for you, and also I'm very like patriotic songs, bc it's must to proud our ethnicity.

  • @sankamohamed3044
    @sankamohamed3044 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaaba ceydiid waad ku mahadsantahy ereyada aad sameysay allana haku dhowro abyo waxaad tahay abwaanad qiimaheyda leh allaha ku sharfo aduun iyo aaqiro.

  • @maryanabdi5821
    @maryanabdi5821 2 ปีที่แล้ว +24

    My two favourite legend, this song make me very sad, one day inshallah we will go back how we are before inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @najaxbaashe8546
    @najaxbaashe8546 2 ปีที่แล้ว

    Geesiyo udhintuu
    Lahaa dad dhiig uqubuu lahaa
    Dad dhawarta ayuu lahaa
    Somalia 😢
    Allow namidee
    Two legend Nimcan wadani and Omar barbar❤

  • @nimomohamed5035
    @nimomohamed5035 2 ปีที่แล้ว +1

    Ay allow dalkayga nabad iyo barwaaqo kayeel 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰

  • @xamiimofficial3818
    @xamiimofficial3818 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waa hees baraarujin ah somalaay dalkiina ukaca
    Hilaac iyo Omar mahdsnidiin❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +11

    "Waxaase halkaa na dhigay qabyaalad dhuran" hadal aan la dafiri karin Nimcaan hilaac ft Omaar barbar🙏

  • @mariyaquen
    @mariyaquen ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴m.a iifiic naan laheyd dalkeyga oo nbd ah inaan arko

  • @abdillahimoodhikaar7523
    @abdillahimoodhikaar7523 ปีที่แล้ว

    Ax hees qiimo badan oo dhiiga qof walboo damiir leh kicinaysa
    Wax badanbay hesstu tilmaamaysaa somali way babday inta hadda joogtana qabiil qabiilbay qori u sitaan oo iyagaa isu cadawa
    Allo somali oo nabada noo soo celi
    Hal af
    Hal dal
    Hal calan
    Fanaan hilaac iyo omaar❤🥰

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 2 ปีที่แล้ว +1

    Dalka marbuu nabad noqona insha allah 😥 waa rajo aan wada lenahay muwadin walbo somali ah 💯💯😥😥 insha allah

  • @Ijinowafrah
    @Ijinowafrah 2 ปีที่แล้ว

    Heesta ku celis waye oomaar kuma laha Adi kaligaa Top ah ama adi io Rasta

  • @asmaxadi3902
    @asmaxadi3902 2 ปีที่แล้ว

    Rabiyoow karaamadii dalkayega iyo calankayega noosoo celiye qabyaaladana naga suuliye🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @guleedaliismael9309
    @guleedaliismael9309 2 ปีที่แล้ว

    waxaa tahay fanaan qaran
    waan ku soo salamay
    zxp
    waa asxaapta lafaciise

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 ปีที่แล้ว

    top topp topp hees wadani ah 2 fanaan topp ah waa wadanaaaa

  • @nasrowaddani5073
    @nasrowaddani5073 2 ปีที่แล้ว

    Geesiyo u dhintow lahaa dad dhiiga u shubow lahaa
    Waxaase hal kaas na dhigay qabyalad na dhawacdo saxiix🇸🇴🇸🇴🇸🇴😓😓😓😓😓😓😓

  • @nimcoabdi7358
    @nimcoabdi7358 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaanad aan jeclahay ayaa curisay ereyadan masha Allah 😘😘 fanaano aan kala dhicin 🥰🥰

  • @cadceedadanlaqe4864
    @cadceedadanlaqe4864 2 ปีที่แล้ว +2

    Midnimaan dowraa waligey Insha allah Weynu israaci Gubabadinana aad baad oogu mahadsantihiin The Two legandry🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somalinimadaa nadeeqda

  • @yuusufmahamedaadan7827
    @yuusufmahamedaadan7827 2 ปีที่แล้ว

    Waaw Geeziyo idhintu laha dad dhig uqubu laha🇸🇴😤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 ปีที่แล้ว +3

    mashaa allaah guulaysta waagobanimada ismaqariso

  • @maankeyow6667
    @maankeyow6667 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh legends baa isugu tagay Ayaan kaaba Abwaanad aan jeclahy iyo Fanaanka fanka somaliyeed wllkey nimcaan iyo omaar❤️🙏

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaaaw 💙💞💙💯💫👍👍👍💞💞💞💞💞💞 allah allah allah waayiihi waacna qabileystayaal arxaan darnaa aya sidas naga dhigay inta nool ilahay waxanu ka baryeyna cuuduuroo aan ladaweyn karin in ilahay ukena weli qara nool oo kaga darane kursi iyo hun guri raba cududuro an adunka laga aqoon allaha ku rido amiin yarabi sababtu waa dadbadaney dhameyen

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 2 ปีที่แล้ว

    Illahayaw dalkayga oo nabada oo dagan oo xasilan itus o dadkduna walalayihin dhararo san ban fishaa midniman dhawra king voice 🎙nimcaan hilaac keep going 🙏

  • @somaliyoutuber9643
    @somaliyoutuber9643 2 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan hilaac ninka kaliye heesihiisa dhageysto keep going 💪 ♥ 👍 👏 🙌 👌 💪

  • @kingboyofficial4644
    @kingboyofficial4644 2 ปีที่แล้ว +2

    Viva Somaliweyn,,,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maxamedapdullahi9423
    @maxamedapdullahi9423 2 ปีที่แล้ว +4

    Dalkeygu dhag buu ahaaa❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @samatarfarah7698
    @samatarfarah7698 2 ปีที่แล้ว +1

    Labo daljire nool wel love always

  • @updynajiib6732
    @updynajiib6732 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah fanaaniin qaran noolaada brothers 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว

    SOomalinImo ha waarto hilaac hirgalay nin culus baad tahay hore u soco sxp

  • @mustafehore6406
    @mustafehore6406 2 ปีที่แล้ว +4

    MASHA ALLAH WANAAGIYO QOFA HUUNADAY FARXAD IIGUNOOLAW ADIYO FANAANKUBA

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 2 ปีที่แล้ว +2

    Nacalaa rufiyaan kuyaal iyo kii qaladka qariyo insha Allah 🙏💙

  • @miig
    @miig 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi ninkaan. Nimcaan hilaac waa wadani dhab ah

  • @Jamal21media
    @Jamal21media 2 ปีที่แล้ว +2

    Barber waa fanaan lakiin miro & laxan wax u sameeeya ayuu la aaa bug respect 2 lagend✊

  • @faizam523
    @faizam523 2 ปีที่แล้ว +1

    Gobanimo isma qariso waa wiilal dadnimo leh.🥰🥰💯👏👏👏👏

  • @fartaagteofficial8636
    @fartaagteofficial8636 2 ปีที่แล้ว +1

    wlhi waa hees qiiiro leh 🤝🤝🤝🤝 somalia 🇸🇴 ha nolaato

  • @salmomaxamad968
    @salmomaxamad968 ปีที่แล้ว

    Wlhi dhibaa ikacay somalia hanolaato😘😘🇸🇴

  • @rahmanour3541
    @rahmanour3541 2 ปีที่แล้ว +1

    Respect ✊ nimcaan hilaaac geesi ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌏🌏🌏🌏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @keyseabdi9387
    @keyseabdi9387 2 ปีที่แล้ว +1

    First hillac wankusalaame

  • @cabdirisaaqcarab6371
    @cabdirisaaqcarab6371 2 ปีที่แล้ว

    Ax alow soceli hibadii dalkaygu laha esha lah mar uunay rumobi riyadu nimcan iyo omar isha lah

  • @abdulahiadan5570
    @abdulahiadan5570 2 ปีที่แล้ว +2

    Nimcan Hilaac legend 😘✌🏼

  • @mohamedabdullahi9308
    @mohamedabdullahi9308 2 ปีที่แล้ว

    Hilaaac hirgalay ninkaa waa ina adr key hobalnimadase ma buuxin shuruudii waanse ku qadanay

  • @AbdiqadirHassanDuuliye
    @AbdiqadirHassanDuuliye 2 ปีที่แล้ว

    Nimcaan Sxb nin Aan waligiis aan dhagaysan heesihiisa baad ibaraysaa Ee ciyaalkaan cod iyo xikmad malahan ee naga daa.

  • @AliZakiMowliid2024
    @AliZakiMowliid2024 2 ปีที่แล้ว

    Kaaba Ahmed caydiid laandheere isaaqa oo garxajis ciidagale ah Abwaanad qaran..❤✌

  • @mahamedxasanabdi4656
    @mahamedxasanabdi4656 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah nimcaan hilaac codkiisa ayaa idilay

  • @mohamettmohumett656
    @mohamettmohumett656 2 ปีที่แล้ว

    One love someli meel kazata oo ay joogan 🥰🇸🇴🇸🇴

  • @ansalabdikadir5889
    @ansalabdikadir5889 2 ปีที่แล้ว +2

    Really my brother's noloshu idinma xumeyso wllhy ❤️

  • @muhuboibrahim6990
    @muhuboibrahim6990 2 ปีที่แล้ว

    dhiga ikacay oo jirka i dubaxshay waan u dhiman dalkayga

  • @sheruuofficialchannel7476
    @sheruuofficialchannel7476 2 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwww nimcaan fov singer and oomaar two legends

  • @sulubsomali9649
    @sulubsomali9649 2 ปีที่แล้ว

    Waa run sheeg heestaan wlhi two legends waa ku mahadsan tiyiin dhiiri galintiina

  • @axmedcwahaabdooshow7960
    @axmedcwahaabdooshow7960 2 ปีที่แล้ว +5

    Alfanaan Nimcaan Hilaac waxan kuleeyahy Hor usoco waxadthy fanaanka Keli antaageero

  • @roodoabdi3664
    @roodoabdi3664 2 ปีที่แล้ว

    Hilaac fanaanka kaliyah soomaalinimadu ku waynthy

  • @yamyam585
    @yamyam585 หลายเดือนก่อน

    DHALINYARO 🇸🇴 MASHA ALLAH OMAAR IYO NIMCAAN WADANINIMO BAA KU DHEEHAAN WLLKEEN OOMAARNA ALLAHA CAAFIYO 🤲🇸🇴WADANKEEYGOOY NABAD KU WAAR 🤲🇸🇴♥️