Allaah baa Mahad iska leh amaan dhamaanteed kana fog xummaan Dhamaanteed waa inaan ku shukrinaa Nimcooyinkiisa la koobi karin aan la koobi karin ee inagu Manaysatay Makhluuqiisa oo Dhami waan baahanahay yaa rabbi waxaan nahay Muxtaajiin awood Daran oo baahi badan waa ku rumaynay yaa Rabbi waa inaan Rakuuc iyo Sajjoud la dhacno waxaad xaq u yeelatay inaan ku caabudno wakhti walba ku xusno adkaartaada ku rumayno inaad na dillayso geeri nasugayso nasoo saari Maalinta wayn ee Qiyyaamada ee abaal Marinta naga kori Caddaabka Daran ee Jahanama iyo Jaxiimma Subxaanaka yaa rabbi ma jirto cid laguula shariik yeellaa oo lagula wadaajiyo cibbaada yaa rabi

Aayaatka ilahy markuu kugu dul aqriyo qof la'falgaley oo yaqiin fiican uleh wuu kasaameyn badanyahy shaqsi kale maasha Allah. Sheikh abdi rashiid.
allah allah yaa rabby naxariistada iyo nimcadaca macaan baan kugu mahadnaqeynaa allah allah allahu akbar
Ilahaw walidinten unaxariso anagana no naxariiso amin ya raaab
jazakallah mansha allah hakuuu barakey qeerka angan allah hanga dhigo kuwa kaa faaido ku dhaqmo
jazakallahu khayran
Mashaa allah ilaahey ayaa mahad iska leh alx ilahayaw imaanka iyo yaqiinta nagu sug yaa rabi nicmooyinka aad nasisay maso koobi karno yaa allah
Ali Musse Voteagainst
Allah place you sheikh abdi rasheed
Allaah baa Mahad iska leh amaan dhamaanteed kana fog xummaan Dhamaanteed waa inaan ku shukrinaa Nimcooyinkiisa la koobi karin aan la koobi karin ee inagu Manaysatay Makhluuqiisa oo Dhami waan baahanahay yaa rabbi waxaan nahay Muxtaajiin awood Daran oo baahi badan waa ku rumaynay yaa Rabbi waa inaan Rakuuc iyo Sajjoud la dhacno waxaad xaq u yeelatay inaan ku caabudno wakhti walba ku xusno adkaartaada ku rumayno inaad na dillayso geeri nasugayso nasoo saari Maalinta wayn ee Qiyyaamada ee abaal Marinta naga kori Caddaabka Daran ee Jahanama iyo Jaxiimma Subxaanaka yaa rabbi ma jirto cid laguula shariik yeellaa oo lagula wadaajiyo cibbaada yaa rabi
man sh all ah sh abdirashid sh ali
mashaa ALaah shiiq cabdirishiid shiiq cali suufi
Masha allah
Allahu Akbar
mashaallah Allah ku xafido
Jazakumullah
Jazahullah
Muxaadaro aad u qiimo badan oo soo jiidasho leh
maanshaa alaah