Odayigu waa damaaci wuxu sii khaldan u uga qaatay Huteelka Alle ha u naxariiste MW Siilanyo.hadana wuxu rabaa inu Madaxweyne Ciro yidhaaho waan ku codeeye Huteelka ii sii
Kan hargeisa club ku ddoodaya ee ictisaamka ah tuugii weynaa ee ina xaashi oo uu adeer u yahey ayaa waxoogaa kaga cuney.maanrana ciro ayuu ku jeediyey ilayn waa tuuge.
SULDANKA DUMARKA MADAXWEYNAH IN PUPLIC U SOO QDEY EE YADHI DHUL BAY QAAATEEN WAA IN XAAL GIB JOOGA L SOO ISTAAJIYAA HARGEISANA LAGA MABNUUCAAA DHAQAN KAA XUM EE U LA YAMI
Masha allaah
Adbad u mhdsnthin
Odayigu waa damaaci wuxu sii khaldan u uga qaatay Huteelka Alle ha u naxariiste MW Siilanyo.hadana wuxu rabaa inu Madaxweyne Ciro yidhaaho waan ku codeeye Huteelka ii sii
Musse biixi 🔥🔥💯
Muuse biixi lacago badan buu qaadan jirey
Kan hargeisa club ku ddoodaya ee ictisaamka ah tuugii weynaa ee ina xaashi oo uu adeer u yahey ayaa waxoogaa kaga cuney.maanrana ciro ayuu ku jeediyey ilayn waa tuuge.
Wll aniga ku markhaatifuriye wll wakhtigii axmed siirayo ayu siiyeyi marka maxamuud xaashi aya uga.soodhameeyeyi wll wa damaaci odagu
Waa beentaa shaqo badan ayey qaban jiren oo qandarasyo ayey qaadan jiren
Buur madaw iyo odayagan hadlayay waxay qaadan jireen lacago ilaa sodankun oo oo doolar midkiiba waxaa u qoray xirsi iyo ina xaashi
Maantana ninkii waddanka liqey xoolihii dadweynaha ayaa xisbi u soo baxay.
Suldaan iyo aaqil iyo odayaalba lagama maarmo annaga hanoofaanin nin intaba necbaaaaaa
Waara hayaa 80 jira ayaa doonaya inaye qaranka inaya. Boobaana xoola ma.xabaasha u qaadayesaya
Muuse waa xalaal cun danta qaranka ayuu ilaaliyay oo boobkii iyo shaxaadkii iyo baadii salaadiintu qaadan jireen ayuu ka handaraabay
Md muse bixi waxan ogahay in aanu qoofna kuraaligeelin haantiida qaranka ee dadka kadhaxaysa xaaran quutayashuna waxaykuheeysten waxawayaan o ay kucayayaan xoolaha dadweynaha qoof dambena lagayeelimaayo o hantiida qaranka loogacan geeliyo
Waar sacad Muse lahaane waa hanti dawladeed waxaana dhisay Dawlad uk
SULDANKA DUMARKA MADAXWEYNAH IN PUPLIC U SOO QDEY EE YADHI DHUL BAY QAAATEEN WAA IN XAAL GIB JOOGA L SOO ISTAAJIYAA HARGEISANA LAGA MABNUUCAAA DHAQAN KAA XUM EE U LA YAMI
Muuse biixi ldhaqaale badan buu lunsaday
Tuugtii.muuse.eryay.ayaa.soobax
Day
Waaryaa udaygan cajuuska ah eekadhex hadlaaya dumarka joog wax iskufalimaaysid sacyahaw uf