SIR CULUS SIYAASI CAAN AH JABUUTIYAAN CADEEYEY IN LA SHIRQOOLAYO GANACSATADA KHAATUMO,CADAYMO..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024
  • SIR CULUS SIYAASI CAAN AH JABUUTIYAAN CADEEYEY IN LA SHIRQOOLAYO GANACSATADA KHAATUMO,CADAYMO..

ความคิดเห็น • 57

  • @NiciimaAadan-jh6pk
    @NiciimaAadan-jh6pk 14 วันที่ผ่านมา +6

    Gull drood

  • @abdihakimabdi4973
    @abdihakimabdi4973 14 วันที่ผ่านมา +4

    , SSC Khatumo, Puntland, iyo Somaliyo dhanba guul.
    Kanaxow naftawaa.

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 14 วันที่ผ่านมา

    Waa Mucaarad Reer jabuuti, waa nin la yaqaan!

  • @Umo580
    @Umo580 14 วันที่ผ่านมา +2

    WAA YAABANAHAY WALAA MUXUYAHAY KULKA KUHAYA E FIRDHIYE KAHAYA WAD NASAN WEEDEY ???

  • @user-qk8cp5yw8k
    @user-qk8cp5yw8k 14 วันที่ผ่านมา +1

    War adigu iska daa reer ssc ayaga masorkoda og hadan nahay reer puntiland waxan ku lenahay talo iyo caawin waxkale inokama fura❤❤❤❤❤❤

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 13 วันที่ผ่านมา

    Maa laga aamuso Xasbunallah Xasbunallah

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 13 วันที่ผ่านมา

    Waa Tigray geele Xasbunallah

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 13 วันที่ผ่านมา

    Xasbunallah Xasbunallah Xasbunallah

  • @husseinosman1871
    @husseinosman1871 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ferdhiye, waxaa gaaray suntiu, sidaa darteed waan in la cazilaa, wuuu fashilmay.

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax 14 วันที่ผ่านมา +1

    dagdaga iskadaa walal waan lasoconaa waxa socda ssc iyada loobaahan yahay eeyadu mabaahna wararkaaga wan jecelnahay lakiin kadaa dagdaga wax hubso

  • @user-xt7pj1nv8g
    @user-xt7pj1nv8g 14 วันที่ผ่านมา +1

    Waa ruun siida cissaha jabuuti loo daagan doorsomin

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 14 วันที่ผ่านมา +1

    Haa waa qalada weene shalaya isgoo xasuuqa SSC khaatumo keligii taliyaha jabuuti u tagaan Ayaan darada jirita waxaya tahaya maxaa kayaala waa waxabo rere SSC khaatumo hasika daayan hanatida iyagoo usiku filan yihiin xasandhiiqo iyo keligii taliyaha habuuti uma baahano😔

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 14 วันที่ผ่านมา +1

    Wiilkan inaderkay
    Waxaan ku celinayaa hadalkan mar labaad haddii aad SSC taageerto waa inaad ixtiraamtaa oo aad joojisaa sumcadda dilka

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤ 🇸🇴 🇸🇴 hanoolaato

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 14 วันที่ผ่านมา +1

    Caadi baad u waalatay de hada firdhiye looga biqi maayo masiirka khaatumo e sheeko kale keen niyoow

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 13 วันที่ผ่านมา

    Subxana Allah

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 13 วันที่ผ่านมา +1

    YARKAN MAXAA WAALAYA KHAATUMO DHIIGII HARTI BAA LAGU XOREEYEY HADEEY GOD ISKU RIDAAN HARTI SHAQO UTAAL MAAHA WIIL DAMBE INUUSAN UDHIMANAYN WAA CADAAN KHAATUMO MANTA WAA XOR GUUL BAANU URAJAYNEYNAA

  • @user-xt7pj1nv8g
    @user-xt7pj1nv8g 14 วันที่ผ่านมา +1

    Niiki calanka sameeyay buu ladkaa kaa jareey

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 13 วันที่ผ่านมา

    Jaajuus Waa iska tagayaan soon

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 14 วันที่ผ่านมา

    Darwish tv jooji barabagaandada
    Ka horjeeda ssc khaatumo

  • @user-xt7pj1nv8g
    @user-xt7pj1nv8g 14 วันที่ผ่านมา +2

    Waar abiiyi baa nacaay oo nagata issaq oo cafarku kaabey buu kuursadey

  • @aminasalah9773
    @aminasalah9773 14 วันที่ผ่านมา

    Muuse markuu jabuuti joogey muxuu ahaa kkkkkkkkk

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 13 วันที่ผ่านมา

    Absolutely

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 14 วันที่ผ่านมา +1

    Cadun yare
    su'aal ma ku weydiin karaa dhib muyu kugu hayaa Firdhiye?

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk 14 วันที่ผ่านมา

    Don't.sleep
    sLeep..wa losodhibey...☺borat...adeer.Dan kugumajirto.marba qof qadka sogashtid...waras▶

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i 13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 13 วันที่ผ่านมา

    Maxaa hoos galiyey 3 harag ee best friends ah maxaabiis

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk 14 วันที่ผ่านมา

    Warqa😢yar laguso dhibo🎉aad lasofari staid dani ku gu majirto haka man. homarka-walk a- ~kufarax😢qalbiga/ha:#niixiin''#beenta😢joji-lagusodhibo😢mar b a nin ba lacag lasosiya sidasdheh ...Masocoto😢adeer hadalin😢niin dhliyarabatahay dad ka he dhinac
    Karac..ciisey ..sayiri niin ciseah halaradiyo😢haxiqi...faloda dantadi bad garn.weeydey..Dadkana😢waxa ukgulita😢qofkan☺deentisa aqoon.sleep.

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 14 วันที่ผ่านมา

    O miyan ay ogayn in ay bado iyo dhul baladhan bay haystan

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 13 วันที่ผ่านมา

    8:45

  • @jamawaliid2459
    @jamawaliid2459 14 วันที่ผ่านมา

    Yarkan warka uu sheego xoghayaha Deni baa usoo qora

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 14 วันที่ผ่านมา +1

    Hagaag ssc Djibouti imshada firdhiye uu maarko dhibado ssc loku malegayo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 13 วันที่ผ่านมา

    Acuudu bilahi

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 14 วันที่ผ่านมา

    Caduun waa dhex yaacay siyasada
    Caduunow ka bax howsha ssc;
    Waxaad ahayd mudo dheer
    Taageere ssc khaatumo; ha
    Is wasakhayn

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 14 วันที่ผ่านมา +3

    Adi waa kagu bacay quraadaad ayaad biloowday

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 13 วันที่ผ่านมา

    Bisiinka

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 14 วันที่ผ่านมา

    Firdhiye ma xiniinyaha la yaraya wuu ka noqon kara sababto ah fidhiye talada waa lala lee yahay Wana laysaga imaanaya khasabna ma jiro si xoga iska sahalan bu ku naxay marka waa laga fiirsanaya ismacil

  • @AadanBashir
    @AadanBashir 14 วันที่ผ่านมา +1

    Waaruun

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 13 วันที่ผ่านมา

    Muse and geele and dhiiqo 3 waa ☝️😡😡🛑🛑⛔️💩💩💩💩🤠🤠😳💀💀💀🇸🇴

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 13 วันที่ผ่านมา

    Bahalka sunta ah naga qabto

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 13 วันที่ผ่านมา

    Cuqdadi dishay uuuf runway please plus sixir only nothing

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 13 วันที่ผ่านมา

    Somaliyeey Habar iidoor oo la dhaho "KHADRA XAYD" yaa daarood oo dhan isin iyo oday iyo siyaasi iyo waxgarad sheegte rag iyo dumarba leh jabuuti ku cayaarsiisay oo madaxa isugu dhufatay war soomaaleey jabuuti surucaadka daarood ku haysta gunimo waa dhaaftay oo waxaa islaan cigaal caymo ku ducaysan jiray Allahayow gun ha naga dhigin oo hadana naag gun ha kaa dhigto saw hoog iyo ba' ma aha innaa lillaahi wa innaa ileeyhi raajicuun oo maxay u dhinteen hartigii go'ay rag iyo dumar iyo caruur iyo waayeel iyo culimo iyo labeentii daarood iyo abwaanadii daarood ee laascaanood iyo sool iyo sanaag iidoor ku gawraceen oo ma somali iyo ehel iyo dooro ayaan isu nahay iidoor mayey xaajo ku dhamaatay oo gabdhuhu waxay dhahaan akhas oo daaroodow khas ma khadra xayd oo kaliya daarood jabisay oo khadra waa rag ka roon oo waa gabar somaliyeed oo waa inaan u qirnaa kartideeda oo hawiye ayey hore u soo hogaansatay iyo reer jabuutiba oo haddana daarood baa u hogaansan wow! "War Firdhiyow adaa daarood dilaye goormuu iidoor daba cayuun daarood xoorba kaba daadshay."

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 14 วันที่ผ่านมา +2

    Wiilkaan sidii uu u fiicnaa ayuu hada dhanka kale isu badalay. SSC-Khaatumo horey ayey u soconeysaa ina adeer.

    • @user-ni9nl9wt2z
      @user-ni9nl9wt2z 14 วันที่ผ่านมา +1

      Inaguu inala jiree xumaan ma wado
      Geele inuu u tago ma ku faraxsanayn , wuxuu nagu sameeyaan ogayn.

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 14 วันที่ผ่านมา

      Dhulbahante waa iloowsho dhaw yihiin.

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 13 วันที่ผ่านมา

    Only sixir khayaano daaroodoow wabta please omg 😳 dhiiqo waa xaar always plus he is nothing dhiiqo

  • @a.j2428
    @a.j2428 14 วันที่ผ่านมา

    NIN ISMAACIIL MUCAARAD KU AH WAXBA HA WARAYSAN. DHEGEYSO WASIIRKA WARFAAFINTA SSC-KHAATUMO OO YIRI
    FIRDHIYE WUXUU IGAD USHEEGAY INAY MADAXDA MAXAABIISTA LAGAYN DOONO MAXAKAMAD CAALAMIYA, ASKARTA CAADIGA AHNA
    LAGU BEDELAN KARO ASKARTA AY SOMALILAND HAYSTAAN KADIB MARKA AY HESHIS QAATAAN, AYNA OGOLAADAAN IN SIDII LABA MAAMUL
    OO SIMAN LOO WADA HADLO. GANACSATAD SSC JABUUTI INAYNA DEGAYN WAA LA OGYAHAY, JABUUTI MEEL GANACSINA MAAHA, WAA MEEL QARAXA OO IYADUBA GAAJO AH, MA CARUUR BUU WAX USHEEGAYAA NINKA AAD WARAYSANAYASAA. KKKKKKKKKKKKKK
    HALKAN KA DHEGEYSO XAQIIQDA SIDAY WAX UJIRAAN.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 14 วันที่ผ่านมา

    Odaygan dadkiisiiba naf ka waayeen cidii kale ee naf karaadinaysaa waa cid gudcur lugaynaysa.

  • @fadumakabdi2791
    @fadumakabdi2791 14 วันที่ผ่านมา

    Haa sasu raba ismacil miya wuxu raba sido somaliland u bassaborka uga qaatay u raba inu ssc uso gacan galiyo xaq bassaborka iyo xag dhaqale hadhow na marku amarkisa didan u albadada u xiro bad maxe ugu bahanyihin an rer ssc waxeba hestan bossaso illa xamar iyo kimayo aba ugu dhow jibuti mago firidhiye khur’aan hala saaro marku so noqdo ma fiyoba waxi u so maray haddu illabay

  • @abobasement346
    @abobasement346 14 วันที่ผ่านมา +1

    Yerkan dhabayacoh wuxuu shaqoh kah dhigtay firdhiyeh iyo Arimahah ssc yarkan waxaan u shegayah in u kah hadloh dani o ku maqnah bil Ethiopië 🇪🇹 iyo UAE 🇦🇪 tah bah ku danah mah waxad rabtah in ssc iyo firdhiyeh lagah mamuloh garoweh war edeb daradah kalah farisoh umadah waxan u shegayah shacabkah dhulbahanteh in aad Balok lagu sameyoh yerkan yutubarkah haray wuxuu xagxagan jiray gabadhah u so halgantay Arimahah ssc mar walbanah kah hadashah Arimahah harti weyneh Garasan midiyah war nagah xishod Adigah iyo kuwoh badan sidah jibril Qobay ssc markay talaboh qadoh halkah bad no so farisanaysan war nagah fuq doqonyahow dhaqankah xuun

  • @khatumo2023
    @khatumo2023 13 วันที่ผ่านมา

    War anga wax noloma tilmamo anga wax naldha ah ssc khatumo

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 13 วันที่ผ่านมา

    Dj💩💩💩💩💩

  • @abdihakimabdi4973
    @abdihakimabdi4973 14 วันที่ผ่านมา +2

    Saaxiib khuraafaadka jooji. wax aan sal iyo raad lahayn ama warar marin habaabin ah baad ayaamahan waad. Wax kugu kalifaayana magaranaayo.

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 14 วันที่ผ่านมา +1

    Wiilkan inaderkay
    Waxaan ku celinayaa hadalkan mar labaad haddii aad SSC taageerto waa inaad ixtiraamtaa oo aad joojisaa sumcadd dilka

  • @jamawaliid2459
    @jamawaliid2459 14 วันที่ผ่านมา

    Yarkan warka uu sheego xoghayaha Deni baa usoo qora