Xasan sheekh Ilmihiisa wuxuu ka dhigay wada Jaamiciyiin, Dhalinyarada kalena dabka ayuu saartay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @Caaqilka123
    @Caaqilka123 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Jubaland guul❤❤❤

  • @farahabdi833
    @farahabdi833 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😢😢😢😢walahi wax laga xumaado waaye

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq ilmihis waxu ka dhigey wada jamici ilmaha kala dab bu ku shidaya tas waxa lo qadan karo wlkn abdulahi balwan please farintas garsi aabayasha iyo hooyoyinka caruurta dhalay ilmihina ka cashda odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wu fashil may wu jabay

  • @aliabdilqadir1326
    @aliabdilqadir1326 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xasan dhiqoo

  • @omarmaxud3211
    @omarmaxud3211 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xoolihii uu dhahay buu ku faanayaa, iyo siduu wax ugu baray ciyaalkiisa,waa dhaandhaan

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Balwaanow cabsida dalka iyo dadkaba nagahaysa ilaahaybaa ug ee ilaahay ha inoo badbaadiyo diinteen dalkakena dadkena Allaahu ma aamiin aamiin yaa raxiim yaa Rabbi aamiiin 🤲🤲 butland 🇸🇱🇸🇴🤲♥️🫶💪

  • @SahraMohamed-eh9pl
    @SahraMohamed-eh9pl 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢😢😮Allah💔💔💔💔

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    kuwa udagaalama iyo dadka dhalay baa kaliita xasan xabaalo qote

  • @Man19699
    @Man19699 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xassan horror waa nin aduunyo laakiin xisaab alle baa ka dambeysa doqonka.

  • @Man19699
    @Man19699 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xassan dhiiqo waa qof bilaa sharaf ah,qofku hadaanu damiir lahayna waa sida Xassan horror oo kale,dulli.

  • @YuusufAxmad-m1p
    @YuusufAxmad-m1p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxaas muxuu kasheegi doqon aan siyaasad aqoonin

  • @Man19699
    @Man19699 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xassan horror wax dan ah kama laha caruurta umadda soomaaliyeed ee ha la iska qabto,waa axmaq bilaa damiir ah nasiib darro.

  • @KhamissoAhmed
    @KhamissoAhmed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😢maxishonayo

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Caruurta tiina dabkuu ku shubay😢😢

  • @abdi14
    @abdi14 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dameer president we have

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balwan mahadsanid Xasan culusaw ma xishoda
    Dhalintii somaliyed dabka ayu ku shubay waxu u adegsaday danahiisa garka ah
    Waxu ku fanin caruurteyda waxbey barten
    Duf ku bax ma xishode
    Waxa iiga daran kuwa u sacbinaya
    Uf uf uf duf ku baxa
    😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin

  • @cabdiweli7756
    @cabdiweli7756 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Awaygabadhi iskuulka aadey eegurigedi laburburiyey

    • @Terza56
      @Terza56 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Hassan Munaafaq nin fayow maha runtii

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuu ku faanayaa kuwanna dab ayuu ku shidayaa xaqu kuabey .uqubadii ad kagashey carurta somaliyed

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iskuuladii caruurta yaryari dhiganayseyna waa duminayey

  • @ApdyAziizMahamed170
    @ApdyAziizMahamed170 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan tuug

  • @SalimcumarNaasir
    @SalimcumarNaasir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balwan asc ka Dib lagama falon karo wuxuu xasan sameynaayo adigana allaha ku xafido walaahi o bilaahi nin jaahil ah masameynaayo wuxuu xasan sameynaayo waxa ka hadalsiinayo waa xaqa shacabka talaabo kasta uu qaado waa mid asaga dhawaceysa haduu garasha leeyahay mw maladhihi karo mana udhawa umada allaha ka hor qaado oo ciida hoos mariyo noloshisa waa fayrus Daawa laheen allow masibo iyo wuxuu ku faantamayo

  • @HindaYusuf-o2m
    @HindaYusuf-o2m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa nin bila maskax ah oo dantisa kaliya yaqan

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA LA BAHDILAA WARAABAHA LA CUNSIIYEY WAA LA CUNSIIN MARDAMBE HADUU XASAN GAALOU SUJUUDE ITOOBIYAAN U SUJUUDE BAY GAAL GACMAHA KA DHUNKADE HAWIYIHII UU U SOO DIRAY JUBOLAND WAA LA XASUUQAY DULMI AYEY KU YIMAADEEN DHUL DAAROOD MAXAA KEENA GARDARO HAWIYE WAA DHUL RAADIS LKN DHUL DAAROODLAMA HUNGURIYEEYO WARAABAHA LA CUNSIIYEY IN KENYA 🇰🇪 AYEY QAXOOTI KU NOQDEEN WAA LA BURSADAY HAWIYE IYO RAXANWEYN TII LA SOCDAY MAXAA DHUL DAAROOD KA YAALA SOW GARDARO MA AHA WAA LA BAHDILAY KULAHAA IN8UU CAFIYO AYAA KHALAD AHAYD MW AXMED MADOOBE IN LA CAFIYO HADAL KAAN AYEY DHASHAY WAA LA BAHDILAY WAA LA LAAYEY QAXOOTI AY NOQDEEN MAXAA KEENAY DHUL DAAROOD SOO WEYDII XASAN DHIIQO IYO HAWIYIHII SA SOW DULMI MA AHA WEY KA SHALAAYEEN WARAABAHA LA CUNSIIN BAHDIL WAABA NOLOL

  • @kadroismail5891
    @kadroismail5891 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka soomaaliyeed iyo askartaba waa duli ma waxay ka xun yihii falastiin oo wiilal yar yar oo dawladii wayneed ee israail ka diidiy duli nimo hooyo iyo aabe tacsi utaalo ayuu carburetor xaaraan uu ka buuxiya ugu faanayaa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xoolo aada u shaqayasay kagama bixin ee xaaran iyo xoollo agoomede kuwo dhilla ku curuyaan kuwa bara kicisaya qabuura aada fagatay baya jamacadaha sheegayasan kaga bexeen lkn waxa sii soconaya maaha umada soomaaliyed uma shaqeeyo ee wuu ka shaqeeseta duqana hooyoni iyo aabayal badana wuu gobolamiye👁️

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balwaanow xassan munaafuq ma gardarna ee wixii dantiisa garan waaya oo dhageesta baa gardaran,lax walibana halkii is dhigtaa lagu gooracaa,aspartame xitaa mishear ma qaadan dhoor bilood,hadaba yeey ku eedayaan

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dan dawladeed ma hayo ciyaalkiisa iyo islaamihiisa ayu ka hadlayaa wax damiir leh ma aha

  • @FatimaAHMED-l5q
    @FatimaAHMED-l5q ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caruuro ayuu iskooladooda dumiyey kuwo ayuu guryohoodi dumiyey iygoo saaka aaday iskool aysana awoodi inay fiiga iska bixiyaan ku xaabo ayuu ka dhigtay dab lagu shido laakiin waxaa ka liita isga kuwa dhagaysanaya h

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War. Soomaliyey. Xgurgurte. Waxa. Uamanay. Carurtisi. Carur. Ti. Somaliyedna. Wu. Bahdilay. Ease. Benti. Gabadhisu. Sudan. Markayjogtay. Jamacad. Ma. Gelin. Wilkisuna. Waxa. U. Sameyay. Wala. 0gyahay.

  • @museosman8296
    @museosman8296 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwa qabiilka ku difaacayow xasan xaraash waa kaa dib isugu noqda

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    X. Gur. Gurte. Carur. Tisana ma. Amanen. Kuwu. Shalay. Rasasta. Mariyay. Macayen. X. Gurgurte. Wa ka. Caqligisu. Soomaliyey. Ogada

  • @ArafonMohamed
    @ArafonMohamed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hassan he is selfish man and total mad man 😡😡

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan munaafaq waxa hooyoyin habaaray xasana munaafaq habaarka soomaliya wuukasoobixidoon waxakudanbeeyanay hLarko

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan caruurtiisa ayuu mas'uul ka ahaa,waana gutsy,kuwa aad sheegeysana aabbiyaashoodiii dhalay ayaa dayacay isagana eed kuma laha.

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CIIDAN QARAN MA AHA WAA CIIDAN HAWIYE IYO RAXANWEYN WAA LA XASUUQAA JUBOLAND WAA KA XAARAAN HAWIYE WAA DHUL DAAROOD LAMA QAADAN KARO WARAABAHA LA CUNSIIYEY GUUUUUUUUUL JUBOLAND MAASHAALAAH GUUUUUUUUUL DAAROOD MAXAA KEENAY HAWIYE JUBOLAND WAA LA BAHDILAY KULAHAA KKKKKKKKK 😂