Farmaajo oo dhulka LA jaray Xasan Munaafaq & Ismaaciil horor, Dastuur la boobayaa majiro inta N&N iy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah farmaajo 🦁👑🌹🫶♥️🫶💯👍👏👏🥰

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mw Farmajo
    Allah noo soo celiyo insha Allah ❤🇸🇴

  • @mhaminssiiz3078
    @mhaminssiiz3078 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul Farmaajo

  • @Mowha13
    @Mowha13 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War umada benta kadaa iyo qabiilnimda kama weynatiin miyaa isku dirka umada somaliyeed sxb waxaa kabadan adigoo War xaqiiqo ah sogudbiyo

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    khayaali nacaskii ina farmaajo jaajus ayuu nooga dhigi miskiin

    • @Ayaan344
      @Ayaan344 11 นาทีที่ผ่านมา

      Maxuu kaa jajuusay maxad se hada haysaa dhul mahaysid qabuuro boob dhul boob wadan boob aanan ka ahayn gaajo nin aay haysaa wadankii loo dhiibay .illaahay wadanka ha inooga badbaadsho ciidamadii aaway dad aan is qabanin baad tihiin reer is daba yaac

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Haye farmajo ayaa Xamar kasoodagay ayaaba nagu cusub warka isii 😂 midakale wuuba sigtay hadii uu yiri Xassan anagi ayaa kusoo dhaweynaayovery risky😮 inuu meel kuxareysto ee uu yirahdo waa iib ayuu rabay😂

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      XASAN ITOOBIYAAN U SUJUUDE ISAGAA LA XAREYSTAA MUXUU XAREYSAN KARAA

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hassan si nabad ah Allah na dhaafiyo. Farmaajo mid ka fiican Allah ha noo keeno magaciisa markaan maqlo waxaan soo xasuusanaa qarxyadha maalin kasto Xamar ka dhici jiray ma taas ayaad nabad u aragteen???🤔😢😢😢

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hada qaraxyada ka dhaca maalin walba iyo dhul ka laboobayo iyo qabuuraha la burburinayo ma isagaa wata qurunleey qurunloow xasan dhiiqo wax ka xun oo ka liito la waa alaha naga wado meel walba wuu gatay qabrigaada kugu olol waxba ma deeqaan xatooyo xoolo dadweyne wax kasta waa beec alow naga qabo

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan iimaan laawe
    Dalka Allah ka qabto umada somaliyed

  • @adenyarrow2633
    @adenyarrow2633 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul iyo gobo nimo soo laaabo markale

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Farmaajo munaafaq miya damac ka leh kurisga somalia? waa iska riyoon kartaa

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      FARMAAJO MA ADAA KURSIGA KA XIGA HADUU DOONO WUU SOO LAABAN KURSIGA MA AABAHAA AYAA LEH XASAN KENYA BAKHTI GIIS U SUJUUDE XASAN ITOOBIYAAN U SUJUUDE ABAY GAAL GACAN KA DHUNKADE U SUJUUDE HAWIYE WAA DADKA LAGA TIRO BADAN YAHAY DHUL NA MA LEH WAA MINORTY HAWIYE WAA MW 2AAD EE BADA SOOMAALIYEED IIBSADA MAR DAMBE MW HAWIYE SOOMAALI KAMA NOQON DOONO SIDAAS OGOOW XASAN MUNAAFUQ IYO HAWIYIHII SII WARAABAHA LA CUNSIIYEY JUBOLAND WAA DHUL DAAROOD MARKUU SOO DIRAY HAWIYIHII SII SOW WARAABAHA LAMA CUNSIIN OO KENYA 🇰🇪 QAXOOTI CUSUNB OO HAWIYE LAGUMA BURSAN HAWIYE FULAY BOOTO IYO S8XIR GAATMO FULEYNIMO FAAN CIDLO AH

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadda distuur waa la iskalatagay.
    Hadda ninkii hub iyo ciidan haysto baa waddanka u haraya.
    Farmaajo ciidan iyo hub miyo haystaa?

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      HAA FARMAAJO SHSNSHUUTARO XASAN ITOOBIYAAN U SUJUUDE HUBKII CAABUDWAAQ HAWIYE IYO IIDOOR DAAROOD AYAA XASUUQAYA WEY BILAABATAY LENYA QAXOOTI CUSUB HAWIYE IYO IIDOOR

  • @mohamedhusein2604
    @mohamedhusein2604 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naseexo qofka aad neckband tahay ha gaaleysiin,haha munaafaqeyn

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ADAA NAAG AH ILMO ABAARSO ILMO XALANE BAROORO NAAG YAHAY XASAN ITOOBIYAAN AYUU U SUJUUDAY ABAY GAAL AYUU GACANTA KA DHUNKADAY WUU U SUJUUDAY MUSLIM MIYAA MUNAAFUQAD YAHAY BAABASAN NAA US NINKA HADLAAYA WARIYAHA WAA RAG DARAAWIISH AH XASAN BIIQ IYO HAWIYIHII SII WARAABAHA LA CUNSIIN IN KENYA 🇰🇪 AYEY ISKA DHIIBEEN QAXOOTI CUSUB 😂

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan iimaan laawe
    Dalka Allah ka qabto umada somaliyed