ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

4-BILOOD ANIGOO QALAN INAA UUR YEESHAY RUN MIYA MISE WAA BEEN? XAQIIQDA OGOOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2023

ความคิดเห็น • 141

  • @buskutmuniirafamily9518
    @buskutmuniirafamily9518  11 หลายเดือนก่อน +14

    50k hada Muniira gaarsiisan hadiyad qaali ayaan u iibinaa wa balan wansoo duubeena lets goooo like & Subscribe saara thanks

    • @neimakawsar9623
      @neimakawsar9623 11 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkkkkkkkk cawa wlhi wad iga qosolisen mash allah bereyahan wan iniga mashaqulayi

    • @neimakawsar9623
      @neimakawsar9623 11 หลายเดือนก่อน +1

      Wayo ducadeni wayi dhacadayi ur ban qadayi una iga so halabayii allahamadulilah wa calaf

    • @user-hk3fh1sm5c
      @user-hk3fh1sm5c 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@neimakawsar9623ilahay mid kalo qeir qabo hakusiyo ameen Inshallah

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 10 หลายเดือนก่อน

      😮😮😮 maxamed buskud munira ha nasato uur isku nuug normal lo dhalaa dhib ah hooyada nasin qaadato ubaahan hooyo qalan isku nuug nuug ma dhali karto hadhawti xaalad deg deg gelesa geeri Ku danbenesa ilmaha 😢😢😢 ya korinayo walaahi dumar badan arkey udhinten operation kow shahashaden dhalmada iska dhalen ayaga qalin ah hde hooyada qalan tahay wa 3 years uur qaadin caafimad keda kujiro hde dhega adegto hadhawti dhulka la go, aa waxa imaanaya emergency xaalad in ilma galenka balaarto dhiig bax lacelin karin yimaado laga saaro uterus ama in udhimato dumarka is dhowra iska dhal caqli ma ahan quantity tirada fiirinesan caafimad kina caruurta waqti farxad jacel siiya

    • @user-wd6do1jg8l
      @user-wd6do1jg8l 10 หลายเดือนก่อน

      ❤🎉❤

  • @user-oz2pk6ec4f
    @user-oz2pk6ec4f 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allaah
    Reer buskud
    ilaahay hadin barskeeyo

  • @hamdakeyf2345
    @hamdakeyf2345 10 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi vedio hore markan arkey wan naxay sababto qaliinkaadii inuu dhawaa comment xitaa waan kaa bixin kari waayey waxan ku hadlaan garan waayey qaliin ma yasirna muniiraay naso ugu yaraan 3sano ilahayna haydiin barakeeyo

  • @user-zz1nl9nj4p
    @user-zz1nl9nj4p 11 หลายเดือนก่อน +4

    Asc muniira &mohed buskut maashaa allaah 2ne isku qanacsan ,,isku waara abid inshaa alaah,,aamiin

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 11 หลายเดือนก่อน +2

    Manuira cadeyii i love u ❤❤❤❤ u and mahamed guulu insh allah

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaa allaah lamane qurux badan alle heysu kiin barakeyo 🎉

  • @ladanmohamed4515
    @ladanmohamed4515 11 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allaah famli aan aad ujeclahay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 11 หลายเดือนก่อน +1

    .maansha allh muniira qaali and sedigay aadban idin salamay

  • @qurbojoogtv4084
    @qurbojoogtv4084 10 หลายเดือนก่อน

    From Mahamed busket

  • @SadiaMohamed-hd6dw
    @SadiaMohamed-hd6dw 10 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله

  • @hibo6578
    @hibo6578 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allah muniira ❤❤❤

  • @nasteexinapea814
    @nasteexinapea814 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @batulaabdulle3085
    @batulaabdulle3085 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah TabaarakalaahAlxamdulilaah Aniga curudkeyga waa leygu Qalay 97 , 98na wiilkale ayaan caadi udhalay , is ilaali waxbadan Inshaa Allah ❤️.

  • @laylacabdi1848
    @laylacabdi1848 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah reer buskud

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah walashay munira, Alxamdulillah❤❤

  • @myrumeyzaahmed3486
    @myrumeyzaahmed3486 10 หลายเดือนก่อน +3

    Gabdho naftiina ka naxa meelaa u orderysaan malahan naftiina jeclaada ilmaha 4 sano 5 sano udhaxerysiiya hadaa qaliin tahay gabar udhimataa kasaa 3 sadax qaliin isku xigto ay martay oo isku nuug ah marki danbe caloosha dilaacday😢is ilaalsha gabdho heblaayo way ku dhashay camal haku deeysan dad kale naftina iyo ilmahiina unaxa

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 10 หลายเดือนก่อน

      abaayo been ma fiicnee 15sano iyo 3 cunug lama sugi karo hdii 2sano naas lagu gaarsiiyo kii oo 3udhaw aad dhasho daal arki meysid

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allan ❤❤

  • @sugrayyusuf6383
    @sugrayyusuf6383 10 หลายเดือนก่อน

    Urka Allaah ayaa bixiya ee hadu Allaah ku siyo habo qarsada nimcada Alle ha cabsan

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Tabaarka Allah ❤❤🤲🏻🤲🏻

  • @shacnibashir7256
    @shacnibashir7256 10 หลายเดือนก่อน +2

    Videoga wn dhameystay muniiray duma oo kale wn farxay wllhi lkn peypega intu joogo manan la socon ilaahay dhlmada hano fududeyo

  • @ayanalii-sv3ug
    @ayanalii-sv3ug 10 หลายเดือนก่อน

    Maxamed marwo fican aa ku dhacdey masha allh is ku wara

  • @ridwanabdulahi2221
    @ridwanabdulahi2221 10 หลายเดือนก่อน +3

    Muniro maskin wayo e dhaf gabadha buskud hanaga dhibin

  • @maryamaomar227
    @maryamaomar227 10 หลายเดือนก่อน

    Alh idin bbarakeyo way dhacdaa abyo qadar ale lama celinkare qalinka alh ka badbadiyo gabdhahena ya alh

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaalah ❤❤❤

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah ❤🎉

  • @rumancabdicawilrumancabdic8812
    @rumancabdicawilrumancabdic8812 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa gaaree Insha Allah

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle6729 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah munira cadey my dumash❤❤

  • @mounaosman1751
    @mounaosman1751 10 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa miskine munira qurux jaime wlhi ma petite soeur

  • @saadaali3278
    @saadaali3278 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤

  • @haidaroali8201
    @haidaroali8201 10 หลายเดือนก่อน

    Masha’Allah mashallah

  • @Dhugucdhuguc
    @Dhugucdhuguc 10 หลายเดือนก่อน

    gacnaha amiira masha allah

  • @sharifmaxamad1801
    @sharifmaxamad1801 10 หลายเดือนก่อน

    mash alaah marwo asturan guleyso abaayo

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah❤❤🎉😊

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w 11 หลายเดือนก่อน +5

    Muniira hapo 3 bilood anoo qalan oo mataano laygu qalay ayan uur yeshay hadana waa la iqalay hadana 4 bilood ano qalan ayan uur kale yeeshay caadi ayaan udhalay alxamdulillah hapo wixi illahey kusinayo dhal ❤❤❤❤❤❤❤

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 11 หลายเดือนก่อน +1

      Masha allaah abayo waxkasta Allah ayaa qadarkiisa ayey ku dhacan

    • @fadumoabdirashid3194
      @fadumoabdirashid3194 10 หลายเดือนก่อน +2

      Mashallah huno Alle haku dayo lakiin see 3 bilood kadib Uur u yeelatay caruurta hore naaska maad siinen

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 10 หลายเดือนก่อน +2

      Waa halis taxadarka wuu fiicanyahay. Anba sideed bilood anoo qalan ayaan uur yeeshay. Alhamdulilah Allah fudeed ayuu iga dhigay oo kii horeba waa ka fududaa. Lkn qofkii raba inuu caadi u dhalo 18 bilood ilaa 24 bilood waa inuu uur iska ilaashaa. Qofkii mar labaad lagu qalayana 12 bilood waa inuu sugaa.

    • @dajiyachanal4008
      @dajiyachanal4008 10 หลายเดือนก่อน

      Wllshy ma runtaba anoo 7 bilod qaln ayaan uur kale yeeshay wali maan dhalin lkn waa lagu qalayaa ayaa lay yidhi iso ducee pls inan cadi u dhalo rabaaye

    • @ayanbadan8856
      @ayanbadan8856 10 หลายเดือนก่อน

      Wlhi wa cajiib abayo ilahay mahadi weeyan alle waxa ku qoro ayuunba qadaysa aniga 1 cunug laygu qalay wa baby igu horeyay wali wan cabsanaya illahay waxan ka barayay owaladkale hadu isiiyo inuu si fudud igu kala keeno alxm markasta

  • @Ohimate
    @Ohimate 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤ Munira was quruxlay 🎊

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wa runta jimika waxa culusu ha qadiini sababato mesha furataa dadaka

  • @hawanoe9468
    @hawanoe9468 11 หลายเดือนก่อน +1

    asc wallo wana injeecelahy.lakin.ronata.kokafatama❤❤❤❤❤❤

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allah ❤❤❤❤

  • @rumancabdicawilrumancabdic8812
    @rumancabdicawilrumancabdic8812 10 หลายเดือนก่อน

    Walahi wan qosley

  • @fatimabulhan3322
    @fatimabulhan3322 10 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxan qalnahay3.sano ka sowareegatay walina uur malihi lkn hada wacaadi wakgti dheer yaa jogaa

  • @shukriyusuf5098
    @shukriyusuf5098 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah isku waara abid muniiro abaayo cabitaanka noga faiidee please

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 10 หลายเดือนก่อน

    Buskud wajigisa ma ficno farxad majirto

  • @zoro-foden
    @zoro-foden 10 หลายเดือนก่อน +2

    Di moi c k tu as fais pour maigrir je ss de Djibouti

  • @Haa-s7q
    @Haa-s7q 10 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga Lugo kama yareynaayo huun xaliimo calooleey aatahay asagse waa faarx laga basto 😂😂 amaa suliga gali wayee kulaha keep going wallow sharaf leh❤❤

  • @user-xx1sm2ue4t
    @user-xx1sm2ue4t 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh iskuwara❤

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 11 หลายเดือนก่อน +2

    Muniray iska ilali walalo uurka hadda wayo labo sanaba magarin
    Baby ga tree year hagaro xabibti
    Maskiinku wa ficanyahay wayo mamunaafaq ba la oran lahaa

  • @KhadiijoAadan-bs2hm
    @KhadiijoAadan-bs2hm 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allh famili noolaada

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 9 หลายเดือนก่อน

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @bilanhaji4470
    @bilanhaji4470 10 หลายเดือนก่อน +2

    Samiira mxaa isku caatesay no sheeg

  • @-farhia
    @-farhia 10 หลายเดือนก่อน +1

    Naaa is ilaali HOOYo liiska Yuu kaa buqine farax liisle rabaaye

  • @dolnur1628
    @dolnur1628 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah wad iga qoslisen ❤️❤️❤️

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah keep going lamanaha caashaqa ❤

  • @umnoory1436
    @umnoory1436 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 10 หลายเดือนก่อน +4

    Qaliin ma fududa wlhi 😢😢4 sano kadib hadana mar labaad baa laygu qalay waliba Qaliin kaliya maahen dhiban kaso maray ilahay kaliya og alx 31/8/2023 alx

    • @maxamedciise2310
      @maxamedciise2310 10 หลายเดือนก่อน

      Abayo allaha kucafiyo qaliinki miya kuhafroobay

    • @bilanadan4276
      @bilanadan4276 10 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedciise2310 amiin wll jazakallah kuhafroobay maxa ka wada wllo

    • @maxamedciise2310
      @maxamedciise2310 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@bilanadan4276 yacnii meeshii miyaakujiratay oo lagaaqalay anigaba why iga jiratay

    • @bilanadan4276
      @bilanadan4276 10 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedciise2310 saaid wlhi alx taas mid kasii daran baa dhacday lkn alx ilahay dambi dhaaf ha iga dhigo 🙏

    • @Munishaabdi
      @Munishaabdi 6 หลายเดือนก่อน

      Kuna waa fani luguhu yareya

  • @MahadMohamud-me3kp
    @MahadMohamud-me3kp 11 หลายเดือนก่อน +1

    M,a

  • @orlandonunez3924
    @orlandonunez3924 10 หลายเดือนก่อน

    Sax wad qalan tahay is ilali

  • @nayomia3267
    @nayomia3267 10 หลายเดือนก่อน

    Wa runta Manira❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs walaaladey iguqaliga ah jimco la mid ah 🎉🎉❤

  • @xaawogeenyo4957
    @xaawogeenyo4957 10 หลายเดือนก่อน

    Waanaxay wll

  • @princesavage7576
    @princesavage7576 10 หลายเดือนก่อน

    anigaa iskunuug kudhalay wamanolaha olyguqalay caruur wana nolahy alxamdulilah

  • @saadiaahmed3265
    @saadiaahmed3265 10 หลายเดือนก่อน

    Brother.can.you.tell.us.the.slimming.medicine.just.the.name.thanks

  • @faizoabdiazizahmed8336
    @faizoabdiazizahmed8336 10 หลายเดือนก่อน

    Alla jexan ay manta ledahay mxey thy huno mxa kujexay

  • @amaaldafle5515
    @amaaldafle5515 10 หลายเดือนก่อน

    Samira iyo adigaba wan idinjeclahay❤❤

  • @jannah3447
    @jannah3447 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ha wad yelanakarta aniga 4 ba leigu galay waxa udeheyo 2 bil marka ur yeshay

    • @rahmashine2261
      @rahmashine2261 11 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo dhib meysan kugu keenin aniga baby ugu horeyay baa la igu qalay hada 8 bil baa laga joogaa sanad iyo bar baan rabaa insha Allah in nasto xajigeyga isku meel kuma noolni

    • @jannah3447
      @jannah3447 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@rahmashine2261 abayo maya walalo wallahi alhamduliah hada galinka 5 baan sugaja inshallah

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 10 หลายเดือนก่อน

      @@rahmashine2261hadii aad caadi rabto inaad u dhasho sanad iyo 6 bil waa inaad sugtaa lkn qaliin kale hadii aad rabto sanad waa caadi. Dhaqtarka ayaaba ku leh sanad joog.

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 10 หลายเดือนก่อน

      @@rahmashine2261abayo labasano gaar ani sanadkii sadaxaad isocdo waana baqaa ee naftaada ilaali uurka leyska dabaqadaa waa halis

    • @rahmashine2261
      @rahmashine2261 10 หลายเดือนก่อน

      @@jannah3447 Allow kuu fududee qaliinba qaliinku ka danbeyo wuu ka dhib bdn yahy baan maqlay

  • @nimomohamed868
    @nimomohamed868 10 หลายเดือนก่อน

    Wait for 2year mcnto i have two son both of them s-c take your time until 2years

  • @nafisofarah
    @nafisofarah 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allh beautiful family mar dhaw ban idinku so biiry ❤😊 buskut io muniira 😊🤴👸

  • @marwo1162
    @marwo1162 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤muniira cadey❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋

  • @sacdiya.maxmed
    @sacdiya.maxmed 11 หลายเดือนก่อน

    M.a hn qli

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 10 หลายเดือนก่อน

    team muniira

  • @sameerasameer8126
    @sameerasameer8126 10 หลายเดือนก่อน

    Wan idin tagera runti famille qurux badan nolada

  • @samarmohamudroble5462
    @samarmohamudroble5462 10 หลายเดือนก่อน

    Waaa caadi waa layeelan karaaa 2mar baan saan ku dhalnay

  • @naimajama2214
    @naimajama2214 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah muniira Waa jeclahay please 50kun aan gaarsiino

  • @nacimoahmed3973
    @nacimoahmed3973 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo aniga iyo adiga is Ku mide Aya nahay ayeeyo koreska nimada waaye miskin ayan ahaye

  • @hoodoahmed6103
    @hoodoahmed6103 11 หลายเดือนก่อน +3

    Walhi waxan jecelahayi inaad ubad badan dhashan🎉❤

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 10 หลายเดือนก่อน

    Jia seed ka makarisay abayo mise biyo besaa ladhigtay

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 10 หลายเดือนก่อน +1

    yutubkini mala jabsaday maxa waa 38
    mida kale gabadhadii hore buskudow wanaji gabdhaha aadbay u aabo jecelyihin aaqirana wanaajintooda jana lagu helaa munira iyada waa hooyo caruurteda madayaceyso bukudow caruurta hakuu sinaato

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 10 หลายเดือนก่อน

    muniiroy samiiro siman gabadheeda 2sana waaye halsana maahan😂😂😂

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 11 หลายเดือนก่อน +1

    MaashaAllah abaayo Allah ha ku barakeeyo byb

  • @amaaldafle5515
    @amaaldafle5515 10 หลายเดือนก่อน

    Dabecada wanigo hakatagan muniira

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalali8884
    @amalali8884 10 หลายเดือนก่อน

    Haa waa sax anigaba sidaaban ahay on time

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 11 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga dumashidayii o ilimo la ku qalayi ilimihi o 9bilodo jira ayayii u qadayi caloshi wayi furatayii ilimihi calosha ku jirayi iyo ayadi ba wayii dhiniteene e allah ku fudayidiyo manura

    • @suleekhamohamed9986
      @suleekhamohamed9986 10 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 10 หลายเดือนก่อน

      Subhanallah aniga 8 bilood anoo qalan ayaan uur qaaday. Alhamdulilah fudeed ayuu Allah iga dhigay. Lkn waa in la taxadaraa.

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤️👏😢👍

    • @xaliimomoosakhan3741
      @xaliimomoosakhan3741 10 หลายเดือนก่อน

      Mashallah😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍

  • @samiaismail486
    @samiaismail486 10 หลายเดือนก่อน

    Wan kusalamay hono

  • @AyaneSoubaneh
    @AyaneSoubaneh 10 หลายเดือนก่อน +1

    Apres 1 ans avec le c-s cva 😅

  • @bilanhaji4470
    @bilanhaji4470 10 หลายเดือนก่อน

    Samiira mxaa isku caatesay

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i 10 หลายเดือนก่อน

    hadaan kugu soobiiray

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 10 หลายเดือนก่อน

    Saa Maxaa nagga galy Hadee uur qaado iyo Hadduu kasoo dhacaba

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu badanyahay intas oo lagama cabo

  • @yasminabdi3493
    @yasminabdi3493 10 หลายเดือนก่อน

    Dadku waxay ka hadlaan ayey layihiin runtii ayaa umhiim uu tahay inuu ogaado uur kada ama privets kaga runtuu sanadba sanadka kasii danbeya ayaa dadku ka ilxabaxayaan dhinaca xun walaahi waa yaab

  • @samiaismail486
    @samiaismail486 10 หลายเดือนก่อน

    Slu hono munira

  • @ducaalespicialmusic3001
    @ducaalespicialmusic3001 10 หลายเดือนก่อน +2

    aniga waan dhameestay fidyowga lkn waxan kaxanaaqay sidaa ugu faraxday 😂😂 maskiinta uma naxin isku mar andhalnay qalina waan kuwada dhanlay det är inte led bror

    • @sahromahamud7666
      @sahromahamud7666 10 หลายเดือนก่อน +4

      Abyo waa halis calosha kufurmeyso xnunkasi aniga hd daremyo hospital kujiraa halis kusugnhy iso duceyaan plz

    • @shukrimaxamuud3877
      @shukrimaxamuud3877 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@sahromahamud7666Allah ku yasiro abaayo

    • @sahraahmed2857
      @sahraahmed2857 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@sahromahamud7666abyo meeqa qaliin ayaa so martay aniga kii 6 aa 4bishaan lagu qalay

    • @maxamedciise2310
      @maxamedciise2310 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@sahromahamud7666abayo allaha kucafiyo wad raysane amba wan somaray xanuunka

  • @naimaabdul4177
    @naimaabdul4177 10 หลายเดือนก่อน

    Walashey 40ka ku uraysatay wax dhiba mayna arag lkn ma fiicna

    • @myrumeyzaahmed3486
      @myrumeyzaahmed3486 10 หลายเดือนก่อน

      Waa qatar abayo nin kama naxaayo gabdho naftiina ka naxa ilmo jano laguma galeee

    • @naimaabdul4177
      @naimaabdul4177 10 หลายเดือนก่อน

      @@myrumeyzaahmed3486 waa runtaa walhi abaayo waaba halis

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 allh mxmed wa funny

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 lugahan hadan saaa kusii cabo Suliga ku dhex Jawa kuye

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk 😂❤❤❤

  • @fadhumomohammeddiire4281
    @fadhumomohammeddiire4281 10 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkl😂😂😂😂

  • @fadhumomohammeddiire4281
    @fadhumomohammeddiire4281 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂