Taariikhdii Tataarka Qaybtii 7aad Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Muxaadarooyin iyo Duruus Cusub Channelkan Baraarug Media
    / baraarug2011
    Sidoo kale ka Dhegeyso Quran,Tafsiir,Muxaadarooyin iyo Kutub www.baraarug.net

ความคิดเห็น • 165

  • @guuledmuhumed2039
    @guuledmuhumed2039 6 ปีที่แล้ว +13

    wlhi dar ilaahey ayaan u jeclahay sheikh mustafe haaji haaruun allah haku xafdiyo sheikheena barakallah adiga iyo family'gaga allah ha idin xafdiyo

  • @nuuraabdilaahi4260
    @nuuraabdilaahi4260 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun alle hakaa abaalmariyo

  • @hodonawil2591
    @hodonawil2591 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha alllah masha alllah waxaan soomarnoba moragiii taariikhda cibrada mudan aan dhibkii muslimiinta soo soconaba imka guulii islaabkaan maraynaa ilaahay ajrar farabadan hakaaasiiyo sheekhena qaaaliga ah sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaaaruuun anagana hanagu anfaco insha alllah 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗👍

  • @xamsemuniir3234
    @xamsemuniir3234 8 ปีที่แล้ว +15

    حمزه احمد
    sh mustafe ilaahay ha ku daayo oo ha ku barakeeyo anagana ilaahay ha naga dhigo الذين يستمعون القول فيتبعون أحسنه AAMIIN AAMIN

  • @fendebende
    @fendebende 8 ปีที่แล้ว +30

    masha allah i love lisening to sh.mustafe xaaji

  • @LegendZaki-v2t
    @LegendZaki-v2t 11 หลายเดือนก่อน +2

    الله اكبر ماشاء الله الحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedMohamed-yn7pq
    @AhmedMohamed-yn7pq 6 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allah jazakallahu khayr wa jasaa wa axsanal jasaa sheikh mistafe xaji ismacil

  • @cabdallesiciidjaamac3019
    @cabdallesiciidjaamac3019 9 ปีที่แล้ว +6

    ilaahay ha noo daayo sheekheene mustafe

  • @munirweyrah7399
    @munirweyrah7399 10 ปีที่แล้ว +22

    Sh.mustafe xaaji جزاك الله خيرا

  • @muhudinjmohamed9299
    @muhudinjmohamed9299 8 ปีที่แล้ว +31

    Masha'Allah Ilaahayow culimada meelkasta oo Dunida ka joogaan iyo ha ku Amaansado

    • @munasarmohed
      @munasarmohed 7 หลายเดือนก่อน

      7 sano kohor❤

  • @ayanlehgaz7693
    @ayanlehgaz7693 8 ปีที่แล้ว +11

    jazakallahu khyran sheikh mustafe rbow cimriga iyo caqligaba u barakee

  • @rashidmohamed4524
    @rashidmohamed4524 6 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خيرا شيخنا المفضال الشيخ مصطفى حاج اسماعيل هارون

  • @nurkiaftinow8867
    @nurkiaftinow8867 8 ปีที่แล้ว +6

    ilahay ha inoo xaafido walaalkayna ah. musdhafa x. ismaciil haruun

  • @limanilmulkuyomlilaahilwax5964
    @limanilmulkuyomlilaahilwax5964 6 ปีที่แล้ว +4

    Allaaah swt haku barakeeyo sheekhunaaa ilaaahayna hakaaa raaali noqdo kuwo wax ku qaaata allaaah hanaga yeelo bi.idnilaaaah

  • @ayanahuzein2248
    @ayanahuzein2248 4 ปีที่แล้ว +3

    أولا السلام عليكم ورحمة الله وبركاته بعد التحية بارك الله الشيخ مصطفي شيخ هارون

  • @mohamedfarah6830
    @mohamedfarah6830 6 ปีที่แล้ว +10

    maaasha allah sheekh mustafe ilaahay haku xifdiyo

  • @siadcabdihusen4390
    @siadcabdihusen4390 6 ปีที่แล้ว +5

    شكرا جزيلا لك يا شيخ مصتفي حاج اسماعيل هارون

  • @cnuursandheere4592
    @cnuursandheere4592 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allh sheikh mustafe O sojediyey Taariikh Cajiiba Alllhu Akbar

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim4114 4 ปีที่แล้ว +2

    Illhow garidad ha i maqshiin Sh mustafe

    • @kaatimaabdullahi7443
      @kaatimaabdullahi7443 4 ปีที่แล้ว +1

      Shamsa geerida waa xaq walaalo
      Duca ayuu naga mudan yahay insha Allah

  • @saddamabdi702
    @saddamabdi702 5 ปีที่แล้ว +3

    jazaakalaahu khayr sh mustafe xaaji ismail harrun, Alle ha ku sharfo

  • @shukrihanna6094
    @shukrihanna6094 5 ปีที่แล้ว +1

    Jzkalaahu qeyraa Sheekh Mustafa qizooyin dhaxalgal ah Aa nooga sheekeeysay.😍🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌷🌷🌷

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 5 ปีที่แล้ว +6

    Sh mustafe waan jeclahay walahay

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh mustafe waa dhaxal somali alle siiyey❤

  • @ismailmahirsamajecel4957
    @ismailmahirsamajecel4957 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Cimriga iyo cibaadada Allaha ubarakeeya Sheikh Mustafa Haji Ismaciil

  • @liibaanfaarax7182
    @liibaanfaarax7182 6 ปีที่แล้ว +4

    Jazaaka allahu khayran yaa sheekh mustafa

  • @kaatimaabdullahi7443
    @kaatimaabdullahi7443 4 ปีที่แล้ว +2

    Wisdom and nowlage allahu akbar
    You are a great teacher shiiq Mustafa ilaah Haku xafido Insha Allah aduun iyo aqiraba

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 ปีที่แล้ว +1

    Xafidahulah sheekh mustafe rabi cilmiga iyo caqligaba ha kuu siyaadiyo

  • @baalbaal2489
    @baalbaal2489 6 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh mustafa xaji ismaciil haruuun

  • @yarejr5315
    @yarejr5315 7 ปีที่แล้ว +6

    ALLAH HAKU XIFDIYO SH MUSTAFE X ISMAC

  • @caashaabdi5860
    @caashaabdi5860 8 ปีที่แล้ว +12

    جزاك الله خير شيخ

  • @asiacaarigabo2054
    @asiacaarigabo2054 4 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh mustfe really life ayaad kahadashaa

  • @shatabdr8792
    @shatabdr8792 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allah
    waa wax ku cibro qaadasho leh iyo hagardaamada gaalada u dhigaan islaamka ayaa ka baraneynaa

  • @imanshegow7204
    @imanshegow7204 8 ปีที่แล้ว +18

    جزاك الله خيرا ♡

  • @xafsoahmed3013
    @xafsoahmed3013 6 ปีที่แล้ว +14

    الله يحفظك ويطول عمرك بحسن عبادته وطاعته شيخ مصطفى حاج اسماعيل هارون

  • @mohamedahmedmohamed5722
    @mohamedahmedmohamed5722 9 ปีที่แล้ว +4

    allaha ku xifdiyo sh mustafa xaaji ismaaciil

  • @sacadcabdilahi9436
    @sacadcabdilahi9436 8 ปีที่แล้ว +9

    sh mustafa alle ha inoo xifdiyo

  • @الطائرالمحروق
    @الطائرالمحروق 4 ปีที่แล้ว +2

    الشيخ مصطفى آلله يحفظك ويحميك

  • @moweheliye6762
    @moweheliye6762 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah alle ha idin xafido sheikh mustafe ❤❤❤🤚

  • @habiibshire3863
    @habiibshire3863 8 ปีที่แล้ว +14

    masha allah shiekh mustafe iyo dhamaan asxaabta

  • @caddemacdecaade559
    @caddemacdecaade559 5 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرالجزاء

  • @cabdiraxmaanbashir6592
    @cabdiraxmaanbashir6592 5 ปีที่แล้ว +5

    الذين يستمعون القول فيتبعون احسنه

  • @hamdiqaalid5324
    @hamdiqaalid5324 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah afkuma go shiiq barakalaah naxdin badana dagalki oo culus iyo geeridi yarabii

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 ปีที่แล้ว +1

    ilahey haku barakeyo shekh mustafa

  • @naasirkhaliif1897
    @naasirkhaliif1897 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah shiikha allah dhowro

  • @abdihakimbishar1353
    @abdihakimbishar1353 7 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah walahi wan ilmeya shekh musdhafa muxadaroyinkiisa markaan dhageysto

  • @haadiahmed3132
    @haadiahmed3132 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabi haka ajar siiyo sheekh mustafe

  • @aminahodancali1048
    @aminahodancali1048 2 ปีที่แล้ว

    sheekh mustafe habari waa habar iblays hooyadaa habar maad uquudhi layd waa hooyadaa oo kale

  • @akm8536
    @akm8536 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku xafido ,Sheick Mustafe

  • @nurkiaftinow8867
    @nurkiaftinow8867 8 ปีที่แล้ว +6

    walhi wan ilmeya muxadarooyinkiisa wan jclhy ilahay dartii

  • @abdirahmanmahed499
    @abdirahmanmahed499 6 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيراً وأحسن الجزاء

  • @cadisalaam3194
    @cadisalaam3194 5 ปีที่แล้ว +2

    Alaa yaxfad lisaanak sh mustafa maasha allah

  • @muhsinquule2653
    @muhsinquule2653 9 ปีที่แล้ว +7

    masha Allah wajaza ka Allahu kheiran sheikh

  • @maxamedm.shaywaal2470
    @maxamedm.shaywaal2470 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaahshiikh musfate xafida kallaah.

  • @jamaalacc
    @jamaalacc 8 ปีที่แล้ว +12

    masha allah alle kugu dambi dhaafo qisadan aadka qayimka

  • @mahamedcalin6533
    @mahamedcalin6533 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah Sheekh ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 หลายเดือนก่อน

    Subhan Allah Dadkiiba Wuu Iskukacaye Warkhayrka Balka Aabusa😟

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 6 ปีที่แล้ว +4

    جزاءك الله خير

  • @yasminadam379
    @yasminadam379 9 ปีที่แล้ว +7

    jasaka Allahu Khayr

  • @hamzehusein7808
    @hamzehusein7808 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasaaka llaah wllkay aan jeclahay sheekh mustafe

  • @mohamedbillow7719
    @mohamedbillow7719 3 หลายเดือนก่อน

    Shukaran shek Mustafa 👏🙏🏼

  • @abdikhaliqawil
    @abdikhaliqawil 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah

  • @sg1hdfootball102
    @sg1hdfootball102 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah sheikh mustafe

  • @abdiwaaxidmahad6765
    @abdiwaaxidmahad6765 3 ปีที่แล้ว

    m.shllah shiikh mustafe allaha ha xifdiyo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 หลายเดือนก่อน

    Diintan Aaniskaga Daansha Daanshoonaya Ee Anan Baranin Nurteeda Iyo Saykutimi Ileen Waa Diin Halaag Loosoomaray😢
    Allahu Akbar 😢

  • @abdiwalihassan57
    @abdiwalihassan57 6 ปีที่แล้ว +3

    Mnzha allh jazakalah

  • @galaalcali
    @galaalcali 10 ปีที่แล้ว +8

    cabdifatah hassan jasaa'akaallaahu khayra jasaa' waxaan kaa sugayntaa 5aad iyo 6aad oo aad ka booday iyo 9aaad ba inshaa'allaaah

  • @lipanyusuf3026
    @lipanyusuf3026 8 ปีที่แล้ว +7

    jazak
    alahu khayr

  • @faysalakal7144
    @faysalakal7144 5 ปีที่แล้ว +9

    "Que Dieu vous bénisse ainsi que l'ensemble de votre famille." Amiiin.

  • @youngyonis4447
    @youngyonis4447 9 ปีที่แล้ว +9

    allah ha ku anfaco dhaman musliminta

  • @asiacaarigabo2054
    @asiacaarigabo2054 4 ปีที่แล้ว +1

    احبك في الله

  • @mustafeateye1718
    @mustafeateye1718 7 ปีที่แล้ว +6

    maashaa allaah

  • @abdinassirmoussa1680
    @abdinassirmoussa1680 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah

  • @intaudhaxeysawaa7643
    @intaudhaxeysawaa7643 7 ปีที่แล้ว +3

    allow noo daa sheekheena

  • @abdiganiqalabjaan6346
    @abdiganiqalabjaan6346 6 ปีที่แล้ว +1

    jazaakallaahu khayr sheekanaa mustafe x ismaaciil haaruun xafidaka llaahu, runtii waxaad nooga sheekaysay taariikh cajiib ah oo ay mudantahay in muslimka maanta jooga cibro ku filan inay ka dhaxli karaan. lkn dhagihii alle waaniyo ayaa waansan.

  • @yuusufadanmohamed7973
    @yuusufadanmohamed7973 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah sheekhuna

  • @abdihakimbishar1353
    @abdihakimbishar1353 7 ปีที่แล้ว +15

    ee fadhlan qof alay oo Ku dhow walalkayga sheikh musdhafa salaan iiga garsiya wan jaclahay ilahay dartii

  • @engmalow9287
    @engmalow9287 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah alle hakubarakeeyo

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 6 ปีที่แล้ว +11

    manshallaH

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 6 ปีที่แล้ว +5

    Nasheedada ay muxaadaradu ku bilaabmayso magaceed plz???

    • @mohosm2210
      @mohosm2210 5 ปีที่แล้ว +1

      m.th-cam.com/video/1-apkQ2LTpE/w-d-xo.html
      linkigaas kala soo bax nasheedada oo dhamaystiran.

  • @mahaddhoore2366
    @mahaddhoore2366 5 ปีที่แล้ว +1

    M.a sheikh Jazakallah

  • @mahamedahmed6225
    @mahamedahmed6225 4 ปีที่แล้ว +1

    Mazh allh alle hadayo shekha

  • @maslahosman2027
    @maslahosman2027 8 ปีที่แล้ว +7

    masha allah

  • @mohamedsharif2708
    @mohamedsharif2708 4 ปีที่แล้ว +2

    shiikh mustafa horo usoco

  • @hamsahashi8697
    @hamsahashi8697 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku barkeeyo

  • @abdiaden5896
    @abdiaden5896 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah sh Mustafa xafidahullah

  • @akm8536
    @akm8536 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheir

  • @abokarabdilaahi4474
    @abokarabdilaahi4474 9 ปีที่แล้ว +7

    jazakalaahu kheyr

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 4 หลายเดือนก่อน

    M.a sheikh 👍

  • @abdirisakmohamedali4953
    @abdirisakmohamedali4953 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo

  • @الطائرالمحروق
    @الطائرالمحروق 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha alllh

  • @yuusufadanmohamed7973
    @yuusufadanmohamed7973 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh mustafa

  • @mustafeateye1718
    @mustafeateye1718 7 ปีที่แล้ว +7

    wuuxigmad badan yahay

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 ปีที่แล้ว

    Sheekha allaha xafido

  • @muscabyare7665
    @muscabyare7665 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @subeerhaaji8337
    @subeerhaaji8337 7 ปีที่แล้ว +10

    maHad saniD
    alle Haka AbaL mariyoH

  • @muscabyare7665
    @muscabyare7665 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw nnkh

  • @muscabyare7665
    @muscabyare7665 4 ปีที่แล้ว +3

    How much and

  • @ayanlealihassan2185
    @ayanlealihassan2185 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ahmedmahad442
    @ahmedmahad442 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh