Amina Farah Iyo Heestii Ayanloow Ana Ku Dhalay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024
  • Brought to you by Assajog Studio

ความคิดเห็น • 274

  • @cabdilaahiyarkaawdal6016
    @cabdilaahiyarkaawdal6016 3 ปีที่แล้ว +95

    Nacalaa shaydaanku yaalle hadday meeshan duriyaddii reer Borame joogto like 👍 noosaar from Borame

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว +47

    Wow! Heestani waa hees dhiiga dhaqaajineysa. Gobsananaa Samaroonku walee wiilkey dhalaan baan abti iyo habaryar midna lowgu faanin, amaan iyo ducaba wey ka dhargisey. Waa reerka soomaali ugu afgaaban uguna akhlaaqada wanaagsan aqoontaa ugu wacan iyo xadaarada fog ee ay dadka dheer yihiin.

    • @bilybily8291
      @bilybily8291 2 ปีที่แล้ว +1

      Thanks you wllo mcn

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 2 ปีที่แล้ว +1

      Faiza Mohamed Aan kula kaftame ma Samaron ba tahay adna mise way ku dhaleen huno??

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว

      @@bilybily8291 You're welcome!

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว +4

      @@sultanhufane1051 Waa reer abtigey walaalo, gobta samaroon qof ay dhalaan baa dad ugu nasiib badan.

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 2 ปีที่แล้ว +3

      @@faizam523 ha ok. Hada dubri ban nahay. Ana maxad casa i dhalay waliba re maxamad

  • @ll8882
    @ll8882 3 ปีที่แล้ว +26

    Masha Allah hees macaan habar yar walleh amina way ducaysay samarooon goobsana

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 3 ปีที่แล้ว +34

    Gobtiiiii samaroon saciid waa u heesen inankodii ismail anaguna hadanu nahay durayada guulayso guulayso waligaba gacan sareee

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 ปีที่แล้ว

      Duriyada gulaysta wan iniga hayna! 👍🤜🤛

  • @ciiltiramuuse3279
    @ciiltiramuuse3279 2 ปีที่แล้ว +7

    Samaroonka caanka io somali ba nahay wanku garab taaganahay geesiga dhalnoow😘 habaryar gulayso
    Ninka dhalno io ka u dhaxnaba raga lama sinee😍😍😍😍😍

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy1515 3 ปีที่แล้ว +34

    viva maxamed case
    labadii madaxwayne ee djabouti anaa dhalay
    markii horena anuunbaa u dhiibay
    senater JAAMAC saylici uunbaa ku wareejiyay abti imikana guulayso uun 😍😍😍

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 3 ปีที่แล้ว +7

      Viva abtiyaashay maxad case.
      Balan weyi inan ana ka guursado inshaAllah

    • @gabileyboy1515
      @gabileyboy1515 3 ปีที่แล้ว +4

      @@sultanhufane1051 gob gobi dhashasd tehee waad naga gaydaaaa 🙏

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 3 ปีที่แล้ว +8

      @@gabileyboy1515 Abti inshaAllah.
      Mar kasta wan inigu faana, waxanan aminsanahay cid iga abti fiican inayna jirin.
      Sirta Aan rag ku dhaafnay wa ducada iyo dhirigalinta gaadha Maxad case.

    • @gabileyboy1515
      @gabileyboy1515 3 ปีที่แล้ว +3

      @@sultanhufane1051 noolow abti qaali ilahay ha isku keen daayo ab iyo isirbaynu wada nahay inteenaas geeska deganiye fuulayso cid daad tahay abti 🙏

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 3 ปีที่แล้ว +2

      @@gabileyboy1515 Amiin inshaAllah.
      Cid kale ma ihiye wiilkagi ban ahay. Ducadaduna igu maqbuul illahay amarki nolow abti

  • @sundussiyaad7476
    @sundussiyaad7476 3 ปีที่แล้ว +64

    Samaron nimo❤️wilkan dhalno iyo kaan u dhaxnaba midna raga lama sino ❤️🥰👀💪

    • @amirafarah2997
      @amirafarah2997 3 ปีที่แล้ว +7

      Taasan ben ahay HAABO macan aniga markhatii ku ah ok abahay qayrkii ayu kaa sareyaa aniga naa hadalkega baa daa cisii iyo sharaf ku noladaa💖💖💖💟❤💘💘💘❤

    • @osmansouleiman3013
      @osmansouleiman3013 3 ปีที่แล้ว +2

      Asaal Asaal dhalaay

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 3 ปีที่แล้ว +3

      Mashalah codka macaan rabi ha ku barakeyo, manta aya maqalkaga igu horeysa wana la dhacey, from noth america

    • @badriyaahmed1511
      @badriyaahmed1511 3 ปีที่แล้ว +1

      Walee beenta mahaa❤️❤️❤️❤️

    • @badriyaahmed1511
      @badriyaahmed1511 3 ปีที่แล้ว +1

      @@amirafarah2997 nolow habo qayrka dhaaf❤️

  • @maryamibrahim5590
    @maryamibrahim5590 3 ปีที่แล้ว +20

    Gobti somalida samaroon cise iyo duriyada reer sh isxaaq guul jabuti iyo gobanimo kuwara

  • @HoumedAli-p9m
    @HoumedAli-p9m ปีที่แล้ว +1

    JE DIT COMME A DIT NOTRE MADAME MAMAN AMINE FARAH CONTINUONS AVEC NOTRE PRÉSIDENT DE LA RÉPUBLIQUE DE DJIBOUTI SON EXCELLENCE ISMAÏL OMAR GUELLEH AINSI LA PREMIÈRE DAME MADAME MAMAN KHADRA MAHMOUD HAID AMINE Y'A RABALQALAMIN ❤

  • @HoumedAli-p9m
    @HoumedAli-p9m ปีที่แล้ว +1

    EXCELLENT CHANSONS AMINE FARAH BELLE CHANSON POUR NOTRE PRÉSIDENT DE LA RÉPUBLIQUE DE DJIBOUTI SON EXCELLENCE ISMAÏL OMAR GUELLEH AINSI LA PREMIÈRE DAME MADAME MAMAN KHADRA MAHMOUD HAID. JE DIT NOUS SOMMES L'ŒIL DE L'AFRIQUE NOUS SOMMES AVEC VOUS.

  • @umuruweyda1354
    @umuruweyda1354 3 ปีที่แล้ว +40

    viva samaroon habaryar guulayso waligaa

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +4

    Waad asiibtay Maama aamina Faarax wabar inaad dhashayna ceebi kama taagnaa geesi walbana idinka ayaa dhalay ee magaciina ha jiro

  • @nimcasafa6301
    @nimcasafa6301 3 ปีที่แล้ว +20

    Alaw ku da habar yartay waxsan dhala alow mamaday unaxariso 😭😭😭😭

  • @zharmarkemohamettababe4452
    @zharmarkemohamettababe4452 3 ปีที่แล้ว +11

    Ereyadii Aabo MohametH moumin Ababe💫♥️💯

    • @halimodhinbil5362
      @halimodhinbil5362 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll mohamed moumin ababe maa reer awdal baa

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว +1

      @@halimodhinbil5362 Haa walaalo

    • @halimodhinbil5362
      @halimodhinbil5362 2 ปีที่แล้ว +1

      @@faizam523 muxu awdal heeso ugu samayn wayaay

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว +1

      @@halimodhinbil5362 Good question 🤔

    • @Degan693
      @Degan693 3 หลายเดือนก่อน

      Hada o abwanka lagu. Dhaganyhy ayan arky gulyso abo

  • @abdiwarya4508
    @abdiwarya4508 ปีที่แล้ว +2

    Dacadii ugu qiimo badnayd ee habaryar , Aamina noolow.

  • @neimaisse3026
    @neimaisse3026 3 ปีที่แล้ว +16

    Machallah amina farah cood macan ayanlow anaa ku dhalay😍😍😍❤

  • @Umsamira252
    @Umsamira252 3 ปีที่แล้ว +10

    wan ku garab taganhy geestan la jirno godolool ha ka sugin habaryar guulayso waliga gacan sare

  • @nimahaider1921
    @nimahaider1921 2 ปีที่แล้ว +7

    viva samaron reer ayeeyde

  • @zakicabdi8886
    @zakicabdi8886 3 ปีที่แล้ว +16

    Mansha alah habaday Amina farah wabar waa gobti i dhashay reer ahmed dhaman beelwaynta jbriil yoonis ismaaciilna tolkay mahamed case ayaa dhalay abti guulayso ismaaciil

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 3 ปีที่แล้ว +2

      Reer abtigay Reer Ahmed alow noo xifdi

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 3 ปีที่แล้ว +1

      @@faizaFunny780 amin habrodag

    • @yaxyeabdirhman5349
      @yaxyeabdirhman5349 3 ปีที่แล้ว +2

      Abti yaashaa ayaa ku garabtaagab samaroon sicii iyo ragii xiniiiyah lahaa ee maxamed case

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 3 ปีที่แล้ว

      @@yaxyeabdirhman5349waa sidaa bro

    • @saynabmaxamed486
      @saynabmaxamed486 3 ปีที่แล้ว

      inadeerky dhash8 jibriir yoonis noloshu kuma xumayso

  • @focused9502
    @focused9502 3 ปีที่แล้ว +22

    Allaylahe habaryartay Gob dheh♥️♥️♥️.

  • @fatinafatin9852
    @fatinafatin9852 3 ปีที่แล้ว +11

    Gobtii mahamed case
    Waa run labadii madaxwayne iyagaa dhalay waa hubaal inay madaxuun dhalaan
    Ciise ugaaskogana iyagaa dhalay aamina lafteday dhaleen mahamed case ♥ 💖 ❤ 💕

    • @awoyuyusuf4529
      @awoyuyusuf4529 3 ปีที่แล้ว +2

      Maxamed caase

    • @hamdadirieh1905
      @hamdadirieh1905 3 ปีที่แล้ว +3

      Machaala abtiyashay mahad case reer Mohammed

    • @idirismaxamed6496
      @idirismaxamed6496 3 ปีที่แล้ว +2

      Islaantu waa jibriir yoonis maha reerka aad sheegi

    • @fatinafatin9852
      @fatinafatin9852 3 ปีที่แล้ว

      @@idirismaxamed6496 kkkkkk iyadaa mahamed case ah kuma odhan ee way dhaleen lafteda bn ku idhi hoyaded aamin waa bahabar celi mahamed case iyaduna wa reer axamed

    • @hiboadan1169
      @hiboadan1169 3 ปีที่แล้ว

      @@fatinafatin9852 samaroon hakla qaadqaadin aamini afki samaroon bey ku hdleysa

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว +9

    Hees.macaan weye amina fananad weyn👏👏👏🙏

  • @dahirsuldanpro2143
    @dahirsuldanpro2143 3 ปีที่แล้ว +6

    Ninkan ma musharixiin Jin ah baa la Tartamaya Horta ileen Musharax hebel kasoo hor jeeda meel lagu hadal hayo ma aragnee??

  • @NaciimamahdiXayd
    @NaciimamahdiXayd ปีที่แล้ว

    Habar Yar Guulyzo 😊❤ my dhiiga geesiyaashn dhalNaa ❤

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamina gaariyay Guri iyo gaadhi, habar yar naga gudoon.
    Ereyadaa qofka sameeyay waxaan uga shakiyay cali seenyo, iyada heestii kale ee gunta ceelka

    • @faysaljaaliyada3551
      @faysaljaaliyada3551 3 ปีที่แล้ว

      @@darwishboy5255 jabuuti waa hees, aabo ismailna waaba tu doonayay kkkkkk islaanta ku tidhaahdan ado waan kuu duceeyayba milyan lacaga kkkkkk, yaakhii sow sidaa maaha

    • @mouniyat
      @mouniyat 3 ปีที่แล้ว

      Heesta gunta ceelka niin cissah iska leh abwaan cumar kalil yaa la dhaaha ee laa joogsoo waxan ad wadiid

    • @faysaljaaliyada3551
      @faysaljaaliyada3551 3 ปีที่แล้ว

      @@mouniyat waa si wanaagsan sugaantii hadii uu ciisuhu sidaa u bartey

    • @mouniyat
      @mouniyat 3 ปีที่แล้ว

      @@faysaljaaliyada3551 aado cissuhu aqoon yaa kugu labaan yaa u maleeya ee waaligi baa wu laha sugaan waaliba qaar u garaha u leyahay aya jiir siida tiicaan o kale. Haadi aan wax laysku qudhaan wa dhiibaato ee maliinto Haa kuu wacanato.
      Gabadh miijo kuuley ah.

    • @faysaljaaliyada3551
      @faysaljaaliyada3551 3 ปีที่แล้ว

      @@mouniyat waa si wanaagsan sugaantii hadii uu ciisuhu sidaa u bartey

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Masar elatareya laoga iney jabuti goosteen laf bidaqo lagasosaray ka aqriso moobeelkaga fartaada beeso galo taadaba aheen xarisna kuukenay kaga dhigay naftigooda iiqabo ala qaad xalay bey dhaxdee waan qoonsadee iiqabo

  • @hodanosman9742
    @hodanosman9742 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah habaryar guuley soo waligaaba gacaan sareee amiin insha allah

  • @axmedantinuur2083
    @axmedantinuur2083 3 ปีที่แล้ว +7

    Arliyadii iyo hadanu udub dhexaadkii nahay gulayso walee waadhabtii tani hees waydhaaftay

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 ปีที่แล้ว +1

    HEESTANI MICNO AYAY XANBARSANTHY WAANA FARIIN CIDA AAN GRNYN LOOPA SHARXI MYO EDO AMINA FRX WPR CIMRAGA ILHY HKU BRKEYO

  • @MM-yn9vr
    @MM-yn9vr 3 ปีที่แล้ว +9

    Habar Makador of Samarone are the only Djiboutians other kids of Samarone and the brothers of Samarone, Jibrain, Gobe, Xeebjire are usually Ethiopians or Somalilanders

  • @boramalivecable
    @boramalivecable 3 ปีที่แล้ว +7

    AL SAMAROONIYA 🩸🇩🇯 ARLIYO :ADAL EMPIRE BOQORTOYO CIISE REER MOCODAY KKK

  • @Degan693
    @Degan693 3 หลายเดือนก่อน

    Axya cod amina farx wabr iyo abwan maxamed muumin ababe gulyso

  • @zaynabriiraash6742
    @zaynabriiraash6742 ปีที่แล้ว +1

    Habaryar guulayso ❤

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah tabarka'llah.
    Habar-yartay Amina Farah wabar waligay ba wan tageersana. Cawana wad iga yaabsatay.
    Waxan u malaynaya midhaha sida u macan abtigay Ababe ba iska leh.

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว +2

      Sultan, abwaan ababena ma samaroon baa walaal??

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 3 ปีที่แล้ว

      @@faizam523 haa wa Samaron siciid isna.

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sultanhufane1051 Mahadsanid walaal

  • @Abdullahgii
    @Abdullahgii ปีที่แล้ว +1

    ‘’Waaku garab taaganahay geesi-gan dhalno’’ Hesstan yaa Tiktok kaso raacay oo Wiilka buuran kubartay🤣🤣. 21/09/23🇪🇹🙋‍♀️.

    • @muniich1944
      @muniich1944 ปีที่แล้ว +1

      Hadaan soo radiyay😂midbaa habryar guleyso naguwareeriyaye😂❤

  • @ahmedhamze9428
    @ahmedhamze9428 3 ปีที่แล้ว +5

    Wwwwww masha Allah amina farah continue comme ça

  • @abdillahihassandjilal8867
    @abdillahihassandjilal8867 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah habaryartahy macan Amina really i am so excited for song . You are star . You don't need to look back .go head . May allah protect you

  • @mariamrobly
    @mariamrobly 3 ปีที่แล้ว +8

    Asha calaa Abtiyaal ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @seynabadam3987
    @seynabadam3987 3 ปีที่แล้ว +3

    Buraanbur khatar ah wow amina farax guleyso

  • @cumarabdilahi8065
    @cumarabdilahi8065 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah way dhigtay wlhi Aamina faarax wabar

  • @awoyuyusuf4529
    @awoyuyusuf4529 3 ปีที่แล้ว +11

    Goobti ila dhashaye wlaladay maxamed caase walaladaye

  • @magaloabdi8716
    @magaloabdi8716 3 ปีที่แล้ว +4

    Viva samaron RaR abtigay gulaysta

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 3 ปีที่แล้ว +6

    Yaakhii wax kale garan maynee guri iyo gaadhi naga gudoon

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes3631 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa u hagarbaxday cisman ciil aamino viva cisman cumargele

  • @princessdiamon5787
    @princessdiamon5787 3 ปีที่แล้ว +9

    Inta khadra ayaa igu socota isaaqnimo❤❤

  • @abdiqanimusa5201
    @abdiqanimusa5201 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamina gacanla caadibay uga diiratay afkeeda lacag ismaacil cumar geele

    • @chinehassan9415
      @chinehassan9415 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi tu es dit la verite elle frèrot se sa

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 ปีที่แล้ว

    Jaah adiga iyo geele waadnoo 💕💕💕💖💓💖💙🌹🌹👏👏✌️

  • @guuleedkhadar5322
    @guuleedkhadar5322 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah Edo Afku Kuma Go.O

  • @rahoabdi3085
    @rahoabdi3085 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash allah masha allah esh cala heees

  • @yaxyeabdirhman5349
    @yaxyeabdirhman5349 3 ปีที่แล้ว +3

    Guul abti ismaacil omar geele

  • @mohamed-khadar8850
    @mohamed-khadar8850 3 ปีที่แล้ว +3

    Amina Aachoo samaron sorte de notre pays !!! Djibouti c'est la terre des issa et des afar ! Amina go to somaliland c pas ici 😎😎😎😎😎😎😎😎😎

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว

      Viens la faire sortir si tu as de la force elle a né ici ça peut être qu'elle est citoyen qu'à toi qui a venu hier à l'Éthiopie donc il faut se taire

  • @sacdiyaabdilahi-r9v
    @sacdiyaabdilahi-r9v ปีที่แล้ว

    Gob iyo caadked nin ay dhashay gabadha samaroon siciid ahi ayalaguyaqana geesinimo

  • @aliabdirahma6182
    @aliabdirahma6182 3 ปีที่แล้ว +4

    www très belle chanson❤️💥 ,c est touchant aussi 🌹🥰 ,je vous remercie hoyoo Amine Farah 💯👌,Amin aussi tt le doua que t fait pour lui inchallah on leur souhaite plein réussite 🤲🤲.

  • @shadiaahmed8584
    @shadiaahmed8584 3 ปีที่แล้ว +5

    masha allaah guullayso habaryar

  • @simandegan7281
    @simandegan7281 3 ปีที่แล้ว +2

    Vive isse Eleyeh Best music horey osoc parfait

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 11 หลายเดือนก่อน

    Walee.waa.hees.wof.laakin.muusigaa.kaxun.siqal.danbay.utumayaan

  • @halwofouad3565
    @halwofouad3565 3 ปีที่แล้ว +5

    guleyso haboyyy

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah baraka Allah

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah 2 ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴🧿♥️Amino farah

  • @ninjago-thema3754
    @ninjago-thema3754 3 ปีที่แล้ว +1

    Hestaan cadi maha wa ducoo ya sameyay

  • @garmaqaate5443
    @garmaqaate5443 3 ปีที่แล้ว +8

    Sheekadan Ciise samaron iyo Isaaq ayey kuso dhamatay miyaa edo amina waan jeclahay laakiin ninkan ay uu heestay umaa qalmo hhhhh

    • @abdulaahijama9202
      @abdulaahijama9202 3 ปีที่แล้ว

      Viva samaroon siciid Edo Amina nolow

    • @mariamrobly
      @mariamrobly 3 ปีที่แล้ว +2

      3daa Somali inta kale waa so raca 😁😁

  • @samatarmahamed4345
    @samatarmahamed4345 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees mcn haparyar

  • @nasriwaberi3476
    @nasriwaberi3476 3 ปีที่แล้ว +4

    Ii wad chekada war curadow
    Wadanki badhi buu nogday
    Walawsda dansaya

  • @bakasahuqa86
    @bakasahuqa86 ปีที่แล้ว

    Wonderful ❤❤❤❤❤

  • @samatarmahamed4345
    @samatarmahamed4345 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle haku xafido

  • @mahdiissa3310
    @mahdiissa3310 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaah habo guleyso

  • @fahimaibrahom7552
    @fahimaibrahom7552 3 ปีที่แล้ว +8

    Wwwwww machallah c'est une belle chanson la grande chanteuse🤩🤩🤩🥰🥰

  • @papajosfe8469
    @papajosfe8469 3 ปีที่แล้ว +1

    Machallah rien à dire avce toi iog

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 3 ปีที่แล้ว

    Na dadihi abe ismacil😢❤

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว

    CALOOLWEYNE GEELLE SAMAROON HADAWARSADAAN CIISE TASHAY BILAAWAHA KADIFAACA WIIL CIISE GODOBTIISA WAA OGYAHAY ISMAACIIL CALOOLEEYKA GALAY

  • @shadiaahmed8584
    @shadiaahmed8584 3 ปีที่แล้ว +3

    💚💚💚💚💚💚 habo guul guul

  • @osmanaden2117
    @osmanaden2117 9 หลายเดือนก่อน

    Yaa amaan laga dhargiyay oon ismacil cumar geele aheyn

  • @ymelimtya3439
    @ymelimtya3439 3 ปีที่แล้ว +7

    Wawww c'est une belle chanson la grande chanteuse

  • @katiemoussa7182
    @katiemoussa7182 3 ปีที่แล้ว +2

    Belle chanson

  • @neimamoud3443
    @neimamoud3443 3 ปีที่แล้ว +1

    Amino farax

  • @leylaali642
    @leylaali642 3 ปีที่แล้ว +4

    Edo hees mcn ayad u qaday lkn abalkaga cay aya lagugu badali cisuhu

    • @amirafarah2997
      @amirafarah2997 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxba haa egiin waxaa caytamayaa ee cawan kaa ku waa ad dhasheen ayaa inigaa badaan anagaa ayaa inii jecel cise cise dhalay cil buu qabaa oo waa jahil abalkinaa maa gudii karno HABO MACAN 💖💖💖💖

    • @mouniyat
      @mouniyat 3 ปีที่แล้ว

      @@amirafarah2997 na isku xisho cisse ma tihiid ee wax isku faal oo umaad dhaan ca’ay da kala baydh. Anagay mahad case na dhaaleen oo cisse iyo samaroon ah. Reer abtigay iyaga wayadan baa weedhodi ka baadiye ee dooqmaha sii adigo kale cisse naa caro yar kuma laha .

    • @amirafarah2997
      @amirafarah2997 3 ปีที่แล้ว

      @@mouniyat tii ku dhashay ayaa kugu khasartay aniga maha adigu naa cisa igaa maa xigtid iga ma naa saraysid mahad case ad shegaysid naa ambaa way ii dhaleen in anigaa lay aflagadeyo wan uu adkaysan karaa lkn in hoyaday wax lagaa shego dhimashan kaa xigaa cidii hoyaday caydaa ilaa maa dhalaan anigaa

    • @mouniyat
      @mouniyat 3 ปีที่แล้ว

      @@amirafarah2997 af nooli wu hadla dameerna wu ciiya ee iska hadal aado ee warabo da’aq ee maliinka xolahayga soogasha lagu yaba. Gessiya baa i dhashay cuqdad laheen oo cisanimadu ku weyn taho garanaysa gacalnimo cissa jacaylka nugu soo korisay lakin adiga ya ku dhalay? Siida u af xun tahay ayay baa ka muqata

    • @amirafarah2997
      @amirafarah2997 3 ปีที่แล้ว

      @@mouniyat hadii ay uqdad ku hayd dad kaa amina oo habo kugu tosaan cayayaa laa fiqir mad ahateen ee orad iskaa so dhaq uqdadaa samaron siciid madaxa ayay ii saranyihiin ninkii cayaa walalkay mahaa

  • @marihassan2051
    @marihassan2051 3 ปีที่แล้ว +3

    Gulaysta

  • @zaoahmed5702
    @zaoahmed5702 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @maryanmaandeeqofficialchan285
    @maryanmaandeeqofficialchan285 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshaallah mamo

  • @xaashicali1790
    @xaashicali1790 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashalaah

  • @shadiaahmed8584
    @shadiaahmed8584 3 ปีที่แล้ว +5

    guulayso habaryar

  • @deeqahussen9407
    @deeqahussen9407 3 ปีที่แล้ว +2

    Wuxushyaxay way ni dhamatay ismael calol weyney wad raceysin

  • @cabdiraxmaansuldaan4647
    @cabdiraxmaansuldaan4647 3 ปีที่แล้ว +3

    Habo waad ku qaldanty
    Ninkan wàa dilaa

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 3 ปีที่แล้ว

    Djibouti 🇩🇯

  • @hothanothman2995
    @hothanothman2995 3 ปีที่แล้ว

    Heesta Cali sabiix yaa qaadaya

  • @gouledmoussa4002
    @gouledmoussa4002 2 ปีที่แล้ว

    Merci

  • @asmadheman4170
    @asmadheman4170 3 ปีที่แล้ว +4

    NASKU CIIYAR MAHA

  • @jicrii4948
    @jicrii4948 3 ปีที่แล้ว +1

    ok 👍

  • @naimanazapo8375
    @naimanazapo8375 2 ปีที่แล้ว

    Mnzha allah

  • @ilhamaden9351
    @ilhamaden9351 3 ปีที่แล้ว

    Ca dévie grave

  • @hamzamaow6498
    @hamzamaow6498 3 ปีที่แล้ว +1

    Asalamu calaykum waar meeshu naago banana muse was tii sayidku yidhi alahayow dad kama caasiyee dumer xumaa ciise

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว

    UUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUF FANAANAD SOOMAALIYEED OOKU HEESAYSA MADAXWEYNE CIISAADTAHAY SAMAROONNA WAAKU DHALAY CEEEEEB FANKA SOOMAALIGA QABIIL QAAWAN

  • @hanimaxamud4496
    @hanimaxamud4496 3 ปีที่แล้ว +1

    No Yes Good to see you again

  • @raisowaberi8676
    @raisowaberi8676 3 ปีที่แล้ว +1

    Fataal ma yaro ma sida ba siir moodayn

  • @bilansharaf779
    @bilansharaf779 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer abti hadli maayee lacagta hadlaysa

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 3 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏

  • @WEELEEMAHADHADA
    @WEELEEMAHADHADA 3 ปีที่แล้ว

    Woooooow

  • @soumayamahamedali4085
    @soumayamahamedali4085 3 ปีที่แล้ว +1

    www Masha allah 😍😘😘🤩🥰😘😍

  • @inahajiibrahim1290
    @inahajiibrahim1290 2 ปีที่แล้ว

    Hees qabyaladaysan😂😂😂😂

  • @sunshine-vk2xw
    @sunshine-vk2xw 3 ปีที่แล้ว +5

    Amina qumanyo inta wa lacag radis na orod borama u hees berlaxawsiga joji

    • @ilhamrachid7011
      @ilhamrachid7011 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @heryitmorganery2853
      @heryitmorganery2853 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂 i

    • @rahmaaden9436
      @rahmaaden9436 3 ปีที่แล้ว +1

      viva borama dhulkii aqoonta iyo cilmiga u saaxiibka ahaa reer abti iga dheh.⛅🤗

    • @amirafarah2997
      @amirafarah2997 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂 meshan kaa xigo dalol haa kaa sugiin habaryar gulayso habaryar ku layso❤❤❤💟 wixii hadlayabaa haa iskaa hadlo nacabku darbiyadaa haa jiro

    • @leylaali642
      @leylaali642 3 ปีที่แล้ว

      Lacagta ma abal ayay inigu qabta afkiga ayay ku gosate