ASTAAN TV WASHAMSI ISKU DIYAARIYA JIMACAHA HADAAN MUSASALKA SO FASIXI WEYDAAN😡 | NO MORE QABYO WLHI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 891

  • @Bishaaro7
    @Bishaaro7 4 หลายเดือนก่อน +301

    Wallhi ciilka iga qabty😡 markuu macaan noqdy gab kulahaa wee nootaal 😂😢😡

    • @Fatma_zaharat
      @Fatma_zaharat 4 หลายเดือนก่อน +5

      Wllhy wa akhaasss 😒😒

    • @Memoo-farah
      @Memoo-farah 4 หลายเดือนก่อน +4

      So mahn😂😢😢

    • @oumarhassan2256
      @oumarhassan2256 4 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂

    • @xamdinuur2642
      @xamdinuur2642 4 หลายเดือนก่อน +2

      Kuwii hore ogaa ciilka iga qabtay aan go'aan garay inan film danbe dawadan 😂wllhia Ana ka rayey xitaa part 1 dhaxal mañana dawan

    • @Bishaaro7
      @Bishaaro7 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@xamdinuur2642 oohadda maka dhabaa ani markaan gosgoska arky aa jeclady blyo astaan ciilkeed waligey ideymaa waa film ugu horeyay aan ka dawady asey ugu dhajiyeen Sam kulahaa 😭😡😅

  • @Nimceeste
    @Nimceeste 4 หลายเดือนก่อน +122

    Intii dhimatay allah ha unaxaristo amin sodhaha😢😢😢🙋🏿‍♂️

    • @anisaahmedabdallah758
      @anisaahmedabdallah758 4 หลายเดือนก่อน +1

      Allahuma aamiin🤲🤲🤲🤲

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 4 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin 🤲ya ALLAH ☝️♥️

    • @mohammedabdyhas4728
      @mohammedabdyhas4728 4 หลายเดือนก่อน

      Intii dhimatey ha dhihin
      Waxa dhahda inta muslin ee dhimatey.
      Hada dhahdo inti dhimatey waxa so hoos galaya gaalo.
      Gaalna ilahey uma naxariisto
      Naxariisna in allah lo weydiiyo waa xaran ma banana xita isaga oo nool
      Intii muslin ee geeriyotey Allah u naxariisto aamiin

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Allahs unaxariistoh

    • @himiloqatan4992
      @himiloqatan4992 4 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/BEEAeEr9UJg/w-d-xo.htmlsi=XgtutrZIO0NLVYWX

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 หลายเดือนก่อน +97

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)👍❤️🕋

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 4 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @HIDDO_WACAN
    @HIDDO_WACAN 4 หลายเดือนก่อน +79

    Astaan dad waji rapa uma ekeeee washamsi hala qaado 😊😊

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 4 หลายเดือนก่อน +3

      Suga sxbayaal somali oodhan ayaa season nada filimanta kucusube war aduunka xata qofki filinka kaboxo qofkala lagu badala oo waa lagasocda lkn astan weey sugaan taasna shacab badan ayeey kuweeyn doonaan

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 4 หลายเดือนก่อน +48

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

    • @AimiChioaimi
      @AimiChioaimi 4 หลายเดือนก่อน +1

      عليه الصلاة والسلام ❤❤❤

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 4 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم صل وسلم على حبيبي محمد المصطفى صلى الله عليه وسلم🤲💯💚❤️💖💝

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 หลายเดือนก่อน +8

    Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba

  • @DaaciBilan-2
    @DaaciBilan-2 4 หลายเดือนก่อน +8

    The greatest of all time and the most knowledgable ever mohamed scw✅💯

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 4 หลายเดือนก่อน +60

    Aniga abukar mahdile kuhaystaa musalsaladkisa meel uu kudhamado uu leyahay kuwan ciilayba igudileen mardanbo madawanaayo inshaa Allah

    • @FadumoOsmn
      @FadumoOsmn 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ani xita astan mawa dawdo

    • @nashwahnashwaan6789
      @nashwahnashwaan6789 4 หลายเดือนก่อน +1

      Xitaa aniga

    • @queenkaxda6393
      @queenkaxda6393 4 หลายเดือนก่อน +3

      Isku mit nhy qli wlhi abukar mahdi wax dhamo la waa filo anba ku heysanaa

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 4 หลายเดือนก่อน +2

      Filo is qatar

    • @idmanxaji4227
      @idmanxaji4227 4 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wlhi ilaa 2017 filim qiiso leh oo Shidan waaye kuwaan eber waaye

  • @Eduruus
    @Eduruus 4 หลายเดือนก่อน +36

    Ilaahey labadaada waalid iyo adigaba janada ha idin geeyo hadad like ii saarto ❤

  • @bisharfarah5722
    @bisharfarah5722 4 หลายเดือนก่อน +17

    Mida kaliye ee season two lagu helikaro Waa in washamsi laģu Qaado ASTAAN URAYSO. TV🦁🦁🦁

    • @FivePerson-mj8fw
      @FivePerson-mj8fw 4 หลายเดือนก่อน

      Igu hele sharci aya ka yala comment walba Astanta uurta

    • @hamdichannel6823
      @hamdichannel6823 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @Ugaska-j2w
    @Ugaska-j2w 4 หลายเดือนก่อน +54

    Astaan washamsi halagu qaado asxaabta

  • @Xaali941
    @Xaali941 4 หลายเดือนก่อน +5

    Adunka ma so Marin qof ka wangzn Nabi mahmed Allhu musali cala saydina mahmed 😢

    • @sacdiyosiman374
      @sacdiyosiman374 4 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw

  • @namelos2963
    @namelos2963 4 หลายเดือนก่อน +83

    Waziirow waad sheegtay😂😂 inta ila aragtay ee rer comentland like saraa👍🏼

  • @buusaneofficial
    @buusaneofficial 4 หลายเดือนก่อน +34

    Ku sali nabiga scw

  • @YusufGubdley
    @YusufGubdley 4 หลายเดือนก่อน +7

    Zaki bin haaji sxb sare waan ku salamay xaqidi waxaa tahay Mada daaliyaha dhalin yarada somaliyed waxana tahay nin muxafid eh aan la heen mucarad shqo wacan Ayaan ku rajeyha iyo hor Mar wacan ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 หลายเดือนก่อน +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Xamse.abdi1
    @Xamse.abdi1 4 หลายเดือนก่อน +6

    Igula sali nabi maxamad scw scw scw ❤❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @ZubeyrOhmed
    @ZubeyrOhmed 4 หลายเดือนก่อน +49

    War meshi ficned marki lamaraye bee nagu galyen Astan wlhi wey naqiyamen😢

  • @SahalBoss-kx7ut
    @SahalBoss-kx7ut 4 หลายเดือนก่อน +9

    Wasiiir 😢wey na xumeeye astaan 😢😢gaadhiga meelxun ayay😢 ku bakhtiiyeen. 😢sorry 😞 😔 😢

  • @farxiyomuxudin8304
    @farxiyomuxudin8304 4 หลายเดือนก่อน +18

    Aktar ka saacan la xerayo waan la yaaby xili gabadha garab istaag u bahantahy la xiray

    • @mahamudmohamed5588
      @mahamudmohamed5588 4 หลายเดือนก่อน

      Ar mexaad filin daawatay😂😂😂😂

  • @sakariyemohazaki
    @sakariyemohazaki 4 หลายเดือนก่อน +9

    Waziir tan mid an kayeleyno ma.ahan Astan😡 ee amar inagu sii anaga washamsi kuqadey nee amarkada lee sugeynaa waziir✌️

  • @Ronaldo-urrr
    @Ronaldo-urrr 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ku sali nabigena The best person ever The most knowledgable ever and the most shine all created prophet muhamed scw❤️❤️❤️💯✅

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 4 หลายเดือนก่อน +14

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤

  • @shijo2055
    @shijo2055 4 หลายเดือนก่อน +11

    اللهم أصلح بلادنا وألف بين قلوبنا 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂

  • @AbdisalanRoble
    @AbdisalanRoble 4 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi Qandac xalay ayaan ku arkay karmel mall waan yaabay anniga 😮😮

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 4 หลายเดือนก่อน +6

    Musalsalkoo dhaystiran way hayaan Oo way dhamaystireen😢 Xaasid nimay katahay
    Dadkii xitaa Jilaayey filimka melo kala duwan ayey kala aden intan aqaneyy lkn Xaasid nimay katahyy😢😢

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln 4 หลายเดือนก่อน +13

    Waa noohadashey waziir❤

  • @amiirhawd
    @amiirhawd 4 หลายเดือนก่อน +14

    team saraakiisha reply iisoowada gala😂😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 4 หลายเดือนก่อน +13

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @MohamedDHegjar
    @MohamedDHegjar 4 หลายเดือนก่อน +2

    Filimkan jilayaashiisii Daafaha Dunida Ukala yaaceen Iska ilaawa Soomaaliyey 11 bil kadib Markay soo galiyaan Ha Fiirsanina Uun Taasi Waa Aargoosiga Ugu wacan Ee aan Astaan ku samayn karno

  • @mohamediseshire366
    @mohamediseshire366 4 หลายเดือนก่อน +13

    Waziiir Kwan wx kle maso wadaan galad abihis moto fezba o isga lafyoda lowkanna mgalko iska wrega mrka ana film csb so wde iska suga

    • @mahamudomar6051
      @mahamudomar6051 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂 wlh kal laab aa iga qosol siisay

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 4 หลายเดือนก่อน +11

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @nawaalinasooraan2910
    @nawaalinasooraan2910 4 หลายเดือนก่อน +12

    Reer commont Cabashaan ka qabnaa astaan TV😢

  • @AbduqaadirMowluud-ox7ch
    @AbduqaadirMowluud-ox7ch 4 หลายเดือนก่อน +8

    Waziir washamsi ayaan k7 qaadeynaa hadiikale 30 halanoogo wello

  • @DUNIDACUSUB155
    @DUNIDACUSUB155 4 หลายเดือนก่อน +13

    Waziir aan weerar ku qaadno genelka Astaan

  • @AbdeeqAli-rn3fh
    @AbdeeqAli-rn3fh 4 หลายเดือนก่อน +3

    Inay xaskaygu kuso ilowdo mobelki suqa musalsalak dhaxalba uu sobaba wa lajojiyad 😢😢😢 astaney inkarbad qabtan

  • @safiyafaarax8570
    @safiyafaarax8570 4 หลายเดือนก่อน +4

    Dacwo
    Nahay walhi 😢😢😢😢😢naga qabo😢waan kala noqon balayada

    • @Desantos7562
      @Desantos7562 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂mac sokor

  • @Tanjiro-wf1ss
    @Tanjiro-wf1ss 4 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤ sxp zaki wasiir walhi waa iga qoslisaa

  • @AbdullahiabdulkadirYussufarte
    @AbdullahiabdulkadirYussufarte 4 หลายเดือนก่อน

    Zaki sxb wan ku wataa , full talent ayad tahay sxb maalaayiin ayaad u qalantaa walaahi legend.

  • @Dagan721
    @Dagan721 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wasiirka aniga filinkan adiga ii diray inan dawado xayesintada Ayaan arkay markas Astan aday adiga naga masuul ah

  • @AbdiqaniOston
    @AbdiqaniOston 4 หลายเดือนก่อน

    Wali wx la daawado ma ahan Astana mesha ugu macaan ayaan jarayaan

  • @abdihakinnuur8988
    @abdihakinnuur8988 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa alle ugu mahadinaa inaa fiirsan filimada somaliada xitaa lkn sxb adiga ku daawada zaki bini xaaji adiga Update iga soo dhigo waxyalaha aan lasocon 🙏

  • @Macmacanka
    @Macmacanka 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi washmsi kuqaadi donaaa astan tv hadey naga dhafi wayeen gosgoska aniga ciyaari ma firsanonaaa

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kusaliya nabiga scw scw scw scw scw

  • @KingJusto-
    @KingJusto- 4 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi waa nacay markuu melfican marayay ayay dhame yey As taan baqti weeye wlhi hala tuur yeyo

  • @AbdisalanMohamedAbdisalanMoham
    @AbdisalanMohamedAbdisalanMoham 4 หลายเดือนก่อน +4

    Astan wey iiga dhamaate 😮😢 mar walba qaraar nagu kicinee wlashin wasee nagu kala wada😂😅

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 4 หลายเดือนก่อน +2

    Xalay saan u xanaaqay
    Waa run Zaki Astan waa ku ka Sam nahay

  • @ismaaciiljimcaaleismayare7300
    @ismaaciiljimcaaleismayare7300 4 หลายเดือนก่อน +7

    Wazir wan ku slaamy❤

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 4 หลายเดือนก่อน +5

    Washamsi Halagu qaado Astaan

  • @mohamedtecno5783
    @mohamedtecno5783 4 หลายเดือนก่อน

    Wallahi aniga aya number one aha xinaqa aduunka Wanka shalayay inan qaybta ugu dambaysay dawado

  • @DrzackZack-oh9dn
    @DrzackZack-oh9dn 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir Caan ban Noqday mrkad izoo qadatey😂❤

  • @zaynabnorhassan2646
    @zaynabnorhassan2646 4 หลายเดือนก่อน +4

    Sidan nama qabato waziir noo hadal😢😢

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 4 หลายเดือนก่อน

    Astaan iyo badaas lama socdo ee waan ku salaamey wasiirka

  • @siham3080
    @siham3080 4 หลายเดือนก่อน +2

    Istaqfurilaha arday iyo hayan iyo kuwa kale usamray kana maku darsaden war naga xishoda astan

  • @AhmedcabdirxmaanCumar
    @AhmedcabdirxmaanCumar 4 หลายเดือนก่อน

    Wllhi waa dhama deen i naan yeelin hadii kale wxn din leeya hay aan ku qaadno washamsi intii igu raac san haku qaado Astan

  • @GARASHO.
    @GARASHO. 4 หลายเดือนก่อน +1

    #zaki sxp filinkii bile ee arday xaguu kudanbeeyay
    malahaa part 2

  • @HAGAHADADWAYNAHA
    @HAGAHADADWAYNAHA 4 หลายเดือนก่อน +5

    Team saraakiisha like hayla dhaafina

  • @YaasmiinAbdulaahi
    @YaasmiinAbdulaahi 4 หลายเดือนก่อน +3

    wasir Zaki 😄😄cilamada lamaa haysan karo 🖤

  • @apdisamed9368
    @apdisamed9368 4 หลายเดือนก่อน +4

    astaaney ama soo dhamays. tira ama iga haysta dee aniga

  • @AbdallaNasir-21
    @AbdallaNasir-21 4 หลายเดือนก่อน +4

    11m 550Likes keep goin waziiir zaki bin haji

  • @madarofficial.250-
    @madarofficial.250- 4 หลายเดือนก่อน +1

    WASIIR dadkan ayaan wax barta ugu taag wayeey

  • @Ahmadnuur-j7t
    @Ahmadnuur-j7t 4 หลายเดือนก่อน +3

    Macalin diiriye iyo seedigii rooble colaadoodu hada ayay sii hurtay galad bangiga abtigii masii joogi doono sida muuqata

  • @AbdiRaho-wl3xs
    @AbdiRaho-wl3xs 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wa shamsi ha lagu qado astaan

  • @OmerHaaji
    @OmerHaaji 4 หลายเดือนก่อน +1

    Zakiyow zhp filinka dabin kaso hadal waa wax kale ♥️ 😍 😊

  • @libanabdullahiyusuf4774
    @libanabdullahiyusuf4774 4 หลายเดือนก่อน +1

    Astaan hadee bart 2 si dag daga usoo saari weyso shqsi walb oo filimks ku jiro hda mglka ku arko wllhi waa balan qofks aa ii shekenyo bart 2

  • @carab527
    @carab527 4 หลายเดือนก่อน +1

    Legend inaa codkaaga nagu difaaceso waa sugaayay wlhi

  • @BahjaQurux-x9z
    @BahjaQurux-x9z 4 หลายเดือนก่อน

    Walaahi xaasidiin waaye kuwaan

  • @zesi23
    @zesi23 4 หลายเดือนก่อน +15

    Washamsi ku qaada koly ani subscribe ima saarna😂😂

    • @RoodaCali-jm2ki
      @RoodaCali-jm2ki 4 หลายเดือนก่อน

      Anba wan kala noqday

  • @ayaanabdi8465
    @ayaanabdi8465 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxn rajenya ina codsiga wasiirka loqablo😢😢

  • @XASAAASI
    @XASAAASI 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan wax Astaan ka soconaya maaha

  • @AbdirahmanZIYECH
    @AbdirahmanZIYECH 4 หลายเดือนก่อน

    Kusaliya nabigeni muhamed ❤❤

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 4 หลายเดือนก่อน

    Ay ay ay ay saki ❤❤coming soon 8000k🎉🎉

  • @naaleeye575
    @naaleeye575 4 หลายเดือนก่อน +1

    xoogaa qarash ah ayay rabaan inuu u soo xaroodo lkn qalbigeena ilaaliya oo noo soo daaya season 2 astaan tv

  • @dacaaryare1907
    @dacaaryare1907 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi sida aan u.sugayy iyo side wx yeeleyn isma laha mar kle hdan.aamino astaan

  • @EymanabukarEymanabukar
    @EymanabukarEymanabukar 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi dunniyo waa walashey maleziya we kaso lawatay😁

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 4 หลายเดือนก่อน

    Haaa wlhi meeqa film oo shidan eey saas noo galeen wah 😢😢😢 war waxan wlhi weji ma eey lahan

  • @AbdullahMohammed-vq5gp
    @AbdullahMohammed-vq5gp 4 หลายเดือนก่อน

    Zaki bin haji bro is daji Astan maskax ka weyn ba is ticma leysa lakin reaction ka ad sameyneyso in aad ka firsato oo adan ka firin kala kacso oo kaliya de waa yuotubka isla soco bro

  • @abass10y
    @abass10y 4 หลายเดือนก่อน +2

    Astaney maxa wayee saan😢 waani hekaray💔

  • @AxmedCali-s4s
    @AxmedCali-s4s 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlllhi Ciiilka i Haye Xitaaa Ma Oooyn kara Filmka Mcntiiiisa Leen joogneye Noo Soo Daya plz😢😂

  • @BilanSomane
    @BilanSomane 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asc waziir se tahay waa hooyo somaliyed oo funskaaga ah weliba no 1 abowe horta weligay qof wax ma weydiisan lkn cawa hurdo iima taal guriga aan daganhy kiradiisa oo 10mounth ah aya leyga raba mana hayo 9caruur aan 2year waxbarasho aadina wn heesta aniga indho shareer iyo gloves ban barabaraha nairobi ku warejiya shaqadas aan hayana nolol malimedkeni ba qalqiil ku jira waxbarasho iyo kiro haba sheegin deeman badana walaygu leyahay waxas dhan waxa iigu daran ninka guriga iskaleh bilba bil san u balaminayay talo faraha way ka baxday hada bishii dhamatay ee MAY bu iigu dhahay hadii 5june lacagta kirada keni weysid ani iyo adi waye marka wn heli wayay alle bari iyo ducoyin ban ku dhaqaqay illhyna wax iima wayin wana aminsanahy lkn walahy somaliyed inu illhy iiga so qado ba laga yaaba walal adigo codkaga meel dheer gaara abowe livka dadka lo ciyarayo haleygu daro plz walal beri lacag ba layga raba hada waxan haystana malahan hadii ad xaqiijin rabtidna qof ii so dir ha igu imado guriga abowe walalaheyga cankana dadka canka bas bay ka warhayan anaga caan ma nihin wana dhibanahy abowe iigu caawi inta illhy khayr haku siiye😭😭😭

  • @Khalidrasta99
    @Khalidrasta99 4 หลายเดือนก่อน

    Qandac waa laga marmaar season 2 waa easy habka loo dhameestiro season 2 Qasab waaaye Inay soo saraan inta ugu adkayd way soo dhaftay waziir walahi adiga director ah

  • @caliabshirtube4109
    @caliabshirtube4109 4 หลายเดือนก่อน

    TAFATIRAHOODA MAFIICNA !!! ANIGA HA ISIIYAAN SHAQO HADEYSAN HOWSHAAS AQOON ULAHEYN 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiaziiz6097
    @abdiaziiz6097 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dhalintii malayacni laga dhigey ka cida dawata layabanahay qali darada dadaw cid faa'ido leh dawada.

  • @farxiyocamey1890
    @farxiyocamey1890 4 หลายเดือนก่อน +6

    Malinta ugu horeysaYy 😂😂😂

  • @HamaadaKing
    @HamaadaKing 4 หลายเดือนก่อน +5

    TEAM WASHAMSI❤❤❤

  • @abuudiazuuzi3338
    @abuudiazuuzi3338 4 หลายเดือนก่อน

    Zaki binu xaaji Wasshammsi ku qadeenaa

  • @hassanali6637
    @hassanali6637 4 หลายเดือนก่อน

    Asal TV, filmka Dabin ay soo wadaan waa in ay wax ka bartaan qaabka aan fiicneyn ee ay astaan noola dhaqantay hadaan nahay team dhaxal dawaday oo si aan fiicneyn ay noogu jareen iyaga oo aad moodo in aysanba weligood film daawan qaab darada ay ku dhameeyeen.

  • @mariaMohammad-nz1in
    @mariaMohammad-nz1in 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiiir ada naga masuul eh anaga San rali mkunihin ee hanagala so gar bxo hdii kle dad pa musasal ubanan baxay aa kadhaceyso runti😢😂

  • @maxamuudcabdiqaadir6716
    @maxamuudcabdiqaadir6716 4 หลายเดือนก่อน

    Wa shamsi halagu qaado astaan tv

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 4 หลายเดือนก่อน

    Ani part one besaa ka daawadey wlh😀😀filimka wuu macanaa lkn 30 daqiiqo madawan keri 10 daqiiqo hadey kadhigi lahayeen haa😀😀😀

  • @fadxianourmuhumed
    @fadxianourmuhumed หลายเดือนก่อน

    walaahi waaruntaa waan yaabayab

  • @MaymaAbukar
    @MaymaAbukar 4 หลายเดือนก่อน

    Walahi waanbo sugaaye qeebta kale madhamaadaybo war astaaney nagama xishoonin qeebti ugu maceed aan sugeeynay jah waa iska xaal aduun

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 4 หลายเดือนก่อน

    Qaar waa saas qaarna sida kale walaalkey zaakiyow. Game of thrones oo aan taageeri jirey, markii seasonku dhamaado ayaa seasonka kale la duubi jirey hadana mar kasto director cusub la isticmaali jirey. Professional Filim waa industry Somalida ku cusub. dadka chance ha la siiyo

  • @ruunmariam1070
    @ruunmariam1070 4 หลายเดือนก่อน

    Zaki last part marku Astaan amaanayo sasabasho waye😂Arday lee asugeynaa wazir😮

  • @JamalAbdulkadir-nf9tk
    @JamalAbdulkadir-nf9tk 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi Sii Xun Noo Galeyn Astaan😢😂

  • @AamiinMustafeAli
    @AamiinMustafeAli 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow hadaan season 2 daawado waryaa waxas hanoola imanina astaaneey intaan daawano anagoo meel mcn noomaraysa aad tidhaahdaan the end season 2 habartiinbaad usheegaysaan nio😮

  • @inaguudowofficial4867
    @inaguudowofficial4867 4 หลายเดือนก่อน

    Lookaanaa camerada waxlaquduubeyey xadey😂 si uu wlshis indhaha uqufiiqey😅camerad la'aan jirto marki

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy 4 หลายเดือนก่อน +2

    Astaniy hda idiinka yeelo 3 tefono Aya liiga xady astsn dartid wu dhamady aaaa hadin yeelo waziirka

  • @abdisalam-hr8qc
    @abdisalam-hr8qc 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waziir flim kale oo mcn baa socda ee Sarakisha lawadag loosey Ayana jilaya

  • @alibashkax5187
    @alibashkax5187 4 หลายเดือนก่อน

    Wasiir Meeshan meel maaha waanagu badh gooyeen wixii xitaa Season one ma dhamaan